Тёмный

Sidaan u diyaarsday boorsada umusha ( what’s in my hospital bag 💼) hooyo joogto soomalia 🤰👩‍🍼 

sabarin abaas
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@sundusmohamed9144
@sundusmohamed9144 Год назад
Labo bilood ii haray aan isku soo ducayno habiibatii❤ilahy Hanoo fududeeyo dhamanten
@marwodumar3093
@marwodumar3093 8 месяцев назад
Abayo illahay nabad makugu kala keenay❤
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 Месяц назад
Ameeen wlo qli dhamaanteenba❤
@drsfalastin1831
@drsfalastin1831 Год назад
Qalinka anaga ma doranin e yaa rabi qalin naga badadi ono fududeyo ani iyo inta urka leh o dhan
@umuzahra3864
@umuzahra3864 Год назад
MashaAllah ❤❤❤
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Год назад
MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤ keep going macanto umusha isxambarsata Allah hakaa diigo inshaAllah
@nasriina3811
@nasriina3811 Год назад
Masha allah abaayo tiinaa farey aa iskucod tihiin umul caafi maad alle hakaadhigo
@jannoomarsaed7224
@jannoomarsaed7224 7 месяцев назад
Abyo xagada ilmaha waa labar wayn dorka danbe hadi alle idmo midyar wado ❤
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Год назад
Masha Allaah
@hibaaqjamaal9936
@hibaaqjamaal9936 Год назад
Mash Allah ilaahey ha ku dhibyareyo fuushah xppti
@khadiijoadan5125
@khadiijoadan5125 Год назад
Masha allah waa mahadle abyo umul isxabarto allaha kadhigo
@sabrinabdulahi1214
@sabrinabdulahi1214 Год назад
masha allah ❤❤
@xassantaakow6878
@xassantaakow6878 Год назад
Labo isbuuc aya idhiman isoduceeya afar indho cafimaad qabo ino ilahey igadhigu
@musaafirah999
@musaafirah999 Год назад
Plz catar adina ha marsan cunugana ha u marin neef iyo samboor ayee ilmaha ka qaadayaan. Waxaa kugu filan inaad saabun ama shaambo ku qabeesatid ilmaha yarna maxaa laga carfina caraf dabiici ah ayeeba leeyihin oo aad u macaan subxanallah
@FatimaFagad
@FatimaFagad Год назад
Masha alllah Hampalyo Abyo❤❤❤
@anisocaabi5996
@anisocaabi5996 Год назад
Ax abyo fool markan xasuusto sikale noqdaa ilahay umushii is xambarata ilahay ha kaa dhigo
@iqracabdulahi
@iqracabdulahi 6 месяцев назад
Anigabo Sana isku diyariya muqdisho anigo dadka maxa waye dharka ladiyarsanayo wa jahilin dadka badana anna xata kaninigeyga uryalka ama gojada kama tago Wan qata balse xafayadan jahilan ka ahay olawes le gadan jiray sanadkana abdhed iska dhiga insha Allah qer alle Haku siyo borsadana wanba ka helay mid wen ban jidan jiray midan yar ba fican wlh m.a shugran qali tem hospital ayan abdhed iska dhiga he iga qaleya adinkana iyo hospital sos
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 Год назад
Masha Allah waa alx ilahey kuma dhibo intii sidana
@sacdiyoahmed6089
@sacdiyoahmed6089 Год назад
Mshaallh Allh hdu kula keny 🥰🥰
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Год назад
Ilmaha naas kaliya sii asaa biyo inafaqo ba ka helayaa ilaa iyo 6 bilood
@nimcoxasan6198
@nimcoxasan6198 Год назад
Isoduceya hablo xaamilan ahaye inu ifududeyo intaan haysanin siiyo
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 Год назад
Naag tashatay iiso qaat majirto dheh boorsadeyda iixiran
@shukrishariif8496
@shukrishariif8496 Год назад
Madhashay qli alaha ku daayo
@samiraadan6904
@samiraadan6904 Год назад
mansha allha mahadleh wllo wlhi waan kaa warwari jiray
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 Год назад
Mashaa alaah habo ilaah hakubarakeeyo❤ xafaayada gab dhaha wen maa jirto jawab
@ikhlaasxasandaahir5052
@ikhlaasxasandaahir5052 Год назад
Haa
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 Год назад
Abyo so laabo routine umusha no so diyaari wan ku fahmeynaa umusha ku mashqushay umul cafimad qabto I.a
@hidayaahmedhassan-sq9oj
@hidayaahmedhassan-sq9oj Год назад
Masha llh ❤️
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Год назад
