Тёмный
No video :(

Si toos ah u arag rag garabka ku sida meydka hooyadood oo lacag laga qaadayo|Sii gudbi muuqaalka 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 170 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Si toos ah u arag rag garabka ku sida meydka hooyadood oo lacag laga qaadayo|Sii gudbi muuqaalka

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 234   
@kaahinmali0fficial358
@kaahinmali0fficial358 2 месяца назад
Dadka xamar ku nool iyaga dulinimada dortay wax kalo aan ku cabiro garan maayo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah
@farhiaali3873
@farhiaali3873 2 месяца назад
Walee waa runtaan
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 2 месяца назад
Walahi bilaahi talahi wax ka calol xumo badan ma jiro hoyada abaha ama walalka dhintay ka samirtay dib u faag ee lafahiisa xambaarso lagu dhoho subxanalaah 😢😢😢
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 месяца назад
Subhanallah 😭 waxaan muslim ma Ahan miyaa balaayo Allaha ku ridee dad nool iyo dad dhibtey midey dhafayan ma lahan miyaa ilaahey umada ha idinka qabto 🤲😭😭
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabsiye2634
@mohamedabsiye2634 2 месяца назад
Yes
@Silver-Murphy
@Silver-Murphy 2 месяца назад
Yaa isgaareyba. Reer xamar oo dhan subax ayeey soo kici doonaan taasoo loo sheegi doono in dhamaantod la iibshey.
@hassandaher3563
@hassandaher3563 2 месяца назад
Madaxweynaha muqdisho xasan sheekh .xabale qote waye waa Mafia. Subxanalah Subxanalah.
@kaafixaji
@kaafixaji 2 месяца назад
Subxaana_laah Dheh Shiiqaaloow, Maanta Hadeeysan Waalidkaa Ku jirin,, Inta Kalane Alllaha U Dhib''dhaamo, Alxamdu Illaah Dhaho Dadoow
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 месяца назад
Subaxaanallaah Subaxaanallaah midaan dowlad ma ahan umada Allah kaqabto waa dulmi waxaanu dadkaan maa mawaadinin yaale wadakaan matuugaa yerlatay wadankii 😢😢😢😢 Subaxaanallaah
@saidmm9953
@saidmm9953 2 месяца назад
Waa been in lacag la weydiiyey. Dib u dhageyso waacwarqad gobolka in lala yomaado askartuna intaas ayeey weydiiyeen.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад
IN AAN FAHANO WAXAA UGU MIHIIM SAN MEYDKII OOLAGA GANACSANAYO MEESHAY KU AASAN YIHIIN MISE WAXAAD NA LED HAY WAA BEEN?​@@saidmm9953
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 месяца назад
Meyd halbixiyo soodhimahan walaal dadku waa soomaliye sooxanuun taasi ma ahan ileen majoogno wadan shisheeye Subaxaanallaah Allah ugargaaro umada Soomaaliyeed
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 месяца назад
Abgaal aa u danleedahay, ee cadee warkaaga.
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 месяца назад
Dadkan maskaxiyan u xanuunsan yihiin subxanalaah subxanalaah 😢😢😢😢😢
@kalidali4875
@kalidali4875 2 месяца назад
Wlh shaqo fiican ayaad wadaa cadaw Kuma haleelo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun war waa maxy masiibada Nocaan ah subxanallh wax walibo oo fool xun maxay xamar uga muuqdaan Horta Aniga wan Yabaye war dadka dulmiga wada Halala Dagaalamo somaliyey Toosa kaca
@saidmm9953
@saidmm9953 2 месяца назад
Waa beenriis waa warqad waxacla weydiiyey. Dib u daawo. Taliyaha booliska ayaana yiri qofkii meydkiisa la baxaayo warqad ayaa gobolku siinayaa ee gobolka ha tageen. Dacaayada rakhiista ah ee ninkan faafinaayo ha ku sirmin.
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 2 месяца назад
Xasan sheekh wuxuu marooyaa inuu canshuuro reer aakhiraadkii.
@luulahmed5138
@luulahmed5138 2 месяца назад
Waa been dhagahada ku maqashay inaan lacag la waydiin Allah ka cabso
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 2 месяца назад
Wlhi cuqubada hassan sheikh wado mid yar mahan
@saidmm9953
@saidmm9953 2 месяца назад
Ilaahey ka cabso Xasan ha masabidan.
