Тёмный

SIDA LOO JOOJIYO FARXAD GALINTA DADKA | DHIBAATOOYINKA AY LEEDAHAY INAAD DADKA FARXAD GALISO 

Wax Ka Barro
Подписаться 437 тыс.
Просмотров 91 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 162   
@mohamedrashid7117
@mohamedrashid7117 5 лет назад
Cabdirisaaq Faarax, Ustaad Wllhi Qalbigaan Kaaga Duceeyay. Aad Baad U Mahad Santhy
@nuurmhachennal9499
@nuurmhachennal9499 5 лет назад
Good lesson❤ full respect❤ C/risaaq faatah👏👏👏
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 лет назад
Dadka looma joojiyo waayo looma dhamaynkaro qof kasta oo aad wanaajisa aduunbu isku kaa rogaya dadka xun loma baxo dadka wanaagsana si macquulaa loo wanaajiya💚💭❤👍👍👍
@wiiloxasanverygood5577
@wiiloxasanverygood5577 5 лет назад
Mhddnd guuleyso
@hassanmyusuf8653
@hassanmyusuf8653 5 лет назад
Hgg
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 5 лет назад
Dhaman dadka waan farxad Galiya , anigoo faraxsan . - lkn raxleynta iyo farxaddu waa kala baab 🤣🤣 inaad dadka u raxleyso weeye waxa uu vediogani ka hadlayaa weeye dadow . - qof inad u raxleyso aya hoos u dhigeysa kalsoonidaada - qof inad u raxleyso ayaa ku eekeysineysa qof u baahan qofka kale . - balse inad faraxsanato dadkana waji farxad leh ku qaabisho waa waxa ay diinteenu ina fareyso 🤣 Sheekha barnaamijka diyaariyey labada erey wuu isku qaldey raxleyn & farxad . => inad qiimo yeelaTo hadad rabTo waa inad intan le dahay bas :- - qof furfuran . - qof dhibatooyinkisa xaliya - qof leh hab-dhaqan fican . - cibaadada Intani waxay dhalidoonTaa inad :- - inay dadku jecladan iney ku agjoogan ( ilen qof furfuran aya tahe ) . - iney dadku xal ka raadiyan ileen qof xaliyey dhibatoyinki aya tahee - iney dadku ugu daydaan ( ilen hab-laqankaga ficane ) . - inad noqoTo qof cibadeystana faa'idoyinkeedu waa sadexdan qodob ee kale iney yimadaN 😍
@salmanmahamod1560
@salmanmahamod1560 5 лет назад
Ustaad shukran chanel aan wax badan ka kororsadey fadlan liketa halila dhaafin
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin Год назад
Thank you cabdirisaaq psychologist zxp nooo soo badi muuqalada cilmi nafsiga dadka iyo dumarka
@cabdirashiidal-cabqari2752
@cabdirashiidal-cabqari2752 5 лет назад
Mahdsanid inbadan Tababare wax aan ka bartay nolashaydana Wax ka badalay❤❤❤❤
@ini-xajicabdale3327
@ini-xajicabdale3327 5 лет назад
Runti wlhi tani wa mid ani igu socota kalsooni ban ka hely iyo dhiirigalin meeshn maanta bn xaqiiqsdy wax wlba ilaahy hku dhowro wll qali aad bd u mahdsnty keep Going bro❤💟💟💟
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 5 лет назад
C/risaaq Farah aadban kuusalamayaa ustaad
@WaxKaBarroo
@WaxKaBarroo 5 лет назад
DHIIRIGALIYE waan kaa qaaday walal. Sidoo kale
@nuurmaxamed7071
@nuurmaxamed7071 4 года назад
C/risaaq walaahi nafteyda waan farxad galiyaa
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin Год назад
Thank you cabdirisaaq psychologist zxp nooo soo badi muuqalada cilmi nafsiga dadka iyo dumarkaba zxp
@abdirahmanalidirie186
@abdirahmanalidirie186 5 лет назад
Mahadsanid Ustaad Cabdirizaq faarax wlhi waxaad tahay qofka glia ee qalbigayga io maskaxdayda pa dhisa Allah Kaa abaal mario🙏🏼🙏🏼
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 5 лет назад
Mahadsanid ustaad
@gadafmedia230
@gadafmedia230 5 лет назад
Aad baan ka mahadcelinaa sxb wax yaabahaan oo kale aad baan ugu baahanahay ee inoo soo badi insha allah waxey inoo tahay dhiiranaan Allah haku xafido C/risaaq faarax
