Тёмный

SIDE ISKU GUURSANAY BART 2 SAXAAF AND ADNA 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 542 тыс.
50% 1

#adna#saxaaf
Mahadsanidiin daawashada!
Booqo RU-vid keeyga lamaad: / @adnahenna
Booqo RU-vid ka Walaalkeyga: / @amirsayid

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,4 тыс.   
@aminacali3776
@aminacali3776 5 лет назад
Wan idinbarya adno hadhihin this like wan kaxumada waxas talow kuwas liketa ayey this liketa modan adno uuuuuumc Allah idinbarakeyo dhamantina
@asiyokhadar7161
@asiyokhadar7161 5 лет назад
Dislike dheh this like maha wll
@hassankhalif3651
@hassankhalif3651 5 лет назад
@@asiyokhadar7161 hhhh dhib badnida hda fahantay ka soco
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 лет назад
Adno qurux😍😍💙
@yasinabdisamad8355
@yasinabdisamad8355 5 лет назад
Dislike miyaa kawada Wlley 👌😂
@zahraadam9077
@zahraadam9077 5 лет назад
abayo adna goormee is guursateen xasafna idacaduu kashaqeyn jiray nooga soo jawaba
@RahmaAhmed-pi1pu
@RahmaAhmed-pi1pu 3 месяца назад
Still watching 2024
@axmed1709
@axmed1709 2 месяца назад
I'm watching 2030 😢😂
@NaciimoCashakuur
@NaciimoCashakuur 2 месяца назад
​@@axmed1709😢😂😂😂
@hs-wp5jt
@hs-wp5jt 5 лет назад
Adna &saxaaf Sidaa malaysia ku imateen noogu shekeya Inta rabta like👍👍
@adeyzuf176
@adeyzuf176 4 года назад
At👔👕🧥🎒🧢👖
@hibaqadan5726
@hibaqadan5726 4 года назад
@@adeyzuf176 see cml hee 😂😂😂😂waxas mxawayo
@udgoonqurux2988
@udgoonqurux2988 3 года назад
@@hibaqadan5726 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OR_VwiaP_V8.html pls subscribe isaar channel kayga madsanid
@udgoonqurux2988
@udgoonqurux2988 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OR_VwiaP_V8.html pls subscribe isaar channel kayga madsanid
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 5 лет назад
Intii ka naxday geerida abaayo hodan naaleeye fadlan igula duceeya yaa rabi
@ifrahali5929
@ifrahali5929 5 лет назад
abdi aziiz ahmed Allaha u naxariisto
@zeytuunmr7752
@zeytuunmr7752 5 лет назад
Alah ha u naxariisto
@suhaylocabdiofffchil8111
@suhaylocabdiofffchil8111 5 лет назад
ilhy haw naxariiisto hodan naaalaye axmed wxy ahayd gabar somalinimada iyo isku xirka bulshada jecel dadka taaagta yarna qof garab siiiso ayay ahayd alleh haw naxariisto aduunka waaa lagaa tabayaaa wax badan wale rabi haku naxariiisto
@shamsohani9369
@shamsohani9369 5 лет назад
Illowhow u naxriiso
@curejiaxmed8281
@curejiaxmed8281 5 лет назад
abdi aziiz ahmed allow unaxariso inta dimaty amin amin
@zeynabmohamed5877
@zeynabmohamed5877 5 лет назад
Saxaafoow walaal waan kula talaa ee qaado talada plz adna waa gabar aad iyo aad uqurux badan raaliyo ah adeb le ee adkeyso wlh adna nin nasiib lahaa helee you are lucky man masha alaah isku wara waligiin
@sanahmanah5004
@sanahmanah5004 5 лет назад
Wu ogyhy saan filaayo e qaraaxo le katahay wll.