@mfarah9231
@mfarah9231 2 месяца назад
@@saidmm9953 wlle muu ka hadlo hee waxaas wuu ogyahyee
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 месяца назад
Subxanalah wadankan dad aqli leh ma ku jiraan waxan dad aan diintii wey ka tageen uf xishooda dowlad ma ahan allaha idin mariyo waxaas talada hayo 😭😭
@abdiwarsame3507
@abdiwarsame3507 2 месяца назад
Xasan guurguurte illah ceebtaada ma asture
@fosiyaseid1403
@fosiyaseid1403 2 месяца назад
Illahayoow Naga qabo dadka meydka xanuunjinaayo illaahoow adaa caadil ahee Naga qabo dowladaan duliga ah dowlad tan ka fiican noogu badal rabiyoow
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 2 месяца назад
Waa dad nnaxarissta alle ka qaday oo xumaanta la daris ah
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 2 месяца назад
Markey qowleysato iyo Mooryaan iyo isbaaraley dalki madax kanoqotey waxan iyo wax kadaranba waa laga filanayey
@user-er3qz5ks9y
@user-er3qz5ks9y 2 месяца назад
Allahu akbar ilahayow musliminta kaqabu kuwan manahayashe ah ah subhanallah
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 2 месяца назад
Waxaan dhan xassan sheikh ayaa kadanbeeya ee ilaahay cimri deg deg Haku rido
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 месяца назад
Waa in la BAXSHAA QIDMADA SHIRKADDA ROWDAH ee SH. CALI WAJIIS.
@madinaainan3846
@madinaainan3846 2 месяца назад
Xassan dhiiqo masiibo kugu dhacday umadii nolayd & meydtidiba ma iibsatay qabri laguu waa ilahay idankii
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 месяца назад
Inaalillahi wa .ina ileyhi raajicuun meeshan dadkii arxankii wuu ka dhamaaday munasaroow barnamijkaagu waa qalbi xanuun meeshan masiibo ayaa ku habsatay
@maslah345
@maslah345 2 месяца назад
Waa yaab iyo amakaag
@zamzam5255
@zamzam5255 2 месяца назад
SUBXANALLAAH ILLAAHEEY HAKA QAABTO UMAADA MOORYANTA
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 2 месяца назад
waa wax lala yaabo waxa ka socodo xamer wax kalena waan sugeyna dadka xamer kunol mexey kasbaden war yaa noo sheega waxa khaldan
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj 2 месяца назад
Subaxanalah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 2 месяца назад
Dadkaas marxuumiinta alaha u naxariisto insha alaah balse dadkii waa iney qabuuraha waalidiintood ilaa shaqaan hubkana lasoo baxaan degana qabuuraha wixii uyimaadana iska difaacaan
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 месяца назад
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😮😮😮😮😮😮😮
@zamzam5255
@zamzam5255 2 месяца назад
INALLILLAAH WAA INA ILLEHII RAJUCUUN ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO SUAASHA QABRIIGA ILLAAHEEY HAA UU FUDUDEYO KIITABKEDA GACANTA MIDIIG ILLAAHEEY HAKA SIIYO SAMIIR IYO IMAAN ILLAAHEEY HAKA SIIYO
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 2 месяца назад
allaaa qaracan badanaa 😢😢 allow dadkas daliminta ah dalka iyo dadkaba ka qabo
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 месяца назад
Aallah ha u naxariisto Aamiin
@Zara-xe5fn
@Zara-xe5fn 2 месяца назад
Muqdisho masiibo gurato
@Aden-Chemistry-54_
@Aden-Chemistry-54_ 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢 In lilaahi wa inaan ileehi raajicuun
@zamzam5255
@zamzam5255 2 месяца назад
ILLAAHAAYOW KUWAA SIIDAAN UMAADA UU GALAAYO DHUULKA LAA JAAR
@ruqiyoosman7122
@ruqiyoosman7122 2 месяца назад
Subxaanallaah Laaxawla walaa quwata illaa bilaah subxaanallaah Saan Maa udanbeesi oo udhineed subxaanallaah illaahow dhulka barakeesan igu dil ilaahow somali ruuxdeyda haku qaadin yaarabi 😢. Subxaanallaah
@user-tp7hg9rw7r
@user-tp7hg9rw7r 2 месяца назад
Muqdisho dad naxariisti ilaahay ka guurtaa dagan
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 2 месяца назад
Bahasa dawalad ah hawiye waa ku fadhilateen
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 2 месяца назад
SubxanaAllah dowladu haday qabriyagada barakicinayso inay ayadu kasaartay ahayd wayo dad baa inta goboloada lagasaqaado bay mugdisho ku dhintaan o lagu asaaa o dadkoodii aysan xamarba jogin
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 месяца назад
Reer Muqdisho dulligaan naclad qabooyinkaa haka gilgishaan . Ilaaheey nacladiisa haku dhacdo DF waa TUUGO
@nuurabdule8464
@nuurabdule8464 2 месяца назад
Ceeb iyo foolxumo iyo diin la'aan ayaa ka dhacday meeshaan.qofkasta oo soomaaliyeed oo geeriyooday waa in meydka la sharfaa.tan dowlad maahin.waa ineey iscasilaan xasan sheikh iyo reysalwasaarihii.
