Тёмный

Sida Gabadh Loo Xiiso Galiyo | Wey Kuu Xiisi Doontaa Maalin Kasta 

LoNe Poy
Подписаться 220 тыс.
Просмотров 174 тыс.
50% 1

12 Hab oo la hubo aad xiiso galin karto gabadh.
Welcome and subscribe thanks.
LoNe poy.

Развлечения

Опубликовано:

 

31 окт 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 187   
@riuumoha391
@riuumoha391 3 года назад
Lone poy wan ku aminsanahy yaqay😊
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Zxp subscribe jac mahadsanid
@abdifatahali3099
@abdifatahali3099 3 года назад
waxan anigu kula talin lahaa dhalinyarada inaanay ku degdegin jacaylka sababtoo ah jacylku maaha wax hawlyar sigaara haduu qofku dhalinyaro yahay waxaa qurux badan inuu marka hore naftiisa hormariyo oo isagu marka hore heer isgarsiiyo kabacdi waxkasta ayaga ayaa hadhaw iska imaan doonaaan jacaylku maaha wax nolosha lagu dhexwadi karo horta adigu guulo waawayn ka gaar naftaada
@mohammedalihoror1060
@mohammedalihoror1060 2 года назад
Sax wye
@sadaqcalixasan2054
@sadaqcalixasan2054 2 года назад
M,a wlhi xikmad ku hadashy Allah haku xafido
@maslaxmedia6805
@maslaxmedia6805 Год назад
Taladada waan qaatay wll 😢😢😢
@mohamednuor1884
@mohamednuor1884 3 года назад
Dhalin Yarooy hooy ka digtoonada jacelka ha umalaynina wax yar ee hadaad sidhaba wax u jaclaatan waxaad noqonaysan qofkale oo waxaad yeelanaysaa dabeecad tadi kaduwan hadal hadaladaadihure kaduwan
@zainabhassan6070
@zainabhassan6070 3 года назад
I wish I have that person 😔🧡🖤
@muniirdella4380
@muniirdella4380 3 года назад
💔🥰
@sayidation5548
@sayidation5548 3 года назад
Am that person can i join
@snfisomalia8456
@snfisomalia8456 3 года назад
Wish you luck sis
@user-zs4cd4hl1i
@user-zs4cd4hl1i 3 года назад
𝙺𝚔𝚔𝚔 𝚔𝚎𝚎𝚙 𝚍𝚛𝚎𝚊𝚖𝚒𝚗𝚐
@zakihussein9147
@zakihussein9147 3 года назад
Allaa waa aniga kaasi anaa samayn kara intaa iyo in ka badanba for sure.
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do 3 года назад
Maasha Allah soo dhawaw wallaalo illahay cilmiga hakuu siyaadiyo soo badi sxb mahadsanid
@sharmaakeyare5507
@sharmaakeyare5507 3 года назад
Waaaw waad naga waa shi pro 😂💯❤🙆‍♂️
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 3 года назад
Sxbow isla sidaas ayan uso jitay wilka an ka helay sidas ay tahyne waxba uma shegan karo mudo 2sano ayan is naqana balse ayantan dhankisa wxn dremaya xiiso wyo wu isbadaly mudo dheer wxn isku dayi jiry in aan daneyn isaga si ii iso xasuusto alx illhey ha i fududeyo arinteyda❤❤❤❤
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
aamiin wll❤
@yoonisheyle168
@yoonisheyle168 3 года назад
Abayo wiilkas haku dheelin plz xaq ayuu kugu leyhy
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 месяцев назад
