Тёмный

SHOWGII CIIDA MPLS HEESTII DAMIIR CODADKII HODAN IYI ISKALAJI: FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH 

samatar said salah
Подписаться 261 тыс.
Просмотров 10 млн
50% 1

SHOWGII EIDA EE ABDI NUUR JAZZ
ERAYADII: MOHAMED AHMED ORSHE
LAXANKII: ISKALAJI
MUSIC BY A A NAAJI
CADADKII HODAN IYO ISKALAJI
FARSAMADII: SAMATAR SAID SALAH

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,8 тыс.   
@rabadaaan
@rabadaaan 2 месяца назад
2024 Hadaan dawanayso like halaa dhafiin ada duhur habeen darenkay kula Jiira dantayedina baay laahshe😢❤
@Soomalifilms1221
@Soomalifilms1221 2 месяца назад
Heeztan hadad dawanayso 2024 like iisar😢❤
@kingnaseer5470
@kingnaseer5470 4 года назад
Adaa duhur iyo habeen Darenkay kula jira Dantaydii bay lahshee Mcn adna ha'idarnaan Adaa ka daba dhacee❤ Hestan waxba lays kuma raban 😂😂 2020 hadad dawanyso like saar 😁😁
@youngwolf447-k3w
@youngwolf447-k3w 4 года назад
Msha Allah is the first man
@amalcali2108
@amalcali2108 4 года назад
P
@bashesiiyad1958
@bashesiiyad1958 4 года назад
Bashe Siiyad Bashe Siiyad Bashe Siiyad
@abdimalikhussein8817
@abdimalikhussein8817 4 года назад
Hindi std
@ayaanismacil1716
@ayaanismacil1716 4 года назад
Wad Ku sugtay walhi isklaji
@MarizhMaria
@MarizhMaria 5 месяцев назад
2024 Inta daawaneysa💋😭
@LuqmaanAar-kg7nb
@LuqmaanAar-kg7nb 3 месяца назад
Anigaaaa😢
@HaajiGarmajar
@HaajiGarmajar Год назад
Magaceygu waa ahmed waxan joogaa jowhar somalia heesta hada waxa ay ka hadleysaa marxalada aan ku suganahay sanadku waa 21/6/2023 saacadu waa 9:7 PM Inta dhageeysan doonta wan idiin salaamayaa ❤❤❤❤
@dhildhilanali
@dhildhilanali Год назад
aboowe seetahay hadda😍
@aliizaabdirizak6812
@aliizaabdirizak6812 5 месяцев назад
War wan kaqaday my home
@AyaanJaamac-bk3bz
@AyaanJaamac-bk3bz 4 месяца назад
Hada ma ka bxaday marxaladi wll😢
@NajmaMuze
@NajmaMuze 2 месяца назад
Waka qaadnay wllo xladada ka wrn ze tahy imnka 2024
@AmranAbdi-es6iz
@AmranAbdi-es6iz 11 дней назад
Wll bal Iwrn manta😢❤
@xafsaxilo2921
@xafsaxilo2921 Год назад
Heestan wxan dhagaysan habeen saacdu tahy 11:28pm bishuna tahy 23/3/2023 ramadaanku 1 uu yahy waxan ahy f4 in.a ilaahy ha ifududeeyo wn soo booqan dona malinta dhameeyo in.a xasuus♥️🤲
@MaHamed_WarDi
@MaHamed_WarDi Год назад
GuuL insha allh
@pharaxsa
@pharaxsa Год назад
Quruxeey mabaasta examka😂😢
@aziira-i1i
@aziira-i1i 7 месяцев назад
Abaayo mabaastay imtixaanka
@nastehoguje1704
@nastehoguje1704 4 месяца назад
@NajmaMuze
@NajmaMuze 2 месяца назад
Guul wllo ka wrn examkii maku dhamaaday
@hamze-17
@hamze-17 Год назад
Aad ban uga helay faalooyinka laga dhiibtay heestan ☺ dad somali wada ah oo midba meel io xaaalad gaara ku sugan yahay oo waqti gaarana dhagaysanayo ❤ Manta waa 22 november 2022 aad bn u salamaya inta ay heestani dareen gaara ku hayso io inta iga danbysa e dhagaysan doontaba ❤
@naturebeauty8616
@naturebeauty8616 Год назад
Waka Qaday 🤴👋
@beerlula598
@beerlula598 Год назад
Laga qaad
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Год назад
Kaa qady wllkeyow👋 am herein 2023 march 16🥺
@hamze-17
@hamze-17 Год назад
@@Anabeeyyyy ❤❤🙌
@AbshirAxmad-hg3se
@AbshirAxmad-hg3se Год назад
​@@naturebeauty8616A ❤
@farxaandahir4535
@farxaandahir4535 Год назад
Heestan Waxaan dhagaysanayaa 16 January 2023 wakhtigana Waxaan ahay f4 oo Uu ku soo dhawyay intixaankii shahaadiga ahaa waxaana rajaynayaaa in alle swc Heeer fiican iga siiyo heestana Waxaan rabaaa inaan usoo noqdo xasuus 💔🥹 Waxaan rajaynayaa inta iga danbaysaa inaad nolol fican ku noshiin waad salaamantiin🙏
@hamdiabdirahman591
@hamdiabdirahman591 Год назад
Wllo riyadada Allaha kurumeyo Insha Allah
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Год назад
16 march🙌 imtixanka shahaadiga anba sndka dhmadkiisa bisha 11ad sameyn donah🥺 Alle hano fududeyoh, wn uso laban dona commetgan
@farxaandahir4535
@farxaandahir4535 Год назад