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 2 месяца назад
yaahuu illahow na badbaadi yaahuu alle magan
@ibrahimmohamed9255
@ibrahimmohamed9255 2 месяца назад
Rer Xamar sidan ini loo duulesto wey mudanyihin, waxan ayaga doortay ee hakusamraan,,,, Ayago dowlad heesto oo qiiyam iyo karaamo leh ayey duulinimo doorteen😢
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 месяца назад
SUBXAANA ALLAH FAQASHTII WAY U DHAMAATAY
@FartuunMohamoud
@FartuunMohamoud 2 месяца назад
Ilahay dowlad caadila oo dadka iyo diinta udiir naxdo hanasiiyo
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 2 месяца назад
nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban allow sahal amuuraha.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Mooriyaantii lugu dhalay biliqada dadkii masaakiinta laga dhacay ayaa buuxa xamar🎉🎉🎉🎉
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Subxanlah dowladi wey bahalodey wey fashil tan xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid waxey so ka xasdan labadi odey tuugda sheikh bashir sheikh cali wajiis imanka alla inaga qad iskool bulisaya qaburihi meydki dadki dhintay fanaanti qaran aya la shagey iney ku aasan yahin qaburah iskool bulisaya qofki 20doller ba laga rabah hadu la bixin wayo lafaha meydka wa la ibinaya somaliyey mar dhawo waxad maqlidontan masjadada muqdisho guriyihi garonki gubta cagta tiyatarka garonka diyaradah adan cade dhamantoda oo la xarashay wad maqlidontan wey so dhowdahay aniga waxa ushegaya shacabka somaliyad ee muqdisho jogo san talo maha hubkina qada iska caliya dowladi wey bahalodey wey fashil tan xasan gorgurde familykisa marxun xamza labadi odey tuugda sheikh bashir sheikh cali wajiis argixisada damajid
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 месяца назад
Xasbunallaah wanicmal wakiil illaahow aabaheey oo dhintey basso yaan let dhihin yaa rabbi illaahow somli u gargaar yaa rabbi
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 2 месяца назад
Xasan sheikh sharafka ayuu inoogu ciyaaray.
