Тёмный

SIDE BAAD U NOQONI LAHAAD GABADH KARTI LEH | HIGH VALUE WOMAN | Naz Ahmed 

Naz Ahmed
Подписаться 103 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

#somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
- SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
- INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/...
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
- Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
/ @nazaxmed
CONNECT WITH ME!
♡ Instagram: Naz_nutritionist
♡ Facebook: Naz Ahmed
BUSINESS INQUIRIES ONLY
healthwithnaz@gmail.com
===================================
===================================
FAVOURITE PRODUCTS
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
DEODORANT :
Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
adamaminerals....
TECH I USE
Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
Lighting?
Natural Lighting
OR
2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Год назад
A person feels joy and pleasure when his relationship with God is good, such as when he prays the prayer on time, and prays a lot for our beloved Muhammad, may God bless him and grant him peace, and asks for forgiveness a lot, and reads the Holy Qur’an❤🥰
@Hanmor3412
@Hanmor3412 Год назад
Anoon video ga dhamaysan baan ogahay inaan ahay high value women alxmdulilaah waana fadli alle iyo dadaalki hooyaday
@ismalura7314
@ismalura7314 Год назад
Adigu waaad I badashay walal malinta ku arkaye waxay aheed 2021 wana la liitay qalbi jab waxba ma qabsan kari malinta ku bartay adiga ku daawada dhiirigalintada wan is badal mnsha alleh imika aad baan uga soo kabtay qalbi jabkii noloshaydii fiicneedna wan ku soo laabtay jaasallah khyr walalo
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Owee waan ku farxay commentkaaga walaashey ❤️
@najmaalihussein_koos
@najmaalihussein_koos Год назад
Chanalkan Oo 2k marayaa kusoo biiray Maasha allaah ❤
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Qurbajoog
@Qurbajoog Год назад
Mahadsanid inaa lala wadaagtay, abaayo ❤. Wax muhiim waka hadlee dadka wey kafaaididonaan inshaAllah😊
@zamzamali7328
@zamzamali7328 Год назад
Thanks sister hooydey macan ayaad ku magac tahaay waliba magac abahaa
@zahraadam4533
@zahraadam4533 Год назад
Mash Allah! You are the first Somali woman who make sense. You are Smart young lady!
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
owee thank you wllo! I appreciate it :D
@hodahassan3889
@hodahassan3889 Год назад
I love tips that you share with us and really appreciate your experience, knowledge and inspiration . Keep doing a great work 👍. I definitely share your channel with 20 of friends and you have great content that they will benefit from it.
@zunahira230
@zunahira230 Год назад
thnk u abyo aad ayaad u mahad santhy Allaha ku xafido adi iyo familkaaga
@maandeeqali1716
@maandeeqali1716 Год назад
Nas mahadsanid sidaa si kooban ugu soo kale dhigtid waa ka helay , waxaan kaa Codsani lahaa hadaad books 📚 aqrisid inaad video yada qaar bishiiba kol buug ad noo soo koobtid inaa wax yaabaha books kula muhiimsan nala wadaagtid 5 qodob ama 6 wax badan baan ka faa'iidi laheyn waliba books ka self development ga ah amaba kuwa aad adiga xiiseyso waa hadeey macquul tahy
@nim5-r1v
@nim5-r1v Год назад
Walalo magaca iska badal qoyan wax fiican maaha, walibana waxaad nala wadaagtey fikir fiican oo in wax la akhriyo ah.
@maandeeqali1716
@maandeeqali1716 Год назад
@@nim5-r1v haye abayo kuwaan ku dhibdhibayay kaftan ahaan
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Год назад
ASC wallao my name is I love RU-vid channel I always wach I got anxiety deperption through my divorce nearly year from now please talk about deperption and anxiety too lot people are suffering special somlian community they hide it's normal through sometime in your life please give us advice how to heal from that special when I my ex husband it's Hurt me alot because he see his kids often manshallah it's look like I am over the place that what I believe when my family see me they said u done a great job for your kids raising kids my self in West country
@ilhan6838
@ilhan6838 Год назад
Abayo the medicine for depression is quran read surtul baqra and fatiha make astaqfar and sali nabi scw you will none feel antiety ur life will change insha Allah
@laylaa8685
@laylaa8685 Год назад
U should check out Hamda Hussein’s podcast( she has a RU-vid channel too) she talks about a lot of things related to mental health problems and how one should deal with it. It’s great program and it’s in somali as well. I’m sure you’re gonna like it when u see it.