@@Anabeeyyyy Incha allah weynu guulaysan wll😢
@farxaandahir4535
@farxaandahir4535 Год назад
@@hamdiabdirahman591 Amiin Incha allah wll❤
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Год назад
Same wllhi😢examka ilahay hanoo fududeeyo dhamaanteenbo🥺🤲
@cabdiraxmanxuseen141
@cabdiraxmanxuseen141 7 месяцев назад
Love❤ isaar. 😊. inta inta dib udaa waneeso 2024 4:30 dunida waa ayaaan uquree 😢 armu Nabsi kula Darsa 😢🎉❤😊😅
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 года назад
2021intii daawanysa iyo intii iga danbaysab like hayla dhafin bilaa calayk from hargysa hoygii fanka 😂😎
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 4 месяца назад
2024😢❤
@Fartuun2
@Fartuun2 4 месяца назад
2024😢❤
@Fartuun2
@Fartuun2 4 месяца назад
​@@aamiinnaasir3249❤
@MunaYusuf-i1z
@MunaYusuf-i1z Месяц назад
Qli ma noshyy😭😭
@mustafecalimiyir8738
@mustafecalimiyir8738 7 лет назад
subxanallah illahina kabaqa tan adunyo wa laga tagaya oo cid ka racaysa majirte oon camalkaga ahayne alle hainagu rido jidka toosan dhamanten ameen isha allah lkn wallahi sidani ma fiicna ee allahina uso noqda isaga wayno waxide
@ROONETV
@ROONETV 2 года назад
2022 HEESTAAN MASOO RAADISAY 🎸❤
@Amira-sr9hw
@Amira-sr9hw 2 года назад
@malikxalane4120
@malikxalane4120 2 года назад
haah😁
@milwoqurux8387
@milwoqurux8387 2 года назад
Q
@ifrahkhalif4956
@ifrahkhalif4956 2 года назад
Yeah am here guys big time
@quruxdumar151
@quruxdumar151 2 года назад
Haa😂hada dawnaya
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo 4 года назад
2020 hada dawanaysid like izu muuji
@hodanbadel9950
@hodanbadel9950 4 года назад
Wllhi sidoo kale wan kula dawanoyaa
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo 4 года назад
@@hodanbadel9950 hhh hees macan waye
@kowsarayanle4797
@kowsarayanle4797 4 года назад
Wlhi walibaa bishii lixad dawanoyah
@mohamedjordan3232
@mohamedjordan3232 6 лет назад
Aduunyo waxba idinma yaalan eee xaga alle u jeeesta
@sub2mehussengaming439
@sub2mehussengaming439 5 лет назад
Call.me
@saabiriinmaxamed2303
@saabiriinmaxamed2303 5 лет назад
Yeah wllhi😑
@canabomajhdujdr5121
@canabomajhdujdr5121 5 лет назад
@@saabiriinmaxamed2303 h
@anisacadey2714
@anisacadey2714 5 лет назад
Waa runtaa wll.Allaha Nevada hanuuniyo dhamnten
@abdiqadirmohamed5369
@abdiqadirmohamed5369 4 года назад
Mohamed Awga mxd adigu heesta u dhagystyna xaaryhow
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 года назад
DUNIDU WAA AAYAN QUDHEE ARMUU NAFSI KULA DARSAA INTUU GANDAHAAGA DAGO ADOO LA IL DARAN JACEYL HADHOW AAN KUGU DIGTAA AxYaa Hees 2022 Ban weli dhageysanya Heestan 😭❤❤
@SalmaMohamed-nc1yd
@SalmaMohamed-nc1yd 2 года назад
Wiil aan muddo ku adkayn jiray bu dareen i galay aakhirku u igu dadiyay😂😂😂
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Год назад
​@@SalmaMohamed-nc1yd😅😅 dunidaa saas iska ah hintaad is adkayso ayuu hadhow nasib ku gu darayaa
@xirsiboss6784
@xirsiboss6784 4 месяца назад
Heestan waaxan dhageysanaya haben sacadu tahay 2:51 bishuna tahay 26/04/2024 jimco ah kuna jiro safar tahriib oon wadan kaygi hooyo kaga baxayo hamina iga dhax guuxayo inan soo ruumeyana donaya iso duceya dhaman wllahayga musliminta ee akhrin doonta qoralkayga inuu ilahay i nabad geeyo 😭🤲
@Mohamettabdi-c2o
@Mohamettabdi-c2o 2 месяца назад
Zxb zafarkaaga tahriipta ilahay ha ku fududeeyo 😮 anba dhawaan soo baxayaa inshalah ✊
@MariyoCadey
@MariyoCadey Месяц назад
𝘢𝘭𝘭𝘩𝘢 𝘬𝘶 𝘧𝘶𝘥𝘶𝘥𝘦𝘦𝘺𝘰😢🤲
@Mohamettabdi-c2o
@Mohamettabdi-c2o Месяц назад
@@MariyoCadey aamiin abyo🥺
@SamiraSumita
@SamiraSumita Месяц назад
Alle haku fududeyo
@XudayfiAbdirisak
@XudayfiAbdirisak Месяц назад
Saxib ma nabad gashay mise wali wa ku jita
@karamoige5268
@karamoige5268 Год назад
Goorhsheegtu waxay tilmaamaysaa 12:33 Am Sanadkuna waa 30/05/2023 Goobtu waa Boorame awdal Heestu waa mid dareen gaara xanbaarkan Noloshuna sideedaba waa Halkan Iyo Dhabar adayg waxan ku jiraa sanadkii Labaad Ee jaamacada Camuud University kulliyada Beeraha iyo Deegaanka Taariikhdu iyadaa is-qorta.💫👏❤️
