Тёмный

SHUKAANSI RAMADAAN DOORO QOFKA TARAAWIIX KUU RAACO YUU NOQDAY QOFKAAS 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,3 млн
Просмотров 287 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@user-xt8ph9ts4s
@user-xt8ph9ts4s 5 месяцев назад
Ani ahanteyda waxaan raaci lahaa candnaan sawabtoo ah jawaabaha uu bixinaayi waxa uu ahaa jawaabo aad usaxan inkastoo Alpha jawaabihiisa uu roonaayi saasey thy Sunada nabigeena scw ayuu kahadlaayi waana mid fiican❤😊
@user-it6zi5wo6o
@user-it6zi5wo6o 5 месяцев назад
Sax❤🎉😊
@fooseykhaliif1905
@fooseykhaliif1905 5 месяцев назад
Cadnaan hadalkiisa waa waadax, sidokale waa nin diinteena kuweyntahay sida uu ayadaha quranka usoo daliishanaya ayad ka dhehan kartaa Masha allah ❤
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 5 месяцев назад
Cadnaan aa jeclahay siduu u jawaabay si fiican uu u sharxay
@Xafsa-lr5ue
@Xafsa-lr5ue 5 месяцев назад
Waakii
@Marjuu7
@Marjuu7 5 месяцев назад
Number 3 wye😊
@ayannoura2211
@ayannoura2211 5 месяцев назад
Nbr 3
@munomohamed3108
@munomohamed3108 4 месяца назад
Ani walahi❤
@kowsarHappy
@kowsarHappy 5 месяцев назад
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@Live-judgele
@Live-judgele 5 месяцев назад
Scw
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw❤❤
@JamacCalow
@JamacCalow 5 месяцев назад
ScwscwSCWSCWSCW❤❤ 7:15 ❤❤
@CaliAxmed-kf1iv
@CaliAxmed-kf1iv 5 месяцев назад
صلی اللّٰه علیــــه وسلم
@maxamedsaleban2657
@maxamedsaleban2657 5 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم
@Salma.Mohamed_1
@Salma.Mohamed_1 5 месяцев назад
Igula sali nabigeeni Muxamed scw
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@Anysoftwaremod
@Anysoftwaremod 5 месяцев назад
Scw
@user-hk3bg3jb5s
@user-hk3bg3jb5s 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 5 месяцев назад
SCW SCW SCW
@FadumoMohamud-re9ym
@FadumoMohamud-re9ym 5 месяцев назад
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yp2mv3eo7b
@user-yp2mv3eo7b 5 месяцев назад
Ku salino nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤❤🎉🎉
@YuusufCabdulaahi-mz4eu
@YuusufCabdulaahi-mz4eu 5 месяцев назад
😂😂😂
@HibaaqIsmaciilHibaaaq
@HibaaqIsmaciilHibaaaq 3 месяца назад
SCW❤
@user-fs1ew5rn9h
@user-fs1ew5rn9h 5 месяцев назад
Ku saliya nabigan maxamed scw 😊😊❤❤
@Jaabiyoon78Jaabiyoon78
@Jaabiyoon78Jaabiyoon78 5 месяцев назад
Sce
@Jaabiyoon78Jaabiyoon78
@Jaabiyoon78Jaabiyoon78 5 месяцев назад
8:06
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw❤❤
@Sahalcadr_isue
@Sahalcadr_isue 5 месяцев назад
Scw
@mulkicali-iy8vl
@mulkicali-iy8vl 5 месяцев назад
Scw
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 5 месяцев назад
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋😢
@keyfabdi8071
@keyfabdi8071 5 месяцев назад
Sunada nabiga scw maxd racda hal mar kumadan saliyini 😢
@Zakicasuuz1
@Zakicasuuz1 5 месяцев назад
Good point dadku iska gadaya noh
@samarajoeseph5696
