Тёмный

Sida loo qoro | Chapter four | data analysis, presentation and interpretation 

Подписаться
Просмотров 44 тыс.
% 697

Hagaha Ardayga = waa xarun taasi oo si' fudud, tayona ay ku dheehan tahay ka siisa taba-bar ardayda jamacadaha wax la xariira maadada RESEARCH METHODOLOGY,
Nagala soo xirir
whatsapp number +252615263600
tiktok @abuukarkurbi
telegram +252615263600
Gmail : Abuukarmaxamedkurbi@gmail.com

Опубликовано:

 

19 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@Zamy00.1
@Zamy00.1 Месяц назад
Ustaad aad baa u mahadsan tahay buugeyga kaalin weyn ayaad ka qadatay , allaha kaa abaal mariyo aduun iyo aakhiraba 🙏
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Месяц назад
Ameen ustud, Adna ALLAHA kuugu anfaco
@NaturalEmotionss
@NaturalEmotionss 2 года назад
Aad baan kaaga mahadcelinayaa JUN-2022 waxaan diyaariyay thesisBook gaygii kaalin mug leh baad ka qaadatay Aduun iyo Aakhiraba Allaha ku sharfo wllhi anigoo la meelaan ka bilaabo ayaan helay Casharkaan waxaam rajaynayaa jiilka iga danbeeya inay ka faa'idaysan doonaan oo sidaan oo kale ay kuugu mahadcelin doonaan❤🙏
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Xqq Inta aan ku haminayayba ayaa intaasi ah wll. Allaha hakuugu anfaco inta aad iminka fahamtay, dibna ha u ilaabin ee sii xaji. MAHADSANID
@haatirpoi8109
@haatirpoi8109 Год назад
sxb anigaa hada kafaaiiday oo sanadkan ay tahay qalin jabintayda ustaadka allaha sharfo
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 2 года назад
Masha'Allah wallahi Macalinkeyga Qaaliga ah ayaa tahay wax weyn Ayaan kafahmay MAAADADAAN RESEARCHKA markii aa dhageystay casharadaada waxaana si gaar ah kaaga mahadcelinaa sida wanaagsan aad wax usharxeeso oo ah marka koowaad theory kadibna practice waxaa tahay macalin Qaali ah oo nagu weyn, indhaha ayaa noo kala qaaday ilaahay haku barakeeyo ADUUN IYO AAKHIRO.
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Dhiira galin tii iigu mudnayd ee kala kulmo chanelka iyo duco qiima badan baad iigu feeqday wll. MAHADSANID Waxa aad sidoo kale i dareensiisay in wixii aan soo tacbay aysan meel xun iiga bixin. Adigana qalbiga ALLAHA kuu dajiyo wll, maadadana kii fahmaa ALLE hakaa dhigo MAHADSANID
@cabdiqanimaxamedcali4468
@cabdiqanimaxamedcali4468 2 года назад
Masha Allah ustaad aadbad u mahadsanthay sida quurxda badan usharaxdey rabbi haka abaal mariyo inta hadhsan noo so dhemestir
@ahmedabdirahman2
@ahmedabdirahman2 2 года назад
Mansha Allah Macalin Allah ha kugu abaalmariyo Janooyinkiisa sare sida aad noogu faaidaysay, Macalin waxaan kaa codsan lahaa inaad noo dhamaystirto buuga oo aad chapter 5 soo dhigtid, buugana aad dhamaystirtid
@ibrahimomarmohamed8192
@ibrahimomarmohamed8192 2 года назад
Si loo faideysto adna u faaido cashara soo badi brother aad bad umahsan thy
@farxaancawil926
@farxaancawil926 8 месяцев назад
Ustaad waad mahadsantay, lkn muuqaalada waad dheeraysay , sharaxaadana waad ku celcleinaysaa ee si muuqaalku ukoobnaado carabka fududee iyo sharaxaadaba Mahadsanid
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 7 месяцев назад
In aad fahamto yaa muhiim inoo ahayd uun sababta loogu celcelinayona waaa ardayda meesha ku jirta ayaa midba si' wax u fahma 1 hal shub (mid hal mar wax ku fahma) 2 shub Iyo 3 shub ba
@sharifow9998
@sharifow9998 2 года назад
runti aad baan kaaga mahadcelinya sida wngsan ee aad uso diyaarisay chapter 4 👌
@hodonaadanshidane1188
@hodonaadanshidane1188 Год назад
After one year Wanku faaiday thanks
@yahyeqorshe9972
@yahyeqorshe9972 2 года назад