@sakibariis3869
@sakibariis3869 Год назад
Abtiyo meeshaa ma interview lagu qaadaa lagu dhahay😂
@exleaderarmaan61
@exleaderarmaan61 Год назад
6gf
@YusraAbdi-x4l
@YusraAbdi-x4l Год назад
Haa wlhi waa mcn heestu❤
@asmacrashiid
@asmacrashiid Год назад
wll inaan kula hadlaan doonayah seeh kula sooxiriir karah
@AMINAJaamac-fl7lh
@AMINAJaamac-fl7lh Год назад
@@sakibariis3869 😂😂😂😂
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
Heestan waxan dhagaysanaya maalin khamisa 11:23 19 may 2022 waxan diyarinaya exam kii F4 magaranayo sababta aan udhagaysanayo .waxan rabaa inaan insha allah usoo noqdo oon xasuusto . Haduu kuladagay wakhtigu😔💔 Halkan waxan ka salamaya mid kastooo iga danbeya .iyo gabadhayda mustaqbalka 👋🥰
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية 2 года назад
Yerow imtixanka diyari😂i.allah waqti kale inan inan kuso labano rajena walipa xsus ahan😍😂
@najmanajma1805
@najmanajma1805 2 года назад
Waan kaa qaaday 22 may dhageysanaya wliba anigoo xaflada qalin jabinta f4 dhiganayo examna i sugaayo🤩😭😂
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
@@امرأةالقوية hye wll
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
@@najmanajma1805 alle ha inoo fududeyo dhamantenba wll
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
@@new.acount25 amiin wll
@KhadraWali-d9w
@KhadraWali-d9w 8 месяцев назад
2024 inta dhegaysnysa❤😂😢
@salmonora2190
@salmonora2190 Год назад
Heestan waxan dhageesanaya 12 /3/2023 maalin axad ah waxan ahay single wxan rajeynayaa mustaqbal wngsan iyo nin daacad ah inkasto adagtahay sanadkan in la helo qof daacad ah😿💔💘
@abdialimdheeg9434
@abdialimdheeg9434 Год назад
Illahey calaf. Heygu kaa daro hadey Ducadaasi dhab kaa tabey hh
@ahmedbashirjama-vo7zx
@ahmedbashirjama-vo7zx Год назад
Waxaan dhageysan 9:35, 21.7.2023. Single iga war hay
@SabarinSabarin
@SabarinSabarin 2 года назад
2022 yaa ila dhageysto ani wlh waan iska jeclhy iskalaaji allow no dhowr war isklaaaji lacala hada i aragto qoral kenyaa ogow in aan ku jeclhy i love you
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 3 года назад
Adaan duhur iyo habeen Dareenkaygu kula jiraa Dantaydiina bay lahshee Macaan adna ha iidarnaan Adaan kaa daaba dhacee. Heestani wallaahi ereyaa ku dhan Dhagaysana 30/1/2021 Yaa ila dhagaysanaya 2021. Liketana ha ila dhaafina.
@muste123
@muste123 2 года назад
It's 2022 let's see how many people are watching to this masterpiece 🥰😍🤩
@adnajacyl9049
@adnajacyl9049 2 года назад
Ani🥺💔
@abdiosman9020
@abdiosman9020 2 года назад
@@adnajacyl9049 sorry abayo
@Amira-sr9hw
@Amira-sr9hw 2 года назад
Me🥺🕊❤
@kifahmohamed1238
@kifahmohamed1238 2 года назад
@@abdiosman9020 ee wewaw
@Salmaxasan712
@Salmaxasan712 2 года назад
Me
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 Год назад
Heestan waxaan dhageysanayaa 1-7-2023, Goobtu Waa hargeisa gaarahaan Xaafada jig-jiga Yar, Jacaylkeygii oo i buufineysa ayaa ii soo dirtey 😂, inaan is calfano iigu soo duceeya ❤🙏🏻
@HadiyaJamaa-yu6th
@HadiyaJamaa-yu6th Год назад
Amen 🙏
@Dhamayz
@Dhamayz Год назад
😅Ku duL wareeg waydun hezhine legenow
@canabsaciid
@canabsaciid 11 месяцев назад
Hada isku dhacdan isoqabo ana boosked kuu buxinayo😭😂
@FartunMoha-lg7qr
@FartunMoha-lg7qr 11 месяцев назад
@@canabsaciid 😂😂😂
@IqraAhmed-r3q
@IqraAhmed-r3q 11 месяцев назад
😂😂😂😂
@garaad9396
@garaad9396 Год назад
2023 ma soo raadisay heestan❤️😢
@anababdi5827
@anababdi5827 Год назад
Cımrı dadag wye wxga 😂😂🥺2022 lee lagu jıraaye
@Esrauptillahi
@Esrauptillahi Год назад
@@anababdi5827 kkk haa lkn 6 malin ka dhiman😭😂
@anababdi5827
@anababdi5827 Год назад
@@Esrauptillahi haa lkn kwrn qofkaas 1bil iyo tn hda socota ka horuu soo qoray 😂😂 cmri dagdagas kawrn kk
@Esrauptillahi
@Esrauptillahi Год назад
@@anababdi5827 kkkk caadi maaha😂😂
@cismaanaxmed1803