@faizahassan3607
@faizahassan3607 Год назад
@@ilhan6838 very very true been there and that’s what got me healed, suratul baqara especially also salat on nabbi and isgtfar
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 Год назад
U always motivate me thank u gorgeous aqliga Allah ku siyadiyo io cafimadka
@ladanismael899
@ladanismael899 Год назад
Masha Allah walalshay, very important topic, you just explained it so well ❤. Bonne continuation ma soeur djiboutienne.
@taqwaadam1608
@taqwaadam1608 Год назад
Nasteexo quruux masha Allah,fariid yar an jeclahay caqliga alle haku siyaadiyo huuno
@ayaanahmed3247
@ayaanahmed3247 Год назад
Maasha allah tabaarakalah beautiful Edit adiga iyo meesha aad fadhidaba qurux iyo camera editing Maasha allah again
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
NAZ wlhi badanka hooyoyinka somalida way is naceen,,dhabarki ayay ka jabeen siday u shaqaynayeen 💔
@umunihaal
@umunihaal Год назад
Masha allh mahadsanid abayo 🥰
@sumadqaran
@sumadqaran Год назад
Aniga ayaa ka kida dadka ilmaha xooga saaro ilaa aan ilmaha wax siiyo hawshu iga dhamaato wax ma cuni karo. Markaas ayaan arkaa iyagoo 5 galabnimo igu gaadhay anigoon wax cunin. Subxanallah .
@fatuxahmed9843
@fatuxahmed9843 Год назад
Jazakalahu khyr❤
@hibaaqhaaji7398
@hibaaqhaaji7398 Год назад
Many thanks sister Nasteha
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Год назад
Masha Allah tabarakAllah jazaqAllah qhair my dear sis Nice programma love it❤️❤️❤️❤️succes 🍀🍀🙏🙏🙏
@Tvtardy
@Tvtardy Год назад
You are Honest woman Smart and beautiful🌸🌺🙏🌺🌸
@ifrahmukhtaar8202
@ifrahmukhtaar8202 Год назад
Video sugayay baa yimid 😮
@canabahmed2413
@canabahmed2413 Год назад
Mashalah nas ahmed nasteexo qurux😍 Thanks macney hadaaa gabdha nhy qof an ku dayno thy keep gion🥰vediogaan oo kle oo gabdha ku saabsan soo no badi
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Maashaa allaah walshy guulayso
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir Год назад
Love you mcnto naz Ahmed ♥️🥰
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Год назад
Asc, Naz Ahmed Inaba cadi ma aha your video masha Allah xabiibtii jzklq horey u soco cidna ha u joojjin horumar kaaga xabiibtii. You are amazing woman love you very much keep it up good work xabiibtii jzklq.
@zumaiaapdulrhman9758
@zumaiaapdulrhman9758 Год назад
Hapo shukran you always make me happier 💕 "empowered women empower women "l ❤
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 Год назад
Maansha Allah waa talo wacan qoftaan nin nasiib leh ayaa helay waayo dumarka somalidu raga way la hadheen iyaguna dumarka Caalamka way ka hadheen
@kaaba8249
@kaaba8249 Год назад
Masha allah Naz you'are amazing, brilliant women, very kind. Proud of you, I Love you❤️
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 Год назад
I Really appreciated to have such amazing women in my community . that's why I liked this channel. Thank you so much sis
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 Год назад
Masha allaah tabarallaah mahadsanid naz Ahmed fariid yar ayaa tahay❤
@marwodagan2271
@marwodagan2271 Год назад
Masha allaaah quens
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Masha Allah abyo mahadsanid ❤️❤️🥰🥰
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Год назад
Abayo waa mahadsantahay
@munaxusen7313
@munaxusen7313 Год назад
Masha allah jasaka allah khaye naaz
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Год назад
Masha'Allah Dua for confidence. “My Lord, expand for me my breast [with assurance] And ease for me my task And untie the knot from my tongue That they may understand my speech.”
@nagatahmed3767
@nagatahmed3767 Год назад
Waaaw macha allah sister l like this way for me parce que les femmes sont important por se mettre en valeur
@hhdjama114
@hhdjama114 Год назад
Assalaamou aleikum sister. Welcome in Djibouti.
