waa muuqaal kaa saacidaayo sida loo sameysto gmail cusub adigoon qof baryin ama aadan wacin fadlan muuqaalka hagudbin si dagan udaawo si aad awood ugu yeelato fahamka sameysnta gmail
subscribe saar channelka
like saar muuqaalka shere gareey mahadsanid
8 сен 2024