Тёмный

Sidax shey o iga caawiyay timo qaleylka 💖 

Nasteexo Channel
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

13 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@user-jh4uh9ez7h
@user-jh4uh9ez7h 6 месяцев назад
Abaayo dhaga yaraha hakarkarin madax xanuun ayuu leeyhy biyo habeenki ladhig kadib isticmaal inshallah❤
@fatxidagen
@fatxidagen 3 месяца назад
Wlhi dhagayaha waan karkarin jiray saliido aan isku darsaday ayaa ku dari jiray, kadib madax xanuun said ah mudo bil ah isku arkay, qoraal saan cml ah ayaa meel ku arkay dhagayaraha lama karkariyo marka joogiyay Alhamdulillah waan ka ficnaaday madax xanuunka saidka Alhamdulillah
@maraamweydow6320
@maraamweydow6320 6 месяцев назад
Jazakallah kheyra abayo❤
@ManagingAcount
@ManagingAcount 6 месяцев назад
Masha allaah abaayo tin qaleel io googo a waa qabaa waan so tijaabinaa i.a
@siyadnunow8203
@siyadnunow8203 6 месяцев назад
Guleyso sharafeey hore usoco
@Maryanmaxamed134
@Maryanmaxamed134 6 месяцев назад
Abaayo mcn gull ayaan ku rajenaa🌹💐💐❤❤🌸💐🌼⚘🌷🌸❤🌹
@FaaisoCali-rd7mh
@FaaisoCali-rd7mh 6 месяцев назад
Mashaa ala ah nasteha abaayo mara salaada ayan jeclaaday ee i sheeg adiga maa gadayo mise mel an ka helo❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 6 месяцев назад
Wcs timo qlel anaa qti ka tgn thnkz mcney ❤
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt 6 месяцев назад
Shugran abyo runtii waa noo faideyse mahadsanid
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 6 месяцев назад
Nasteexo abaa total meeqo dollars aa kasoo bixisay ❤
@queenofqueens5033
@queenofqueens5033 6 месяцев назад
Nasteexo we love you plzz do vlog ❤🥰💝
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 6 месяцев назад
masha allah ❤❤❤
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 6 месяцев назад
Queen👸❤
@bushrabashir7715
@bushrabashir7715 6 месяцев назад
Mara saladka qurux waaaye inte kaso gadatay❤
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 6 месяцев назад
Abayo dhagayaraha hadaa bilaawdo majoojin kartid hada joojiso tinta way kaa daadanee lkn hadaa wadid go'itaan wu kaa joogsanaa madowne way kuu naqanee melaha ban banan way kuu so buxsamyan tintane makaa shiirayso tintane xabad wayn ayay noqonee balse hadaa bilowdid ha joojinin plz anaa so arkay subxanalh
@moussakadra4363
@moussakadra4363 6 месяцев назад
Mashallah
@fatouzamohmoud5939
@fatouzamohmoud5939 6 месяцев назад
Marka lagu qooyo spray ga nasteexoy wll ma dib baa looga dhaqaya mise cadi lee xita saliida ku dul mrsn kara
@user-hg8wy6ep2q
@user-hg8wy6ep2q 6 месяцев назад
Gabdho aan idin faideyo dhega yare io rosmeriy biyo ladhiga week marku kuyalo subax io hbn marsada wlhi waaa idin baxe timaha ana tijabiyay wlhi wax bdn kagarty tijabiya waaa iso duceynesine
@ManagingAcount
@ManagingAcount 6 месяцев назад
Mahadsanid abaayo
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 6 месяцев назад
Abaayo qur’aanka qaababka Aad u akhrido wardigaaga noso sheeg sida wakhtiga u siisid digriga iyo wardiga qur’aanka
@HayattQueen-wv3zm
@HayattQueen-wv3zm 6 месяцев назад
Nasteexo shly walsha arky midi yaranka aheed m.a indhaha iskaga egtihiin
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 6 месяцев назад
Qureeey Xagee Ka helaaaaa
@aynikulmiye4354
@aynikulmiye4354 6 месяцев назад
Abyo50 sidaa ugarto abyo dadal adi ramadan kahor karee insha allaah
@Naroora
@Naroora 6 месяцев назад
Insha allah run wye dadalki baba leyga la yahy 😂
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 6 месяцев назад
@@Narooraxage kaso gaday no sheeg
@mariagurey4960
@mariagurey4960 6 месяцев назад
Low porosity hair maisticmaali karaa abyo
@user-mr2ur4ue5t
@user-mr2ur4ue5t 6 месяцев назад
Xge ka helaa abyo
@farihazubair7827
@farihazubair7827 6 месяцев назад
Dhaga yaraha biyahiisa fridge gelisid lee wye hdii kle ur noqonaa
@QumanElmi
@QumanElmi 6 месяцев назад
Xge kasogaday abyo
@safachannel684