@samarajoeseph5696 5 месяцев назад
Scw
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@ASMIZA830
@ASMIZA830 5 месяцев назад
Scw scw scw❤❤
@princesszuzu-72
@princesszuzu-72 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw
@yahyeosman-eg7tj
@yahyeosman-eg7tj 5 месяцев назад
Ku salli habobkena mohamed scw❤
@Maya_6678
@Maya_6678 5 месяцев назад
Sunadha nabiga scw] hda rceysid tintas iska jaar oo heesa iska dhaa ilhy hnga madhobeyyh Yallah ilhoow dintadha qalbigen kusug yarapi cafmaad ayan kuweydistay🤲🤲❤️❤️
@user-rq5uz5sl5j
@user-rq5uz5sl5j 5 месяцев назад
ALLAHUMA AMEEN AMEEN AMEEN
@user-jg1uv5ul9y
@user-jg1uv5ul9y 5 месяцев назад
Raga 1sune yaqanan wana tan 4ta xaas xitaa laga yabe sunoyinka salaada kahor ama kdib latukado ineysan tukan
@Nazlen-Moha
@Nazlen-Moha 5 месяцев назад
@@user-jg1uv5ul9yhaa walhi😂
@Maya_6678
@Maya_6678 5 месяцев назад
@@user-jg1uv5ul9y 😭😂😂😂ha wlhi
@SumayaDacad
@SumayaDacad 5 месяцев назад
اللهم اغفر لنا ذنوبنا وتجاوز عن أخطائنا وتقسيرنا اللهم ارحمنا فوق الارض وتحت العرض ويوم العرض اللهم امين❤📿📿
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 5 месяцев назад
Ani cadnaan qadan lahaa jwbahiisa dhan waa ka helay ❤ wiil dher qurxan oo jwb qurxan thy Masha alaah
@umalitominach
@umalitominach 5 месяцев назад
Is adkaynta iska daa aynu kuwada salino xbiibkena Muhammad Scw Scw ❤❤❤
@deeqocabdi-ls2zy
@deeqocabdi-ls2zy 5 месяцев назад
Scw scw scw ❤scw scw
@user-zg6hg4lj1e
@user-zg6hg4lj1e Месяц назад
Scw❤
@muunamaxamuud5837
@muunamaxamuud5837 5 месяцев назад
Wlhi ugbaad waa kuwataa hadii ilahy idiin baneeyay inaad dumar badan guursataan ragaw waxad ogaataan anagana ilaahy nama qasbin wuxu na dhahy ikhtiyaarkiina ku ku guursada😊
@OkOk-wy2qw
@OkOk-wy2qw 5 месяцев назад
Anaga gurka qasab miya😂
@muunamaxamuud5837
@muunamaxamuud5837 5 месяцев назад
@@OkOk-wy2qw dee qasab maaha iny gabadhu nin xasle gursato ama lala guursado lkn idinku wixiiba waxa ka dhigteen wax adag oo مؤكد ah lkn hady diido danbi my galin oo lama odhanyo sunihii nabiga scw ayay diidy no,ikhtiyar kas ban hysana afdubka joojiya idinka
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 месяцев назад
Aad iyo aad
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 5 месяцев назад
Ninkaaga hadaa furiin weydasatid bilaa Sabab waa dambi aad u weyn *
@user-hb5sj7zg5h
@user-hb5sj7zg5h 5 месяцев назад
​@@m.bashiirbootaan2824bow😂😂
@dhawrasanjaamac4222
@dhawrasanjaamac4222 5 месяцев назад
Saliga nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤
@user-qi6rf2fl4r
@user-qi6rf2fl4r 5 месяцев назад
6 times completed quran ma sha Allah Brother Alpha
@ILKATAAYPOIILKATAAYPOI-gb1ps
@ILKATAAYPOIILKATAAYPOI-gb1ps 5 месяцев назад
KU SALI XABIIBKEYNA MOHAMED S.C.W ❤❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 месяцев назад
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤
@istahilcabdiraxman6710
@istahilcabdiraxman6710 5 месяцев назад
