Тёмный

Sida lo Sameyo appka WAAFI coins na loogu shubto! 🥶 

Özil Gamer
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 506   
@Ozil_Gamer
@Ozil_Gamer 2 месяца назад
Hormuud : shalay dad badan ku samestay Manta xoga code so dhici la Golis Sahal Telesom Save waye 👍
@GANACSADEBusiness
@GANACSADEBusiness Месяц назад
Ozilow
@GANACSADEBusiness
@GANACSADEBusiness Месяц назад
Waa ii hagaagi lahy
@mascuudmohamedali1950
@mascuudmohamedali1950 Месяц назад
Zxb iga caawi muqdisho joogaa hormuud hadaa ku isticmaalo mastercard ma ii soo saarayo😢😢😢😢😢😢😢zxb icawi please
@user-qx8vo1rw6t
@user-qx8vo1rw6t Месяц назад
ZXP telesom noogama shaqeynayso somliland ayaa naqaga xidhay waafi xalkeena
@abdulahicali4048
@abdulahicali4048 2 часа назад
War shp what's abka an kala xiriire lmbrka isheeg
@ZAMZAMMUSE-pz1ub
@ZAMZAMMUSE-pz1ub 2 месяца назад
Rafaaad badan iyo dadaal badan kadib waan kushubtay Mahadaasna alle kasa kow adaa leh talye😮
@APDAA01
@APDAA01 2 месяца назад
Hello
@hamze875
@hamze875 2 месяца назад
zxp iima shaqeenayo miyaa la xiray galabta wuu iisha qeenayee?
@kornail__G__wadani..
@kornail__G__wadani.. 2 месяца назад
Trie ma iga caawisid
@GaraadYaska
@GaraadYaska 2 месяца назад
Sxp side samese
@saygagamer5550
@saygagamer5550 2 месяца назад
Sxb what is app ka kaaly
@updywahaabhassan6304
@updywahaabhassan6304 2 месяца назад
Asxbaata video yaan la daawan oo kaliya subscribe iyo like halo taabto ❤
@cabdiqani2795
@cabdiqani2795 Месяц назад
Sidee isheg sxb
@gatimoowyare696
@gatimoowyare696 2 месяца назад
Zxb guul wacan ku rajenaa❤
@SalmaanCabdi-ys1lm
@SalmaanCabdi-ys1lm 2 месяца назад
Zxp iga caawi
@user-xt9wu4ny1o
@user-xt9wu4ny1o 2 месяца назад
Sxp iga 𝚌𝚊𝚊𝚠𝚒𝚢𝚎 waaN ku baryayaaye😢😢😢
@Jude.belingham791
@Jude.belingham791 2 месяца назад
Luuqa haligu caawiyo
@HusseinAbdi-om4ww
@HusseinAbdi-om4ww 2 месяца назад
Zxpey iga caswi
@kaamilgaming25
@kaamilgaming25 2 месяца назад
Thanks sxb sida dhalinyarada aad u caawineyso Keep going ❤
@JaylaaniCali
@JaylaaniCali 2 месяца назад
Zxp vidio kle kasamey si faahfaahsan wali mafahmin
@Ozil_Gamer
@Ozil_Gamer 2 месяца назад
Haye pro
@cabdulaahicabdirashiid1057
@cabdulaahicabdirashiid1057 2 месяца назад
Sxp wax na Fahansii Hormuud wataa Master card Iima soo bixin see wax u jiraan​@@Ozil_Gamer
@abdullahimaxamed-sy1ix
@abdullahimaxamed-sy1ix 2 месяца назад
@@Ozil_Gamertlye iphone ka soo samee plz ado mahadsan
@cumarcabdi1433
@cumarcabdi1433 2 месяца назад
​@@Ozil_Gamer Sxpw waxow idhahaa eror
@user-ex7pz3pc5l
@user-ex7pz3pc5l 2 месяца назад
Sxp iPhone ley yaa umaqan kasoo samey Lagend ❤
@mohamedismacilyusuf1095
@mohamedismacilyusuf1095 Месяц назад
Haaa saxib iphone wata imana shaqeynayo
@Suhaybaxmed-mh4se
@Suhaybaxmed-mh4se 2 дня назад
Zcp wllhi jano kugu ducaynaaa alle janatunfirdawsa hakugeeyo pro
@maxamednuur6284
@maxamednuur6284 2 месяца назад
War nio dadka ha qaldin, waainuu kow kuu furan yahy account salamn Bank ah, kadib intaan waye.