@marwo2285
@marwo2285 Год назад
Wanku celceliyaa video gan love you walalo ❤
@Asiaherse
@Asiaherse Год назад
Mahadsanid gacalo❤️
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Asc walashay jesekalah qeyr ❤ ♥️ 💜
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Год назад
Masha allah tu est très intelligent tu dennes de bonne conseille
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Год назад
Mahadsanid wllshy qali
@faatimohamed5401
@faatimohamed5401 Год назад
MashAllh love you sis ❤❤🎉
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 Год назад
Mansha Allah thanks sister 😘
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 Год назад
Masha Allah ❤❤
@luulahmed7516
@luulahmed7516 Год назад
Thanks so much 🙏 💓 sister
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 Год назад
Wan jecelahay taladaada iyo dhiirigelintaada si qalbi ah noola hadasha❤❤
@nimcomahamuud3178
@nimcomahamuud3178 Год назад
Mashaallah noosobadi walal
@hoodobuuxane8680
@hoodobuuxane8680 Год назад
Masha Allah abaayo hore usoco waa tababar fiican waan ka helay thank you my sis ❤❤❤💋💋💋💋✌
@afaleebo9243
@afaleebo9243 Год назад
We love u Huno💞✌️🎉
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
😍😍😍😍😍😍 abyo mcn keeping
@asmanuur1950
@asmanuur1950 Год назад
Waa runtaa wallaahi wll qofka dadka ku mashquula xanta naftooda maoga wax ka dhiman waxey haysaa
@maryamabdi4260
@maryamabdi4260 Год назад
I am strong but sometimes maskaxda ayaan ka daala daciifnimo ayaan darema Alxdulilah
@zahinaismail
@zahinaismail Год назад
Abayo taas ani xataa wadareema bani adamka mar mar wanaqda
@nim5-r1v
@nim5-r1v Год назад
Guriga mar mar ka bax, wax naftaada cajab galiya samee, lakulan 2 qof ood ku kalsoontahay si aad jawi dagan ula qaadato. Daalka maskaxda ayaa ka xun ka jidhka. Ku dadaal ina fasax ka qaadatid guriga iyo hooyanimada todobaadkiiba mar.
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
@@nim5-r1v perfect answer 😍
@nim5-r1v
@nim5-r1v Год назад
@@NazAxmed ardey fiican baan noqdey 1001 jeer tkx macalima .
@idildoaud6627
@idildoaud6627 Год назад
Jazakallah xbti but we need video confidence pls i love you naz ahmed
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 Год назад
Love you so much wll Allah haku xifdiyo
@amalsalah3417
@amalsalah3417 Год назад
Thank you naz❤🥰
@samirahossein9551
@samirahossein9551 Год назад
Masha allah
@leylafitness2436
@leylafitness2436 Год назад
Masha Allah your Amazing sis ❤❤ l
@sawdamaxamed2576
@sawdamaxamed2576 Год назад
Mnshlah 💋 wl alle hakubarakeyo
@najah140
@najah140 8 месяцев назад
How to become high value women?🤔❤️
@naztehachanel9598
@naztehachanel9598 Год назад
Thank you abyo ❤❤❤
@sahroahmed7281
@sahroahmed7281 Год назад
Love you nas Ahmed
@niciimasiciid7477
@niciimasiciid7477 Год назад
Mnzha Allah wlo 🥰🥰❤
@najah140
@najah140 8 месяцев назад
Hi guys😔👋
@queenaraweelo681
@queenaraweelo681 Год назад
Shukran mcnto ilove you so much 😍😍😍😍
@indhourooninaxasan4113
@indhourooninaxasan4113 Год назад
Man sha.allah caqli.badan.isku.filan.waan.kugu.daydaa.quruxdeeyda
@ayaanjamac8544
@ayaanjamac8544 Год назад
Sister nas wow so cute no soo badi wan ku jeclnahay 😘🥰
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Год назад
Masha alaah abaayo aniga mar walbo ayaan ahay qof ilmo iyo dadkale faimil ka leen ka fikira waxaan isku arkaa mar walbo deal niyad jab sarirta inaan jifo ma awoodo inan dhaqaqo aad baan dacif u ahay
@sahrageedi3225
@sahrageedi3225 Год назад
Abaayo Allaha ku cafiyo
@RABIC.Channel
@RABIC.Channel Год назад
Kabaro cunto fudud channel ka 💖💖💙💙💙💙❤❤❤💛💛💛🪴💖💖💖💙💙💙❤💛💛💛🪴🪴🥀
@khadijashire672
@khadijashire672 Год назад
Love you so much 💗
@Qurbajoog
@Qurbajoog Год назад
❤❤❤❤❤❤