@jecelyahanpoi7261
@jecelyahanpoi7261 5 лет назад
Ala wlh Cabdirisaaq farax Allow janada ku geey Ustaaad anku faano🤩
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 лет назад
Jecel yahan poi ASC wll subscribe isar
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 лет назад
Abdirizak farah awed my teacher alleh haku sharfo ma jecli inaan dadka raali geliyo ama aan farxad geliyo anoo naftayda xaqiraya wxn jecelahay naftayda inaan heer gaadhsiiyo❤
@CabdisamedsidiiqIbraahim
@CabdisamedsidiiqIbraahim 11 месяцев назад
Walaley muxu uga jeeda farxad galin
@abdifatahabdulahi6578
@abdifatahabdulahi6578 5 лет назад
Ma jecli daka inaa rali galiyo Lkn wxn raligaliya naftayda😗😗😗
@nimcofarah8783
@nimcofarah8783 5 лет назад
Waa ku mahda celinayaa macalin markaan arko Chanel kaaga saaid ayaan u farxaa 😍😍
@sumayosaciid8760
@sumayosaciid8760 5 лет назад
Muuqaalkan wax bdn ayn ka faaiidey runti mhdsnid wll guul wcn😍👍😘
@abdirahmankhalif6016
@abdirahmankhalif6016 Год назад
Masha allah mahadsanid brother
@alleulaabo7895
@alleulaabo7895 5 лет назад
Horay usii wad dhiirigalinta dadka, ani ahaan videoyadada badanaa way i caawiyaan #CabdirisaaqFaarax 💪
@fartunwarsame8730
@fartunwarsame8730 5 лет назад
Maa shaa Alllah May Allah reward you bro
@hamdaismo766
@hamdaismo766 5 лет назад
masha Allah shukran ustaad c/risaaq faarax waan Ku salaamay
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 5 лет назад
brother udhoola cadey soma ahan lkn farxada lama wada siin karee.... thanks ...kalsoonida Nafta ❤....
@halahalaaamuniirwadani6745
@halahalaaamuniirwadani6745 5 лет назад
Good lesson👌👍👌☝teacher c/risaaq❤❤thnks
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 5 лет назад
Mahadsanit inbadan walal qaali Jazakallah kheyr hore usoco waligaa
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 года назад
Mnsha allh allha ku xafido caqligah amiin
@mohameddaud4457
@mohameddaud4457 5 лет назад
Mahadsanid Ustad
@ciiloowaanada5169
@ciiloowaanada5169 5 лет назад
Masha allah wx badn baan ka fa'iiday thanks
@nasraabdirahman5829
@nasraabdirahman5829 4 года назад
Kkkkkkk hadaladaadan wa saxiix wllo mahadsanid
@ibrahimfoode1366
@ibrahimfoode1366 5 лет назад
Mhadsanid suldane waxa ad ka hadashy wa wax jra o xaqiqa ah carab ayaa horay utiri رضا الناس غاية لاتدرك Ee rabigaga,walidkga iyo nafsadada rali geli dadku waa danee ha is dulleen Sfcn u grty MAHADSANID
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 3 года назад
thank you teacher
@lilabdi2629
@lilabdi2629 4 года назад
Allah haku barakeyo abdirasaq , noolow inder Intey nolali jirto gull gull ❤️❤️❤️❤️
@YMA-H
@YMA-H 5 лет назад
Mahadsanid sxb qaali
@mlossa25
@mlossa25 5 лет назад
Today I am the first one somali weyn hala ee cimaamado
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 3 года назад
Mahadsanid
@supermohamed7084
@supermohamed7084 4 года назад
Masha alh wll markasto wanna dhirigliisaa markazto
@abdiadan5961
@abdiadan5961 5 лет назад
My teacher noloshayda wax baden ka badaley c/risaaq cafimad iyo cimri dheer ayaan guulle kaaga baryey❤❤❤💯✔⚘👈
@kulmiyechannel7188
@kulmiyechannel7188 5 лет назад
Thanks teacher c.razaq farah
@zakariakhalid933
@zakariakhalid933 5 лет назад
Best teacher in the you tube C/risaaq faarax 👨‍💻👨‍💻👨‍💻🙋‍♂️❤💚❤💚
@SantoshRaj-dg2tr
@SantoshRaj-dg2tr 5 месяцев назад
Software name?
