Тёмный

sida loo sameeyo website blog | Website lacag laga sameeyo | Full Course Website blogger 

Yaasir Marketer
Подписаться 64 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Shirkadan Domainka ka iibsaday sidookale Linkiga Discount Badan oo 60 % ayaa lasocda
⬇ ⬇ ⬇
bluehost.sjv.io/Ry4g3v
•••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••
⬇ ⬇ ⬇
Group channelkeena soogal
t.me/Yaasirmarketer
Whatsapp ka hoose
wa.me/+252905053619
Wa.me/252905414963
Course Part 1 : lessons sida loo sameeyo website cusub •
00:00 Horudhaca sida loo sameeyo website blogg Qurux badan
05:33 Sida loo Loo create gareeyo website blogg cusub
08:00 Sida website blogg kaaga post loo soo dhigo
10:31 Sida website blogg kaaga loogu sameeyo Labels
12:46 Sida website kaaga loo soo galiyo theme
14:15 waamaxay sababta uu ugu baahan tahay Website blogg kaaga Domain &Hosting
15:47 Sida website kaaga Loog sameeyaa Domain iyo Hosting
24:27 Sida password cusub loogu sameeyo Domain bluehost
25:49 Sida loogu xiro domain website blogger kaaga
31:05 Sug website kaaga Saacad meelahaa infa uu jaamka ku jiro
31:28 Sida website kaaga loog sameeyo Redirect
•••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••
32:19 Hordhaca Qeybtii 2aad sida website loo sameeyo
32:30 Sida website kaaga looga Remove gareeyo Copyright Footer
34:30 Sida Logada Blogger looga Remove gareeyo Website kaaga
35:02 Sida Website Loogu sameeyo Logo Qurux badan canva
38:50 Sida website kaaga loo sop galiyo logo
39:28 Sida website blogg loogu sameeyo Main Menu
43:24 Sida website kaaga loogu sameeyo pages sida About iyo Contact
45:50 sida website loogu sameeyo contact page
49:10 sida website kaaga Traffic loogu sameeyo Google search consol
53:04 sida website kaaga loogu sameeyo Logo icon Favicon
55:50 Sida website kaaga loogu sameeyo Notification One signal
1:03:02 Faldan Muuqaalka like saar & Subscribe ardayoow
Shirkadan Domainka ka iibsaday sidookale Linkiga Discount ayaa lasocda
⬇ ⬇. ⬇.
bluehost.sjv.io/Ry4g3v
● Website lacag ta ugu badan laga sameeyaa internetka adiga oo website kaaga qooraala kooban kusoo qoraya bishii tusaale ilaa 10 post kaliya sida Faccooka usoo qorto aadan lacagna ku helin ayaa Website kaagana usoo dhigin waliba lacag ku helin Adiga oo u furanaya shirkadaha markaa Xayaysiinta saara...
● waxaa ubaahan tahay Domain iyo Hosting waliba shirkadaan Services badan oo Qiima jabana waa kugu darin waana shirkad awood badan oo Security wanaagsan waa tan Hoose ⬇ ⬇. ⬇..
bluehost.sjv.io/c/3542139/145...