King❤
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 5 месяцев назад
💞💘🎉
@user-qi3us8ix4g
@user-qi3us8ix4g 5 месяцев назад
King
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 месяцев назад
بارك الله فيك أخي
@deeqocabdi-ls2zy
@deeqocabdi-ls2zy 5 месяцев назад
Wooooow waaa isku bogbogooyaa❤❤❤❤❤jah
@zakiyare-gv4rh
@zakiyare-gv4rh 5 месяцев назад
King alpha masha allah my bro❤ ilaahay quraanka aad baratay hakugu anfacay
@user-sx5gg1bm7f
@user-sx5gg1bm7f 5 месяцев назад
Aaaad baaan ugu helayy Cadnan m.a ❤ugbaad wa Ku racsanahay fikirkeda m.a❤
@mukhtarzhaafi3952
@mukhtarzhaafi3952 5 месяцев назад
Kusali nabi mohamed scw ❤❤
@Shallowtossanefs8zp2sr4g
@Shallowtossanefs8zp2sr4g 5 месяцев назад
Scw
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@Lilfahmi
@Lilfahmi 5 месяцев назад
Ku sali nabigeena Muhammed sala alahu calayhi wasalam❤
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 5 месяцев назад
Inta paysii iska gudbisay😂
@user-yk7qw8nq7k
@user-yk7qw8nq7k 5 месяцев назад
Maalinkasto wa gudbiyaaaa halmalin xita ma dhagesanin😂😂😂
@HappyBanyanTree-io3ho
@HappyBanyanTree-io3ho 5 месяцев назад
Ani kkkkkk😂😂
@Shamsaadan555
@Shamsaadan555 5 месяцев назад
Mee too wallhi 😂😂😂😂😂
@deeqocabdi-ls2zy
@deeqocabdi-ls2zy 5 месяцев назад
Ani xitaa waan ❤😂😂😂iska gudbiyaa
@Cusmaanraageahmeth
@Cusmaanraageahmeth 5 месяцев назад
Habeen walba oo ka mid ah Bisha Ramadaan Alle wuxuu Naarta ka xorenayaa dad aad u badan.ilahayow kuwaas naga mid dhig aamiin yaa rbb❤️🤲
@zakariayoussoufmohamed5969
@zakariayoussoufmohamed5969 5 месяцев назад
Cadenaan waa qof dacaada runtii hore u soco hno
@caashocaasho1233
@caashocaasho1233 5 месяцев назад
Ugbaad waa noo hadshya masha allha abyo ilhye ah ku xafiido❤❤❤
@sahroguure-kh1xz
@sahroguure-kh1xz 5 месяцев назад
Kusali Nabi keena muxamed scw❤❤❤ Allahu akbar kabiiraa scw scw scw. Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xm6nz5fx2p
@user-xm6nz5fx2p 5 месяцев назад
nabiga kusaliya scw scw ❤
@FowsiyoCslaam
@FowsiyoCslaam 5 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم❤
@Mohommt
@Mohommt 5 месяцев назад
Ku sali nabiga scw scw ❤
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 5 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥
@najmocali6389
@najmocali6389 5 месяцев назад
Of course cadnan quruxlowga wu uqlma inla dorto😂😂❤
@queentasniim2696
@queentasniim2696 5 месяцев назад
Quruxda aqli iyo diin buu ku darsaday lkn hal mid bu nagu dhawacay Maher badan mo ogolo 😭😂 lkn nagtu jeclado ayada ka ogol sineyde iska daa.
@IdilAbiib-gg3hx
@IdilAbiib-gg3hx 5 месяцев назад
😂😂​@@queentasniim2696
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 5 месяцев назад
Soo badi Asad video yadan inta igu raacsan❤❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 5 месяцев назад
اللهم رحمة لكل مؤمن، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء🤍 وكل عام وانتم بخير🤍.