@cismaanaxmed1803 Год назад
Haaa
@tamaanmaxamud9345
@tamaanmaxamud9345 4 года назад
Hadan dawanayaa walhe Hadaaa ila dawaneysid love ii sar😭😭😭😭
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 4 года назад
Hhhhh haa
@halimodhakane6527
@halimodhakane6527 4 года назад
Kula mid😁🤚
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
2017 BAN DHEGEYSTEY WLLHI WAA SHIDAN THY HEESTANI WAX LA JECLAADO MAHA HEESTuhu 😰 2020 MALAA QOFKII U DANBEYEY AHEY EE DAWANAYA WIXII ILA DAWANAYA like ISAARA ASXAABEY 😂🤚😜
@hudaaadandacar9194
@hudaaadandacar9194 4 года назад
Wlhy anooyar bn daawaday Hhhm Cida qaaday iyo wxy sheegaso midna magaranyn codkaa jeclaa lkn Bilaa moobil qootoqooto lagudaawady Hhhhhm Maantay igusoodhacday saan sooraadiyay
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
@@hudaaadandacar9194 🤣🤣🤣🤣anigaba wllhi sxbey aduunYo kolab caYna shaley ma aynan haysan mopilo manta waa la haystaa 😢😢😢😢👍
@abdilahiomer5433
@abdilahiomer5433 3 года назад
AMIIRA ADAN Anaa ka danbeyey oo dhagayzanaya caawa oo bisho tahay 9 bishi 12 aad sacaaduna Ay marayzo 4:38 Am maalin Arbaca Ah
@nimcnofficial3625
@nimcnofficial3625 3 года назад
Soonigan kula dhagaysanaya xbbi amira💕💕
@mabruukxoogweyne792
@mabruukxoogweyne792 3 года назад
Ku ladanayaa🤣
@A.Salahrealman12
@A.Salahrealman12 2 года назад
Aniga oo form two ah ayaan dhageysan jiray from king iskilaaji and Queen Hodan of the voice 2014
@izramahamud9098
@izramahamud9098 2 года назад
Miyaanad jidh dubaaxsha io Lahyn damiir ii damqada 🥺 Dadnimo kgu leexsanayn Inaba ii Diir naxaYn 😫💔 2021 /November 27 hapeenimo Liketa hayla dhaafin 🥺
@salmapea
@salmapea 4 года назад
Heestan Yaa ila dawanaya 2020 oo gabogabo ah🙄😹
@ilko4407
@ilko4407 3 года назад
⁰1
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 года назад
Me😂🤔
@quenzihaam1198
@quenzihaam1198 3 года назад
Nov 2020 DawanaYaa ani😥💔
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 года назад
@@quenzihaam1198 hhhh manooshahey🤣🤣
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 года назад
December 13,2020 Dawanoyaa
@KhaalidDon-ry4wc
@KhaalidDon-ry4wc 10 месяцев назад
Magacaygu waa khaalid , maalin sabti ah 25/ nov/2023 ,waxaa ku suganahay hargeisa, subax qurxoon oo hesstan iga soo hor baxday , wali waxaan la jihaadaya casharada kala duwan ee nolosha hada waxaan marayaa chapter ,kii hore ka duwan (haduu kula degey wakhtigu😢) , waxaan u rajaynayaa mustaqbal ifaya qofkasta oo mar ka daba dhacay qofkale❤waan usoi laaban faaladan 😊
@LuqmaanAar-kg7nb
@LuqmaanAar-kg7nb 3 месяца назад
Hees macaaan😢
@ProductivetyPro
@ProductivetyPro 2 года назад
HeestaN wxaN aad udhageysaN jirey 2017 LKN maan fahan saneyN wxey ka hadLeyso Hadeer 2k22 wx yara ka hadHey still waa 2021 sanadka sii socda wuxu sanadki noLosHeyda ugu xuMa wakhtiga iLa degay 🙈😅 Nin raga calaacaL looga viicaNe jaceyL dr dabiiba maa la wayey ❤😪
@samiirasohana8389
@samiirasohana8389 2 года назад
Sorry powe🥺💔 walaga gudbi waqtiga adag🥺
@samatarbaroon7344
@samatarbaroon7344 8 лет назад
style & voice & dance libaax libaax dhalay iyo dhashiii 👌👏
@mdyousuf7845
@mdyousuf7845 8 лет назад
wwwww war kudaadi wuxu hodan nafan kurabin kuguma darqin karo dheh
@leeyahay
@leeyahay 2 года назад
Walee waa sax style iyo voice waa labada uku heesta
@ayanmohamud9635
@ayanmohamud9635 Год назад
@@leeyahay ,
@riyaaqmohamed2328
@riyaaqmohamed2328 Год назад
​ 😮
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 3 года назад
Xasuus wlhi beriga iigu horaysay heestan aan dhagaysto music bes bey ahayd iskalaaji xata maan aqoon beri dambe ayaan bartay Xusus 2014🙌
@abdiasiismawliid6362
@abdiasiismawliid6362 3 года назад
2021 watching again 🙌😅
@queenhayaad2509
@queenhayaad2509 3 года назад
Me two😂
@homzesuniil4872
@homzesuniil4872 2 года назад
heestan wxn meelaha ka maqli jirayy 2012😇 anigo bila mopel ah da,a ahaan wkhtiga wxn aha 7 jir😌 mntana wxn dhgyznya anigo 19 jir ah Two legendary iskalaji nd hothan🖐🎵🎤
