Тёмный

sida loogu edit gareyo video mobile kaada full course bilow ilaa dhamaad 

Muuqaal Pro
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

sida loogu edit gareyo video mobile kaada full course bilow ilaa dhamaad, sida loo edit gareyo video mobile, mobile sida loogu sameyo video qurux badan, sida loogu hagaajiyo video qurux badan mobile, best androide app video editor, vn video editor, sida muuqaal loogu sameyo mobile hab casri ah, sida loo helo free program video editing ah, sida loo sameyo color correction, muuqaal cajiib ah sida loogu sameyo telephone, hab ka ugu fudud ee loogu editi gareyo video mobile,adam nor hassan, muuqaal pro, video production afsomali,
--------------------
📌HALKAAN KA SO DEG APPLICATION KA
---VideoLap
play.google.co...
KU SO BIIR BARTA TELEGRAM
t.me/muqalpro
--------------------
📌CASHARADA PREMIERE PRO
▶PART 1
• Baro Video Editing Ado...
▶PART 2
• Baro Video Editing Ado...
▶PART 3
• Baro Video Editing Ado...
▶PART 4
• Baro Video Editing Ado...
▶PART 5
• Video
📌KU BARO AFSOMALI
☆video Editing
☆androide apps
☆graphic designe
--------------------
--------------------
📌ALAABTA AAN U ISTICMAALO RU-vid KA
●computer : Hb core i3
●software video editing : Camtasia 2020 / / Adobe Premiere pro 2021
●Codka waxaan ku hagajiyaa Adobe Audition Cc 2021
-------------------
-----------------
#sida loogu edit gareyo video mobile kaada full course bilow ilaa dhamaad
Original Sound From RU-vid
Rubix Cube by Audionautix is licensed under a Creative Commons Attribution 4.0 licence. creativecommon...
Artist: audionautix.com/