@XafsoAbdi-go3sp
@XafsoAbdi-go3sp 5 месяцев назад
aboowe asad ugbaad waankuraacsanahay siday waxumaamushay ma. teedakale cadnaan waa wiil qalbi wanaagsan suaalihiisa waasax ma. waxuu ogajabaabaye kalsoonidiisa iyo caqligiisa waana kuraacsanahe ma. waxaawaaye wiil maskiin oodaacad ah runtiisawaaye sunnada qur,aankaa kawayn quraanka wax kasareeyo inaysan jirin waalaogyahay waayo waakalaamkii eebe sunnadana waakalaamkii rasuulkeena scw marka waxaankuleeyahay keep goin insha,allaah 2m cameson asxaabay waxyaraakadhiman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najiibahmed2830
@najiibahmed2830 5 месяцев назад
Lkn ogow in 4 la guurasado iyo hal ina guursado labadaba quranka lgu shegay wiilka intaasu qalday
@ridwaanibraahimmohamed
@ridwaanibraahimmohamed 5 месяцев назад
M.a siniyaduu uga jawaabayey su.aalha
@kawakawa4726
@kawakawa4726 5 месяцев назад
​@@najiibahmed2830Absolutely haa Sunnada kaliya maba aha oo Qu'aanka Kariimka ayaaba inoo sheegaya. Tankle Alpha waxoo yiri haddaan awoodo masruufkeeda waan guursana waana sida Qur'aanka Kariimka ku cad iyo Sunnada NNKH Marka ugbaad iyo Cadnaan waa ka hoos baxday Cadnaan waxa ka hadalsiinayo waan dareemi karnaa kkkkk Ugbaadna maseer ayaa wax bdn ilaawsiiyay
@user-ht1im5bg6i
@user-ht1im5bg6i 5 месяцев назад
Ani ahaan cadnaan ayaa ilasaxan waaw cadnaan wiil qalbi wanaagsan❤❤❤ alah kusharfo aboowe
@Jabir_moh
@Jabir_moh 5 месяцев назад
Ku sali rasuulka scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 5 месяцев назад
Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤
@sucaado2725
@sucaado2725 5 месяцев назад
Inanta yar m.a aqlaaq iyo diin iyo caqli bay isuku darsatay ❤
@hibotahliil
@hibotahliil 5 месяцев назад
Cadnaan wnku tager sanhy jwpihisa anineh wn doran lahaa Cadnaan❤
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 5 месяцев назад
Ugbaad she is intelligent wlhi su,aalaheedoo dhan ani wan ku raacsanhy mnsha allh❤
@aishaahmedmohamud3947
@aishaahmedmohamud3947 5 месяцев назад
Cadnaan MashaAllah 10/10 baan siiye siduu ujawaabay❣🥀
@hodan8071
@hodan8071 5 месяцев назад
Ani ahan cadnan ayan wata❤😢😢
@Shjcdsazz
@Shjcdsazz 5 месяцев назад
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@araweelo2947
@araweelo2947 5 месяцев назад
Scw
@user-wi3yz4qs7b
@user-wi3yz4qs7b 5 месяцев назад
Sunaha ciyaarta ka daaya hal boqorad queen only cadnaaan is not easy 😂
@Footballer1165
@Footballer1165 5 месяцев назад
Ciyaar Mahe wa wx runa oo suna ah
@ikraam_72
@ikraam_72 5 месяцев назад
​@@Footballer1165 sunoyinka 2 bada rakaco salada iska bixiya ciiyal suuqnimdada iskadaya hal suno baad barateen ee barto sunoyinka kale😂😂
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 5 месяцев назад
​​​@@Footballer11654 ta xaas ma ahane sunooyinka kale oo nabiga S. C.W idiin sheegay ma ku dhaqantiin horta
@sagalxasan8229
@sagalxasan8229 5 месяцев назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤😢
@maymuunmowlid1558
@maymuunmowlid1558 5 месяцев назад
Cadnaan legenska la tirin karo e team 27 kaso muqda ayu kamid yahy wlh legend masha allah
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 5 месяцев назад
Aad iyo aad samidey
@caashocaasho1233
@caashocaasho1233 5 месяцев назад