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 Год назад
❤️🙏 my habaday
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 Год назад
Maanta fiiri navy inaa wax noso galisay M.ashllh hadan arkay muuqaldada xiiso gooni ah ayaa ku qabaa abyo honey us soco
@samiyanuur
@samiyanuur Год назад
Habeybiiii❤❤❤❤🎉
@naztehachanel9598
@naztehachanel9598 Год назад
Abyo nosoobadi ❤❤
@miiral
@miiral Год назад
Naz wll waan kaa sugayaa mowduucii collegenta
@omarsaid1750
@omarsaid1750 Год назад
Plz ijawab xagan kala xiriri
@theblessednature4215
@theblessednature4215 Год назад
Glutenka ka soo hadal wax jidhka ku dhac markad aad la cunto glutenka ku xanuusanayso
@alhamdulilaah143
@alhamdulilaah143 Год назад
❤️
@Qani911
@Qani911 Год назад
Love you wllshy 💋
@NatashasarbiNatashasarbi
@NatashasarbiNatashasarbi Год назад
😍😍😍😍
@muudfarah2998
@muudfarah2998 Год назад
Abyo wa ruun kartiida wa ludhashaa inta badaan
@samiyanuur
@samiyanuur Год назад
❤❤❤❤❤❤❤ok
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 Год назад
🌹🌹🌹💗💗💯👍🌹
@munoali3306
@munoali3306 Год назад
Mahad sanid walashey
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 Год назад
Anaad iga hadlaysaa walaal
@ikransaleeban271
@ikransaleeban271 Год назад
Abaayo mcn inte jogta
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 Год назад
Abyo canada ayey joogytaaa gabadhan
@marwodagan2271
@marwodagan2271 Год назад
Ila sootali wan is badaley mudaadii uu ninkaygu cheatinka igu sameyey oo naago lahadlayo ku arky wan dhubtey waan fekery wlhi imin bby2 calosha ku jira amaxaan sameeyaa wan dhubtey oo aan isbadely saaid❤🥺🥺😭
@faatimohamed5401
@faatimohamed5401 Год назад
Sorry walaal Ilaaahay haku fududeyo ha isku waynaynin nin iya hawshiisa naftaada ka feker iyo bbegaaga waqti sii
@baniezalig9335
@baniezalig9335 Год назад
Nafatada wakhti kali naftada daryeel istikhfarta badii saliga nabiga Badi ilmaxaga kafikir nafatada Cunto nafaqale cuun jirkaka qurxi nadifii adu ismashquli .
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Год назад
Wan ka xumahay talada abaayoyin ka qaado naftada xooga saar Allah haku fududeyo
@hamdisaid3005
@hamdisaid3005 Год назад
Abaayo Alle ku baryaa in palbiga ku dajiyo ,abaayo meeshad nin isaguba bini aadam ah oo qaldami karo ,hada qiimahaga iyo dacadnimada fahmi waayo hadanah naftada ha u cinqaabin ,first xariir Alle badi iyo saliga nabiga ,second naftada waqti sii oo daryeel ,waqtiyada fekerku kugu bato raadi dadka ku jacel oo aad lasheekeysto sida waalidka
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 Год назад
Abaayo waxad sameesa 1 Xariirka alle toosi saliga nabiga scw badi Naaftaadana Daryeel oo is qurxi cilaamo naftaada markad ku maqshquusho ayuu adigana kuuso jeesan lkn qof naftiisa dayacay cidna ma fiirineeso plz shopin sameeso naftaada waqti gali cilaaamo wax nafaqo leh cun baby ka fakar alle haku xafido abaayo
@faisashire1661
@faisashire1661 Год назад
Masha Allah ❤️
@sacdiyoyusufmaxamedyusufma647
Asc
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 Год назад
Love you mcnto naz Ahmed ❤️❤️🥰🥰🥰
@ayeyokoris4810
@ayeyokoris4810 Год назад
❤️❤️❤️
@saynabxaji3832
@saynabxaji3832 Год назад
❤❤❤❤❤
@muudfarah2998
@muudfarah2998 Год назад
Abyo wa ruun kartiida wa ludhashaa inta badaan
Далее
🍎 Apple Pie Cinnamon Roll Donut #Shorts
00:21
Просмотров 2,3 млн
Little kitten 💓💜❤️🥰
00:17
Просмотров 18 тыс.
ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?😁​⁠​⁠@osssadchiy
00:20
SOMALI MENTAL HEALTH | Caafimadka Maskaxda | Naz Ahmed
33:36
MOTHERHOOD | HOYONIMADA | Naz Ahmed
24:19
Просмотров 62 тыс.
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
🍎 Apple Pie Cinnamon Roll Donut #Shorts
00:21
Просмотров 2,3 млн