@faraskapython2510
@faraskapython2510 5 лет назад
ku aaminsanhay wlhi wax badan kaa faa'iidaa maalin walba Shukran CF
@shukrialasow5218
@shukrialasow5218 5 лет назад
Walalkey illahay qeer haku siiyo noo soo badi barnaamij yadaan pls Wlhi waan ku xiranahy chanalknal
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 3 года назад
Waad mahadsantahay walal Waan ka fiidaya manashallah
@maan-maal9183
@maan-maal9183 5 лет назад
masha allah waxa aan aad ula dhacay video yada aad soo dhigto RU-vid channelkaaga Waana run oo waxa ay burburinaysaa kasoo nidaada Like hala dhaafin hadaad igu raacsantahay
@ayaancabdi6958
@ayaancabdi6958 2 года назад
Mhdsanid ustaad 💯👍
@safaphones5320
@safaphones5320 4 года назад
Waaa run dumarka ma jcla ninka marwalba u nacam leeya...........bini aadmkana majiro qof marwalba farxd galinkra ...... muuqaalkan aad bn uga hely ...mhdsanid wll..
@maamecade5864
@maamecade5864 3 года назад
M a aad iyo aad baan idinku mahad celinayaa wax ka baro chanel
@maymuunali6201
@maymuunali6201 5 лет назад
Mahadsanid ustad😍
@hamzoow377
@hamzoow377 5 лет назад
Thankz teacher
@sagaldhool521
@sagaldhool521 5 лет назад
Thank you walalo
@shukrishacni1793
@shukrishacni1793 5 лет назад
Masha allaah aadbad umahdasan tahay cabdirasaaq
@ahmedjamal9126
@ahmedjamal9126 5 лет назад
Mahadsanid ustad
@wardamohamed2748
@wardamohamed2748 2 года назад
i like it man
@wzzdayax5672
@wzzdayax5672 5 лет назад
Mashaalh wll
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 лет назад
Hore u soco sxb cabdirisaaq faarax
@mostophormpmostophormp6663
@mostophormpmostophormp6663 5 лет назад
Ustaad jira keep going
@brmawi0119
@brmawi0119 5 лет назад
Muuqaal kan inta uu iso kordhiyay manta alle unba qiyasi kara waxn rajaynaya inu dadkalo badana cawin doono mahad buxda sxb #waxka_baro chanel
@CabdisamedsidiiqIbraahim
@CabdisamedsidiiqIbraahim 9 месяцев назад
Walaalow anigu maba fahmin waxay farxad ganlin
@cahojamaldhodi7316
@cahojamaldhodi7316 5 лет назад
Wllo masha allah wax badan baa kafa idna horey usoco wllo
@Saraamustaf99
@Saraamustaf99 3 года назад
Waa mahadsantahay aboowe
@khalidxuseen257
@khalidxuseen257 2 года назад
Asc sxb cid mubaarig
@xaraggoelmi4417
@xaraggoelmi4417 5 лет назад
Aadbaad u mahadsanthy😊
@caadowalboxunkadherow
@caadowalboxunkadherow 3 года назад
Inaan dadka farxad galiyo waa iska dhaaf 😢qof baahi bdn inaan noqdo ma jecli wlhi 😢inaan farxad galiyo waa iska dhaafa 😢
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 2 года назад
Walahay waa run arintani
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 5 лет назад
Allaah haku guuleeyo. Wllhi wax weyn ayaad ka hadashay wll.
@cutecats6478
@cutecats6478 5 лет назад
Ilahay janada haku geeyo walaL mahad sanid
@alluaxmedlyrics9334
@alluaxmedlyrics9334 5 лет назад
Thanks macalin
@medkhayrdon6783
@medkhayrdon6783 2 года назад
Thanks bro
@abdixakiincumarmuseabdixak8351
mahadaanid sxb waxbadan ayaan kaa faaiidnay
@kismaayoguulwade2078
@kismaayoguulwade2078 5 лет назад
Ustaaad 1 su aal ayaan wataa Waxaan kaa rabaa inaa ii sheegto APPKA aad ku hapeyso qoraaladan ok guul sxb
@paxsadofficial5313
@paxsadofficial5313 5 лет назад
Frist person ahaY apdirazk pro muqalka waan dhameystaY pink iizaR❤💥
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 лет назад
Somaliga iskasax nio
@laylokarim6539
@laylokarim6539 5 лет назад
Ani waxaan ka farxiyaa ciyaal keega bis dadka kama farxiyo
@isha_biriqdedachannel9793
@isha_biriqdedachannel9793 5 лет назад
Ku mahadsanid soo tebintaada
@wihibcali6391
@wihibcali6391 5 лет назад
Buugaagta cilmi baadhisahan ayku qoranyihiin wax maad nooga sheegi kartaa mahadsanid!!!!