@user-er3qz5ks9y
@user-er3qz5ks9y 2 месяца назад
Dadka qaburte kujiro hata weykabahsan laayeh wlh mayi muslimin ahen ayaka magala allaa meshe naharista kakurte ilahayow musliminta wala kadig amiin ya allah
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 2 месяца назад
Madaxwayne xasan sh maxamuud iska qabo kuwa sharaftada dhulka lagalay o saa tan u dhaqmaya o xilalka ka qaad
@mfarah9231
@mfarah9231 2 месяца назад
asiga baaba raaali oga ah
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
Xamar waxa ka socda waa gumaysi caadi ah dadku maalin walba si macno darro ah ayay ugu dhimanyaan cadaalad xumo geeri iyo mag la’aan haddana quburiihii ayaa looga daba tagay 😢 dadkan sidan hadday kusii socdaan way dabat go’ayaan wlhy
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад
Wzlee kuwaan dowlad maahee hogamiye kooxeedkaa dhamey
@zhako77
@zhako77 2 месяца назад
Wllhi koonfur dhul ayaa iga xiga ee dad igama xigo😢
@XxHannaxXFan
@XxHannaxXFan 2 месяца назад
Ka waran haduu farmaajo ahaan lahaa muqdisho waa laysku soo bixi lahaa
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 2 месяца назад
Sifican hada qabiil ayey ku taagerayan oo daarood yuusan idin maqlin bey ku jiraan
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 месяца назад
Farmaajo wadani weya waxaan kama suurtoowdo
@NusaibahMohudinMohamed
@NusaibahMohudinMohamed 2 месяца назад
Abahis siyad barre hore u sameyay wana lagu sabray teda kale farmajo qabyalad hawiye naceyn caay iyo madax hawiye shacab la weeraro qarax malayin eh iyo dad xubna sarsaro eh la dilo Kuwait sirdonia la dilo logu sabray
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 месяца назад
@@NusaibahMohudinMohamed siyaad bare wax ma canshuurin ee dadkii meel kala loo raray taasna waa caadi lkn qoladan lacag ka suubinaya meytada
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 2 месяца назад
Xasan gargurte ilahey narta haku fogeyo
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 2 месяца назад
Waa wada tuugo caqlina majiro walhi duf haku bexeene
@waxanahay1582
@waxanahay1582 2 месяца назад
Subxanalah
@ju4965
@ju4965 2 месяца назад
Subxanalaah ilaahay umada iimaanka hagaliyo😢
@umuaisha6859
@umuaisha6859 2 месяца назад
Subxaana allh
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 месяца назад
Madaxweyne Xassan maxaa ku dhacay Bismilaahi sidaan dawladnimo ma’ahan .
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 месяца назад
Cuqubo RABBİ idinku rid waxa waxan waxka radinaya.
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 2 месяца назад
Allaha u naxariisto 😢 yasinow aboowe 😢😢
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 2 месяца назад
Subxaanallah
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 2 месяца назад
Shacabka ha mudaaharaadan,shaqooyinka dhan hala joojiyo,tan hadaan laga dhiidhin wey soconeysa qofka meeydka ah qabrigiisa waa gurigiisii looga xaq laha,ilaahey ka baqa qofkasta wuu dhimanaya qabri a waa u baahan doonaa,arinkani yaan la aqbalin
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 2 месяца назад
War somaliyeey waxan dowlad ma ehee xabalaha qufaneyso. Shacaboow ku kaca billaa caleykum plissé 💔💔😭😭
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 месяца назад
من لا يرحم الناس لا يرحم الله❤❤❤❤❤
@elminaahmed1070
@elminaahmed1070 2 месяца назад
XAYAWAANYAHIW IRSAAQADAADU CAYBAYGASHAY CUNAHA WAALUGUFARISAN MARDHAW XUMAANFAAFI.
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Muslim xataa ma ahaa waa gaalo kuwaan wallahi gaalo baa meesha jooga shacabka wala cadabayaah
@menhee7408
@menhee7408 2 месяца назад
Maydka ayaa lacanshuuraa oo live ah waaye 😢
@DeerowIbrahim-wr4dc
@DeerowIbrahim-wr4dc 2 месяца назад
Kkkkk aduunyo jogow geel dhalaayo wala arkaa meed cashuur Laga qadayo
@Sahraomar-ln4hg
@Sahraomar-ln4hg 2 месяца назад
ilahayoow kiwan naga qabo adaa naga qaban karo
@FarxiyoXasan-ss4pq
@FarxiyoXasan-ss4pq 2 месяца назад
Saw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@user-bz3ix1jh8t
@user-bz3ix1jh8t 2 месяца назад
Subxaanalaah
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 месяца назад
La xawla wals quwata ilaa bilaa, SubxanaAllah
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 месяца назад
Xasbuna laahu wanicmal wakiil 😢😢😢
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 месяца назад
Xamar saan may maree 1992 baa lqgu noqday
@saidmm9953
@saidmm9953 2 месяца назад
Waa beenriis waa warqad waxacla weydiiyey. Dib u daawo. Taliyaha booliska ayaana yiri qofkii meydkiisa la baxaayo warqad ayaa gobolku siinayaa ee gobolka ha tageen. Dacaayada rakhiista ah ee ninkan faafinaayo ha ku sirmin.