●●●●●●●●●●●●●●●●●□□
Soogal Telegram Groupkeena oo Kamid noqo ardada sida Free ah wax uga barata
⬇ ⬇ ⬇
Group channelkeena soogal
t.me/Yaasirmarketer
Wa.me/252905414963
igala soo xiriir Ciwaankayga Telegram
t.me/Yaasirmarketer10
______________________
••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••
sida loo sameyo website dhameystiran afsomali, cashro sida loo sameyo website, sida loo isticmaalo wordpress, website sidee loo sameya, ecommerce website sida ugu fudud ee loo sameyn karo, hab ka loo sameyo website casri ah, website ganacsi ah sida loo sameyo, sida waxbarasho sida loo sameyo, full course web development, sida loo barto web development, casharo ku saabsan web development, muuqaal pro,
Sida loo sameeyo website, baro sida loo sameeyo website, sida website lacag looga sameeyo, website, sida website loo sameeyo, lacag, sida loo sameeyo website wordpress, lacag samee, sidee online lacag looga sameeya, si fudud online lacag oga same, meeqe youtube lagasameeya, website lacag laga sameeyo, qaabka ogu fudud ee lacag loga sameen karo online, sida online lacag looga sameeyo, how to make website, website lacag laga helo, sidee website loo sameystaa, how to buy domain and hosting, best cheap web hosting, cheap domain hosting, sidee loo sameeyaa website free ah, html and css somali, yaasir marketer, sida loo samaysto website, sida loo samaysto blog, websiteka ogu fcn ee lacag laga sameeni karo
blogger, blogger tutorial, blogger tutorial for beginners, blogger website, blogging, , how to create a website, blogger to wordpress, Website blogger
sida website lacag looga sameeyo, dirisle abdi, sida loo helo free domain iyo webhosting, sida loo iibsado domain iyo webhosting, waa maxay domain name, waa maxay webhosting, sida online lacag looga sameeyo, sidee lacag ku heli karaa, ogaansho, website lacag laga helo, Sida domain
Bluehost, bluehost review, bluehost web hosting, bluehost tutorial 2022 bluehost 2022, how to buy domain and hosting from bluehost
qulasada filimada, maxamed qadar, lacag samee, ogaansho, sidee website lacag looga sameyaa, sidee onlineka lacag looga sameyaa, lacag, Geellebashiir
, sida wesbite loo soo galiyo posts, sida post loo galiyo website, sida loo sameeyo website, sida loo samaysto website blog bilaash ah, sida loo samaysto blogspot, sida loo samaysto blog, sida loo samaysto website, sida loo samaysto blog bilaash ah, blog sida loo samaysto, sida loo samaysto,#blogspot sida loo samaysto, sida, #blogger

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@empireshow1
@empireshow1 Год назад
Zhp thanks somalia dhalinyarada u baahantay baa ka mid tahay maanta hadaa wadan kale ka soo jeedo dhawr million aa ku daawan lahaa lakiin dhalinyarada Somalida waxaa lagu waalay waxaan u Dan ahayn thanks zhp
@yahyearashiid4051
@yahyearashiid4051 7 месяцев назад
Zxp Yasir keep going , thank u sooo much❤
@mohamedaweysmohamed471
@mohamedaweysmohamed471 Год назад
Yasir walagu tabi dona sxb waliba dad badan o anigu ka mid ahay ayaa ku xusi dona walibana iyo kuwa naga sii danbeya masha allah Guuleyso bro
@kabitaanojr10
@kabitaanojr10 Год назад
Mahadsanid sxb runtii wax badan ayaan ka faa,iiday
@4166Ama
@4166Ama Год назад
Masha Allah mahadsanid ustad
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 Год назад
Cashar ka qiima badan weligey kama fiirsan youtube bro mahadsanid imbadan wlh waxbadan ayaa ka bartay website sameyn wax adag moodi jiray
@Fahadsiciidmaxamed10
@Fahadsiciidmaxamed10 2 дня назад
thanks lagend
@mohamedaweysmohamed471
@mohamedaweysmohamed471 Год назад
Walal yasir marketer ad ayaad umahadsantahay muqaladii o dhan kan ayaa iga deqey wana samayn dona wana kula so wadaagi dona . Waa intii an kula socday waxa hada dhaxda I maraya mid an anigu samayey mahadsanid abaal ayaan kaga hayaa
@qaniyarepesofficial2667
@qaniyarepesofficial2667 Год назад
keep going pro waa kuwataa
@sacadaadan9055
@sacadaadan9055 Год назад
Keep going zhp
@daiidfaarah927
@daiidfaarah927 7 месяцев назад
Mahadsanid
@weedh-cade2325
@weedh-cade2325 Год назад
Legend
@dheefreeb8377
@dheefreeb8377 Год назад
Sxb ma aqaan si aan kuugu abaal gudo alle haku sharfo.
@dhayibreadingplatform3179
@dhayibreadingplatform3179 Год назад
Waad mahadsan tahay ustaad
@axmedcali3815
@axmedcali3815 Год назад
Thank you teacher help me
@Mohaaabdalle
@Mohaaabdalle Год назад
Innaba caadi ma ahan. Mahadsanid Ustaad.