@xareedabdulahi8742
@xareedabdulahi8742 5 лет назад
Masha Allh family qurux badan inad wllo tihin ayanba umalayn jitay ileen waba la is Qabaa🎁🎁🎁🎁🎁
@yazmineali8000
@yazmineali8000 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkk
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 5 лет назад
Aamiin abaayo
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 5 лет назад
@@xareedabdulahi8742 😁😁😁😁
@mohamedahmedamin2836
@mohamedahmedamin2836 5 лет назад
My Role Model family Qisadiina noosii wada ilaa noloshina malaysia keena inta jecel in qisadoda ay noo sii wadaan like ha ila dhaafina thanks♥️♥️♥️
@cabduqadirciid9936
@cabduqadirciid9936 5 лет назад
Abayo. Abano. Waana. Kujecalahy. Waahi. Walaashey
@cabduqadirciid9936
@cabduqadirciid9936 5 лет назад
Mashaa. Alaah.. Alaah. Idina. Xafido. Adiga. Iyo..qoyasa..kaada.quruxada.badana
@dayib123biyole7
@dayib123biyole7 5 лет назад
mohamed ahmed Amin ok masha aallh
@ahmedsabir3164
@ahmedsabir3164 5 лет назад
@@cabduqadirciid9936 Zgk
@ahmedsabir3164
@ahmedsabir3164 5 лет назад
@@cabduqadirciid9936 kax
@salmamahdi6919
@salmamahdi6919 5 лет назад
Somali couples are the best when they understand each other
@udgoonqurux2988
@udgoonqurux2988 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OR_VwiaP_V8.html pls subscribe isaar channel kayga madsanid
@sumayadesigner9414
@sumayadesigner9414 5 лет назад
Adana mnsh Allah waa qosoly whli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣hooy hadaalin tan walsheet ee shegiwese iska bax int halaas kaheshy like isaara 🤣🤣🤣
@itshumblequeen252
@itshumblequeen252 5 лет назад
Ilaahy dartiis ujeclahy family kn quruxda bdn mnshallah role model kyga tihiin hore usocda💖
@king_bulshawi_flims
@king_bulshawi_flims 5 лет назад
Lamaane lagu daydo Adna iyo seygeeda. Keep Going Jaceyl ku hawaaaro inta iwu racsan love ❤ iwu sharfa
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 лет назад
❤️💞
@qadromohammed7116
@qadromohammed7116 5 лет назад
Family quruxbdan wan idin jacelahey whi
@khadiradiamondofficial4221
@khadiradiamondofficial4221 5 лет назад
@aaminomaxamed934
@aaminomaxamed934 5 лет назад
waxa lagu farxaa ruux dhab kuu jacel Isla kaaraan her kuur ah yaa rabi hoosahal qof sidaan noojecel
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 4 года назад
Maasha allah Adna & sahaaf farxad kunoolada inta ka dhiman nolashina🥰💕❤️
@amiiraqurux173
@amiiraqurux173 5 лет назад
M.a lamanaha qarniga caawa waa nuureysiin m.a noolaada inta ee nolol jirto😙😙😙😙😙😙
@DMD890
@DMD890 5 лет назад
Adna iyo maxamed saxafi wlhi in LA idinku daydo istahishiin 💗💗💗💋❤❤❤💙💋❤💋
@qadijoosman5951
@qadijoosman5951 5 лет назад
Masha Allah adna Family qurxbdn Ilaheey waxaa kabaryaa isha cadow inuu niiga qabto
@moofficial7289
@moofficial7289 5 лет назад
Qadijo Osman wll subscribe igu caawi
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma 4 года назад
Heesta hindiga waa dil laga liya Gooraf, preity & mahima Runti family farxad kasameesan baa tihiin Masha allah