@KalidMo-v3n
@KalidMo-v3n 2 месяца назад
Sacib mastar karka nomasobaxayo😢😢
@zackizmail7172
@zackizmail7172 5 дней назад
Muito obrigado in Somali aaada umahd zanethyy ❤🎉
@khadarcabdi-vp5jz
@khadarcabdi-vp5jz Месяц назад
War nio aniga wuxuu so qoraya "card services are not allowed to this profile"cidii wax igu dhanta xarfaaney✋️
@Macalimoo1925
@Macalimoo1925 2 месяца назад
Zxp hal dhibaa jiro marka playstore soo galyso wxaa samysy lama fahmayo kliya wxaa leddhy playstore soo gal 😢😢 zxp halka ku celi data loso galinayo lacagta iyo xiliga ay dhacyso 🙏 🙏
@user-li7cn7qx6k
@user-li7cn7qx6k 2 месяца назад
Ethiopia ma ushaqeeyna
@hilaacdaahir2254
@hilaacdaahir2254 2 месяца назад
Sxb halka igu dnbysa markan lanbrka an kobiyeyay galiyay iyo tarixdi ayuu iga soboday
@DalmarDuulane
@DalmarDuulane Месяц назад
Waligeey waaku taageeri doonaa zxp big respect
@tarmuusgamer9697
@tarmuusgamer9697 Месяц назад
Sxb ifahansii😢
@KING_SADAAM1
@KING_SADAAM1 Месяц назад
Wra sedi ma ifahan siisi wad fa hante😂❤
@AxmednuurCadaawe
@AxmednuurCadaawe Месяц назад
Sxb pin-ka number-ka sidee loo gelinaa save miyaa , Hadii pin-keyga aan u sheego hadhow hadey lacagteyda iga shubtaan yaa ka masuul aj oo loo raacanaa illeen hormuud ma ahane?
@dajiye1-yl1zr
@dajiye1-yl1zr Месяц назад
Best vidio aa dawade😮
@maxamed_cabdi_xassan_____6693
@maxamed_cabdi_xassan_____6693 4 дня назад
Zxpow. Maba arkayside fariintayda 🥲 Master card. Dalbo lay dhahay wana 10$ maxa xal eh Free ma lagu helo miyaa wll. 🤔
@xasancadde-gw6jx
@xasancadde-gw6jx 2 месяца назад
Sxb wuu iididoya in uu ii geyo qebta master card😢
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 2 месяца назад
War Ani cml tahay
@armaandahir
@armaandahir 2 месяца назад
Zxp yaa lagaa walin ninkan mascar ugu Xiran nio
@munasar__maxamed2600
@munasar__maxamed2600 2 месяца назад
𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐭𝐚𝐚 🎉🎉❤
@Jude.belingham791
@Jude.belingham791 2 месяца назад
zxp i caawi
@cadnaanxuseen
@cadnaanxuseen 2 месяца назад
Shp muqdisho qofka joga wx lga rba salaam bank inu lahado😢
@Koonuur
@Koonuur 2 месяца назад
Haa ma argtay
@mahadahmed8366
@mahadahmed8366 Месяц назад
Sidee master card lacag loogu shubtaa? Account wasn't hystaa
@CabdifataaxIlkacase-xc1qj
@CabdifataaxIlkacase-xc1qj 2 месяца назад
Boqortooyo legend ❤😢 thanks bro
@shakra99
@shakra99 Месяц назад
Sxp wax fahmi waye ma iga cabin karta marka pink evc geliyo ma shaqenayo
@MohamedAweys-j8e
@MohamedAweys-j8e 15 часов назад
Postal code buu I weydiinaya
@boqoraxmad-qk3tk
@boqoraxmad-qk3tk 2 месяца назад
Zxb wllhi ma fahmin
@suldaanshaaciye125
@suldaanshaaciye125 Месяц назад
😮
@UpdyKani
@UpdyKani Месяц назад
Invalid pin code ayuu soo qoraya
@cismaancr529
@cismaancr529 2 месяца назад
nio markaa code galiyo oo uu isoo saaro ayuu iska soo kay bilaabaya
@aadanderow
@aadanderow 2 месяца назад
War taliyow anaa kula mida
@naajiyusuf3960
@naajiyusuf3960 Месяц назад
War sxb lacagta wan ku shubtay lkn wuu ii shaqeyn la,yahy wlhi waan ku wareer sanahy
@axmedXuseen-i6c
@axmedXuseen-i6c 2 месяца назад
Zxp waxan ma fahmin what'sappka lambarka aad ku isticmaashid hoos noo soo dhig
@XhakapoyXhakapoy
@XhakapoyXhakapoy 2 месяца назад
Lambarka sireeda waan galiyay lkn muku dhufsamayo
@CabdicasiisCalimuuse
@CabdicasiisCalimuuse 2 месяца назад
Sxb lambar master card iima soo qoraayo kan hormuudka lee iisoo jawaab😢😢😢
@abdinasirahmedhaaji6406
@abdinasirahmedhaaji6406 2 месяца назад
Zxpow verification code waafi qeybta money iima ogala inaan gudhah u galo 😮
