Тёмный

SIDA UGU FUDUD XAFAYADA ILMHA LOGA JARO(3 DAYS) 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

#ruumikitchen #hodanonline #share #adnahenna #subscribe ‪@asadhagio2749‬ ‪@ArimaHeena‬ ‪@AdnaChannel‬ ‪@adnanmodelofficial8242‬ ‪@baabajeey‬ ‪@ImranStudio‬ ‪@MohamedBuskutOfficial‬

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
ASXABTA VIDEO ISI SHARE GAREYA SI AN U GARNO. 40K THANKS
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Mowduucaan aad ayuu muhiim iigu yahay shukran xbbt wiilkayga walaahi kuraasta qadada hoostooda ayuu ku dhuuntaaa
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Wuu xishoonaya wuuna ogyahay wax qaldan yihin saasu ula dhumana
@AsmaMaxamud-un2td
@AsmaMaxamud-un2td 3 месяца назад
Masha allaha amiin amiin
@zeinabsomow7983
@zeinabsomow7983 2 года назад
Masha allah
@khadrishgwal1202
@khadrishgwal1202 25 дней назад
Aniga wiilkeyga hada ayu 2sana buxiyay inan kajara rabay tnx abayo waladhunta marku rabo inu saxarodo
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 6 месяцев назад
Amiin amiin amiin ya Allah 🤲
@zuhurmohamed-vd7po
@zuhurmohamed-vd7po 3 месяца назад
Aammin wllo
@UmuAnzal-fl6kx
@UmuAnzal-fl6kx 5 месяцев назад
Mashallah mahdsanid wll
@UmuInhaaz-wi4qm
@UmuInhaaz-wi4qm 5 месяцев назад
Jisaa ku mu allah kheyr sister guuleyso ❤❤
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 2 года назад
Ruuney abaayo ani gabar labo jir ah ayaa ii jogta waana kajaray marhore habeena makaadiso malina tuunji baydonataa mashaallh
@fardawsoabdirahman7158
@fardawsoabdirahman7158 11 месяцев назад
Mnsha allh qli ani gabdhayda A shalay bay gashay2 sano wana ka Goyas lkn dhibka jiro xanano ayay aada iyagana way uxidhan tasa dhib uga haysataa
@intisaamabuubakar3812
@intisaamabuubakar3812 2 года назад
Masha allah boqoradeydi keep going thanks 😊
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 года назад
Thanks walaalo❤ JAzaakilaahu khayr
@xamdi-vl2yk
@xamdi-vl2yk Год назад
Aamiin aamiin yaarbi🤲
@kheirahussein8058
@kheirahussein8058 Год назад
Mashallah qodob muhim ahh shukran abayo
@maryama7918
@maryama7918 2 года назад
Masha allah tabaarakallaah abaayo mcn shukran jazakallaah kheyr ❤❤❤❤
@umucamaar7578
@umucamaar7578 2 года назад
Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin
@AHMEDXusen-h3c
@AHMEDXusen-h3c Год назад
Aamiin abayo
@wanagoibrahim5577
@wanagoibrahim5577 2 года назад
Shukran
@faadumomacalim4073
@faadumomacalim4073 2 года назад
Mash allh abyo maxadsanid
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 2 года назад
Jazaakalaah walashay videogaan waan iska dhagaysanayey maadama aan ku taageero balse video hore oo i anfacay jiray baby yar anoo hysta walacay illahy ha ii daaye so saaid saxarada inaa ka badalo ii dhibtay waan matagi jiray waxaan goaansaday inaan xafaayada ka tuuro inkastoo aan saaid u xanuunsanaa oo dhib igu ahy so anoo tababarkii ku jira videogaada arkay adoo dhahaya hbeenkii xataa ka jar calashaan hawsha halmar hku dhaafto wuuna i anfacay alx adigana waad mahadsantahy abaayo🫶🤲
@IfrahAbdoukader
@IfrahAbdoukader 10 месяцев назад
Amiin.huno.