@nafisohassanahmed275
@nafisohassanahmed275 5 лет назад
Masha'Allah family qurux badan Aan aad ujeclahy markan idin arko wanaba iska farxaa jaceyl aan idin qabo lee farxada alle ha idin siyaadsho❤❤❤
@mohmetadem3858
@mohmetadem3858 5 лет назад
Saxaaf Zxp wllhi Dumaashi wa Kaftan Bartay Xaaskeyga Kugu haysato zxp Please Tinta iska xiir Iyo Garka Haku nacde 😂😂😂
@leylobbleylobb5812
@leylobbleylobb5812 5 лет назад
Mohmet Adem kkkkkkknacsii maskinta
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 5 лет назад
Mohmet Adem kkkkkkkk adey kuhaysataaa see ninkale ujeclaanee
@mohmetadem3858
@mohmetadem3858 5 лет назад
Talo kale maleh
@sumayohassan9690
@sumayohassan9690 5 лет назад
Xaskaga ine nin kale jeclatay Ayaba ceb kugu ah
@dj.saadaq8196
@dj.saadaq8196 5 лет назад
Mohmet Adem Adi nin maahid miyaa isjeclysii Noh
@fadumamuhumed3131
@fadumamuhumed3131 5 лет назад
Walahi I like this couple with their family. Never stop your youtube channel kiina I love you guys 😘
@ahmedabdi7147
@ahmedabdi7147 5 лет назад
Like hdad somalia jeceshahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasteexogobaad531
@nasteexogobaad531 5 лет назад
Thanks walalaha soomaliyeed gaar ahaan adna iyo saxaaf
@wayelkajaqafsada7401
@wayelkajaqafsada7401 5 лет назад
Qoodhii iyo xeradiin #100 ka #Subscrib haloo buuxiyo Adna iyo Saxaaf.waa Famil aan tageero
@xiisxasan7390
@xiisxasan7390 5 лет назад
🤔Araash xilligaa miyuuba heesaye wax kale ahaaa . Mansha Allah abayo raaliya ninkii hela raganimo ku faaano ,allow tiiraan jabin ka yeel dhaxdooda ❤💯
@nastexocadey6322
@nastexocadey6322 5 лет назад
Amiiin
@khadardollar8577
@khadardollar8577 5 лет назад
Mnshslh isku war
@khadeejahasan7444
@khadeejahasan7444 5 лет назад
Mash allh iskawara inti isjacal jacalyahy anig isoducaya in jacalkeyga illhey iso aruriyo
@caatikashabeel7991
@caatikashabeel7991 5 лет назад
mashalaah adna wankujecelahay Allaah hakuxifdiyo adi iyo xaajigaada iyo ilmihiina maleesiya sidee kuimaateen kusoodara abaayo qaali
@ameerahaji8762
@ameerahaji8762 5 лет назад
Msha allah alle ha idin barakeeyo waa idin tageraaa ❤💯👏👏👏😍😍
@raaqiyasalbatooyo6109
@raaqiyasalbatooyo6109 5 лет назад
masha allh famil qurux bdn baa thn allah idin xifdiyo adne qaali adiga iyo familkadaba wll❤❤
@maandeeqcalixusen5254
@maandeeqcalixusen5254 5 лет назад
lamanaha qarniga iyo qarni waliba m.allaah adna iyo zeygeda asxaaf aad ayan idiin jeclahay wllo igu qaali ah alle ha idin xifdiyo fil dunyaa wal aqira jiroo jooga waligiin
@leilamohmod6600
@leilamohmod6600 5 лет назад
Alllw janada kuwi ku kulma ka dhig adna iyo seygeda 😍😍😍
@cayuniicadey268
@cayuniicadey268 5 лет назад
Masha allah amiin Amiiiiiin
@faatyoffecial6993
@faatyoffecial6993 4 года назад
Walahi waa dad aan la dhacay adna iyo saxaaf runtii
@amirzaki5334
@amirzaki5334 5 лет назад
So touching story,surley true love neva ends
@abdirazakhaji
@abdirazakhaji 5 лет назад
Aragtidiinaa ku farxaa, guushiina mooyee geeridiina la iima soo sheego insha allaah.