@Wellex_Gaming
@Wellex_Gaming 2 месяца назад
muqal cimamad mudan
@LioLio-i8e
@LioLio-i8e 2 месяца назад
Mahadsanid pro ❤
@IbraahinCali-k9f
@IbraahinCali-k9f 14 часов назад
Zhp adoo maharani pestol code iigali
@ahmedfilow5882
@ahmedfilow5882 2 месяца назад
Sxp ano kenya jogo ma isticmali kraa
@abdosamadg3694
@abdosamadg3694 Месяц назад
Barigi horaba visa card ayuu lahaa 3sano ayaan isticmaalayay apkan
@abdifatahdekabdi8191
@abdifatahdekabdi8191 Месяц назад
Faaidada ku jirta inaa coins gato maxaa waaye
@MohamedNuur-mr5pq
@MohamedNuur-mr5pq 2 месяца назад
Zxp mesha cvc play store dhankee lagagala
@Ozil_Gamer
@Ozil_Gamer Месяц назад
Playstore ka gal Mesha account kaga ku dhufo Kadib meshas payment ku dhufo
@GarowmuhidiinAliyoow
@GarowmuhidiinAliyoow 2 месяца назад
Sx waad mahadsantshay lakiin si fiican noogu sharax oo degan
@FaaraxAlii
@FaaraxAlii 2 месяца назад
Keep going don't stop 100k aaku rajena dadaal ka wad pro❤❤❤🎉
@mohamed88466
@mohamed88466 Месяц назад
Appka magaciisa waayfi maaha ee waa waafi
@Ozil_Gamer
@Ozil_Gamer Месяц назад
Quraan maaha pro sida Doo to ugu dhawaqi kartaa
@mohamed88466
@mohamed88466 Месяц назад
@@Ozil_Gamer dee uguma dhawaaqi kartid sidaad doonto Siiloow baan adiagana kuugu dhawaaqi markaa
@MuqtaarOwcali
@MuqtaarOwcali Месяц назад
Sxb adigoo mahadsan wax yar siimka acoon miyaa loo furaa mise Maya sxb
@CabdiraxmaanMuqtaarjiile
@CabdiraxmaanMuqtaarjiile Месяц назад
Zxb bin ka markaan gilo kadib cod isoodiro mashaqeynayo ayuule yahay😢
@ManiiroDaahir12
@ManiiroDaahir12 Месяц назад
Zxp wllahi abaal marin baa leedahay 🎉❤
@hilaacdaahir2254
@hilaacdaahir2254 2 месяца назад
Sxb mcn aad bad u mahdsantahy
@Cristiano-cr7-acaunt
@Cristiano-cr7-acaunt 2 месяца назад
Wllahi mafahmin
@SomaliWeyn-oo9wr
@SomaliWeyn-oo9wr 2 месяца назад
Hormuud iyo somtel kuma sheqeynayo wll somtel lagamaba Ogolo golis io sahal bes waye😢
@MaximumBoss-p5y
@MaximumBoss-p5y 2 месяца назад
Somnet kawaran akhii​@@SomaliWeyn-oo9wr
@Cukaash10
@Cukaash10 2 месяца назад
​@@SomaliWeyn-oo9wrsxb wlhi wan yaabay hormud galiyy mesha mestercard ku qoron thy maba isoo baxooso yaab
@zaamarnold6672
@zaamarnold6672 2 месяца назад
​@@Cukaash10 wr tliow ana golis wata marka Mesha pinka La galinyo idhaafi maaye mxa qaldn shb
@xamzexareed-ii6rs
@xamzexareed-ii6rs 2 месяца назад
😂😂😂😂
@naajiyusuf3960
@naajiyusuf3960 Месяц назад
Postal code ka ayaan fahmi la,ahy
@naasirmuuse2217
@naasirmuuse2217 2 месяца назад
Sxp qeybta money wey iiweydey
@SakariyeHusein-mn8rc
@SakariyeHusein-mn8rc Месяц назад
Zxp lacagta iitaala accounti yadaayda sida PayPal maku shuban karaa wafimastercard
@ClrisaaqMaxamud
@ClrisaaqMaxamud 2 месяца назад
Ozilow mastikarka kasoo hadal markle
@Ozil_Gamer
@Ozil_Gamer Месяц назад
Ok pro
@mesoutziyech
@mesoutziyech 2 месяца назад
Sxp mesha money markan ku dhufto pinka EVC ga an galiyo cody uu iwaydina markan galiyana wu diida se camal
@engozmaabokar
@engozmaabokar 2 месяца назад
Zxp ha runta wye waxa samene lafta Internet ka iska dami tan hormuud ka data ka daaro haduu rabo yuu Internet ku jirin adiga iida lee daaro kadib code udir geli kadibna xita appka ado qad kugu jirin waa isticmali karta kaliya lafta hormuud ka lee data kadaaro
@CabdulaahiOsman
@CabdulaahiOsman День назад
Run miyaa😊​@@engozmaabokar
@shaaficishaafinho3596
@shaaficishaafinho3596 2 месяца назад
Mastercard iima sooboxo9yo
@youtubeSports.Channel
@youtubeSports.Channel Месяц назад
Iphone mia wadata?