Cadnaan waan wadana masha allha hadal ficn buu ku hadlya❤❤
@FaraxXuseen-bz8pb
@FaraxXuseen-bz8pb 5 месяцев назад
Cadnaan steyl qurux diin akhlaaq cod kar uu uqalma in laqato100/100😊
@umumuscab6790
@umumuscab6790 5 месяцев назад
Mashallah cadnan waa wiil nolasha wax badhan kafahnsan
@user-gj8xs4dx8q
@user-gj8xs4dx8q 5 месяцев назад
Caawa waxaan rajaynayaa qof Ka ugu like ta badan inaan noqdo
@user-hu9sf2qi2e
@user-hu9sf2qi2e 5 месяцев назад
Kusaliya xabibkena muhamed scw❤❤
@Queen-m.j
@Queen-m.j 5 месяцев назад
Ani ahaanteyda cadnaan ayaan doran laha sawabto ah jawaabto bixinaayo iyo suu quraanka uxifdisan ayahay i love this man 😊❤😂
@user-xp7qq4rv3d
@user-xp7qq4rv3d 5 месяцев назад
Asadoow markaa dhahday shukaansi codkaa dheeraa yaab😢😢dadka dhan
@user-xp7qq4rv3d
@user-xp7qq4rv3d 5 месяцев назад
@@user-bf2ru3eq5i macal dariskaa imaqlay
@user-yk7qw8nq7k
@user-yk7qw8nq7k 5 месяцев назад
Ani xita xiliga saxuurta aa dhage sanaye hooyo I maqashay😂😂
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 5 месяцев назад
Muraad ayaan leeyahay ducadaada igu kaab walaal🙏🤲
@user-vj1wz6jr3b
@user-vj1wz6jr3b 5 месяцев назад
❤😂🎉😢😅
@user-cq6of2ph1w
@user-cq6of2ph1w 5 месяцев назад
illahay muraadkaaga hakusahlo😢❤❤
@Supkacade9097
@Supkacade9097 5 месяцев назад
Amira qurux kuso xoji walal Asad❤🎉❤
@Faisalhassan123
@Faisalhassan123 5 месяцев назад
Ramadan Mubarak dhaman team 27 one like❤ 😢
@user-zn5pt5ly6i
@user-zn5pt5ly6i 5 месяцев назад
Yoohhkjghjvnjjuuughghnghjgghuyyuuhikhhjkjjjjjjhjvbnķ😢😢😮😮😅😅😊😊😂😂❤❤❤❤❤❤❤ 4:17
@sadiamohamud7527
@sadiamohamud7527 5 месяцев назад
Cadan jawabihisa waa ka helay wana ku dooran lahaa legend waye
@user-iu4vz8ep4u
@user-iu4vz8ep4u 5 месяцев назад
CADNAAN HAA WAA KU RAACI LAHAYN WAAYO JAWAABO MACQUULU BIXINAYEY🎉🎉🎉❤
@sahroabdiaziiz-lv8nw
@sahroabdiaziiz-lv8nw 5 месяцев назад
Cadnan ayada soqaday aayad micno badan ku fadhiso waaye allah kubarakeyo
@tayasircige5488
@tayasircige5488 5 месяцев назад
Mnsh allh haa wn ku raacay ugbaad cadanan wlhy si daacada ugu jawabayay sualaha
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 5 месяцев назад
masha allah wallhi cadnaan waa muxaafid ilahay haku barakeyo wlalkey waliga quranka iska xafid asaga ku xafidi doono melkasta iyo xalad kasta ad ku sugantahay
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 5 месяцев назад
Cadnaan sifican ayu ugu jawabay su aalaha wuna sababeye ❤❤ugbaad waku racsanahay❤
@osamadagaa5314
@osamadagaa5314 5 месяцев назад
The king 👑 of social media asad hajjio team 1.9 million one love 😘🥰❣️💉❤️🤝💛🌹🍦⏩
@user-di9xm9xz4k
@user-di9xm9xz4k 5 месяцев назад
Masha allah team 27 waxaan ku jecladay wllhi Akhlaqda iyo edebta wiil iyo gabadhba m.a alle haydin xiftiyo wllhayga quruxda badnaa❤❤❤❤
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 5 месяцев назад
Ugpaaad io alpha Kowdii ayaaapa wax ka dhaxeyy yaa igu raacsan😂🫡
@CaliCarab-zm5lp
@CaliCarab-zm5lp 5 месяцев назад
Real. Goat. Of. Somaliya. Asad. ❤
@SundusFarah-rw5nv
@SundusFarah-rw5nv 5 месяцев назад
Ani ahanteda Alfa ban doran laha sababta waxa poqorad bu iga dhigay hadubo aniga amarkega qadanayo u ani iwedinayo in u guursado hade i dodo wan iska dhafi laha bu dhahay qof talo ku dhobanayo goankagana qadanayo wa qof qimahaga garanayo❤
