Тёмный

SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA SOO IIBSADAA HADAAD JOOGTO KENYA'GEDO IYO MUQDISHO 

Jamal Nuh Muse
Подписаться 1,6 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

sidee loo, alibaba'dukasmeysi, online sale

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@mohamedosman2431
@mohamedosman2431 Год назад
Alle amuuraha hakuu saqiro wlhi very brief n clear info na siisay
@gedi73
@gedi73 Год назад
Masha Allah brother Waxad noo sheegtaa kuwa somalida ee idin dhaxeeyo ee alibaaba uu idiraayo alaabta sideed ku aamineysaa oo ay Mogadishu kugu soo dirayaan mahadsaniid
@SihaamMuuse-ji9nc
@SihaamMuuse-ji9nc Год назад
Kuwas somalida se ku heli karaa wll isheeg
@ahmedabdikadir9219
@ahmedabdikadir9219 2 года назад
Aad iyo aad ayaan kaga faa iiday wll Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay Xog fican ayaad nasiisay si wacana waad noogu digtay
@mohamedsomalivlog858
@mohamedsomalivlog858 Год назад
Dad badan muqalo alibaba ka sameyey oo somali ah balse maysan shegin habka cargo loso sarayo Aad iyo aad ugu mahadsan tahay boss Salute
@muhi-footballhighlights5054
@muhi-footballhighlights5054 4 месяца назад
Videoga aadoo ufiicanyahay waadna mahasantahay sida wanaagsan ee aad noo fahansiisay, Balse waxaad kudartaa calaamad muujineesaa meela qaar ee taabaneeso
@manshuib4207
@manshuib4207 Год назад
Hadhow kuwa somaliya kenaya ayagana ma igu lacag Mey igu charge garenayaaan
@Ariijiina
@Ariijiina Год назад
Thank you so much abowe wlhi hadal kaada markan dhegeystay maalin hore visa card kale aan soo sameeystay oo only alaab dalba shada u isticmaalo❤ jizakallah alif qeyr
@jamiiladek7172
@jamiiladek7172 Год назад
Apaayo side lo sameesta iga caawi plz wan ku wareeray wan garan waaye wlhi ani qof i caawiyo wn waaye 😭😭
@Djhaari90
@Djhaari90 Год назад
@@jamiiladek7172 8:24
@hlima5388
@hlima5388 Год назад
@@jamiiladek7172abaayo magalada joogto bangiyada kuyaalan tagee kadib aa dhahe visa card hala ii sameeyo
@mustafeclrisaaq11
@mustafeclrisaaq11 9 месяцев назад
Sidaa loo sameystaa
@abdalasaiid5559
@abdalasaiid5559 Год назад
Wll si fiican Uma fahmin adigoo raali ah meel aan kaala soo xiriiro iisheeg si aad fashfaahin dheerad ah iisiisid mahadsanid 🥰
@AdanaAdan
@AdanaAdan 9 месяцев назад
Walal visacard baad sheegtey MasterCard qofkii heystoalibaba waxbakama iibsan kara miya micnaha
@barwakohassan677
@barwakohassan677 Год назад
Mhdsnid wll shein kaso hadal
@YasminHassan-t9b
@YasminHassan-t9b 27 дней назад
Message markan u diro uread ayuu idhahayaa
@MohamedqADar-op2bp
@MohamedqADar-op2bp Год назад
Video gaaban muhiimadana ka hadlaayo mahadsanid gudoomiye
@hukc387
@hukc387 Год назад
Products Kala duwan inaa suppliers Kala duwan aan ka dalbado carabao Maa iiga imaan karta
@JamiilaHussein-c3w
@JamiilaHussein-c3w 9 месяцев назад
Mesha ad jogtid xogta aad dhiibty kuma aadan darkness gadaal maa uga sheeg Mida kale 1 piece hal bakad may ka wadaan
@ahmedj8857
@ahmedj8857 2 года назад
