Тёмный

SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 96 

FAM TV
Подписаться 507 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

Muuqaal cusub iyo bahda FAM TV.

Опубликовано:

 

18 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤️
@salmazuha765
@salmazuha765 Год назад
😢😢rafayhakujrà
@kaynaancarabkaynaancarab1793
Reer Somaliland waan idin salay❤from.ogadenia😊
@khadaryare8277
@khadaryare8277 Год назад
Wanka qaadnay salam👋
@Almaazebeke
@Almaazebeke 11 месяцев назад
🤍🖤❤️💔
@Almaazebeke
@Almaazebeke 11 месяцев назад
❤️❤️🤍😀😄😀
@najiibhassan
@najiibhassan Год назад
Filinka yaa la socda 🎉❤
@quenAbdirisaksalah
@quenAbdirisaksalah Год назад
aniga❤😂
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Год назад
@@quenAbdirisaksalah xajiyadeydi ma noqon donta
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Год назад
Calanka ogadeen wada xiran tihiin😂mashacab somaliyeed aya ruwayada ugu talagasheen mise beesha ogadeen only asxabeey I'm jealous now
@hassanmaalim5439
@hassanmaalim5439 Год назад
Iskabax haduu kudhibaayo 😂😂
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Год назад
Adiga hoyadaa aya kadhacday hada kahor xashiishada ayana cida kuso heshay ka soqadeen haku jisarin family ka ku so garab qabtay
@kingnathif4902
@kingnathif4902 Год назад
Team ogaaden ❤❤❤❤❤
@Ahmed-fg9be
@Ahmed-fg9be Год назад
Waxaan xasuustaa 1950kii, shan keliya ayaanu Facebook-ga ahayn. Ani, adeerkay iyo saddex qof oo kale gebi ahaanba ma fahmin xaalad sidan oo kale ah. Maanta waxaan ku noolnahay adduun ay dadku waqtigooda ku lumiyaan akhrinta commentigeyka
@mahadibrahim5850
@mahadibrahim5850 Год назад
i miss u shutter aand your family❤❤❤❤❤❤❤🎉
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Год назад
Welcome back again guys keep going guys
@DEMOMAHREZ
@DEMOMAHREZ Год назад
I hope there are more vid from you guys Not only 100 Ep 🇺🇸
@ercela3672
@ercela3672 Год назад
Waaw🥰🤣😍👍
@abdiyaremohamed9971
@abdiyaremohamed9971 Год назад
Film kaan laba xaasle mashaalah waye runtii ee taan kale umu Azhab awi
@Deka__luula
@Deka__luula Год назад
Liibaankeygiiiii cadeeeh😩🤴🏻💕 Filmka hadu dhamdo liban inte ku arkyaa😭😂
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Год назад
iska wrn
@cilmiaxmad9343
@cilmiaxmad9343 Год назад
Ala filim ka wow dhamaa rabaa💔💘😭
@qaliifyarehpozz8897
@qaliifyarehpozz8897 Год назад
Waw m.a horey usocda 100
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Год назад
U a right
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 11 месяцев назад
Shutter funny is not easy 😂
@cabdixamidcade1710
@cabdixamidcade1710 Год назад
Ninki dabka shidayey ma riyey aheed😁😂😭
@kingnathif4902
@kingnathif4902 Год назад
Abti dabka hagelin 😂
@farhiyomohamed472
@farhiyomohamed472 Год назад
😂😂😂😂😂 fatuush waa karaaysay😅😅😅😅
@mohamedcabdirahmaan-ss6gk
@mohamedcabdirahmaan-ss6gk Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Inaa llilaah wa inaa ileyhi raajacuun
@mohamednooreymoi-st9wq
@mohamednooreymoi-st9wq Год назад
Wlh shutter hapo weldone
@ahmedmadeyaden3610
@ahmedmadeyaden3610 Год назад
Hi
@abdikadirmohamed5209
@abdikadirmohamed5209 Год назад
Hi
@yussufsahilsahil6690
@yussufsahilsahil6690 Год назад
Kan Aya xiisa bdhn