@niyadsame790
@niyadsame790 Месяц назад
War zhp side play store ka loo tagayaa link da intas naso fahansii
@mrsaam7652
@mrsaam7652 2 месяца назад
Zhp numberka waan galiyay code na iima soo dhacayo maxaa wye ciladaas
@GuliedFaysal
@GuliedFaysal 2 месяца назад
chp waxan dhaafi waaya xagii aad ku dhufanzay calaamada naku tuzayza markan ku dhufto ma zhaqanzO ba
@Guuleed-u6y
@Guuleed-u6y 6 дней назад
wad mhad sntahay zhp wan samaystay
@cabdikariinsalaadcusmaan8112
@cabdikariinsalaadcusmaan8112 Месяц назад
Sxb See master card Meesha loso Galiya 😮Aniga Iguma jiree
@Zaki45192
@Zaki45192 Месяц назад
Tanks zxp War dhalinyaro ninkaan madaxa ha loo bixiyo youtubekisa❤❤
@updaleupdiqadir1012
@updaleupdiqadir1012 2 месяца назад
War zhp lacag ku shubay waafi side loogala baxana dhalinyaro
@Mahamedamin-b7i
@Mahamedamin-b7i Месяц назад
Sxbo appka markan soo dagsaday oo aan binka galiyey kaar mastar maba i tusayo
@Fotball1-q1e
@Fotball1-q1e 2 месяца назад
Bro IPHONE NOT WORKS
@waytotravel2475
@waytotravel2475 2 месяца назад
Sxp ani codba iima soo dhacaayo maxaa dhcey
@moha_wisdom_27
@moha_wisdom_27 2 месяца назад
Warya fahmay🙏
@mahadshabah6660
@mahadshabah6660 2 месяца назад
Mafahmin
@maxamedpishaar
@maxamedpishaar 2 месяца назад
Thanks walahay cilmibaa kaa faaiday guulayso wllkey❤🎉😊
@riimhussain5177
@riimhussain5177 Месяц назад
Cion halkee laga helaa app😢
@MaxamedCraxmaan-qv2eb
@MaxamedCraxmaan-qv2eb 2 месяца назад
Sxb ma fahmin anaga meesha mastercard card ku qoran wax kalaa noogu qoran video kale kasoo samey pls
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co 2 месяца назад
War garacaw sawdiga bariiski naga ciideeyay 😂
@Ozil_Gamer
@Ozil_Gamer 2 месяца назад
Oo cadaa 😂
@SalmaanXasan-uj3tl
@SalmaanXasan-uj3tl 2 месяца назад
tlye thanks sidaa nogu faidaysay
@CabdalaCabdiraxman-zh1vl
@CabdalaCabdiraxman-zh1vl 2 месяца назад
Zxb mafaham tay😂😊
@XamdaCabdi-ug2yo
@XamdaCabdi-ug2yo 2 месяца назад
Sxb anaga qaar carmastar noomajiro meesha sidee lo sameyaa
@mohamedcumar-z3b
@mohamedcumar-z3b Месяц назад
Legend libax atahay sxb
@GuutoAxmed
@GuutoAxmed День назад
Zxp Mastercard imuso bixin
@Dj___muse
@Dj___muse 2 месяца назад
Waa kaa hayaa sxp waad mahsantahay🎉🎉🎉
@Asadlion
@Asadlion 2 месяца назад
Sxp qaali mahadsanid video runtii aan u baahnaa
@MaxamedCabdifataax-sj5pc
@MaxamedCabdifataax-sj5pc Месяц назад
War nio sxb playstore ka se logu xidha
@XudeefiCade-xg2ts
@XudeefiCade-xg2ts 2 месяца назад
Sxb nambarka baswerka marka aam galiyo simikaarga ii soo saarmi mayo maxaa xal sxb
@MaxamedcawilCatoosh
@MaxamedcawilCatoosh 2 месяца назад
No channell isoo sarayaa wax mastercard ah muu isoo sarayo😂😂😂 mxaa qaldan
