Тёмный

SİDDEE DHAQAALAHA ADUUNKA UU U SHAQEEYAA? (Economic Perspective). 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 386 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
/ annaga productİon
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Опубликовано:

 

22 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Год назад
Amazing wax badan ayaan sugaayey inaad arinta dhaqalaha ka so hadashid, well done mahadsanid walal... uwa kalo badan oo ku saabsan dhaqalahana waan ka sugeena walal
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 Год назад
Ramadaanmubaarak allmuslim
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Год назад
Ilahey ayaa inoo sheegay ribadu waa xaaraan
@abdirahmanabdiwaliali5417
@abdirahmanabdiwaliali5417 Год назад
Wan jeclan lahaa mawduc yadan dhaqalaha inaad inoo soo badiso. Hadi ay macqul tahay ustaad. Mahadsanid
@osmanosman7297
@osmanosman7297 Год назад
Gold voice❤❤
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 3 месяца назад
Guul falaastin inchalla
@bashirmohamed1965
@bashirmohamed1965 Год назад
mowduuc aad loogu baahnaa weeyaan , inbadan ayaan xiisayn lahaa inaad ka hadasho dhaqaalaha nuucyadisa kale
@abdimuuse4228
@abdimuuse4228 Год назад
Macalin thanks
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 Год назад
Maansha allaah
@mohamedsaid8398
@mohamedsaid8398 Год назад
ustaad waad mahadsanatahay mawduuc aad u faaido badan ayaad nala wadaagtay waxaan kaa codsanaya haddii aad soo diyaarin kartid in aad dhaqaalaha islaamka nooga soo diyaarisid mowduuc
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
Waa goobo lagu Meeraysanayo cajiib
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Год назад
Thanks bro
@atloss516
@atloss516 Год назад
Ramadan Mubarak 🌙
@greenplants4881
@greenplants4881 Год назад
Masha allah
@duqayare6543
@duqayare6543 Год назад
Nabiga kusaliya wllyl
@mahamedhassanmeadkule
@mahamedhassanmeadkule Год назад
Ramadaan mubaarik
@LiibaanXasasi-ok6rl
@LiibaanXasasi-ok6rl Год назад
Macalinka kaliye aan yutube aan usoo galo Ramadan o kariin
@abdihashi1780
@abdihashi1780 Год назад
Ramadhan mashallah😊😊😊
@salemontamrat
@salemontamrat Год назад
Macalin ramadaan kariiim ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hormarinaftaada7
@Hormarinaftaada7 Год назад
Golden voice ✨️
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 Год назад
Maansha allah
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Год назад
Asc hore usoco
@MaxamedMaxamed-br1vc
@MaxamedMaxamed-br1vc Год назад
Gold voice😍
@nagmudiinahmeth3847
@nagmudiinahmeth3847 Год назад
Systemka dawladda bal iyana barnaamijyo nooga soodiyaaari
@faidali7745
@faidali7745 Год назад
Mahadsanid mudane barnaamij fiican wax aan aheyn maba noo keentid
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Год назад
Ramadan mubarak
@AhmedShukri-ss4om
@AhmedShukri-ss4om Год назад
Runtii waa waxa manta somalida heysta blse qofka wxaas ku kaca inuu sameeyo xaraan oo kliya ayuu tabcanayaa ilaahay hainaga dhowro dhamanteenba🙏
@abiikardelhi
@abiikardelhi Год назад
Masuul arimaha ruushka iyo chine iyo Iran iyi Sucuudiga arimhaas ayaan xiiseyaa E Warbixino Ka so sameetly plz😊
@abdidahir9365
@abdidahir9365 Год назад
Mahadsanid ❤❤❤❤
@BiixiHD
@BiixiHD Год назад
zaad iyo edahab evc kawan ustaad inta lacagta qaataan ayay numbero ay samysteen ku siinayaaane
@ahmedyaasiin5881
@ahmedyaasiin5881 Год назад
TELESOM DAL GAAR AH AYEY KA SHAQEYSAA
@abdirahmanali6180
@abdirahmanali6180 Год назад
Cajiib waxaad moodaa aduunka dadka saaran intooda bada inay ribo ku dhex jiraan sitoos ah Ama si dadban
@mustafilkacase8186
@mustafilkacase8186 Год назад
For me i want to start university in this year with bachelor of banking and finance
@maymaali4785
@maymaali4785 Год назад
Qaabkaas sahlan 😅 Maraan wareeray waaye
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
Waaruntaa wllaal waayaaban nahay waxaana ugudaran gabolka gedo shidaalka 1 liitar waa 1 dooler waana waxanoogudaran
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080
Hadda waxaa mareenaa BANGIYADA Mogdisho hadda Koso ifbaxay Ayaa dadka kyharqinaaya deen xatnaaf Ah gawri iyo bajaaj iyo gueya cajiib
@ismacilibnu1258
@ismacilibnu1258 Год назад
Si uu qofwaliba u fahmo dhaqaalaha aduunka iyo is badbadalkisa waxa muhim ah in uu si dhaw ula socdo goaamada federal reserve bank (fed), maadaama oo uu sameyn weyn ku leyahay dhaqaalaha aduunweynaha.
@machealhamton8218
@machealhamton8218 Год назад
Matrix 😢
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Год назад
Said runtii waa dhibka nahaysto.
@abdinasirahmedabdullahi1681
Lkn sidee xal loogu helikaraa Mise jirtaa xili uu dhaqaalaha xur loo ahaa❤
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
Haa wAA SABABTA ISLAAMKU UDIIDÀY XILIGII ISLAAMKU TALINAAYEYNA MAJIRAAN
@bilamusic800
@bilamusic800 Год назад
😂😂😂😂😂😂
@asadfrp-tt5yi
@asadfrp-tt5yi Год назад
😅😅😅😅
@Masutozil717
@Masutozil717 Год назад
ᴡᴀʟɪ ɢᴜᴍᴀʏsɪɢᴀ ᴡᴜᴜ sᴏᴄᴅᴀᴀ
Далее
Qalpoq - Kichkina tabib (hajviy ko'rsatuv)
30:41
Просмотров 173 тыс.
Barnaamijka Kobcinta Aqoonta   Dhaqaalaha
34:33
Просмотров 5 тыс.