@kawtharapshir8003
@kawtharapshir8003 5 месяцев назад
Hhhhh wxn day run miyaa umalysa wlly xge ku argty nin naag ka amr qaadnya hdy dhacdna wa gor u guursady😂😂😂😂😂
@kawakawa4726
@kawakawa4726 5 месяцев назад
​@@kawtharapshir8003oo adigana kaligaa ayan kugu koobnaana miyaa run u aragtaa? Kkkkk Alpha ayaa hadal logic ah oo dhaqanka raga ku hadlay
@Iqro-ibrahin219
@Iqro-ibrahin219 5 месяцев назад
Wlh alh dartiis ku jecelhy asaad ❤😢
@xamdimocalin1026
@xamdimocalin1026 5 месяцев назад
Masha Allah ani waan ku raacsanahy waayo qofka hal qalbi ayuu leeyahay balse markeey imaato in lagu dhaho waan kula guursanaa masuuliyada lagu lagu lahaa ayaa meesha ka baxeysa wax jecyl ahna meesha mayaalo ha la isku daneysto un beey noqoneysaa jeclyku waa mid oo kaliyah ❤ horey u socda team 27 Allaha idin siiyo cimri dheer iyo cfmd ❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 5 месяцев назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂😂
@Nafisociise9481
@Nafisociise9481 5 месяцев назад
Wey kanaa😂
@mssDimple
@mssDimple 5 месяцев назад
Hana xasusin walal😢😂
@Msshami789
@Msshami789 5 месяцев назад
RAMADAN MUBARAK ALL MUSLIMS❤🤴🏻👸🏻❤
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 5 месяцев назад
Waan ku raacay ugbaad ani jawaab teda waana sax anagu hadanahay gabdho ma ogolin in nalala guursado ugbaad keep going my sisters ❤❤❤
@SacdiaFarax
@SacdiaFarax 5 месяцев назад
Ku sali nabi muxamed scw😊😊❤
@yasminfarah9787
@yasminfarah9787 5 месяцев назад
Kusaliya nabigeena Mohamad s c w❤
@abokorbashir1087
@abokorbashir1087 5 месяцев назад
Kusalin xapibkena muxamad scw
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 5 месяцев назад
Asadaw xaqal ciidkii diyaari waan kaa sugayaaye Imnkaba jaaamka iga daaya team 27naw bilaa calaykum
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 5 месяцев назад
Asad before ciid 2million insha allah asxaabay aynu gaadh sino❤❤
@AyanleUpdullahi
@AyanleUpdullahi 5 месяцев назад
Fans CR7 10k like ❤🎉
@Ronaldo_Cr7_No1
@Ronaldo_Cr7_No1 5 месяцев назад
Koko is soo beautiful ❤❤
@raaniidiil4744
@raaniidiil4744 5 месяцев назад
Asad horta waan ku salaamay,Aad iyo aad ayaan kuu daawadaa waana ku tageera,balse waxyabaha qaar diinta hadee uu gafayaan waa wajiib iin aan kuu sheego,quraanka aad akhrineysaan horta waa kalaamka ilaahay waano erayo mudan xushmad iyo khushu’u hadii aad dihi la heyd waa tartan quraan caadi ayee ahaan leheed,Lakiin kalaamki ilahaay hadii aad shukaansi soo dhul saarto shekadu waa eey iis badaleysaa.Fadlan wax yaabaha qaar ka fiirso iin ee diinta uu gafayaan iinta aad soo dhigiin. Waad mahad santahay
@profinneupane6883
@profinneupane6883 5 месяцев назад
Kuma oranayo waad khaldan tahay ama waad saxan tahay, balse Nabigu ‎ﷺ wuxuu yidhi “qofka aad xulaneysaan 4 ku xusha (khaasatan ragga) waana qurux, diin, dhaqaale ama hanti iyo qoyska ay kasoo jeedo. Kana guursada midda ugu diin wanaagsan” marka ceeb maaha in qofka aad nolosha la wadaageyso aad weydiiso su’aalo diiniya ama inuu kuu akhriyo aayado quraan. Saxaabi baa jiray aan magaciisa imika xasuusan oo quraan ku mehersaday. Meesha kaliya ee uu muuqaalkan ka xunyahay ayaa ah oo kaliya inuu yahay khayaali oo uusan dhab ahayn.