@Guled_yare904
@Guled_yare904 2 месяца назад
Waxn siday usocoto maba fahminba mxaa la dagdagyaa 😢
@HassanOmer-d7i
@HassanOmer-d7i Месяц назад
Zhp is Diwan galinta ayuu diidanyay payment failed ayuu dhahaya 😢
@SuheebMaxamuud-e8s
@SuheebMaxamuud-e8s День назад
sxp isoo jawaab card master intee ka keena
@Abdiwasacgaxnuug
@Abdiwasacgaxnuug 2 месяца назад
Postal code noo sheeg
@mustafYusuf32
@mustafYusuf32 2 месяца назад
Hadaadan salaam bank lahayn waqti ha iska lumin
@Shakuurjr
@Shakuurjr Месяц назад
Wllhi warun zxp asi master car ohesta nh
@khadarcabdi-vp5jz
@khadarcabdi-vp5jz 2 месяца назад
Card telesom ah maku shaqeynayaa
@mohaanyare427
@mohaanyare427 2 месяца назад
Sxbow ani Mastercard ma lihi maxaa xal ah
@ITS_ME_ZAKI
@ITS_ME_ZAKI 2 месяца назад
War zxp qali aad io aad umahadsan thy ❤
@MohamedAden-q9t
@MohamedAden-q9t Месяц назад
Cilad baa ihaysa inta udanbaysa password iwaydinaya
@MaskaCadde-nt3nb
@MaskaCadde-nt3nb 2 месяца назад
Pro si faah faahsan usoo samey wali ma fahminee
@shuaeb-g8d
@shuaeb-g8d Месяц назад
Nio muhiimada Mr card waaye
@abdallah19elmaas
@abdallah19elmaas 2 месяца назад
Lagend sida losameyo card wife lago xirtaa 10 dollars iwaydiiyay
@maslax-axmad44
@maslax-axmad44 2 месяца назад
Zxp video ga mrkuu marayo 3:10/7:20. Ma anan arkin waxa kuso baxay ee master card ka aad tabatay ah why? Bro
@MohamedYasinAbdirahin
@MohamedYasinAbdirahin 2 месяца назад
Saxib mesha pinka kadib wax kale oo soo qoraa
@ziizow
@ziizow 2 месяца назад
Rer kenya code manoso dhacaya mxa qaldan
@JibrilMMDaar
@JibrilMMDaar Месяц назад
Podcast isheeg baro wan grn wye
@Timiromohamedmohamed
@Timiromohamedmohamed Месяц назад
zxp please muuqaal kle ksoo hdl Alle drtiis
@AbdirizakMaslah
@AbdirizakMaslah 2 месяца назад
Sxb hormuud maba kushaqenayo appkan hadan galiyo codeka oo isdiwangaliyay maba isobaxayo mesha mastercard
@user-lo1sx2jx9k
@user-lo1sx2jx9k 2 месяца назад
Zxp mastercard haystaa lkn dhib google ka iiguma xirmaayo
@Asmar_Ak
@Asmar_Ak 2 месяца назад
Sxb wa I lugaysay caawadhan la rafanayay tiro ayuu rabaa adne magac gali leedahay😢
@shacraawipoi9166
@shacraawipoi9166 2 месяца назад
Sxb master card inaa sameesano muhiim miyuu u yhy
@ZuldaanIbraahim
@ZuldaanIbraahim 2 месяца назад
Play storka waxaasi iima soo baxayaan
@SakariyeDeeq-x8o
@SakariyeDeeq-x8o Месяц назад
Zxp xawalad lacag kajirta ma ku shaqayn
@Saabomohamett
@Saabomohamett 2 месяца назад
Mahadsanid zxp
Далее
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
@HolyBaam ультанул в конце 🧨
00:34
Просмотров 302 тыс.
Easy sidan ujabso free players points 🔥😱
8:59
Просмотров 35 тыс.
How To Start the EAFC25 Web App
17:39
Просмотров 9 тыс.