@nimomahad7210
@nimomahad7210 4 года назад
Inaan kusoo durkiyo marnaba dabac ha iga filan yaa dawnaya 2020☝️
@Somalifunnytiktoks
@Somalifunnytiktoks 4 года назад
Aniga wlashei waliguso daadiyay😂
@Niciimaa
@Niciimaa 2 года назад
Heestan wxn dhagaysanayaa hben arbaco soo galayso ahna 22:30pm wxn diyaarinayaa exam🥺waana 18 may 2022 hben loo dabaal dagayo Somaliland Independence Day🥰💚🤍❤️imtixaan adagna wan leeyahay beri magaranayo wxn heestan u dhagaysanayo anigo imtixan leh😂😩❤️ilhay ha i fududeeyo in sha Allah😭comment gan markalan uso noqon😉xasuus u qoray
@ifraaxcadey8034
@ifraaxcadey8034 2 года назад
Xppti ale haku fududeyo imtixankaga ana mnto ah 18/05/2022 waqtiga 05:59pm waxa karinoya casho hoyadey iyo wallhey iga yar yara la jira alxm lkn sandka so socdo hdo ale i garsiyo sacan waxa laga yaba ina u xisayo wayo dhawan ina xajigega ado rapo iso duceye ino ale nofudeyo kulankega owald pariya nasiyo 😭😭❤️
@officialrahmani_
@officialrahmani_ 2 года назад
🥰🔥
@yaye_officail_3747
@yaye_officail_3747 2 года назад
imka ma Nooshahay Talow 🤣🥵
@Bedri174
@Bedri174 2 года назад
@@yaye_officail_3747 kk😁
@Niciimaa
@Niciimaa 2 года назад
@@yaye_officail_3747 😂haa Alhamdulilah😳
@amiindeeqsi6400
@amiindeeqsi6400 4 года назад
-Miyaadan jir dubaaxsha & -Lahayn damiir ii damqada -Dadnimo ku leexsanayay -inaba ii diir nexeyn 😭😭 _Bbe calol adagidaaaaaa
@aminamohamed9139
@aminamohamed9139 4 года назад
Amiin Deeqsi kkkkk sorry
@xabsacabdilaahi4885
@xabsacabdilaahi4885 3 года назад
😥😥😂
@ruunruun6136
@ruunruun6136 Год назад
Sorry
@khaledezza2436
@khaledezza2436 Год назад
War wuxu calool adaga kor iyo hoozpa wax ugu zheekte😂
@zamzam3749
@zamzam3749 Год назад
😂😂sooory 😂😢
@mohamedhudumey1922
@mohamedhudumey1922 5 лет назад
2019 bisha augsto yaa dawanaya heestaan like plz
@rodriguezcastro6404
@rodriguezcastro6404 9 лет назад
Dunidu wa ayan qudhe armu ''nabsi kula degaa'' outstanding performance from Hodan.Brilliant
@nafisamohamed6671
@nafisamohamed6671 Год назад
P😅😅😅
@amalaweys8084
@amalaweys8084 6 месяцев назад
heestan waxan dhegeystey anigoo waalidkay guur igu qasbayaan aniguna waxan ahy 19 jir waxn leeyhy hami iyo himiloyin welina far igama qodna wan ka baxay waxbarshadii balse shaqo yar ban haystaa oon igu filnayn waxan na hiigsanayaa in aan anigu noloshay da qurxisto saas ay thy ma hasto qof i garb istaga ilaahow amuuraha noo sahan yaa allh❤🤲💯💯 sun/25/2024😊
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 4 месяца назад
Wanaag ku rajaynaya wll
@queenxayat7443
@queenxayat7443 Год назад
Dunudu waa ayaan quree armuu nabsi kula darsaa😭❤️‍🔥 haben jimco ah 3/nov/2022🥺 Waan kuu xiisay
@cumarabaz
@cumarabaz 10 месяцев назад
Waku salamay hada noshahy 🙌
@yonezcrown
@yonezcrown 2 года назад
2022 /1/1 Khamis
@yonezcrown
@yonezcrown 2 года назад
2022/2/9/ Arbaca 6:00 Subaxnimo
@Khadriinaawil32-vq7zu
@Khadriinaawil32-vq7zu 5 месяцев назад
2024 ❤daawanya kama xiiso dhaco heestan❤🎉
@Saaapiriin
@Saaapiriin 5 месяцев назад
Dunidu waaa ayaaan qureee armuuu nafsi kula darsaaaH 16/4/2024 2:49 daqiiiiqo maalin talaaaado aH
@BUUQ__SIRAATE
@BUUQ__SIRAATE 3 года назад
Whose whatged 2021 28 march😱😂🇩🇯
@Hodan_yusuf.
@Hodan_yusuf. 3 месяца назад
1 June 2024 😢Kampala ❤
@AbaasAbdirisaaq
@AbaasAbdirisaaq 3 месяца назад
ilaahay anagoo khayr qabno hanaga wado walaalo
@gaaleef
@gaaleef 6 лет назад
Iskalaaji is the best well-dressed in all Somali men, congrats to him.
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 4 года назад
Jilbis that’s true iskalaaji wears suits And sunglasses 🕶
@mohamedbushaale5145
@mohamedbushaale5145 4 года назад
❤❤❤💋💋
@anabmohamed9342
@anabmohamed9342 3 года назад
The only somali guy I saw , who suits bold head
@omartikey1587
@omartikey1587 Год назад
@@anabmohamed9342 😂😂
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Год назад
Because He Is MJ-MAN!!..thanks.