@safachannel684 6 месяцев назад
Thnks qalbi safiyey❤ lkn inte ka heleyna super marketyada mise iso jwb Timo qaleyl anige I dhibeyn wlhi
@suhelaali8700
@suhelaali8700 6 месяцев назад
Aboosto Ka helee
@FowziaAbdulahi
@FowziaAbdulahi 6 месяцев назад
Abaayo caaga spray ga xage kaso gadatay
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt 6 месяцев назад
Abyo leaving conditioner ka tinta oo biyaha ku jiraan yacnii qoyan maa lá marinaa mise intaa qalajiyo aa marina
@Naroora
@Naroora 6 месяцев назад
Wax yar marki ad biyaha ka qalajiso lkn wali qoyan yihin tinta❤
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 6 месяцев назад
m. a
@inamohamed5768
@inamohamed5768 6 месяцев назад
Shukran abayo lkn maxaa qiimaha iyo mesha kaso gaday mxa nogu shegi wsyday😅
@maryamadirie92
@maryamadirie92 6 месяцев назад
Hayat market lagu gada shampadana wa 15$
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 6 месяцев назад
@@maryamadirie92anaa kawayay abyo Mel kle isheeg
@yahiawarsama1660
@yahiawarsama1660 6 месяцев назад
nasteexo waakasoo daraysa inbadana maqnayd
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 6 месяцев назад
Abayo plz aniga sas ah tinteyda qaleel go go said ah meeqo waye lcgteyda i sheeg aabayo
@fardowsoabdirahman4050
@fardowsoabdirahman4050 5 месяцев назад
47.5 inches e jirto qimo dhimis 37.05 la iga siyay
@yasmiinabdiaziz2790
@yasmiinabdiaziz2790 6 месяцев назад
Avocado jarjar bac ku xir falanjeerka qeebta barafka gali ma kaa halabeyso
@radwamohamed923
@radwamohamed923 6 месяцев назад
Saliidaha kaysku dar daro roosmeyr biyaha bis istacmaal ani ase qalaalka ike bixiya waana daawo
@user-gp3sh8vp5t
@user-gp3sh8vp5t 6 месяцев назад
Intee ka soo gaday abaayo
@Naroora
@Naroora 6 месяцев назад
Aboosto & hayat market &A1make up store
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 6 месяцев назад
Xbbti dhagayaraha ha karkarinin madax xanuun ayuu ayaa laga qaada lkn meel kushub oo maalmo ku dhaaf kadib ka miiro
@meysaabdi1751
@meysaabdi1751 6 месяцев назад
3shey qimaheda no sheeg abyo
@sahraosman2640
@sahraosman2640 6 месяцев назад
Mhdsnid dadkii codsada ka mid ahaa
@user-mr2ur4ue5t
@user-mr2ur4ue5t 6 месяцев назад
Anigpa tinteyda qalel wye Aby marka shanlenyo wey iga jajapesa
@iqrahcadey1068
@iqrahcadey1068 6 месяцев назад
Intee kasoo gate meesha xamar laga helo noosoo sheeg
@ikranikrush7798
@ikranikrush7798 6 месяцев назад
Abayo pls magaced sifican nogu shega shampada io maska
@Naroora
@Naroora 6 месяцев назад
Jamaican black castor
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 6 месяцев назад
Abaayo imisa lagaa siiyay 3 daa shay
@Naroora
@Naroora 6 месяцев назад
Qima dhimsaa ku qatay lkn qimaha cadiga 75$ umaleynaa ama 60$ melaha ku kala duwan
@Hafsaisxaq
@Hafsaisxaq 6 месяцев назад
Apyo qiimaha iyo meeshad kasoo iibisay❤❤
@Naroora
@Naroora 6 месяцев назад
Abosto qima dhimis ban ku gatay lkn 70$ u maleynaa qimaha saxda
@user-cx4lt9vn9s
@user-cx4lt9vn9s 6 месяцев назад
@@Naroora70$😢😢😢
@user-cx4lt9vn9s
@user-cx4lt9vn9s 6 месяцев назад
@@Narooraplz oo iso sheeg creamka lagu dhaafayo kligis malagadaa
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 6 месяцев назад
​@@user-cx4lt9vn9swaxaan faceen ma.aha aqwaaanhhhh
@alhudageneraltradingcompan6667
@alhudageneraltradingcompan6667 6 месяцев назад
Abyo timaha jilcisada hleysy oo qlelka ah mxa xl u ah ka so hdl
@juneybbemoha4371
@juneybbemoha4371 6 месяцев назад
Aby inte lagu gadaa neh
@Naroora
@Naroora 6 месяцев назад
Aboosto & hayat market &A1make up store
Далее
Morning / night routine 💖
14:39
Просмотров 13 тыс.
Casariyo fudud 🥣🍰
8:35
Просмотров 10 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 12 млн
Kaalay ila nadiifiya guriga 💖
14:38
Просмотров 12 тыс.
ISbadalka  nolosheyda !
17:40
Просмотров 15 тыс.
Oomaar bar bar Oo sheegay in la Dili rabo
21:55
Просмотров 7 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 12 млн