Jazakumu-Allah Ustaad wax badan aan kaa faa'idey ,Allaha ku sharfo.
@Ahmedsahal-lf5hw
@Ahmedsahal-lf5hw Год назад
Mhdsnd macalimoo wax bdn waan ka faaidnay thanks
@saciidcagmadhige9887
@saciidcagmadhige9887 7 месяцев назад
Aad ugu mahadsantahay macalin anigoo wel welsan oo meel aan ka bilaaba wayeya ataa video daawaday aad ayaa ugu fahmay ustad waa ma hadsantahay ustad janada allaha kugu abaal mariyo abaalkaga ma gudi karnee
@dualemacalinahmed6593
@dualemacalinahmed6593 2 года назад
Mancha Allaah bro Allaah haka ajirsiyo wakhti aad noo hurtay
@danuu3067
@danuu3067 Год назад
Aad iyo aad umahadsantahay wlh wax badan oo badan aan kaafaiday jazakallah kheyr 100m subscribe inkabada baad uqalantaaa
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Год назад
mahadsanid ustud hore u soco
@Shafie211
@Shafie211 Год назад
Thanks zhp wa ka faaiday
@nasribilan813
@nasribilan813 2 года назад
shugran wll alle hakaa abaaliyo waxbadan ayaan ka faaaiidnay
@elmiahmedmohamed1369
@elmiahmedmohamed1369 2 года назад
Chapter Five goormee soo galeyneeysaa teacher
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Mar dhaw wll
@calimuluqow863
@calimuluqow863 2 года назад
ustad buuga xagee laga helaa
@Munayo12
@Munayo12 Год назад
asc ustad hdii research design kaagu u yhy correlational research design uma baahna miya charts iyo graph in la sameeyo se haddi loo baahanyahay keeba ugu macquulsan scatterplot iyo line graph, pie chart, bar chart
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Год назад
wcs ustud ugu horeyn mid ogow sawirka ama graph ku inta badan waa shey la adeegsan karo layskana dhaafi karo, balse inta aadan go'aan qaadan kaliyah waxa aad eegtaa guidline ka ay jamacadu ku siiso iyo talada uu supervisorku ku siiyo. mar walba labadaasi ayaa kuu muhiim ah.
@mohamedfarahahmed8985
@mohamedfarahahmed8985 2 года назад
Ustaad asc, Waxaan aad uga helay buuga hagaha Ardayga cashardana waa daawadaa. Arday buuga research ka qorana waan ahay. Marka buugaas. Sidee ku helaa, meel aan kala soo xiriirana waa waayey. Mahadsnid
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
0615263600 whatsapp.
@simraanmahmood7080
@simraanmahmood7080 2 года назад
We need chapter 5 ustaad🙏
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Wll whats app 0615263600 la xiriir
@saddamabdikheyrow8857
@saddamabdikheyrow8857 2 года назад
Mahadsanid ustaad
@mohamedabdirahman8062
@mohamedabdirahman8062 2 года назад
Ustaad Mansha allah wuu i anfacay daraigagani hada waxan wada thesis buug waxan aad ugu qancay buugaga hagaha ardayga halke ka heli kara
@elmiahmedmohamed1369
@elmiahmedmohamed1369 2 года назад
Book ga waan soogatay Aniga WhatsApp ka kala xeriir Macalinka
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
0615263600 whatsapp wll
@NastexoCabdi-k1n
@NastexoCabdi-k1n 8 месяцев назад
Mahadsanid 🙏
@abdirahmanmohamed2908
@abdirahmanmohamed2908 2 года назад
Shukran ustaad
@zakhiadek8718
@zakhiadek8718 2 месяца назад
2024 thnk you so much
@abdirezakkelif7602
@abdirezakkelif7602 Год назад
Mhd SND wll
@dualemacalinahmed6593
@dualemacalinahmed6593 2 года назад
Allaaha haku barakeyo wll spss noso gali
@crahmaancolaad6924
@crahmaancolaad6924 2 года назад
M.A Ustaadi. Waxaa ka sugnaaba Waa Chapter 5
@FANSOORMEDIA5367
@FANSOORMEDIA5367 5 месяцев назад
Asc wll su’aal baan qabaa oo rabaa inaad iga xaliso fadlan fariintaydan markaad aragto isoo jawaab plse🙏
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 4 месяца назад
Isoo qeydii ustud hadii aan garanayo waad helaysaa