@Bintuhusean2928
@Bintuhusean2928 5 месяцев назад
Shukaansi ma danbi baa wada hadal lee laga wadaayee
@Isaakmafia
@Isaakmafia 5 месяцев назад
Su aalaha gabadhu waa suaalo cilmiyaysan ayna ku dheehan tahay deganaan iyo diin. Masha Allah
@user-ls7yo6qr8o
@user-ls7yo6qr8o 5 месяцев назад
Cadnan qalbiga iidhiste❤
@user-yk7qw8nq7k
@user-yk7qw8nq7k 5 месяцев назад
Maxa abaaaaaa😢
@Janno66
@Janno66 5 месяцев назад
​@@user-yk7qw8nq7k malaha waa saaxiibtiisa😂❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 5 месяцев назад
Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏🎉🎉
@xamdiaxad5801
@xamdiaxad5801 5 месяцев назад
qamiis unba lagu soo wada labistay masha allh
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 5 месяцев назад
Ilaahey amarkii qofkaan jeclaado xiriir ayuu leeyahay😭😭😭
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 5 месяцев назад
Hye nasibkAGA XUN UMALEYNA
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 5 месяцев назад
@@muqtaaribraahin2611 😭
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 5 месяцев назад
Alpha qac bay ka Yeedhsiisay😂😂😂
@Acc-ng9yj
@Acc-ng9yj 5 месяцев назад
Inla la doorto buu sugaayay wlh 😂
@user-vs7ke2qp2w
@user-vs7ke2qp2w 5 месяцев назад
​@@Acc-ng9yj maila aragtay😂😂😂
@kawakawa4726
@kawakawa4726 5 месяцев назад
Balse ogaada daliil iyo hadalo logic ah ayuu ku hadlaaye balse adinka waxaad fiirisaan ninka sidaad jeceshihiin idiinla hadlo oo wax bdn ma fiirisaan bdankiina
@Aabiircabdi
@Aabiircabdi 5 месяцев назад
Cadnaan is not easy ❤❤❤❤
@user-zv7zx7re8b
@user-zv7zx7re8b 5 месяцев назад
kusali nabiga scw❤
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 5 месяцев назад
Wllo inanka yar masha Allah inodhaha wax yaro ka maskax badan rag ka da' wayn❤❤caqli,diin,akhlaaq,joog iyo jamaal Alle iskugudaray❤❤😢
@wllnaanaa
@wllnaanaa 5 месяцев назад
Allah is one ❤❤❤
@bushrabushraaa5795
@bushrabushraaa5795 5 месяцев назад
Cadnan the way he talks i liked 🥰😊
@user-qb9ns1fc2w
@user-qb9ns1fc2w 5 месяцев назад
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 5 месяцев назад
Asad iyo asxabta team 27 waa nisalamay🙌 masha allah wllken aan gaarsino 1,950M Ramadan Mubarag mel walba aad jogtaan iyo cafiadka qab🌙❤️👏
@aishaahmad1325
@aishaahmad1325 5 месяцев назад
Ha cadnan wa wil muxafida M.Allah wana doran laha ani jawabuhu bixiyayne jawabo macquul eh o la qadan karo ayay ahayen❤ Qofti hesha nasib leh🤴🤍
@IsmailMohamed-nv9wq
@IsmailMohamed-nv9wq 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@hodanxuseen-or1bz
@hodanxuseen-or1bz 5 месяцев назад
Cadnaan isn't easy waa ku raacsanahy sbb ah hadii xasas bdn laguursado xaqooda waa simaa haduu dhaho kaliya wuxuu simi karaa dhanka dhaqaalaha qalbiga masimi karo ileen 2 qof mawado qaado qof aa xageeda la ahaana lana jeclaana marka cadnan wuu saxan yhy daliil cadna wuu keenay m.a wll alle haku xafido
@barwaaqocali7623
@barwaaqocali7623 5 месяцев назад
Cadnaan ofcourse waa best wlhi❤❤❤
@MouadBinu-op3qc
@MouadBinu-op3qc 5 месяцев назад
Sunada nabiga waa su shegey cadnan ee qof kugu kalsoon marka heshid ayad tuka radin karta ❤waa sidaas
@Mustafeabdalle11
@Mustafeabdalle11 5 месяцев назад
M.a allh xishoodkeeda ❤❤ ugbaad
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 5 месяцев назад
M.a 🥰🥰🥰🥰🥰 ugbaaad team 27 m.a horey usco❤❤ haaaaaaa wan ku raac sana nahey ugbaaaaad😊😊
Далее
Вопрос Ребром - Булкин
59:32
Просмотров 781 тыс.