@nastexosaadaq5746
@nastexosaadaq5746 2 года назад
heestan waxaa dhagaysanaya 18 may 2022 aniga oo murugaysan wadankeni uu bilaa madax wayna yhy farmaja waan uxisayna wlahy😭🇸🇴✅
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 8 лет назад
Jecliya heesaha ragga lagu jabinaayo kkkkkkkk Dumarka waa iney aarsadaan iskalaaji mac ay kuugu thy 😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😀😍😍😍😍😘😘😘😘😜😜
@awaredjabdelkaderismail4525
@awaredjabdelkaderismail4525 7 лет назад
Asma Abuukar loll waa caadi waan ogal nahay
@ikaramabdi8695
@ikaramabdi8695 7 лет назад
Asma Abuukar sas waye❤❤ hodan iskalji
@wiilkaahmed9912
@wiilkaahmed9912 7 лет назад
Suraya Abuukar #dumarka waa nolosha dhamaanteed😚😚😚😚😚
@dadiryare
@dadiryare 7 лет назад
Suraya Abuukar dunida waa ayaan Quree Armaad naga maarmi weysaan oo dhahdaan ina adeerayaayalow buuga naxariista inoo fura lol,
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
TAHIR DJ IMD sxb meeqaa anagaba idiin dhibtoonoo sun idiin cabnayoo daryeeli weynay nafteena adinkuna dheelmoodeen jaceylkeena dhib noohaaraaba jirin hada waa markiina marki nila jecelyhay buurahaad isa saartaan markuu idiin galana naxuus ayad noqotan ha imurjin abooh 😂😂😂😂😂
@ayaanledaahir124
@ayaanledaahir124 4 года назад
1 october 2020 Cidii iga dambaysa like iisar 😋
@calihassanmohamoud4650
@calihassanmohamoud4650 3 года назад
Jhhhhggggg 7jh p
@calihassanmohamoud4650
@calihassanmohamoud4650 3 года назад
M
@maxamedhassangaboobe1031
@maxamedhassangaboobe1031 3 года назад
Hestaan inta iskalji Gabadh Anu Mudo Wada SocOnay 2017 Ayay iso Qaday Markaan sidaa uu Kulaa Hadhnay 😭
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 5 месяцев назад
Galabta tariikhdu wa 19 /4/2024 waxan hada ku suganahay heestana ku dhageysanayaa train dhaxdiisa waana maalinki labaad ee an Europe joogo Hada waxan heestan dhagesanayaaa marki 4aad inta train ka saaranahay Berling to Dusseldorf Germany aadban idin salamaya dhalinyaro 💗🙏
@zakariyaalicumar6292
@zakariyaalicumar6292 9 лет назад
maxaa jir iyo wax kataqanaan hee caruur ayaa tihiin ee afka kala baxa hodon c/raxman masha alla cadowgaaga lugta hoostiisa ha dhiqleso
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik Год назад
Heestaan waxan dhageysanayaa galab isnin ah 17:03 galabnimo 25/9/2023 Waxaa xanuun weyn iyo murugo igu heysa in aan dhawanahan aan kala irdhownay jaceylkeyga farxio ilaahow melkasta ay ku sugan tahay farxad sii ilohaw ana dib iigu soo celi🥰🤲
@cumarabaz
@cumarabaz 10 месяцев назад
Amiin
@jawahirinsuleiman6309
@jawahirinsuleiman6309 Год назад
Inkasto doonis iyo jacaly dab iyo baarud yihin. Hadan dirqi kuma hirgalo haday naftu diidanthy 🙌👏👏👏👏
@malmo4235
@malmo4235 2 года назад
Inkasto doonisyo jacayl dabiyo baaruud yihiin hadana dirqi kuma irkado hadeey naftu dooneeynin!! Abwaan oorshe thank you Abwaan somaliyeee abwaan RER puntland ah oo ragedi ah 😍😍😍😍
@kunkaroon530
@kunkaroon530 7 лет назад
I'm in love with the shape and dance of #diracguduuda quruxley Masha Allah nin hadaa ahaan lahaa waaku yaaci lahaa😂😂😂😂😂
@abdirahmanmohamed1218
@abdirahmanmohamed1218 7 лет назад
that mean u r fucking lesbian dmmn
@kunkaroon530
@kunkaroon530 7 лет назад
abdirahman shidane war naga aamus khasiisyahow bilaa dhaqanki ish
@malmo4235
@malmo4235 7 лет назад
😂😂😂😂😂😂 Shabshukooo
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 7 лет назад
hhhhh wlh meel dheer baad wax ka aragtay anuuban isu haystay inay gaar iitahay wa wax yaroo macaan
@lakisalaad5042
@lakisalaad5042 6 лет назад
Wey shidantahay☁🎈🎈☁🎈🎈☁ 🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈 🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈 ☁🎈🎈🎈🎈🎈☁ ☁☁🎈🎈🎈☁☁ ☁☁☁🎈☁☁☁ GOOD 😊 MORNING! ☁✨✨☁✨✨☁ ✨✨✨✨✨✨✨ ✨✨✨✨✨✨✨ ☁✨✨✨✨✨☁ ☁☁✨✨✨☁☁ ☁☁☁✨☁☁☁ 🌻 MY SUNSHINE ☁💟💟☁💟💟☁ 💟💟💟💟💟💟💟 💟💟💟💟💟💟💟 ☁💟💟💟💟💟☁ ☁☁💟💟💟☁☁ ☁☁☁💟☁☁☁ 🍀💖💖🍀💖💖🍀 💖💖💖💖💖💖💖 💖💖💖💖💖💖💖 🍀💖💖💖💖💖🍀 🍀🍀💖💖💖🍀🍀 🍀🍀🍀💖🍀🍀🍀
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 лет назад
2019 inta daawanysaay liketa hyla dhaafin iyo inta jiifka kudawanysaay allow alle
@abzraw9432
@abzraw9432 5 лет назад
Am from London and I born in the UK am originally from somailand burco. My somail not the best lol but I love this tune forreeal 💯💯💯 real talk
@ZulthanYoussouf
@ZulthanYoussouf 11 месяцев назад
Heestann waxaan so raadiyayy 23-August-2023-mondayy 15:42 ❤🫶🏾🎶 Inta soo raadisayy 2023 salaan wlllyal👋🏻😂💔
@FayaLarzon
@FayaLarzon 10 месяцев назад
Wlll malagugu deyriyey mxa kasoo raadisey😂😂😂😂😂
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 10 месяцев назад
Jimcaale asafay🤣🤣🤣🤣
@Real_queen19
@Real_queen19 9 месяцев назад
😂😂
@ahmedkhayrquraab229
@ahmedkhayrquraab229 5 лет назад
Iskalaaaji iyo Hodon Abdirahman codod dahabi bay hayaan march 2019.