abaayo hadda ma usheegatay 2 yrs ago alaha isu kiin barakeeyo
@mfayz980
@mfayz980 6 месяцев назад
Alle haku fududeyo Wll
@yaasinyare9125
@yaasinyare9125 3 года назад
Waan ku wataa kabtan keep going
@nimcoabdirahman979
@nimcoabdirahman979 3 года назад
Keep going wllky somaliyed wn ku jeclhy dar alle yaan ku jclhy
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 года назад
Cajiib waaye 😊
@elmijunior5527
@elmijunior5527 3 года назад
Macquul xitaa mar marka qaar in ay kugu riyooto Adiga🏊‍♀️💉💉😘😘
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 3 года назад
Thnks bro taloyin fican wad ina siisay insha allh kuwi ku guuleysta allah inga dhigo aniga iyo asxabta kle oo sideyda ah xariirka jaceyl leh👏👏
@shakirahmed8966
@shakirahmed8966 3 года назад
I need love Am feeling lonely 😞
@ancaam11
@ancaam11 3 года назад
Why
@xaashicadexaashicade6864
@xaashicadexaashicade6864 3 года назад
Waa ku wataa keep going pro
@ridwancabdullahi7962
@ridwancabdullahi7962 3 года назад
Keep going pro
@kowsar39
@kowsar39 3 года назад
Soo badi huno 💞
@enabazhbazh734
@enabazhbazh734 2 года назад
Legend ❤😔🖤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 года назад
Brother keep going its wonderful wisdoms
@ayaankaahin3473
@ayaankaahin3473 3 года назад
lone boy waa ku wata cimamadada lama haysan karo😘🤙🤙🖐👋❤❤❤
@macalinmaxamuud9705
@macalinmaxamuud9705 2 года назад
Mxa kawda cimamada
@maryanppe2230
@maryanppe2230 3 года назад
Masha Allah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@sharmaakeyare5507
@sharmaakeyare5507 3 года назад
Mahad sanid wll qali baa thy💯💯💯❤❤🤴👑👑🤴
@abdirashidhundubey8426
@abdirashidhundubey8426 3 года назад
Everything oo aad kahadashey it's true I have seen
@deqayazinofficial8753
@deqayazinofficial8753 3 года назад
Masha Allah hormar wacan insha allaah
@maxamedxamud5347
@maxamedxamud5347 3 года назад
Waa hadaĺo çad çad💙
@hashimabdi7667
@hashimabdi7667 3 года назад
Sxpkey taloyinkada waan kuheystaa waxan kacudsanaya side jecel kaga isku fahmi kartiin oo dadka gooni iskaga noqon kartiin Mahadsanid
@Kingmoha19
@Kingmoha19 Месяц назад
1.noqo qof aan la qiyaasi karin 2.haga hadlin naftaada wax badan 3 .u wad arimaha si tartiib ah 4. Waqti kala maqnaada 5.jooji taleefanka badan 6.ha noqon qof dhaarsan 7.si dagan wax u wad 8.si kadis ugu farxi waqti ka waqti 9.sii wax kugu soo xasuusan karto 10.noqo qof baashaal leh (qosol,maaweeli) 11.sii xasuuso qurux badan 12.last call keeda noqo
@mohammadomar888
@mohammadomar888 3 года назад
Thank you very much brother
@ayaanofficial3333
@ayaanofficial3333 3 года назад
Wow keep going
@cabdirisaaqyuusuf9676
@cabdirisaaqyuusuf9676 3 года назад
Mahadsanid sxb lone
@drsbahjasmart3948
@drsbahjasmart3948 3 года назад
Keep going bro