Abayo caloosha 2 cunug Dhala maxirin calol wayn malihi mar 3 aad inshallah hada dhali oo Xiro Ma i anfece
@hafsoomar6323
@hafsoomar6323 Год назад
Kus yar male maledahay mise wasidii adbgabdha ahyd
@miskixasan1615
@miskixasan1615 Год назад
Anigaba 2dhalay caloshana maxirin ade iifakatay hada calosha xir isdhaho kiliyaha kajiranahay xanun aya iga qabanayo side kujari kara calosha marka
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Год назад
@@hafsoomar6323 Abayo markan Gabadha ahaa caato Saaid ahaa Wala iga Cararya Wlhi Calol ma qabin lakn had waan Ronaha xoga culus yesha Lkn Laigama daremayo
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Год назад
6 bilood an ahay iso duceya
@samahacuntokarin2513
@samahacuntokarin2513 Год назад
Masha Allah xabiibti ❤
@maryanfarax3286
@maryanfarax3286 Год назад
M.a keep going ❤❤❤
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Год назад
Thank you abyo ilmahaygii kuwaad hda wadaa illaahow nabad igu gaarsii
@QamarSalaad-m5i
@QamarSalaad-m5i Год назад
Masha allah abayo allah kuxafido caruurtada
@umuhamzaamahmed8214
@umuhamzaamahmed8214 Год назад
🎉
@xafsaxafsa7154
@xafsaxafsa7154 Год назад
Shukran abaayo sadax isbuuc ii hartay waxaan qaato aanba la aay ugub baan ahay bal waso gadanaa intaan
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 Месяц назад
Wllhi anaa hada Kula mida qli saasan usoo galay Alle haynoo fudaydiyo adiga kolay hada waad dhashayban filaya muchaAllah
@amaanifamily1123
@amaanifamily1123 Год назад
Masha alaah alx waye❤
@ayaanmohamed6930
@ayaanmohamed6930 Год назад
6bilaa ii Hartay isoo duceeya
@Ruun.Abdullahi
@Ruun.Abdullahi Год назад
Ameen mcnto anigaba 5 bil iharte
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Год назад
Hada meqa bilood aa tahay abayo
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Год назад
​@@Ruun.Abdullahimeqa bilood aa tahay abayo
@ayaanmohamed6930
@ayaanmohamed6930 Год назад
6bilood
@sagaldaahir4812
@sagaldaahir4812 Год назад
Maxa umushay abaayo
@FatimaSaid-h4l
@FatimaSaid-h4l Год назад
Masha Allah Allah ha kuxafido isoduceya aniga naa abayo sagalkeyga wayeh 😢
@fatimaabdi636
@fatimaabdi636 Год назад
Allah mid fudud kaaga dhigo abyo
@FatimaSaid-h4l
@FatimaSaid-h4l Год назад
Amiin
@NaimaAbdikadirAhmedNaima
@NaimaAbdikadirAhmedNaima 10 месяцев назад
4 bila iharsan allha ifududeyo
@queenfatima8019
@queenfatima8019 Год назад
Abyo isbitaalkee kudhashey
@faizahassan8945
@faizahassan8945 Год назад
Waaw m a❤❤
@queenamiira9513
@queenamiira9513 Год назад
Somaliya familigii dhana ku garab tagan maxa laga arursana borso😂
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Год назад
Suunka abayo horay miya laga xirtaa marka la dhalo
@sabarinabaas
@sabarinabaas Год назад
Haaa hore ka xero abayo hadii kle caloosha wey kaa faknee
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Год назад
@@sabarinabaas hye qli
@binthassanhaji8369
@binthassanhaji8369 Год назад
Masha allh abyo maxaa rerka kusoo kordhay ❤❤❤
@binthassanhaji8369
@binthassanhaji8369 Год назад
Yacni baby-ga ❤🎉🎉
@sabarinabaas
@sabarinabaas Год назад
@@binthassanhaji8369 gabar waa nugu Soo biirtay
@binthassanhaji8369
@binthassanhaji8369 Год назад
@@sabarinabaas masha allh xppty allha noo barakeeyo💖💖
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Год назад
Masha allah
@xafsaxafsa7154
@xafsaxafsa7154 Год назад
Abaayo bustaha xagee kaso gaday
@sabarinabaas
@sabarinabaas Год назад
Carwiyin darka babay lugu gado ayaa ka helaa abayo
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Год назад
​@@sabarinabaasabayo xafayada weynin badana kan wayelada loxero miya
@ruunabdi9030
@ruunabdi9030 Год назад
Masha allaaah abyo mcn illahay hakaadhigo umushii isqadata
Далее
новое испытание
00:40
Просмотров 149 тыс.
SIDE ISKUGU DIYARIYA.BABY BAG MAXASE  KU JIRA,🤱
17:15
Baby Bag Sida U Diyarsaday Borsada Babyga #my_rajo
19:40