@ismailabdullaahi9497
@ismailabdullaahi9497 5 лет назад
who still wach 2019?
@ahubseihubsei2698
@ahubseihubsei2698 5 лет назад
me
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
☝👆💙
@abdullahihashi2397
@abdullahihashi2397 2 года назад
Tuducyadda iskalaaji ee orana "Inanyahay dooq iyo galgacal ayaa igu kaa daroo Dushaan kaa eegan jiray Dumarna waan kuu jeclahay(c❤) Adaan duhur habeen dareenkayga kula jiraa Dantaydiina baylashee Macaan adna ha ii darnaa Adaan kaa daba dhacee(c💞). Miyaadan jir dubaaxsho iyo Dareen ii damqada lahayn Dadnimo kugu leexsaneen Inama ii diirnaxeen(c❣).
@bashiirkynan3720
@bashiirkynan3720 3 года назад
2021 heez aanan ka xiizo dhicin
@abdihamiddanti4661
@abdihamiddanti4661 7 лет назад
woooow nice song walee canugaaan madaxa xiiran waa heeesa #vivaaaiskalaji
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 лет назад
Abdihamid Danti kkkkkkkkkkkkkk
@dahirjareste306
@dahirjareste306 7 лет назад
Khaoshan Osman 0
@XalinaLadhan
@XalinaLadhan 7 лет назад
nice song laakin inanta dharka redka waa qaawante laabteda war is astur dhaha pls
@fardowsaibrahim3858
@fardowsaibrahim3858 7 лет назад
Hhhhhh 😅
@mohamudibrahim3392
@mohamudibrahim3392 6 лет назад
Kkkkkkk
@ahmedmaxamed8339
@ahmedmaxamed8339 Год назад
Heestan waxa dagesanaya haben axad ah 8:44pm. 7-5-2023. N❤A Qoralkan waxn raba inu xasus inoqdo waxan jooga Nairobi
@iam.legendar
@iam.legendar Год назад
california iYo nairobi😂
@farduusjamac2680
@farduusjamac2680 Год назад
Inta daawanaysa 2023 waan idin salaamay 🙋✋✋
@jicdasuldaansuuriya9774
@jicdasuldaansuuriya9774 6 лет назад
alla ileen kanyar ee xiiran waa heesaa inta tageerta 😆😉😊 like
@aadiyoaad7611
@aadiyoaad7611 6 лет назад
Iskalaaji is new tubeec runtii cod aabihiis wye like
@iswaddheman6927
@iswaddheman6927 3 года назад
Miyan jir duxasho iyo lahen damiir ii damqada hdii ad dhagasanayso 2021 like🙈🤤
@AliAhmed-yw3wc
@AliAhmed-yw3wc 8 лет назад
dunidu waa ayaan qudhe armuu nafsi kala darsaa intu gindahaga dago adoo la ildaran jacayl hadow aan kugu digtaa 👍👍👍👍
@shacabaneismael9025
@shacabaneismael9025 6 лет назад
Ali Ahmed and
@bzmatch2678
@bzmatch2678 6 лет назад
Ali Ahmed
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 5 лет назад
Nabsi* waye sxb not nafsi 👐👐
@maryanadan3296
@maryanadan3296 4 года назад
Waxkale igadhe boqorada istelka
@mohamedelmih9528
@mohamedelmih9528 Год назад
Hodan iyo iskalaaji aad baad u mahadsantiin codkiina waad noogu raaxayseen. Habeenkii labaad ee eid ramadaan sacaduna ay tahay 11:19 bishuna ay marayso 21 / 4 /2023 habeenimo jimco...
@khaledezza2436
@khaledezza2436 Год назад
Ciida halkee laga ciiday 21ku habeenkib 2aad yahay😂
@badriaawad8699
@badriaawad8699 8 лет назад
Axsan fanaaniin Iskalaaji n Hodan afkiina caano geel ha lagu qabto
@quruxsan.quruxsan.kaafiyaa7163
Marnaba dabac hayga filan. La daydayo meel kale💓💓💓💓💓. Nolow. Xbbbti. Qli.