@haniabdi5205
@haniabdi5205 5 лет назад
Masha Allah royal family ❤❤ Allaha is ku kiin daayo💕💕💕
@yyy8963
@yyy8963 5 лет назад
Ilahey le mugoo cayuum iyo xasid haniga qabto❤
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 лет назад
Ameen
@shanisharif3406
@shanisharif3406 5 лет назад
Masha Allah Family Quruxbadan Farxad kunulada 😍😍😍😍😍Adna&Saxaaf
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 лет назад
Wllhi storygiinq kahelay runtii xili shalemoyinka laxiseynayy is dawa ordeyseen waa kahelay wllhi❤️❤️
@manaxdadamuqdisho2287
@manaxdadamuqdisho2287 5 лет назад
Salman Abdullahi shimee dawatay neh 😂😂
@akramaataash5595
@akramaataash5595 5 лет назад
salman abdullahi gacanaa kuu taagay ✋fidyow kasta aan daawado commentigiisa kama maqnid❤😂😂😂
@mahadfooley1082
@mahadfooley1082 5 лет назад
kan anaaba layaby melkasto wataganyahy kamamaqno
@mahadfooley1082
@mahadfooley1082 5 лет назад
salman
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 5 лет назад
Qof kadoqonsan majiro qofkii intiu daawaday vedio aan hafana like👍 saarin 🤣😂🤣
@giroohussein6088
@giroohussein6088 5 лет назад
😚😚😰😰
@nihaaalabdinursacduush3366
@nihaaalabdinursacduush3366 5 лет назад
Family qurux Badan Alle haysku kesndhwro wan idin jeclhy ❤❤❤
@adoontiiallaahm.2373
@adoontiiallaahm.2373 5 лет назад
adna jaceelka marabo inlalaqeeb sado saxaaf reer shibis caadimaaha alamaxaa shaleemo dhii fiirsade saxaaf dadkii hore yaah adna qaali love u waan uxiisaa barnaamishkaada💖
@nimcozhukri8731
@nimcozhukri8731 5 лет назад
masha Allah Allaha idin xifdiyo idinka iyo caruurtinaba
@anisaali9902
@anisaali9902 5 лет назад
1kllloooolowowowoowwoò
@wanagaqoyskahappy2937
@wanagaqoyskahappy2937 5 лет назад
Masha Allah famil wanag san Abayo Adna iyo xajigeda iyo owladina Allaha idin barakeyo
@roodahodan920
@roodahodan920 5 лет назад
mansha Allah waan sugi wayey Lamanahan shekadoda waana jecel aan uqabo isku waraa waligiin 💖💖💖💖💖
@hanaabdulle3649
@hanaabdulle3649 5 лет назад
Wllhi amiira anga cml wye Anga alaaaab dhaqoo wax aaan ka necbanahy ma jrto wlllhi
@munahasan2613
@munahasan2613 5 лет назад
Adna qurux bdan aad baan ujeclahay wlhay ruux qalbi wanaagsan weeye 😘
@faatimasahra1943
@faatimasahra1943 5 лет назад
list minit adna wad iga qoslisay wlh qoys qurux badan farxad ku waara abid👐
@lelesignorita12
@lelesignorita12 5 лет назад
Adnahenna iyo saxaaf waa nii salaamay🖐 Ilaah dartiis nii jeclahay💕ABYO IYO ABWE
@abdullahinuur5504
@abdullahinuur5504 5 лет назад
Anfac diamond Maisie
@fatiali6123
@fatiali6123 2 года назад
❤️❤️
@naagnool8113
@naagnool8113 5 лет назад
Boqortooyo illahey ha idin barakeeyo walaalaheey♥️🙏🏼
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 лет назад
Funny runtii keep going qoys farxadeed i love 😘😘😘😘😘😘😘😘
@fatimafariido6527
@fatimafariido6527 5 лет назад
Isku waara my sister Adna luula😍 wanku taageersanahay Quruxsan Allaha ku xifdiyo Adiga iyo Abuu Ridwaan xafidullaaaah All😍
@umuintisaar4242
@umuintisaar4242 5 лет назад