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 2 года назад
Keep up the good work bro
@munaahmedabukar9427
@munaahmedabukar9427 2 года назад
Thank u wllo
@fardowsaalihassan5118
@fardowsaalihassan5118 2 года назад
Mahadsanid wll
@aasiyaahmet7442
@aasiyaahmet7442 2 года назад
Walal shukran mark hore mark xigta waxd Ka tagtay graphic Mise sidan Wax Ku wadaa plz noo soo samee graphic isgo la socdo
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Graphku waa mid aad u samaysan karto, hase ahaatee ma aha wax uu ardaygu ku qasban yahay. Hadii samayso iyo hadii kaleba wax sidaa au weyn kaama maqna
@mohamedabdirashid9637
@mohamedabdirashid9637 Год назад
1.8+0.8 miynay agyn=2.6(2.4 sidy uso bxaysa ustaad?
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 11 месяцев назад
Ustud bani-aadam uun baa la yahay wixii la qaldo waxaa ka muhiimsan in aan fahamno meesha aa u socono, waxaa macquul in meesha aan u socona aa afka ka sheegayno balse falka aa qabanayno uusan ahayn kii loo bahnaa. Markaa wixii qaldan naga sax wixii wanagsana aan wada qaadano. Soo dhowow ustud. Mahadsanid
@Juu_123
@Juu_123 2 года назад
Thnkz mclmow🫡🥀 plz ch5 so boobsii io isku xerka boook intas u dran🥹 july book dhameystrn la iiga rbaaaye🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Insha ALLAH Ustud waa diyaar goor dhow
@hafsasaidshire181
@hafsasaidshire181 Год назад
Wd mahadsanthy wll mcn rbi hka abaal mariyo sidad nogu sharaxday wxn ku dhex jira diyaarinta buuga wll wxn ka codsano buuga hagaha ardayga inan helo iso jwb wll
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Год назад
Amiin wll, adigana ALLAHA kugu anfaco. Kala xirir no whatsapp +252615263600
@craxmaanmaxamed465
@craxmaanmaxamed465 Год назад
Ustaad sideen u heli karaa hagaha
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Год назад
0615263600 whatsapp nomberkaasi kala xirir ustud
@abdifitahhashisalad8476
@abdifitahhashisalad8476 2 года назад
Asc ustd danban kaa lahaa ee intee kaka soo xariiraa
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
0615263600 whats app mamule
@AbdiBarre-bz4rd
@AbdiBarre-bz4rd Год назад
Ustaad buuga hagaha miyan ka heli karaa playstoteka
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Год назад
Whatsapp nomberka kani 0615263600 kala xiriir
@abdirahmanmuktarhared1759
@abdirahmanmuktarhared1759 2 года назад
Asc ustaad Halkee ka helaa buuga research o af somali ah aàd iyo àd wan kula socdaa Mahdsndid
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
0615263600 whatsapp. Mahadsanid
@AbdinasirAbdilahi-p2e
@AbdinasirAbdilahi-p2e Год назад
Sidee buugan u heli karaa wll
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Год назад
whatsapp 0615263600 kala xirir ustud
@calimuluqow863
@calimuluqow863 2 года назад
ustad buuga xagee laga helaa
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Whatsapp 0615263600 kala xiriir
@dualemacalinahmed6593
@dualemacalinahmed6593 2 года назад
Plz wll spss noso gali
@maxamuudyuusuf9893
@maxamuudyuusuf9893 2 года назад
ustaad chapter five
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga 2 года назад
Mar dhaw insha ALLAH
@GeraldMphande
@GeraldMphande 5 месяцев назад
put it in English
@SulaymanCabdalla
@SulaymanCabdalla 4 месяца назад
Mhdsnid
@marvinsdaniel
@marvinsdaniel Год назад
Can't you speak English? This kind of video you are doing for the whole world, official language is English
@Hagahaardayga
@Hagahaardayga Год назад
Yeah! Sir But this lecture is not for the world, i record for only somali students. I think u feel. Thank you for u quetion.