Тёмный

sida loo bilaabo blogging (taxanaha bisada  

Bigsheey online
Подписаться 2,6 тыс.
Просмотров 2,8 тыс.
50% 1

sida loo bilaabo blogging iyo waxad samayn lahayd 20 bari ee ogu horeya?
Blogging wahab aad macluumad, talooyin iyo fikrado kul wadagayso dadka soo booqanayo website-kada.
taxanaha bisada part 1
blog inad sameysato aad bey u fududahay balse inad u badasho ganacsi faa’ido leh waqti ayey u baahan tahay.
PART 1
waa inaad aqoonsatada niche-kada.
Waa maxay niche?
Niche - Waa u adeegista dad isku xisa ah kuwas u bahahi qabo adeeg.
Waa inaad aqoonsatada niche-ka dirada sari lahayd,
Ruun ahanti go’aan adan ka boodi karin mise iska indho tiri karin.
Si aad u aqoonsato niche-kada?
Qalin iyo book sooqado oo qor wax yabaha jeceshahay oo adka u xiiseyso
Tixgeli topic-yada aad jeceshay oo sacadoo ka hadli karto adigo ka caajisin.
Natiijada kuso baxday waa niche-kada.
Wuxu rabo ayu ahan kara, sida daryeelka xayawanaha, arimaha jimicsiga, babur wadida, talo sinta hooyoyinka urka leeh, ciyaraha ila ganacsiga.
Xasuusnoow waxa jiran dadyow kale oo aad isku xiiso mise isku hobby tihin.
Bloggadu wuxu noqon doona goobta aad dadkas iskugu keeni lahayd oo talooyin kula wadagi lahayd

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@AhmedBaari-st7qe
@AhmedBaari-st7qe 5 месяцев назад
Soo badi cashirada bloggink a ❤❤❤
@mohamedali-xo3to
@mohamedali-xo3to 7 месяцев назад
aniga niche waa fitness lkn wali research kuma samayn.. waiting part 2
@bukharifarah535
@bukharifarah535 7 месяцев назад
ustaad niche-kayda waa relationship waxana dirada sara raga
@mohamedabdallah8198
@mohamedabdallah8198 7 месяцев назад
ustaad sheeey! macalimu jazakallah, niche-kayga research ayan ku wada, waiting part 2
@Digitalcataloghub
@Digitalcataloghub 7 месяцев назад
Those are crazy results
@AfroHistoriX
@AfroHistoriX 6 месяцев назад
manshaalah, jazakallah ustaad
@updullmoha7480
@updullmoha7480 6 месяцев назад
Ustaadi❤
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 6 месяцев назад
Sidee lo helaa google search bdn
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 6 месяцев назад
si aad u uheesho mrka kobad waa inad ogad ogata inta qoof ee u bahan
@kartoossilver
@kartoossilver 7 месяцев назад
ustadi niche sida research loogu sameeyo wan fahmay
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 7 месяцев назад
manshaallah
@Duca954
@Duca954 7 месяцев назад
Walal waxan rapaa website blogger ah rapaa
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 7 месяцев назад
duca, niche-ka wax nooga sheeg iyo xogta soo gudbin rabto iyo sida rabto inad lacag oga samyaso
@Serenityofthesea
@Serenityofthesea 7 месяцев назад
​@@bigsheeyonlinewalal intee kala soo xariira
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 7 месяцев назад
@@Serenityofthesea +254796161470
@zakariyezak
@zakariyezak 4 месяца назад
Website malihid miya sxb linkiga hoos contac so gali
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 4 месяца назад
cafwan update ayan u dirnaay adeegena
@zakariyezak
@zakariyezak 4 месяца назад
@@bigsheeyonline whatsupp kaga hadi lagu la so xiriiri karo sxb
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 4 месяца назад
@@zakariyezak +254796161470
@naturebeauty7373
@naturebeauty7373 4 месяца назад
QOFKI UGU HOREYAY EE SOMALI AH EE SEMRUSH SHARAXA MISANA DISCOUNT WALI KA HEYSTA BY THW WAY WA NA KASBATAY
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 2 месяца назад
shukran wll qali, halkan waxan u jooga wa dhalinta
@mohamedissack4832
@mohamedissack4832 5 месяцев назад
somali makashaqyaa
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 2 месяца назад
haaa
Далее
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 11 млн
Waa maxay blogging?
9:55
Просмотров 2,2 тыс.
Ha bilaabin ganacsi adigoon ogaan lixdaan talo.
4:57
WAA MAXAY NICHE MARKETING?
34:54
Просмотров 2,3 тыс.