Тёмный

SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO | Somali Alibaba Online Courae 

Gelle Bashir
Подписаться 265 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Salaam
🔥Ogeysiis 🔥
Somali Alibaba Online Course - How To Succeed At Importing Products.
Waxan diyaariyey Course cusub oo lagu baranayo qaabka looga soo adeegto suuqa weyn ee Alibaba ee ku yaala dalka China .
Adoo wadanka Hooyo joogo ama meelkalaba baad kasoo adeeganaysaa suuqan qaab Online ah .
Course kan waxaa faa'ideysan karo ganacstada yar yar, dhalinyarada raba in ay ganacsi online bilaabaan iyo ganacstada waaweyn ee badeecadaha jumlada keena wadanka.
maxaad ku baran doontaa Course kan
1. Alibaba qaabka uu u shaqeeyo
2. Sida shirkadaha saxda loo baaro
3. Sida badeecadaha kala duwan loo raadiyo
4. Sida loola gorgortamo Supplier-rada iyo Luuqadda suuqa
5. Sida hishiish loola galo iyo qaabka chinese ka loola hadlo.
6. Qaabka alaabtada usoo dhoofsan lahayd sida
Sea freight iyo Air freight
7. Sida alaabtada ad Customization igu sameyn lahayd ama loga dada loogu dhajin lahaa alaabta ama packaging customization
8. Qaabka lacag bixinta iyo waxyalaha la iska ilaaliyo.
NB: Suuqan Alibaba badeecadihiisa aad bey u jaban yihiin taas oo hadii aad kasii macaashtid aad lacag badan ka sameyn karto.
Tusaale ahaan, Suuuqa weyn ee Amizon dhamaan alaabta lagu gado waxey kasoo gadaan Alibaba kadibna faa'iido fiican bey sii saartaan. Marka Soomaali ahaan waa fursad cusub ee halaga faa'ideysto.
Hadaba inta xiiseynayo Course Cusub fadlan numberkana whatsappka kasoo dalbada.
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.co...
👉 Register Binance - accounts.binan...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@NajuHonest-kq9rn
@NajuHonest-kq9rn 10 месяцев назад
Runtii aad ban ugu baahanahay inaan online shaqo un ka helo wxa dhaqaala ahna aan ku bilaabo ma hayo markaad curad ku xigeen tahay oo curadkii reerkana aan meel lagu sheegin waa caqabad wlhi alaha amuuraha ha sahlo
@AbasAbdirahmanSabria-uf9fu
@AbasAbdirahmanSabria-uf9fu 8 месяцев назад
Hello Xgee joogtaa wll
@AliiyaAhmed
@AliiyaAhmed 4 месяца назад
Ameen😢 illlhey haku sahlo
@AbshirMacalin-ry1ld
@AbshirMacalin-ry1ld 8 часов назад
Ala same xanuun weye wlhi
@wiilwaal7114
@wiilwaal7114 9 месяцев назад
Wan ubahanahay hadi ad ibari karto sida 1: sida lohelo campaniga saxda ah oo an laheyn wax dilaal ah yacni warshada sii direct ah 2: sida lo ogaado iney yihin supplierskada mid chinis ah mise foreigners kale 3:sida alaabta mideda ogujaban lo ogaado 4: warshada udhaw seapotka mise airportka ee alabta qimaha jaban ogugeyneyso midkii soqaadi laha 5:suppliers ka sida mel walbo loga ogaani karo waxa uu yahay tusaale sida lo ogaado inu yahay mid sax ah mise mid wax qiyaami karo 6: iyo wixi lamid ah oo muhim ah
@JibriilIbraahim-zp4br
@JibriilIbraahim-zp4br 4 месяца назад
Muuqal uu hore UGA sameeya e playlist gisa ka Soo daawo muqaalka ugu danbeeya
@armaan2828
@armaan2828 9 месяцев назад