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@MuuqaalPro
@MuuqaalPro 3 года назад
📌HALKAAN KA SO DEG APPLICATION KA ---VideoLap play.google.com/store/apps/details?id=com.lightricks.videoleap KU SO BIIR BARTA TELEGRAM t.me/muqalpro
@dacwailalaahi3771
@dacwailalaahi3771 2 года назад
Waad mahad san tahay wll
@dacwailalaahi3771
@dacwailalaahi3771 2 года назад
Telgaramka kaa magaciisa
@dacwailalaahi3771
@dacwailalaahi3771 2 года назад
Telgaramka kaa magaciisa
@mohamedhussein9201
@mohamedhussein9201 Год назад
@@dacwailalaahi3771 mohamed
@FalastiinXaaji-nn6yl
@FalastiinXaaji-nn6yl Год назад
WOW mashaallaha
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 3 года назад
Maansha allhaa guulayso
@logomzigula5697
@logomzigula5697 3 года назад
Keep going bro
@hormarinaftaadamedia8401
@hormarinaftaadamedia8401 3 года назад
Mansha allaha muqaal pro aadan wll aad ayaad mahadsantahay walahay waxa badan ayaan ka faa iidaay muqalkan waan ku xidhanahay channel ka guuleso bro pinned
@yosephabdi4646
@yosephabdi4646 Год назад
Mahadsanid
@dhallankobciye6870
@dhallankobciye6870 3 года назад
Saxiib aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay waad ii faaidaysay allah ku xafido
@kaamillucky8724
@kaamillucky8724 2 года назад
Aad ayaad u mahadsantay pro wax badan ayaan kaa faaiiday thanks
@Baxnaanshe
@Baxnaanshe 2 года назад
Saaxiib aad ayaa umahadsantahy runtii waa barnaamid tayo leh noo soo badi #Baxnaanshe.
@maalinproduction2979
@maalinproduction2979 3 года назад
Thanks bro wax badan ayaan ka faiday
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 3 года назад
hore usoco dadka waxtarka bulshada uleh ayagaa ugu liita dhanka youtubeka hore usoco adam insha allah Marbay somali ogaan dontaa wanaaga aad bulshada uhayso adiga iyo shakhsiyaadka kula mida You achieve it your milestone
@MuuqaalPro
@MuuqaalPro 3 года назад
Thanks bro Dadaalkii dheraa aan so galiyey muuqaalkan fariintada ayaan ku nafisey markale tnz
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 3 года назад
@@MuuqaalPro wakhtibadan ayaan samaynayey muqaladan oo kle waxan garan karaa dhibtooda adigaa mudan bro 100% muqaldada anigoo qarkamida garanaya ayaan naftayda ku khasbaa inaan dhamaysto like ma dhaafo sababtoo ah waxan dareemi karaaa dhibka laga maray thank allot man
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 3 года назад
Mhad said sxb
@abdirahmanomar1166
@abdirahmanomar1166 3 года назад
Masha allah sxb hormar balaran nijabka dhaaf sxb himilo wanagsan ayaa kuu rajeynaa
@MuuqaalPro
@MuuqaalPro 3 года назад
I.a bro
@osmanosfilms
@osmanosfilms 3 года назад
Keep GOING sxb
@abdulahiyusuf5077
@abdulahiyusuf5077 3 года назад
ASC
@osmanosfilms
@osmanosfilms 3 года назад
@@abdulahiyusuf5077 ha sxb maha qabana
@hassanalimuse3170
@hassanalimuse3170 3 года назад
Jazakalah bro aadban ula socdaa videos kaga wana ku Mahadsanid
@barodiintaadasisaxa1372
@barodiintaadasisaxa1372 3 года назад
Cajiiib m.allh
@osmancade3275
@osmancade3275 3 года назад
thanks sxp Adam
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 года назад
Thanks pro
@nbproductionchannel383
@nbproductionchannel383 3 года назад
Mobile
@SakirmohAli
@SakirmohAli 3 месяца назад
Update ayaa hda LA saaray inbadan
@mohamettsamadon3987
@mohamettsamadon3987 2 года назад
Nio zaxipaw markan isyidhahdo templet wuu iga baxaya oo wuu iga sosaraya app kaba dee
@zaciimkamedia2419
@zaciimkamedia2419 3 года назад
Sxp sida zoom loo dhaho noo sheeg
@kaamillucky8724
@kaamillucky8724 2 года назад
Wan kaa hsyaa
@furasominah
@furasominah 3 года назад
ustaad progamla malaha miyaaa back gound
@hassanalimuse3170
@hassanalimuse3170 3 года назад
Bro Mahadsanid wxna ku waydiin lahaa size ka Facebook ga waa imisa oo aan doortaa markan édit ka ku jiro RU-vid ka ma isku size baa iga jahil saar fadlan
@Maankoos_
@Maankoos_ 3 года назад
Por waxaakarabaa baagaroomka markii video loobadalaayo seeloobadalaa
@furasominah
@furasominah 3 года назад
ustaad waxa kalo jirta markaad is dhahfo muuqal kale ku dar wuxuu odhanya some thing is wrong maxa khaldna markaa ?
@Yaasalaam1
@Yaasalaam1 3 года назад
Bro naga dhaaf waxa hal mar adiga daawanaayo (huuf) dhaha fadlan naga dhaaf teeta kale codkaaka kor u qaad dhago ku dhageysaneynaa muqaalkaaka marka fadlan waxa dhawaaqaayo inaga dhaaf mahadsanit
@MuuqaalPro
@MuuqaalPro 3 года назад
Thanks 😍😍
@abdalla9956
@abdalla9956 3 года назад
Walalka facebook cabirkiisa nooma shegin ?
@oraah1094
@oraah1094 3 года назад
Keep going macalinkeygaa
Далее
Sidee VIDEO EDITING lacag kaga sameen kartaa 2024
7:13
KU BARO GRAPHIC DESIGN-KA QAAB BILAASH AH.
14:33
Просмотров 68 тыс.
I Made This Much Editing Undercover in 24 Hours
14:34
Просмотров 794 тыс.
SIDA LOO BADSADO VIEWS KA TIKTOK?.[ Step by Step ]
11:23