@siyadinhohasan8449
@siyadinhohasan8449 Год назад
Abaal marin
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Shirkadan Domainka ka iibsaday sidookale Linkiga Discount ayaa lasocda Qofkaan.haysan visacard ama mastercard wan ka caawin.ilasoo xiriir ⬇ ⬇. ⬇. bluehost.sjv.io/Ry4g3v Sida loo sameesto paybal : ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-KrLZvPpK0xY.html ⬇ ⬇ ⬇ Group channelkeena soogal t.me/Yaasirmarketer Whatsapp ka hoose Wa.me/252905414963
@siyadinhohasan8449
@siyadinhohasan8449 Год назад
Sxb master card iyo viscardba mahaysto iga caawi sidee loo helaa. Maqasab baa in labathaba lahaysto mise?
@adansaleban3131
@adansaleban3131 Год назад
Ustaad visacard ma haysto ethiopiana waan joogaa sidee iiga caawin kartaa
@haybe143
@haybe143 Год назад
Asc sxb waan garty balse hadaanan haysanin visa ama Master card oo kaliyah aan haysto PayPal account mxaa xal ah waxaana joogaa Kenya.
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Wa caadi
@user-cw5zy5kr1m
@user-cw5zy5kr1m 11 месяцев назад
Sidee wabsite si fudud u isticmaali karaa by mobile
@MohamedSaid-jr6tr
@MohamedSaid-jr6tr Год назад
Saaxib si laygu index gareeyo wep kayga maxaa laygag baahan yahay?
@Siviw
@Siviw 8 месяцев назад
M.a
@NastehaAli-hz4xs
@NastehaAli-hz4xs 6 месяцев назад
Ani blogging bis sameeyey website see ugu daraa
@maslahaliahmed7840
@maslahaliahmed7840 Год назад
M.a wa cashir u qalma in Mel fog lageyo
@Juniorblackmamba
@Juniorblackmamba 7 месяцев назад
Walal menu footer maqabo website keyga Eeee side usameya
@daahircade7265
@daahircade7265 Год назад
Mclin allah kusharfo waxan raba inad isameyoso website igucawi intas
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Whatsapp ka ama telegramka igala soo xiriiir
@hungryman1738
@hungryman1738 Год назад
Ninkan ma maxamed maxamud galayr baa isha fahan sxb wa ku salaamay
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Wcs bro
@abdifitahMuhumed-gb5lr
@abdifitahMuhumed-gb5lr 8 месяцев назад
​@@YaasirMarketer❤
@meelwacanhaye77
@meelwacanhaye77 Год назад
Asc wll sideen lacagta kuqaadanayaa oo xageen kaqaataa wll
@sacadaadan9055
@sacadaadan9055 Год назад
Lkn zhp wordpress ka zhp ka so zameeH video
@sarhayeamedia8802
@sarhayeamedia8802 Год назад
Sxb ada u mahadsan tahy wxn ubahnahay mel an kalaso xariro wxn haya website yo lacag ayan kasameyey lkn wxn kalasari la ahya iney scam yihin iyo in kale
@tagtoiyotimaado6666
@tagtoiyotimaado6666 8 месяцев назад
Halkeen kaalasooxiriiraa??
@mohamedsuudi4631
@mohamedsuudi4631 Год назад
casharku waa fiican yahay lkn ustaad lanbarka aad ku qorteen si laydiinkala soo xidhiidho, lama qabanayo, whats appkana cidi ka jawaabi mayso, si aanu course yada isu diwan galino maxaa xala
@saadaamcabdiraxiin9806
@saadaamcabdiraxiin9806 Год назад
muqalkn hadan dhameysto ma sidas ayaad ku shaqeysaneysaa mise adsense ina furato ayaa waajib ah si aad lacag uga sameyso
@edenengda2398
@edenengda2398 9 месяцев назад
Make this video in Amharic
@daudali1869
@daudali1869 Год назад
Usatad wad mahdsantay lkn halkenu kala soo xidhidhna khaladado badan ayaa naga hor yime
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Walaal telegramka ama whatsappka
@afnaaneddabsan
@afnaaneddabsan Год назад
xage kala so xirira mclin whatsap isheeg
@xogahashow6192
@xogahashow6192 Год назад
Wax jirta cilad dhinca contact us ka ma dirmayo Mxn sameeya iso sheg bal
@maxamedsaacid2832
@maxamedsaacid2832 Год назад
Asc
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Wcs
@akshcb9276
@akshcb9276 Год назад
Asc Akhii sideen ardeyda uga mid noqon karaa Qurbo joog aad u xisey naya ganacsiga ahay bro
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Waa lagu caawin bro whatsappka igala so hadal
