Тёмный

SHURUUDIHII FACEBOOK WAA SOO BUUXISAY HADANA WUU KAA XIRAN YAHAY LACAG KAMA SAMEEN KARTID SABAB 

Подписаться
Просмотров 7 тыс.
% 538

waa kan muuqaalka laga soo xaday nfilm-ka ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-te1BPqPYtUc.html
Halkaan kala dag Whatsapp
GB------apkfasak.com/gb-whatsapp-apk/
-------------MUUQAALADA WAAN SOO BADIN DOONAA HADII AD GARAB ISIISAAN INSHA ALLAH SI AAN HORMAR UWADA GAARNO SHARE IYO LIKE INTABA KAHA BAQIILIN-----------
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
WAXAAD KA HELEYSAA QALABKAAN OO DHAN LINK-GA HOOSE
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
AMAZON GERMANY: www.amazon.de/Andoer-Fotostudio-Lampenfassung-Licht-Standplatz-Tragetasche/dp/B07RFS8DPJ/ref=mp_s_a_1_3?dchild=1&keywords=softbox+3+lampen&qid=1612858191&s=photo&sprefix=Softboxen+3+l&sr=1-3
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
SWITZERLAND: www.tectake.ch/de/3-studioleuchten-im-set-mit-softbox-stativ-und-tasche-400894?gclid=Cj0KCQiA-OeBBhDiARIsADyBcE7E25MWPjuGKHl7OLGoNvl2bIy50RTKKhDdNoGIDqMRarBdYeuYw9caAsrsEALw_wcB
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
#BOYA M4 PRO KIT
#CAMERA CANON 70D
#CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR

Опубликовано:

 

11 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@ibraproduction2786
@ibraproduction2786 Год назад
Keep going bro
@zeerkainamawliid1064
@zeerkainamawliid1064 Год назад
Casharada wad zxp ❤❤❤❤
@halimahersi8454
@halimahersi8454 10 месяцев назад
Mahadsanid
@ameenaj4191
@ameenaj4191 Год назад
War wali waa 10k shuruuda aniga sidaas ayuu ileeyahy
@zeerkainamawliid1064
@zeerkainamawliid1064 Год назад
Facebook gaaga cusbonaysii niow😂😂😂😂
@Jackcadnaan1234-d8p
@Jackcadnaan1234-d8p Год назад
Waad mahadsantahy wll lkn aniga imika kayga sideen ku buuxin karaa ii iigu dhow wll
@djhonest5145
@djhonest5145 Год назад
Hadaan number wadankale kusameysto location Somali yahay lacag 💰 Maka sameyn karaa walal Khali 😊
@Feisal_ali.
@Feisal_ali. 3 месяца назад
Maya
@naajisantana3675
@naajisantana3675 4 месяца назад
Arinban raba ina kula wadago xage kalaso xarira Wll
@Chanelkaqulasada
@Chanelkaqulasada 11 месяцев назад
Sxb xagee kaal soo xidhiidha❤
@dulqaadbadane8151
@dulqaadbadane8151 Год назад
Zxp RU-vid 4k watch time hadaan gato Google adsense ma isoo aqbaleesaa
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 5 месяцев назад
Azc wll Facebook page iyo Facebook profile maisku midbaa oo lacag malaga samayn karaa wll
@shukrishukriabdilahi
@shukrishukriabdilahi Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@dhageycadde3426
@dhageycadde3426 Год назад
Asc saxiib cabey hadii an hesanin qalab an wax ku duubto sida camera iyo laptop taas waa mid mida kale waxaad isheegta qaab kale an ku hormarin karo Facebook page keega jwb wacan sxb
@mahadsiciid6389
@mahadsiciid6389 11 месяцев назад
Www
@US_MAN49
@US_MAN49 Год назад
Sxb kawaran reels ka waybt ladhaho lacag ma laga sameyaa? Qabkey u shaqeysaa
@c.fataaxmahad8759
@c.fataaxmahad8759 Год назад
Wali su,aashii ugu badnayd ee lagu waydiiyay Kamaad jawaabin cabay Hassan Waxaa lagu waydiinayay muuqaalkii hore waxaan jooga Somalia wadamada laga ogol yahay lacag samayntana mahaa lakiin sharuudaha kale waan buuxiyay maxaa xala Su,ashaa nooga jawaab aniga inta badan ee kale kusoo waydiisay Mahadsanid
@wllsijuu4555
@wllsijuu4555 Год назад
Sxp somalia ado joogo ma samaydan karta
@sayidsom
@sayidsom Год назад
Asc Hadii aan leeyahay page aan Buuxiyo dhamaan Shuruudhaha lkn dalka Somalia lagu sameeyay Lacag Maka sameyn karaaa Hadii qof dibadaaa ku xirto pagekaas Mahadsanid
@cabdilaahiaye8664
@cabdilaahiaye8664 Год назад
Scm wllo sidaas sheegaysay page post aad soo dhigayso hadii aad promotion ku samaysinjirtay deedna aad iska dayso ma kaa ogolaanayaa inaad lacag ka samayso
@abshirmahamed4738
@abshirmahamed4738 4 месяца назад
Sxp cabay waxaan jooga Ethiopia waxaan haystaa 5kun Ka badan followers mana jiraan wax muqal copyright ah oo aan soo galiyay daqiiqadhii dawashaadana waan buuxiyay Iyo Dhaman shurudihii lkn wali layma fasaxin lacagta wayo wadankayga layma ogolo
@xuseenburcaawi2911
@xuseenburcaawi2911 Год назад
Shp waxaan lee yahay page Facebook oo maraya 5K followers muuqaalada markaan Soo geliyo cidba like Ii ma saarto maxaaan someeyaa
@zakariaadam7135
@zakariaadam7135 Год назад
Broh pagekeyga 3 qof oo turkey jogta admin ka ahy lkn weli, Your country isn't available waye
@awdalmediaproduction6618
@awdalmediaproduction6618 Год назад
Waxaad kasoo Hadashaa sida face book page lacag looga sameeyo adigo somalia jooga waayo waxaan haystaa sadex fb page oo nadiif ah oo buuxiyay shurudihii lacag samaynta wuxuna i leeyahay you are not in iligible bro
@Funnyvideos-ys2ss
@Funnyvideos-ys2ss Год назад
zhp profile 5k maraya sideen page loogu badalaa