Mahadsanid our teacher 😊
@MohamedahmedSaed
@MohamedahmedSaed 8 дней назад
Adugu mindhaa ma taqanid hadaad lacag badan aad shaqaysyy wallahaa bilaash ugu faaiday
@Updi44
@Updi44 10 месяцев назад
Aad bay muhiim nogu tahay macalimu 👍
@Naamir03
@Naamir03 10 месяцев назад
Hore u soco macalin❤
@foosladanchannel1923
@foosladanchannel1923 10 месяцев назад
Maasha Allah ❤
@MarwoubaxYaasiin
@MarwoubaxYaasiin 4 месяца назад
Mashaqanayaa ali baba xagelagahilikaraaa
@radwanmoussa03
@radwanmoussa03 9 месяцев назад
Machaallah 🥰
@kingccs4160
@kingccs4160 Месяц назад
Intee kahelaa zxb
@abdiqadirabdulahi4546
@abdiqadirabdulahi4546 Месяц назад
Diyaar ayaan u'ahey barashada korsadan wll
@sirkiraamaabtidoon
@sirkiraamaabtidoon 10 месяцев назад
Asaxaaabey aniga 10 kun i garsiiya si somalinama leh mahadsanidiin
@Film2024e
@Film2024e 9 месяцев назад
Asc ustaad blogger domin name aan u gadin lkn shuruudaha kale dhameystiray Google ads madalban karaaa
@abdourahmanosmanali7421
@abdourahmanosmanali7421 10 месяцев назад
Amazon course ku saabsan aad ayaa igu baahanahay ugaas Geella Bashiir
@sadameste1723
@sadameste1723 4 месяца назад
Musiibah maxaa tahy hada aaway ciwaanka aad soo qortay jawaabtiisa beenta Dadka maxaa oogu buufineesa Barakada beel waqtiga noogu luminee
@MohamedAhmed-ud4br
@MohamedAhmed-ud4br Месяц назад
Xageen kala xiriirnaa wayahye
@FilsanAbdi-oe2ce
@FilsanAbdi-oe2ce 3 месяца назад
Lanbarkaaga walaal
@dybalas7021
@dybalas7021 10 месяцев назад
Soo badi❤
@JUBAAWI.79
@JUBAAWI.79 10 месяцев назад
Gelle bashir nio alibaaba shay an kaso gatay oo an kasoo dhoof saday wadanka china makuheli karaa wadanka somalia gar ahan bosaaso sababtee ayay surta gal utahay waxana ubah nahay in an helo oo barto alibaba iyo Amazon inbadan waxad sharax daa oo kusoo cel celisaa nidammadan ONLINE ka ah waxan go.aan saday szb markan arkay wadanka somalia dhalin yarada aqon daro haysata iyo fursado badan oo yala suuqyada ONLINE ka ah ee kala duwan runtii waxa sax ila noqon wayday in oo an rumaysan wayay shay an china kakenay toos in an ku dhex iibiyo gobalada iyo dalka somalia maheli karaa mana ku iibin ka waxana rabaa kagar ahan in an noqdo servicer ah oo isagu u adeega mida kale
@ZAKIDALJIR
@ZAKIDALJIR 10 месяцев назад
Wan jeclan laha inan casharkan barto lkn caqabado dhaqalo awged ima surto galeso 😢😢😢😢
@ablaal1037
@ablaal1037 9 месяцев назад
shp anaa kaaga caawinayo hada barasho rabto
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 9 месяцев назад
​@@ablaal1037qabke iga can krta sxb
@kaziiwiilhoog
@kaziiwiilhoog 8 месяцев назад
@@ablaal1037 sided iga cawineysaa Ethecal Hacker inan Barta rabaye
@canabiinadia
@canabiinadia 7 месяцев назад
​@@ablaal1037ana i caawi wlala ibar
@Abdirahman31
@Abdirahman31 6 месяцев назад
​@@ablaal1037sxb aniga iga caawi fadlan.
@drmohamedali3043
@drmohamedali3043 8 месяцев назад
Masuul documentsyada MOU iyo kuwa kale soo dhic aan degsanee
@asli1035
@asli1035 10 месяцев назад
sidee uga mid noqon karaa coursada.