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 2 года назад
Mashaa Allah GUUL BADAN 👍
@munishapea4425
@munishapea4425 2 года назад
Abyoo Ruuney 2baa ii joogtoo alxm allh aayay uujoogan ee 5yr ayay jiirta gbrta wilkaana 2y iyo 8biil ayu jiira Abyoo haabnkii ayn kaagoon waayay malinkii waan kaa gooyay taalo iisii abyoo
@hooyocooking
@hooyocooking 2 года назад
Maasha allaah tabarakalaah xabibti guuleyso
@TheTruthHudaSarman
@TheTruthHudaSarman 2 года назад
masha alahh my sister 😍😍
@umumohamedaamiin9289
@umumohamedaamiin9289 2 года назад
Gabadheyda sanad iyo sagal bilod aye jirta marka 1.6 jirtay ayey bilawday in ay iso shegto markey saxaroto alxamdulilaah
@safachannel684
@safachannel684 2 года назад
Aamin yaa rabi xbbti
@nasraabdullahi8588
@nasraabdullahi8588 2 года назад
Mashaallah abayo
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 2 года назад
Aaaamiin abaayo
@fadumoadem3151
@fadumoadem3151 2 года назад
Aaaaamin yarabi alle ducada hayno aqbalo aaaamin
@drramloelmi3162
@drramloelmi3162 2 года назад
Abyo ruumiyey seen mirta uga jaraa taasaba iga horesa xafayade
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Fiidii calosha u buuxi kadib waxba ha siin wuu baranaya
@zainabmahamuud2876
@zainabmahamuud2876 2 года назад
WAAD MÀHadsantahay
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 месяца назад
Abayo malinkiii wan kagoya 3 sano jiraa Nairobi Joognaa qaboow waaye
@Xakiimaxikma
@Xakiimaxikma 2 года назад
Anika suliga baray 2.9 bilood buujira suuliga uu ada haday saxaro qabato jifkana is kuma gadshan 5jir iyo 2.9 bilod xafayad halsano iyo bar ba aka jaray alx
@kowsaraden416
@kowsaraden416 9 месяцев назад
2sano marku gaadho waxan kaga jaraa maalinti 2iyo badhna waxan ku gaadhsiiya habeenki wixi kadambeya ikici baa ladhaha
@fardosamohamed2442
@fardosamohamed2442 2 года назад
Msha allh waxaad modaa abaayooy inaad ani iga hadleso gbdheyda hadey 2sano gashey winter aya bilabmayo maxa talo ah abaayo
@maryama7918
@maryama7918 2 года назад
Kama daalo daawashadaada ❤❤❤❤❤
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f Год назад
Wlh warunta gebadeyda waiskafuri
@miskimohamedtv7736
@miskimohamedtv7736 2 месяца назад
3 caruura baan ooga jaray xafaayada curadka 6 bilood ilmihiikale on islahaawad kudaahisay 1.9 bilood kikalana 2sano kii afaraad markaan xaamiladiisa ahay baan gabadh 4 cunug haysata darisnoqonay afartuba xafaayad baa loo xiraa habeenkii waana danyar markaas baan hadal laqwi ah ku hadlay onku idhi akhas naa ilmaha naf isgaliye kajar ban baasta oon waliba dadkalana ogasheekeeyay isla tukaloo jaarnahay ilmaha ban baasna uma xirto bacda kaadidana umadhigto guriga markaa soogasho wadna haa kugu,i saa waan layaabi jiray ilmihii aan xaamiladisa ahaa oo hada5 jira kii kuxigay oo 2iyo 9 bilooda waan ka gooyn la ahay ana leezinimadii dadka kula yaabanaa baa ihadhaysay ilmihiina maba tobobarqaadanayaan kii sadexaad baan xaamilo ahay waxaan dhahaa nabsibaa ihayaa walala yaaloow isoo duceeya ilana soo taliyaa
@umurayann5457
@umurayann5457 2 года назад
Sax waa run 6 caruura ayaan ka jaray hooyada waa in ey diyaartahay ooo haduu meel qaldan ku kaadiyo 3maalmood ugu yaraan waa inaad ku tashataa gabdho qaar halmar ayuu aqalka uga kaadshaa naa xafaayada ku culi makaraayo
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Waa leesinimo
@IsraJama-jl5sf
@IsraJama-jl5sf 2 года назад
Abaayo mahdsanid ilmaha marka laga jaro xafayada ee Havana kolka aan suuqa dayo amba aan safrayo u xidho waxay iga galisay qalqal si aan sameeyana ma aqaan ila tali