@user-pi1xw1hq5g
@user-pi1xw1hq5g Год назад
fakiyou 😂😂😂😂
@cabdiraxinyuusuf6552
@cabdiraxinyuusuf6552 Год назад
Buuq miyuu ku dhamaanaya filimkan
@Supr93
@Supr93 11 месяцев назад
Scrab oh yeah
@user-en3im6in1y
@user-en3im6in1y Год назад
Plz 100 haku ekaynayninah😢 sii wada
@user-zr6xw9sk4p
@user-zr6xw9sk4p Год назад
ASC
@user-zr6xw9sk4p
@user-zr6xw9sk4p Год назад
❤❤❤
@whizcarab7781
@whizcarab7781 Год назад
Xuseen qamiiska meesha maka qaato miya
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Waryaa naagaheyna waa ladylike jiraye tan makaroofiga ah xagey katimid ma booraanbaa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Waryaa bilcaantaan nujubka ah
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Waryaa shaatey naagta wey kaa adkaatey
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Год назад
wllhi haa naag idey ani igu adkato akhiro ayan uu kala sii daaya
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Iyada maxaa ka galeykkk astaahil
@ubaxcali6086
@ubaxcali6086 Год назад
Filmkii haduu dhamaad yahay yaa nosoo celi naaya 😭
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Год назад
aniga iyo adiga lol
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Bareyminstarkii ingriska waligeed shaqo ma aadin ay doon ninkeeda quraac ukarin
@seyfuudin-gh5vi
@seyfuudin-gh5vi Год назад
Shutter umu ahzab away si oni
@user-zi4eg5mj5n
@user-zi4eg5mj5n Год назад
When will hamdi be back 😢😢
@bakaribrahim7687
@bakaribrahim7687 Год назад
When the series ends🥱🤣
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Waryaa shaataa naagta fur
@maxamuudmaxamed1663
@maxamuudmaxamed1663 Год назад
Dhaga. Bana. Dilaaci. Laha. WLhi. Hadi ayaa. Idhihi. Laheeyda. Qado. Maa. Soo. Kariisyaa. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@naimaabdullahi4981
@naimaabdullahi4981 Год назад
War shekadanii naahdi way ka tagteey
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Год назад
Waryaa dhaqankan xun ha jilina waa balaayo
@farxiyofarxiyo3667
@farxiyofarxiyo3667 Год назад
❤❤❤🤲🤲💑💑🙏🙏
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Год назад
ma rabtaa dee
@abdirashidyoutube6062
@abdirashidyoutube6062 Год назад
Liban manta liba ayu noqday udhafay rufiyan nimada
@mukhtarabiib4245
@mukhtarabiib4245 Год назад
Gabagabadafilimkawusimacananayafilimmacanayaha
@cabdiraxinyuusuf6552
@cabdiraxinyuusuf6552 Год назад
F
@user-bm2mz8vl3j
@user-bm2mz8vl3j Год назад
🤣🤣🤣🤣
@Musab-ib3ke
@Musab-ib3ke Год назад
Kutala gala 100 hadey dhaafto madaawaneeno
@abdikadirmohamed5209
@abdikadirmohamed5209 Год назад
Liiban cunaye rufyan nimo gormu dandoona
@cabdiraxinyuusuf6552
@cabdiraxinyuusuf6552 Год назад
Filimka qeelo ayuu ku dhamaadaya miyaa murti malaha
Далее
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 97
24:32
Просмотров 70 тыс.
DONI B IYO HEESTA HA ILA IMAAN
24:28
Просмотров 3,1 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 87
20:02
Просмотров 74 тыс.
Ruwaayadii Duqdii waa lasoo doontay PART 5,
31:16
Просмотров 458 тыс.
Riwaayad Cusub  GUUR-DOON  PART 1
22:53
Просмотров 97 тыс.
||SHORT ||FILM ||NABSI ||JACEYL|| 2020
16:07
Просмотров 106 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 105
17:28
Просмотров 50 тыс.