@GelleBashir
@GelleBashir 10 месяцев назад
Number kena kore nalagal so xirir wll
@MohamedAhmed-ud4br
@MohamedAhmed-ud4br Месяц назад
Xageen kala xiriirnaa sxb
@ayaancadey7007
@ayaancadey7007 3 месяца назад
Asc
@Anzal222
@Anzal222 10 месяцев назад
Mr geele aqabado badan ayaa jiro oo ah markaa productka soo iibsato export ka ayaa aad u lacag badan ka dib qiimaha alaabta aad ku soo iibsatya waxaaba ka qaalisan xaamaaliga
@kowsarsharaf9247
@kowsarsharaf9247 9 месяцев назад
Waxaa Jira cargo companies alaabo badan iskumar Soo rara raadi iyagaa ku jabanan doona Mahadsanid
@Anzal222
@Anzal222 9 месяцев назад
Thankz qaali
@user-dg5tz5bt4y
@user-dg5tz5bt4y 8 месяцев назад
​@@kowsarsharaf9247wlley namper iisheg aan kaalasoo xiriiro hadad si fcn ugaranysid
@zhamakehusen6498
@zhamakehusen6498 10 месяцев назад
DiYaar ustaaD
@Farman_1
@Farman_1 10 месяцев назад
Zxp dropsheeping Ethiopia malagu samen kara
@GelleBashir
@GelleBashir 10 месяцев назад
may wll
@umulkhairhussein1816
@umulkhairhussein1816 7 месяцев назад
Ustaad kumad darin sida loo dalbado in lacagta looga soo ceshadu alibaba
@sagalonline
@sagalonline 9 месяцев назад
Waxaasi waa easy wlhi lkn somalida waxkasta ayagaa wax adag kadhigaya
@Zamaara_official
@Zamaara_official 6 месяцев назад
Walal iga caawi please ana ubaahane
@istahilbarre4428
@istahilbarre4428 9 месяцев назад
Coursed goormaad bixinasa marka
@comedianchannel00
@comedianchannel00 10 месяцев назад
Google new sosamey sxp
@theclockofjusticetyx889
@theclockofjusticetyx889 9 месяцев назад
Asc waan rsbaa koorsads inteen kaala soo xariiraa.
@Abdizalam19
@Abdizalam19 9 месяцев назад
Walaal Google adsens account ii soo samee adaa yurub joogee
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 10 месяцев назад
👍
@umuraxiima7775
@umuraxiima7775 6 месяцев назад
Waxan ahay ganacsade yar aan lacag badan haysan sidee wax uga dalban karaa
@YAAYAEDITER
@YAAYAEDITER 10 месяцев назад
Galle zxp can you help me pro
@omarfathi1188
@omarfathi1188 10 месяцев назад
macha allah bro waa curse aad uu ficaan runtii daad badaan oo somali aah uu faa'ida .... lakine gormaa ayaad bilabaysaa curseka ;;; sideen see ulaa socoon doono thanks
@GelleBashir
@GelleBashir 10 месяцев назад
Course waa diyaar wll nala so xiriir
@LAAMPODCAST
@LAAMPODCAST 10 месяцев назад
Waan aqaan alx
@duraanhoodaale3532
@duraanhoodaale3532 15 дней назад
Ani maa iga caawisid sxb
@WildHilary
@WildHilary 4 дня назад
Gonzalez Amy Garcia Shirley Miller Donald
@Themoon-ou4oi
@Themoon-ou4oi 6 месяцев назад
Asc ustaad wn ubaahnhy xagee lagaa so xariiraa 😢
@Jalley00052
@Jalley00052 10 месяцев назад
Lkn course qaaliya ka dhigty bee 🐝
@abdulle5
@abdulle5 9 месяцев назад
Meqa
@Jalley00052
@Jalley00052 10 месяцев назад
MasterCard ayaan ku dhibanhy horta dadka casharada kuso gudbiya Google uun bay aadayan ma Google lagala soo daga mise waa la iibsaa isoo shega cid aqoon uleh??plzz
@kowsarsharaf9247
@kowsarsharaf9247 9 месяцев назад