@khansir4560
@khansir4560 Месяц назад
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم
@ArifAli-gy6pr
@ArifAli-gy6pr 2 месяца назад
حسبي الله عليهم..
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 месяца назад
Inaallilaahi wa inaa ileyhi raajacuu n😢😢😢😢😢
@user-er3qz5ks9y
@user-er3qz5ks9y 2 месяца назад
Ilahayow sihun hanagukeynin yahu
@user-cw4wo6fo7x
@user-cw4wo6fo7x 2 месяца назад
Armuu cudur ka dhashaa maydka subxanallaah.
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 2 месяца назад
Waxaan laayaabanahay dad oo daamiir laaheen shacab kacdoon laaheen waalaadilaa waa laabahdalayaa waa laadhacaa shibwax hadlaayo maaleeh
@Blackiislo
@Blackiislo 2 месяца назад
School police qabuuro maahin dalka dowlad fcn ayuu yeeshay waa in la raraa qabuuraha meel kale loogu badalaa munasar cuqdad ku heyso ilahey haku caafiyo dowlada amarkeyda waa waajib
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 2 месяца назад
Dawlad masha waa casaabad😢😢😢😢😢😢😢
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 2 месяца назад
Xaaraantii ay isugu hiiliyeen baa cuqubadeedii laga jarayaa cadaab aduun😢😢
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 месяца назад
Yaa Allah umad aan wadanka jogin ayaa ehelkod ku dugan 10days halaga baxsho ne wa layiri? Xataa culumadii wa la afduubtay!
@mohamedalimc8016
@mohamedalimc8016 2 месяца назад
Hassan garguurte ilaahay ku cadaab dheh
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 2 месяца назад
Adiga iyo xassan sh waxba isma dhantaa adeer adiguba waxaad ka faidaa dhipatoyinka wadanka ka jiro adeer Hadaa barta X aad soo dhigto dhibatada wadanka kadhaca waxaa igu balan ah inaad kashalayso
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 2 месяца назад
Subhanalahi
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 2 месяца назад
Waxan dawladnimo maahan wadulinimo dhibaato kaway oo qoflagu samayn lahaa tan majirto haday dadku iska qaban wayaan oydlmigaa sidaa kuxamilaan iyagoo mulimiinah ha ogaadan inay ciqaabta eebe kudhici doonto waxan uun kosokobi lahaa war Allah halaga cabsado
@basrabashir5726
@basrabashir5726 2 месяца назад
Maxaa noo haray oo aynan muqdisho wali ku arkin meedkada la bax markad labaxaysana can shut dhiib qabriga kale oo adku asaysana lacag bixi subxaanallah shacabka maykacaan oo waxan kadhiidhiyan alowsahal amuraha
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 2 месяца назад
Dowlad ku sheegu dadka Mey caawiyaan oo baabuur u u keenaan
@user-er3qz5ks9y
@user-er3qz5ks9y 2 месяца назад
Mxa meshe mayi muslimin jogen ilahayow nunahariso
@Gmaaad
@Gmaaad 2 месяца назад
Subxanallah aniga waa iga calool adag yihin meeyd masoo bixinkaro walhi hadaba cabsaday
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад
War waxaan dowlad maahee halagu jihaada
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 месяца назад
sheekooo darooood waa xasidiiiin...... kooooda yar ivo kooda wayn waaa qudhun
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 месяца назад
Subxanallah allaw sahal amuuraha
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l 2 месяца назад
Mayd aa calashuura aa mAqli jiriray asagoo baratikaal ah
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 месяца назад
This is going to affect the psych of the people; it is very damaging them long-term
@Kahih
@Kahih 2 месяца назад
Dadkan ayaga iswalay in ayka amusan aye eheeyd hal qof Hadi ay imwayan dowlada Aya dugilehayd ee iskadaaya qof dhintay qofki dulmay illahay ujeedo
Далее
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 7 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 1AAD | FAARAX
25:48
Просмотров 2,9 млн