@yacquupahmedxidig5909
@yacquupahmedxidig5909 5 лет назад
Ggh
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 года назад
Chanelkii Ugu fiicnaa ee Aan arko Abid
@KINGSIDAANI
@KINGSIDAANI 5 лет назад
thnks ustaad
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 года назад
Waa arin wanaagsan
@shakourskofficial7932
@shakourskofficial7932 5 лет назад
waad mahadsanthy ustaadkayga ibnu faarax
@nubileahmedmahamuudlabaale6647
Carisaq ustad anigaba wa ku tageera lkn tan mugdi Aya iga jiro waxa laga yaba Ina sikale ufahmy iga dhadhici
@ahmedkaape7565
@ahmedkaape7565 5 лет назад
Cashankaan wlh nolosheyda waxbadan buu ka badaley Xili aan ubaahaney aan heley🙋🌟😙
@updirisakshuaib5718
@updirisakshuaib5718 5 лет назад
Thnkz wllo qli
@almanaarmedia4794
@almanaarmedia4794 5 лет назад
Anaa u horeeya
@aragchannel7869
@aragchannel7869 5 лет назад
Thank u
@abdinajib9760
@abdinajib9760 3 года назад
Keeeeep going
@apdilahiapdiapdilahi1127
@apdilahiapdiapdilahi1127 5 лет назад
Go forward 😍😍😍😍
@omarnaasir
@omarnaasir 5 лет назад
Cabdirisaq faarax waad mahadsantahay wllo
@samsamjamac5685
@samsamjamac5685 2 года назад
Good leson
@axakiinmaxamadcali7971
@axakiinmaxamadcali7971 3 года назад
mahad sandid wll waxaad noo mujisay waxyabo naga qarsonaa 💞💞💖
@armaanpoi6962
@armaanpoi6962 5 лет назад
M.a thnks pro
@badal861
@badal861 5 лет назад
Thanks
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 лет назад
Maanta casharkan aad baan uga helay💚💭❤💟👌👍👍👍👍
@aminaamish242
@aminaamish242 2 года назад
MashaAlAh waa arin jirto 👍❤️❤️
@faraxcalasow573
@faraxcalasow573 5 лет назад
Good Cabdirisaq Faarax
@حمدعبدالرحمن-م7ر
@حمدعبدالرحمن-م7ر 4 года назад
Wlhi hadal kaasi waa sax walal sharaf baad leedahay
@zamriyeofficial9599
@zamriyeofficial9599 5 лет назад
Ustad aprizak Meeqsi bkuu Keep going
@ahmednorchannel9420
@ahmednorchannel9420 5 лет назад
Waad mahdsnthy ustd❣❣
@abdirahmanabdalla9160
@abdirahmanabdalla9160 5 лет назад
Mahadsani macalin watahaynin in allala intii afsomali ku hadasho Faa ido weyn
@marwaabdullah7159
@marwaabdullah7159 3 года назад
muqalkni wuu i anfacaya waayo wxn ahay dadka jecel inay dadka raaligaliyan wax faaiido ah maleh intaan isku dayey inaan qof raaligaliyo wali ma arag qof iigu hagar baxa saan anigu ugu hagarbaxo
@abdirahimjagabe1082
@abdirahimjagabe1082 5 лет назад
shuran sxb cabdirizaaq
@suxufikoke5379
@suxufikoke5379 5 лет назад
Macalinka nolosha abdirisaaq go forward
@maragmadontojannell8083
@maragmadontojannell8083 4 года назад
Video video yadada kamida markan dawa nayo wan ku soo cesh ceshta runtii video gan one year ago weyi 🥰
@maxkosicid9028
@maxkosicid9028 3 года назад
Shugran zhp waxbadan ayan kaa faa iday
Далее
🤔ЗАЧЕМ ОНИ ЭТО ДЕЛАЮТ?🤦‍♂️
00:49
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Просмотров 9 тыс.
DİLAAGA DUMARKA İSAGA OO WAAYEEL AYAA LASOO QABTAY.
15:06
Talooyinka Nolosha || Jackson Brown .
20:49
Просмотров 70 тыс.