@faizaabdilahi940
@faizaabdilahi940 Год назад
Aniga xataa dhibtaa wn qabaa mxaa xal ah
@miskimohamedtv7736
@miskimohamedtv7736 2 месяца назад
​@@faizaabdilahi940waa kastuumo dhaha
@asmahannassar8990
@asmahannassar8990 2 года назад
Xabibti jazaakilaahul khayr ilmo jira 10 sano maxan sameeya
@umurazanabdikarimrazanyare4647
@umurazanabdikarimrazanyare4647 2 года назад
Wlhi wiilkeyga saas waaye waa dhuumanah markow saxarad sameynayo wali kama jarin why baby kale aa kayare waqatiga aa igu cariiri lkn labada kle ee kaweyan waan kajaray mrkey 2 jireen
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 2 года назад
Abaayo aniga wiil 3jira ayaa iga diida inuu so kaadiyo ilaa aan khasbo ama aan ku qayliyo markaas buu kaadin Lkin saxarada markay qabato isla markiiba tuunji buu so qaadan
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Wuu barana tartiibta abayo
@naciimomaxamed4602
@naciimomaxamed4602 2 года назад
Abyo aniga gabadh yar sanad iyo bar jirta ba i barab la tuunjiga markan is dhaho saar bay qaaaq oranaysaa hadan ku dilo xita ma farisanayso maxan sameyaa abyo ruun
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Hadilin waliy iskuma diyarin
@amaalyuusuf6545
@amaalyuusuf6545 Год назад
Wax tahay boqorada hooyoyinka الله يسعدك حبيبتي
@malyuuncabdixaashi3504
@malyuuncabdixaashi3504 2 года назад
Masha allah abaayo aad ayaad umahadsan tahay , abaayo ilmaha markuu xadaanada subixii iga aadaayo sidaan oo kale miyaan sameenaa.? Jayaawaab xabiibti mahadsanid😍
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Ilmha markad adiga diyar u dahay ka go sida waqtiga uu ilmha fasax yahay adna ad fasax tahay guriga ad wada jogtan
@malyuuncabdixaashi3504
@malyuuncabdixaashi3504 2 года назад
@@ruumichannel waad mahadsantahay walaashey jawaabtaada quruxda badan
@ayaanxaaji1507
@ayaanxaaji1507 2 года назад
Msha alh xabibti mahdsanid nosobadi aniga ayaa hdda mid yaroo 2jira ayan rabaa in aan kagooyo xafayddee carurta yar yr nosobadi dhiragalintoda
@nastexomaxamed815
@nastexomaxamed815 2 года назад
Ani 2sano iyo 6bil jira Wali kama jarin hadan kajaraa
@xafsamaxamed2934
@xafsamaxamed2934 Год назад
1sano 5bil jirtaa way iishgta markay saxaroto waxa raba in ka jro allow ii fududeey 😮
@ifrahabdi7705
@ifrahabdi7705 2 года назад
anig kow malintan ka jaray markuu kaligiisa ii imado hooyo kadi idhihi karo habenkii kay goyaa habenkii waa marka ugu fudu elag jari karo marnay adan mirin 2 yrs uga goyaa 2yrs ikal weyn yihiin intay umusha ahay banka jaray alxmdu 7 days igu qadatay ilmo waxa jiro markey ka dakan rabaan ku shegayo lakiin waxan sameyo marku is haleyo xanaaq walbo ihayo inay laqo ukaday lobsaday ku dhahay waxan adsameysa shaxshax miyaa adiga dhan wad ureysa dadk sankey kaa waday qabsanayaa xatay guriga kunacay because waad urinoysa time out kumay galinayo lakiin markale haday sameyso lakiin qeylo argagax ley kufideysaa motaane ilmo kumay hagaagan
@miskimohamedtv7736
@miskimohamedtv7736 2 месяца назад
Tahabeenka ani idhibtay 5 jir iyo 2,iyo bar
@queendheman9839
@queendheman9839 2 года назад
Abyo wili 5shasano jiro yanhesita xafayadi yuku saxaroda lakin kadida musukuzha yada maxansamey abyo mcn
@umumohamedumumohamed4167
@umumohamedumumohamed4167 2 года назад
Shansano wa qof wayn oo waxbarasho gaarey ee abayo kagaar bismillah
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Waad ka goayn karta abayo ka go waqtina wey qadaneysa
@queendheman9839
@queendheman9839 2 года назад