m.a wll ha dii aad ii adna jcsha ahy like isaar
@furqannuromar3576
@furqannuromar3576 5 лет назад
hhhhhh adne ku jecliyaa markuu barnaamijka saxaaf kaa xiray sidaa bulshadaa ugu baaqda jecliyaa caawa ayaa like kugu qabta
@aaminamuuse5313
@aaminamuuse5313 5 лет назад
hambalyo saxaaf
@istarlinabdinur8737
@istarlinabdinur8737 5 лет назад
mashaa Allah walahi Adna siz macaan love you ever happy girl have blessed family
@iqroquruxsan28
@iqroquruxsan28 5 лет назад
wwww m.a
@hudaacaday8269
@hudaacaday8269 5 лет назад
Qisada intii Malaysia aya dhiman please nosiwada
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 5 лет назад
Kkkkk Adna sonkor maisiinee hada😃😃😃😃😃😃❤️❤️❤️🇸🇴
@user-iy8fv3qn6j
@user-iy8fv3qn6j 5 лет назад
😂 funny family wlhi Amiira ani keligy lee isku maleyay alaab dhaqow wax neceb hadadbo ila qabto alx😂
@queenalizebeth1401
@queenalizebeth1401 5 лет назад
Maasha allah beautiful family Allah bless with you guys🙏💖 I'm new here
@YurubBashiir-z6c
@YurubBashiir-z6c 2 месяца назад
Markaan waxay marayeen 88k maantana 1.08m 🎉🎉hurumar fiican idiin rajenaa 😊
@xafsociisenaaaleye2920
@xafsociisenaaaleye2920 5 лет назад
Familkayga farxada idin jclhy masha allah saxaf walane 😂😂😂😂😂😂🙏🙏😭😭😭
@nalkahaji2560
@nalkahaji2560 5 лет назад
Waxa tihiin dad lagu daydo aad baan idin taageeraa keeb going 🥀❤❤
@sacdiamohamad5635
@sacdiamohamad5635 5 лет назад
Aaahay videon dartiis usoo jeeday from muqdisho💓
@khadiradiamondofficial4221
@khadiradiamondofficial4221 5 лет назад
Aniba sido kle wlhi
@zakiboydalnita1397
@zakiboydalnita1397 5 лет назад
Nabarkaga igu so qawo wa zaki cml asxabta like dhac igu sii
@zakiboydalnita1397
@zakiboydalnita1397 5 лет назад
Hii iga wawu
@sacdiamohamad5635
@sacdiamohamad5635 5 лет назад
Zaki gee aryaaa
@zakiboydalnita1397
@zakiboydalnita1397 5 лет назад
@@sacdiamohamad5635 aniga lee igu qawo nabarkaga cml
@musaabdullahi3465
@musaabdullahi3465 5 лет назад
MashaAllah beautiful family
@raaxoadanraaxoadan8044
@raaxoadanraaxoadan8044 5 лет назад
Masha Allah family qurux badan allow isha idinka dhowr my wllkey and my walalshey
@ladancookingandbeauty7617
@ladancookingandbeauty7617 5 лет назад
Mashallh lakin abara jirto sand kaan ilahey hanaga hayo sub looyo halosaro Ana uhoreyo Dada soqortay xaraam sacida 🌸🌹
@sumayaabdirizakahmed1604
@sumayaabdirizakahmed1604 5 лет назад
Masha Allah adna iyo dumashigey allow dhowr
@tamaamolaadtamaamolaad8099
@tamaamolaadtamaamolaad8099 5 лет назад
Alla jecliyaa kaftan kiina👑👑👑💝💝
@hananmohamed5416
@hananmohamed5416 5 лет назад
Mashalah adnaa family qurux badan markasto an firsado Allaha idin xifdiyo😍😍😍😍
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 лет назад
Masha allah rabbi ha isu kiin xafido nolosha quruxdeeda allah ha idin siiyo insha
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 5 лет назад
masha allah adna iyo seyged wad nureysin allah hani xafido abaayo waxan jclhy adna camal ina noqdo qaali 👈👈👈👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤
@hamdiabubakar7104
@hamdiabubakar7104 5 лет назад
adna love you so much macanto ilxun kuma aragto adiga iyo familkaga abaayo ❤❤❤
@qaalimohamed7809
@qaalimohamed7809 5 лет назад
24:03 saaan u qosalayey waan ooyay kkkkkkkkk adna keep going mcnto
@umulmuminincaaisharc.9927
@umulmuminincaaisharc.9927 Год назад
Maasha Allah my family qurux badan🥰🥀🥀
@faadumomursalmursal3641
@faadumomursalmursal3641 5 лет назад
mansha allaha cadna xabiibit malayzi iga waran nolasheeda iyo waxbarashadeeda videow ka soo samee macto
@shactirosomali1347
@shactirosomali1347 5 лет назад
#lamanaha qarniga lado oo marwaqoba lurka ale idinmatuso laabtiina isku xaaran lahashada caashaqa aadku liibanten waxad tihiin lamanihii caashaqa ana wan idin hambalyeyaya #Mr saxaaf and #adno cadeey #run ahantii markan idin dawado ban farxaa o wan qosla dar ilaahay ban idinku jeclhay masha alh ma awoodo hadiyad aan idin siiyo lAkin #like ban diyaar la ahay o rukun ah markasta #Mr saxaaf hal su aal aan kuwaydiyo erayga #Rukun sharxaad kabixi mudane
@fatimaelmiali7298
@fatimaelmiali7298 4 года назад
Wiilka aad jafysiin wuu idn maqluaa wanna faysiin subscribe ayuu kuu saary hhhh dad idinla joogaad xamanusiin
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 5 лет назад
Farxat ku waara wlhi farxatiina wa farxateena💎❤✔
@deeqocali2160
@deeqocali2160 5 лет назад
Masha Allah family qurux badan allow idin xafid
@la-xl6ko
@la-xl6ko 5 лет назад
Asc adno iyo saxaaaf wa idin jeclhy hestory geena inba caadi maha masha Allah inta igu racsan likta dhac dhac ku seya waligey maheline like hailobina aaxbyal
@moofficial7289
@moofficial7289 5 лет назад
انا انا صوماليه وأفتخر la wll subscribe igu caawi
@la-xl6ko
@la-xl6ko 5 лет назад
@@moofficial7289 OK wall idigana iisaar
@la-xl6ko
@la-xl6ko 5 лет назад
@@moofficial7289 like iisaar wall mahdsanid
@la-xl6ko
@la-xl6ko 5 лет назад
@@moofficial7289 wa ku sary wall qali
@muniraabdalla6355
@muniraabdalla6355 5 лет назад
Asc waan
@sowdosiman2835
@sowdosiman2835 5 лет назад
ManshaAllh family qurux badan adna& Mohamed
@leylomohammed128
@leylomohammed128 5 лет назад
Adno waa iga qoslisay wlhi baqa garta garta oo hala garab istago adna dowlo alle ha idin xafido ❤❤❤
@maryancabdiraxmaan9784
@maryancabdiraxmaan9784 3 года назад
Mansha Allaaaaaah tabaaarakalaaaah Alle ha idin xafido
@almasahmed7660
@almasahmed7660 5 лет назад
Absolutely qiso cajiib ah waye allah isku kiin daayo 😍jcyl wa kii hore 🤩❤👍
@boqoradamuqdisho5062
@boqoradamuqdisho5062 5 лет назад
Gabdho adna xajigeeda uga leexda 🤣🤣🤣🤣
@ummucamaar4738
@ummucamaar4738 5 лет назад
Madhafenohhh
@gayaalkoo736
@gayaalkoo736 5 лет назад
Ma adiga qoftu shegayo saxafi
@abdifatahmohamud4556
@abdifatahmohamud4556 4 года назад
boqorada muqdisho 😂😂
@aaminaomar1335
@aaminaomar1335 4 года назад
Naaa hee wax igabadiyo adaagaa arkay walhi wankujeclahy dhiblee ani lee afaarhás laygu ogaa adna ma ilamid ayaatahy imtaxaan illahy haku xifdiyo mcnto
@teamwaayaabfuns7601
@teamwaayaabfuns7601 3 года назад