@mohamedkombany4214
@mohamedkombany4214 3 года назад
Mashallah
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Shukran ustaad
@queenhayatqurux2688
@queenhayatqurux2688 3 года назад
Wll waxa thy qof aad igu weyn ilhy hku barakeyo😘
@yuusufooliyo850
@yuusufooliyo850 3 года назад
Masha allah, Pro Allh ku daayo
@nasteexoabdi154
@nasteexoabdi154 3 года назад
Kuwdana Wllky....🤗🥰Alleh Hanoka DhafO Inbdn 🤲🤲
@foos4126
@foos4126 3 года назад
Waaw caafi maaha good advice maansha allaah thanks habo
@ahmednorsheikhali838
@ahmednorsheikhali838 2 года назад
🥰
@ft9ft930
@ft9ft930 3 года назад
Waad mahadsanthy walaal
@queenofdream3675
@queenofdream3675 3 года назад
Lone poy wax bdan ka faiday runtiii wxad noso galizaaa qof ka fog ood xiriir la leedahay si aad ku ogaan laheed thnkz pro
@orucneknok8252
@orucneknok8252 3 года назад
Asc asxaapta😍 Horay usoco Pro🤩
@maxmeddahir2821
@maxmeddahir2821 3 года назад
M.a keep going pro
@Coolvidz20
@Coolvidz20 Год назад
1- Noqo Qof Aan La Qiyaasi Karin. 2- Haka Hadlin Naftaada Waxbadan. 3- Ulawad Arrimaha Si Tartiib Ah. 4- Waqti Kala Maqnaada. 5- Jooji Taleefanka Badan. 6- Ha Noqon Qof Dhaarsan. 7-Si Degen Wax Uwad. 8- Sikedis Ah Uga Farxi Waqti Ka Waqti. 9- Sii Wax Ay Kugusoo Xasuusan Karto. 10- Noqo Qof Baashaal Leh ( Kaqosli , Maaweeli ) 11- Usamee Xusuus Qurux Badan. 12- Wac Habeenkii Markay Sii Seexanayso.
@user-tx4ps5yc5p
@user-tx4ps5yc5p 3 года назад
Saxiib lone xage kala soo xiriir sheeka rab inan kula wadago
@fuadmoha8551
@fuadmoha8551 3 года назад
Amazing
@gobaadaragsanmahamed5775
@gobaadaragsanmahamed5775 3 года назад
Waa ku wata lone boy
@muqtarmuqtar2129
@muqtarmuqtar2129 3 года назад
Yeah man
@cmaalikmikaail3138
@cmaalikmikaail3138 2 года назад
Aad ayaan ugu qanacaanahay waana kahelay wallhi mahad sanid allaah aku dhaafo wall macan
@cqaadirxasan6728
@cqaadirxasan6728 3 года назад
Super waye
@maxamedxuseeyn2745
@maxamedxuseeyn2745 9 месяцев назад
Masha allah
@omaarabdi99
@omaarabdi99 3 года назад
Thank you sxb
@muniiracalicumar2935
@muniiracalicumar2935 3 года назад
Msha allh⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 года назад
Alla mxaa nin iyo nin😂 daawaday wxy doonayaan gabdhaha msaakiinta iny jcyl iyo xiiso inty ku abuuraaan iny khiyaaman🤨 Wleee taasi ani maaha malin ksta Lone poy ban daawadaa wx ksta wn la socdaa wle lyma khiyaamo ninkaan calamadahn ku arko car aan ka daba yaaco sheeko😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌
@muscabbinu-saalax1899
@muscabbinu-saalax1899 3 года назад
🤣🤣🤣
@najiibmaxamed2034
@najiibmaxamed2034 3 года назад
Magac ninbaba kugu Qoroneh sidee wax u wadah😂🤔🤔
@makulatahay9928
@makulatahay9928 3 года назад
Your voice is so sweet bro.