@@ruumichannel abyo mcn waxa lagu shegay iutism maraka sa ogede yaugu saxaroda oayo gbdha kayar ojirito 2sano waxey kusaxarota tujiga abyo mcn
@omarsadio2962
@omarsadio2962 2 года назад
@@ruumichannel abayo 4 jir waye musqul wey kasha lkin hbenka kle xafayad uxera hbenka side uku goyaa magalda xafayad la aan aada Mel walibo
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 2 года назад
Abayo ilmaha inu vitamins ka maqan yhy selagu gartaa
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Dhaqtark so shegaya hadey wax ka maqan yahin
@khimabadan
@khimabadan 2 года назад
Mirashada see Loga goyaa kaso hadaa abayo
@frdwsawye5746
@frdwsawye5746 2 года назад
Cunigeyga 1sano uu jira asagan iska furo
@fardowsanur9966
@fardowsanur9966 2 года назад
abyo musqushii wuu yaqaana lkn saxaradii ayuu diiday xafayada bis ayuu ku saxaronayaa
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
No jadwalka ayaad ka xumeysay mar haduu yaqano .musqusha isku Day inu barto ogowse iney waqti dheer kugu qadaneyso ka goaynta xafayada
@fardowsanur9966
@fardowsanur9966 2 года назад
@@ruumichannel thnks wlhi way igu adkaatay illahay ha i fududeyo
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 2 года назад
@@fardowsanur9966 anaa kula mida xafaayada inuu ku saxarooda ayuu rabaa lakin kaadida haa musqusha geeyo wuu dhigaa
@fardowsanur9966
@fardowsanur9966 2 года назад
@@maryamaruun5585 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh insh allah way baranayaan
@zainabmahamuud2876
@zainabmahamuud2876 2 года назад
L
@IfrahAHMEDNUUR-ze7nq
@IfrahAHMEDNUUR-ze7nq 3 месяца назад
Waan shaqeya maxan sameya
@afnancabdixuseen6244
@afnancabdixuseen6244 2 года назад
Abayo xili Qabow baa lagalay seen xafayada oga jari karaa ila tali
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Video dhameystiro wllo waan sharaxay
@rahmoali2790
@rahmoali2790 2 года назад
Masha allah walashay waad mahadsantahay waxaan haystaa ilmo sadex jir ah tuunjiga uu ku kaadida lkn uu diiday inuu ku saxaroodo ilaa aan xafaayad u xidho waana ku seexiyaa xafaayada
@salmosanyar7032
@salmosanyar7032 2 года назад
Wlo kaygu wuu diiday maogola
@queendheman9839
@queendheman9839 2 года назад
@@salmosanyar7032 abyo ani xata wilkega wa sa wudiday inu kuxaro xafayad lakin kadida wacadi
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Sarirta hadu kadhaco isago bil jiro aba lasorido ciyal sojidan kuwa dugsi uwaday sadex jir hal jir mid umul kurigiyo cidla joga bed shiciba dagantahay guriga qolka kadagantahay saqafka kore mel kamid furan isago guri kale kakoreyo hadana doolibuleyahay sadoligi sodaganaya la arkay oosarirti lagasojiday dhuka kusodhacay dhagihi dhig kayimid dhulka kamaqadikaro ciladaha dhaga adega aba bararug yarida jug gartay
@zuhurmohamed-vd7po
@zuhurmohamed-vd7po 3 месяца назад
Vyfdhuj
@suadnour4324
@suadnour4324 2 года назад
Walahi inadkayga kashegaynaysad moda tunji wanso ibiyay wu diday kasuliga lasarn hadan so gaday wu kasasay markandalay wan isakasayay 😂😂😂😂😂😂
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Hoyo waa hoyo walal waanu is fahmeyna
@fadumoabdisharib5762
@fadumoabdisharib5762 2 года назад
Masha Allah
@habonfarah4771
@habonfarah4771 2 года назад
Masha allah
Далее
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
FOOL LA.ANTA DHIBTA IGA SO GARTAY #STORY TIME#WITH MY
17:21
DAHABKA IYO LACAGTA KE BA I SHAQEYAY
13:57
Просмотров 24 тыс.
SIDEE KA DHIGAY JIKADEYDA #CUSUB2025#dhaqalaha
15:27
Просмотров 11 тыс.
Tuunjiga waqtigee ilmaha la baraa❓️#hooyadamaanta
7:18