Waxan rajaynayaa bangigada somaliya sida Salam bank iyo IBS master card isticmalan fadlan ka wardoon. Mahadsanid
@user-kh8jp4tu3c
@user-kh8jp4tu3c 5 месяцев назад
Lan barkaaga whestpp iisheeg
@salmaanducaale6761
@salmaanducaale6761 9 месяцев назад
Walal qali waxa bartay Google data Anllys marka wax hada maraya capstone wa maxay capstone
@mohamedhussein1311
@mohamedhussein1311 8 месяцев назад
Waa hab ama qaab aad lacag ku bixineeyso
@ikraanclaahi7970
@ikraanclaahi7970 10 месяцев назад
Wax kasto lcg ayd ka dhigteen😢
@Naamir03
@Naamir03 10 месяцев назад
Wll Hadii aad rabto xirfad aad dhaqaale badan ka samayso, Waxaad Baran karta FOREX, Waa Bilaash casharaantiisu, You tube ka ku Qor, Moalimuufx❤
@ebrahima6654
@ebrahima6654 10 месяцев назад
Wa side 1688 website-kas Ustadi?
@Kmn3214
@Kmn3214 10 месяцев назад
Mastercard hadaa leedahay waxkasta adduunka wad so iibsan karta easy anaaba visacard ku iibsada
@canabiinadia
@canabiinadia 7 месяцев назад
Somalia ma jogtaa
@user-fq5dw3gr4d
@user-fq5dw3gr4d 5 месяцев назад
Sideen u baran karraa
@muhyadinhiyo9740
@muhyadinhiyo9740 7 месяцев назад
Coursedu gormay bilabanaysa marka
@sucadmw9109
@sucadmw9109 10 месяцев назад
Bro xage lagala so xiriiraa
@GelleBashir
@GelleBashir 10 месяцев назад
Website kayga Gelle Bashir
@khadra_habad
@khadra_habad 10 месяцев назад
1688 kaso hdl ustd
@hafsahaybe8863
@hafsahaybe8863 9 месяцев назад
Fursad free ma ka bananthy courses wlhi lacagtaan awoodayne 😢
@aytoabdi
@aytoabdi 10 месяцев назад
1688 isagana waa loo bahan yahay isaga ayaa kasii alaab jaban alibaba.
@nuurrkofficial5248
@nuurrkofficial5248 9 месяцев назад
Intee korsada ka helenaa
@user-yw5pz8xx1x
@user-yw5pz8xx1x 6 месяцев назад
Zxp mahadsanid wax badan baad bayaamisay lkin what's app kaga soo dhig linkgiisa
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 9 месяцев назад
Zxp waxan rabay inan ku waydiyo Shirkadaha alibaba wax ku ibiya macquul matahay inan kadalbado inay alaab nooca aan rabo iisameyan (designka aan rabo) waxan rabay screenyada
@JUBAAWI.79
@JUBAAWI.79 10 месяцев назад
Galle waxan ubahanaya alibaba iyi Amazon sidee uheli karaa
@GelleBashir
@GelleBashir 10 месяцев назад
nala soo xiriir wll
@ebrahima6654
@ebrahima6654 10 месяцев назад
Gellle qofkas baan ky bahi ahay, mahadsanid.
@LibanNor-di3bl
@LibanNor-di3bl 3 месяца назад
​@@GelleBashir Teacher course alibaba ubaahanay
@GelleBashir
@GelleBashir 3 месяца назад
@@LibanNor-di3bl soo dalbo wll +252 905582875
@hodangaas9275
@hodangaas9275 6 месяцев назад
Diyaar ban ahee goram bilimaysa
Далее
MEESHA DHARKA AANKA DALBADO IYO SIDA LOO DALBADO
11:43
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,4 млн
SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA  IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO
19:49
Ganacsiga Amazon sidee Loo Bilaabaa? - Part 1
17:56
Просмотров 14 тыс.
Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips
9:29