@sakariyemohamedmursal3386
@sakariyemohamedmursal3386 Год назад
Ok
@ridwanupdulahi7226
@ridwanupdulahi7226 3 года назад
lone poy waa ku aminsanahy sxp
@abdinasirnasri6957
@abdinasirnasri6957 3 года назад
Aaad io aaad lagend 💪❤
@mohamedhusien8368
@mohamedhusien8368 3 года назад
Wan ku wtaa pro 🥰🤞
@mohameddiini2945
@mohameddiini2945 3 года назад
Wlhi qatar wye sxb
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Год назад
Lon3🔥🤞
@Suhaibdj
@Suhaibdj 3 года назад
Good
@drsjiyaa3822
@drsjiyaa3822 3 года назад
Waaw m.a
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 года назад
Maansha Allah ❤
@cfitaah5646
@cfitaah5646 3 года назад
Asc iwrn xld Sxp lone poy Horta waxan Ku leyahay hor mar wcn mida kle ani wan Ku tageraa sxp sidada okle inan noqdo Ayan jeclahay lkn garab ayan kaaga bahanahay Mel an kala so xarr isheg whatsapp
@digadigadigadiga5500
@digadigadigadiga5500 3 года назад
Thanks bro
@foosiyaofficial3744
@foosiyaofficial3744 3 года назад
Lone poy mclinkeena keep going❤
@AbdiraxmaanHikmaawi
@AbdiraxmaanHikmaawi 7 месяцев назад
❤❤❤😊
@Bakaal988
@Bakaal988 2 года назад
Mahadsanid
@jamaalabdikariim6850
@jamaalabdikariim6850 3 года назад
Kkkkkk Mahadsanid Lkn kuwo kle oo ka haboon baan hayaa hadad ubaahato wan kuso gudbin
@mubarikmoh1851
@mubarikmoh1851 3 года назад
Hore usoco lone boy
@abdifatax903
@abdifatax903 3 года назад
You are very romantic sxb wallahy
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 2 года назад
❤️🤞🏼
@yusufkuukupoy_____1377
@yusufkuukupoy_____1377 3 года назад
filin hindi ma fiirsanoya wab yabe😅
@ilhaancabdulahi
@ilhaancabdulahi 2 года назад
😂😂😂😂😂😂
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 года назад
Qof wax iga qarsadaan necpay😅anna sida wax loo qarsado ma aqaani
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 3 года назад
Isku mid nahy me and u
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 года назад
Sir mapa lihi brother xaqiiqiyaN😅kalyo xnuun pan qapaa halkii qofe dunidaN igaga filnaaNa wn hely alxm sidaN ahyna igu doorty
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 года назад
@@ilovealnasiixamedia1466 hhhhhh sanduuq paa wax lagu ritaa dee wlle paga
@hamdahonesty2415
@hamdahonesty2415 3 года назад
Sir hadadan lahyn wxaa tahy daasad dabada kadalosha cidna kuma rabto
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 года назад
@@hamdahonesty2415 hhhhh dadkan mxaa luray indr aNuu cid dmpoo I rapta mapa rapi wn fulay ee idinku siro yeesha halaydin xiiisee hye dheh
@CraxmaanXaashi-sw4dc
@CraxmaanXaashi-sw4dc Год назад
Ok wan sameynaa
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 года назад
Tea alone wan idinso xiisa🥳😴😴
@osmanpbug7580
@osmanpbug7580 3 года назад
Suuuu bro love you
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Poney Poy 3 Xeixei zxp
@FarmaajoCabdi
@FarmaajoCabdi 7 месяцев назад
Hadan szp qli haben walba 1saacsiyo warn intakalana ibashasho😊
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 3 года назад
Lone la”anta abaar sida nibanka lo xiiso galiyana kuso xiji nin kaa fog side lagu ogada inu ku jeclyahay
@cayni1560
@cayni1560 3 года назад
Wuh so gaLiyeyy wllOh ee baadh Qaaliyeyy
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 3 года назад
@@cayni1560 illahey abyo wn ka radinaya
@ashrafshiikhsiciid6107
@ashrafshiikhsiciid6107 3 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@zya4981
@zya4981 3 года назад
haha😂😂
@nazeemanayaati6849
@nazeemanayaati6849 3 года назад
Wwww aadey i cajibisy
@ahmedmohamedahmed2786
@ahmedmohamedahmed2786 3 года назад
Bro intas ad shegty wn sameyay lkn hada iyada ilama jogto 💔😥
@nrkishki1973
@nrkishki1973 3 года назад
Sorry bro
@marissamoha1588
@marissamoha1588 3 года назад
Sorry
@MohamedIbrahim-ss8fb
@MohamedIbrahim-ss8fb 3 года назад
Sorry
@zakihussein9147
@zakihussein9147 3 года назад
Waa talo fican cidii ka faaiidaysanysa.