Keep going asxbey haleyso bqdo adinkoo mhd sn
@falischannel1695
@falischannel1695 5 лет назад
Beautiful family
@abdifitaahali8745
@abdifitaahali8745 5 лет назад
Masha Allah Runtii waa iga qoslisaan Waaana idinku # daydaa # Waa idiin xiisay
@qalinaciimaaadan3401
@qalinaciimaaadan3401 5 лет назад
Wakhatii sii wilka wll adigo iga raliya sheko qaliya😘
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 5 лет назад
Maasha allah family qurux badan abayo adno intee kaala soo xiriiri waa kuu baahna
@bisharoabdulahiabdi4716
@bisharoabdulahiabdi4716 5 лет назад
Waan sugayey qeybta 2 walhi funny❤❤💯💯🤣🤣🤣🤣🤣
@asmaasalyussuf4396
@asmaasalyussuf4396 5 лет назад
Masha allah waxaad tihiin family qurux badan waan idin jeclahay ❤❤❤❤
@asiaali1869
@asiaali1869 5 лет назад
woow mash Allah story aan cadi aheyn 😍👏Allah isku kiin xafido adna duma😍👏
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 лет назад
😅😅😅🤣🤣🤣🤣 adna iyo saxaaf idiin jclhy keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ikraamabdullahi143
@Ikraamabdullahi143 5 лет назад
Wa iga qosliseen ilaahay ha idin barakeeyo rerkiina dhan wa idin jecelnahay ❤️❤️❤️❤️❤️
@ahmedakhyar5889
@ahmedakhyar5889 5 лет назад
masha allah adna dar alle kuu jeclahay allah haku sharfoo adi iyo sygaaga iyo caruurtaada♥️♥️♥️♥️♥️💑
@gaandicaligaare4422
@gaandicaligaare4422 5 лет назад
mashaa Allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 5 лет назад
Ilahey ha isku keeni barkeyo abyo and abowe❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️
@m.bashiir110
@m.bashiir110 5 лет назад
Masha Allah Beautiful isku waara abid 👏❤️😍🙏
@nasrasuldan9834
@nasrasuldan9834 5 лет назад
Masha Allah Beautiful
@raqiahussein8257
@raqiahussein8257 5 лет назад
Chanelkeyga hda so booqatid wad ka heli doontan 😆
@shiin1988
@shiin1988 5 лет назад
Halkaana ma joogta
@rukioadanmohamud4651
@rukioadanmohamud4651 5 лет назад
Mashallah alaha isku kiin daayo ilaahey darti baan idin jeclahay
@farxiyaabdulahi7974
@farxiyaabdulahi7974 5 лет назад
Manshalah ilahay haidin xafido qos qurux badan ayaa ayaa tihin ilxun ilahay idin kahayo tububka lantin nur maleh iftinkii yutubkaa tihin wan idin tageraa horay usocda manshalah
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 года назад
Maansha alaah family Qurux badan
@user-jk9mg1yq3e
@user-jk9mg1yq3e 5 лет назад
M.A alle ha idin barkeeyo💜💜
@Sahra-ji6to
@Sahra-ji6to 5 лет назад
kkkk amiira waa niyad jabtay xiligaas wayoo wax ficaney filaneysay
@aziyazaid5432
@aziyazaid5432 5 лет назад
M. A walazhay adna io walalky sxfi izku waaraa Abid💖
@ramlaruun1994
@ramlaruun1994 3 года назад
Masha allah ♥️🌎allah idin dhowro
Далее
PART 2 SAXAAF OO LA OOYEY ADNA DHIBKII ISLA SOO MAREEN
17:39
SIDEE ISKU BARANAY ? Qosolka aduunka
28:49
Просмотров 405 тыс.
PRANK ADNA KA AARSADAY XANAAQ IYO QEYLO 😂
16:52
Просмотров 313 тыс.
SIDA ISKU BARANAY MAJECESHAHAY IN AAD OGAATID
14:31
Просмотров 410 тыс.
SAXAAF OO LA OOYEY ADNA DHIBKII ISLA SOO MAREEN PART 1
15:45