@LuqmaanAar-kg7nb
@LuqmaanAar-kg7nb 3 месяца назад
Maad nooshahay walal😢😊
@yuusufkeenadiid5828
@yuusufkeenadiid5828 5 месяцев назад
Heestan waxa dhagaysanya 😢20/4/2024 xasuus iney i noqoto ayaan doonaha😢allow culayska iga dulqaad
@aichaaichaboulo1071
@aichaaichaboulo1071 2 года назад
Skalaji real actor real singet i am definitely yr fan ...yu guys unic !!!!!!!! Yu got 5 stars kudos
@apdallabashiir7488
@apdallabashiir7488 3 года назад
Miyaadan jir dubaaxsho iyo laheyn damiir ii damqada dadnimo kugu leexsanee si naba ii diir naxeen😢💔 2021 yaa ila dawanaaya 😂 👍
@XiriiroMedia
@XiriiroMedia 10 лет назад
i love iskalaaji and hodan heesaha ay talntaaliga u wada qaadaan
@ifrahomar925
@ifrahomar925 7 лет назад
XIRIIRO MEDIA saasaaaqr
@abdirahman2134
@abdirahman2134 2 года назад
2021 oo gabaabsi aH oo sii gabagaboonaya hadaad dib ugu soo noqotay like ta iska kay sii
@nimcomaxamed4264
@nimcomaxamed4264 2 года назад
Habn xazuuz leH xaly ahaa heestan waxan dhageestay ilaaa laba saaac ano safaraaa aniga iyo zxbtay iyo wiil darawalaaaH lkn xasiuuus waxy aheed 7;30 saacadu 2022 hbn jimcaaa 😭😭💋💋💋 nin kii baskow waan ku xiizi doonaaa waayo heestan adan kugu xasuuustaa 🖖🖖🖖
@Yahye_Ali_Muhamutt
@Yahye_Ali_Muhamutt Год назад
Wan salamya inta iga danbeysa waqtigu wa haben saqdi dhexe sacadu kusi siqeyso 23:26 habenimo 1/8/2023 sii bexeysa jeceel daran neh fara igu hayoh 😢
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 6 лет назад
Waxaasaa fanaaniin ah cod style siday iskula haystaaan massive respect
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 11 месяцев назад
Old is gold Dawaara wareegtiyo haduu lays daba maro haduu kula dagey wakbtigu dan elad kaama lihi 2019 yaa dib udaawanaya
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 5 лет назад
Dunidu waa aYan qure Armu nabsi kuLa darsaa 2019 Yaa DawnaaYaa 😍
@ubaxubax5971
@ubaxubax5971 4 года назад
Hadu kuladagey waqtigu dan iyo helo kamalihii intas ayaba hesta igagadantahay 😍😍
@deeqaxasen1902
@deeqaxasen1902 Год назад
Heestan yaa ila dhagaysanaya 29 december maalin khamiisa 9:55 Anoo qado karinayo oo jaariyada waliba Ilaahow sanad cusub mid khayr qaba nooga dhig
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Год назад
March 16 2023🥺
@kuchinnunez-1571
@kuchinnunez-1571 Год назад
The lady in maroon at the centre stole the show....Her moves with infectious smile sync with the beat the rhythm and lyrics of the song.. Beautiful
@xamdiqurux3084
@xamdiqurux3084 2 года назад
Yaa dawanayo 24/1/2022
@IfraxXusein
@IfraxXusein 2 месяца назад
😢😢😢
@abdyomer
@abdyomer Год назад
20/August/2023 hadad iga danbyso fadlan xiriir ha samyn xor iska ahow “ xasuusuhu waa cadaab😢”
@Queenhotha
@Queenhotha 5 месяцев назад
😢😢 wax wlbo dhcyo hdn ogaan lahaaa kuma deg degeeen 💔
@yasinjeer4628
@yasinjeer4628 4 года назад
Very nice I enjoyed listening and I support both of them my favorite
@adansharecoia5668
@adansharecoia5668 Год назад
23:53 Hbnenimo 25 08 2023 hbn taariiqi ah waxan joga muqdisho soomalia Heestaan waan iska jeclahay wax badan ayaan dad saan iri hada waxan ka baqaya nabsi in uu illahay badbaadiyo iiso duceeya ❤😢😮 hada iga damba like iisar
@sakariyedr1533
@sakariyedr1533 Год назад
Waxaan dhagaysanayaa heestan 13.10.22 sbb jirta awged comontiga xiga waxaan soo qori doonaa 13.10.2023 haddii alle idmo oon nolol ku gaaro inta ka horayda gaaridayda mustaqbalka ayan halkaan ka salamayaa
@quennajran6325
@quennajran6325 3 года назад
Ano ku derineyn sikale ku didaneyn diyar uma ihi adec😂2021 inta dawaneysa👍
@apdirahmansalepan3107
@apdirahmansalepan3107 2 года назад
Still Watching 2022 Hodan Apdirahman Another Level lnta ila QapTa likeTa Ku Qapo👑♥️✔️
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 года назад
I'm still whoching 2021 please Lake sara
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 лет назад
#adaan duur iyo habeeN #dareenkay kuLaa jiRaa #macan adnaa haYdaRaaN #adaan kaa DaBa dHacee #viiiva iskaalajiii
@dahirjareste306
@dahirjareste306 7 лет назад
0
@dahirjareste306
@dahirjareste306 7 лет назад
0
@dahirjareste306
@dahirjareste306 7 лет назад
0
@sahramuse2245
@sahramuse2245 7 лет назад
inantaaa marada cas xagy adunka kajogtaaa asxaabta inantaa halaila sooo xidhiidhiyo
@fawsiyoisse3753
@fawsiyoisse3753 6 лет назад
Ano kudeyrinen sikale kudidaneen diyar uma ihi adeec in an kuladadahsho
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 года назад
two legend hodan abdurahman dheere fr iskalaaji 2023 😌❤️🥺
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Год назад
Dushaan kaa eegan jiray dumarna waankuu jecelahay 😂❤
@abdiwahabseylac4003
@abdiwahabseylac4003 3 года назад
Asxbey yaa 2021 daawanaya aan ismuujino yqe gacan taaga 🙋‍♂️
Далее
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 180 тыс.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Просмотров 15 млн
HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI
12:49
Просмотров 225 тыс.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39