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 4 месяца назад
​@@YaasirMarketerwll website education, e-commerce, and blogs lagu soo gudbin karo noo soo samey fadlan😊
@abdirahmanmohamed-nd7oz
@abdirahmanmohamed-nd7oz 7 месяцев назад
m.a
@MascuudMaxamed-ks2tc
@MascuudMaxamed-ks2tc 7 месяцев назад
Asc
@faysalahmed-mj8qr
@faysalahmed-mj8qr Год назад
Sxb isoo qabo qaybta commentiga
@abaabulkanafta9522
@abaabulkanafta9522 Год назад
Ustaad aad baad u mahad san thy lkn ani wuu isoo aqbali waayay hadaan ku helinayaa
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Wax ka badal hab qoraalkaaga low content kor iskaga qaad
@naturerelaxmovement3771
@naturerelaxmovement3771 Год назад
Saaxiib aniga website copyrightka qaabka loo sameeyo reply igu soo dir noteka
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Sxp sidee si fcn u faah faahi
@naturerelaxmovement3771
@naturerelaxmovement3771 Год назад
Websitekaaga copyrite soo kama dhigan yaasirmarketer2022 Qaabkaas ka dhigan waayay fahmi waayay saaxiib
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo Год назад
Asc so dhawow sxb
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Wcs wll
@abdifitahMuhumed-gb5lr
@abdifitahMuhumed-gb5lr 8 месяцев назад
​@@YaasirMarketer4:46
@wllpreem7051
@wllpreem7051 Год назад
Like kabadan aa uqalan taa taliye 😁🔥🫵🏼🥰🥰
@subayrxaydar7824
@subayrxaydar7824 Год назад
Ar zxp telephone mlgu samyn karaa mana lagaga shaqaysankara
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Course dhan oo aan teleefan ku sameen ayaa jira
@abdifitahMuhumed-gb5lr
@abdifitahMuhumed-gb5lr 8 месяцев назад
​@@YaasirMarketer❤
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 2 дня назад
imisa visitors ayaa lagaga samayn karaa lacag sxp
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 2 дня назад
Sxp kaliya wa in website kaaga booqasho joogta ah helaa
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws День назад
Mahadsanid sxp Lkn wadan Aan adds /Advertisements Malaga Samayn karaa blogger lacag ?
@mohamedahmedmohamed2131
@mohamedahmedmohamed2131 9 месяцев назад
asc sxb waxaan raacay ;ink bluehost waana samaystay webkii caqabad ayaana ihaysata ah inuusan isoodirin verification kii iina shaqaynayn lacagtina waa iga goostay marka walaalo meel aan kalaso xariiro iisheeg adoo raali ah
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 3 дня назад
Sidee wax kuu noqdeen walal
@aliabdiali6780
@aliabdiali6780 Год назад
Asc ustad yaasir Hal su,aal. Post lasoo galiyo English miya lagu qoraa ustaad mise soomaali Google adsense post nooce ah buu aqbalaya ustaad fadln iga jwb ustad Waa dhisty website ustaad inta iga jwb
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Walaal post aan cophright laheen gali oo diyaarsan ilaa 800 eray gaaraya
@aliabdiali6780
@aliabdiali6780 Год назад
@@YaasirMarketer luqada soomaliga waa ok saw ma,ahn ustaad mise English waajib ah
@aliabdiali6780
@aliabdiali6780 Год назад
@@YaasirMarketer mhsd ustaaf
@Yaresiyad
@Yaresiyad Год назад
Contact us ku ma shaqaynayu code wan qaday I'd namber kan wanka badaly marka Maba dirmayo macalin arrin ka wax ka qabo waa all websites
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer Год назад
Wll telegramka free yaasirmatketer course ayuu yaala linkigiisana telegramka wayn yaala
@Yaresiyad
@Yaresiyad Год назад
@@YaasirMarketer haa lkn maba shaynayo contact us ka Bal tijaabi marka hore
Далее
Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips
9:29
Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money
7:40
HOW DID SHE WIN??
00:49
Просмотров 15 млн
Sidee Website 10 minutes Igu Sameyaa | AI 2023
19:02
Просмотров 28 тыс.
7 Wordpress Plugins I install on all websites (2024)
15:07
Free Course: Blogging sidee lacag looga sameeyaa?
46:24