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 3 года назад
Ciwankaga isii noh sxboow 😒😒☹️😔😔
@jacfarcraxmaan5152
@jacfarcraxmaan5152 3 года назад
Horta waan ku zalaamayaa zxbky lone boy.zln kadib waxaan kugula talinlaahaa inaad dhmn hablaha inga block garayso zbbtoo ah wixiibaa uduubmaya yacnii fhmyaan iga dhan mclnka jcylka.. kana waad mudantay in laguu saaro💞💞💞💞
@mahadhassanaadancabdi4467
@mahadhassanaadancabdi4467 2 года назад
Aad iyo Aad baa umahadsantahay WLl
@mahdiali5566
@mahdiali5566 3 года назад
Asxaabtaadaba waad Ka qoslisa wakhti laqaadataa maxaa kuu diiday inay gacalisadaada Ka farxiso wakhtina siiso
@hanadjamac634
@hanadjamac634 3 года назад
Sxp waxni wa sirtayda mxd u shegtay lkn ragana somlida waxas o dhan ma sameyan dagdaga ku bdn
@user-nj4rp2lq2g
@user-nj4rp2lq2g 4 месяца назад
❤😂
@bashkaboyofficial8928
@bashkaboyofficial8928 3 года назад
Horey usoco Aabo
@bashkaboyofficial8928
@bashkaboyofficial8928 3 года назад
Waan jeclaan lahaa inaad noo soo badiso Aabo
@axmedkhayre3655
@axmedkhayre3655 Год назад
❤❤❤❤
@yaxyecabdi6326
@yaxyecabdi6326 3 года назад
Mahad santahey
@mehbuubdek1937
@mehbuubdek1937 3 года назад
thanks again
@MGarboole
@MGarboole 3 года назад
Brother codkaga yara weynee
@laagladanlaago5646
@laagladanlaago5646 Год назад
🎉
@SamoReview
@SamoReview 3 года назад
Hambalyo
@safwaansheekhcalimaxamedca3818
@safwaansheekhcalimaxamedca3818 3 года назад
M.a pro rntii qodopo wx ku ool ah oo nolosheyda wx iga beddeli doono ayaa inoo tilmaanty 👌✌
@ckjeilani7117
@ckjeilani7117 3 года назад
Hhhh
@luqmaanbilaal315
@luqmaanbilaal315 2 года назад
Haaa
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 11 месяцев назад
Jamacade sameysay wll aqbartani
@xarro2128
@xarro2128 3 года назад
Kawarn proh hadii an ka badiyo kalmada wan ku jeclahy
@sardevichuwalie9811
@sardevichuwalie9811 3 года назад
intaad ka badin lahayd kalmada waan ku jeclhy badalkeeda tusi ficilkaaga jacayl
@hadipodcast
@hadipodcast 3 года назад
Hablow maxaa ka jira
@ckjeilani7117
@ckjeilani7117 3 года назад
Jaceyl wax Jiro Ma .aha inta igu Raacsan 👍👍👍
@fardowsoqurux133
@fardowsoqurux133 3 года назад
Jecel wa jiraa blse qof jecel ka kula daremo baa wali helin👏
@AminaldoApdi
@AminaldoApdi 3 года назад
Lone poY umadEna ma TiHid nio
Далее
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 26 тыс.
▼КОРОЛЬ СОЖРАЛ ВСЕХ 👑🍗
29:48
Просмотров 355 тыс.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
2 Hab Oo Aad Kusoo JIIDAN karto Qofka Aad jeceshahay
8:12
7 Gabdhuhu Ragga ku diidaan
9:46
Просмотров 45 тыс.
Sidee loo soo jiitaa gabadh aad ka heshay | Jaceyl
3:37
1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo
14:11
Sirtan shukaansiga ma rabaan inaad ogaato !
16:17
Просмотров 81 тыс.
MARKA AAD QOF BARANEYSO WEYDII SU'AALAHAN | Jacayl
6:59