Wlll wx baan rbaa inaa ku weydiyo adigo rali eh inte kala so hadlaa
@mohamedqadarabdi1273
@mohamedqadarabdi1273 2 года назад
mahadsanid bro suaal $12 meeqa xabo weeye mise kaliya waa hal xabo oo massage eh
@jamalonlineshoppingvideos
@jamalonlineshoppingvideos 2 года назад
Hal xabo
@abdirisackadenabdullahi8181
@abdirisackadenabdullahi8181 2 года назад
Mode of shipment maxaa loola jeedaa ma fahmine
@omarahmed145
@omarahmed145 Год назад
Alaabtaada waxa lagu soo qaadayo,ma diyaarad baa mise markab
@ziadhassan4810
@ziadhassan4810 Год назад
mahadsanid wllo illahay umu rahaaga haku fududeediyo anagana kuwii ka faaido allah hanaga dhigo amin
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
Www thanks start oder waaba dhac kwrn mahadsanid
@sabreinahzack6782
@sabreinahzack6782 Год назад
pls xagee kaala so hadlaa wll waxbadan iga caawin lahayde😢
@alislaaxbeynanaas1483
@alislaaxbeynanaas1483 9 месяцев назад
Saxib waxaan rabbaa inaa barto i caawi
@alwadan9445
@alwadan9445 2 года назад
Ad iyo aad mudane
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
Sxbow kenya ayaan Alabta an ka gadanayo aliba iyo qiimaha lagi soqadayo waxa badan qiimaha lagu soqadayo maxa xal
@omarahmed145
@omarahmed145 Год назад
Waan kula aragny sxb
@Torobaawi
@Torobaawi Год назад
Alaabtaa dalbanayso badso markaas qiimaha wuu iskeeni
@abdirahmanmohamedabdishaku5264
Nyhw meel lagaga so xidhidho noo sheeg
@collyare246
@collyare246 Год назад
Muqdisho mugdiga ayay wax ku disha camal magaca aan iska badlno abayo
@MovieMania-99
@MovieMania-99 Год назад
sxb waaxan ku waay diiyay carko adigaa inaad haysoto waa muhim soo maha sxb oo midaa kaleh premier-bank maa lagu biinkara sxb
@afatahdhamemedia5565
@afatahdhamemedia5565 2 года назад
Brother wathappka iy sheeg xog badan ayn ka faa'ideyste
@saidmohamedaden9268
@saidmohamedaden9268 2 года назад
Bro thanks bro mel private ahaan an kala so xiriiri karo majira walal ado mahadsan
@afatahdhamemedia5565
@afatahdhamemedia5565 2 года назад
Thank you Brother
@ayaanaxmed833
@ayaanaxmed833 Год назад
Melan kal.soo xidhiidho isheega pls
@queenmaria2587
@queenmaria2587 Год назад
Wll aniga ila sohadal wax ina dalbadaa rabaahe
@Uluufochannel
@Uluufochannel Год назад
Wixi alibaba arimihsa ah qofki u bahan ila so xariira inshlh wala idinka jaahil bixina
@abdirisaaqmaxamed3869
@abdirisaaqmaxamed3869 2 года назад
Bankiyada somalia sow ma isticmaali karo wll
@jamalonlineshoppingvideos
@jamalonlineshoppingvideos 2 года назад
Haa hadey leeyihiin visa ama mastercard
@asmaabdulaahi9990
@asmaabdulaahi9990 Год назад
Haday diyardu isoo qaado ma lacag dheerad ah layga rabaa
@shaafiahmed4202
@shaafiahmed4202 Год назад
china Guangzhou office o aad dhahday ayaga kukeenayo halken kala xariiraaa
@khadraali4254
@khadraali4254 Год назад
Mahadsanid
@haajiabdishire27
@haajiabdishire27 Год назад
Sxbo alibaaba halka xabo laatoop meeqo iibiyaa
@Ina_hilowle97
@Ina_hilowle97 Год назад
Walal lacagta Oder ka ah miya 500 dollor ila 60 dollor wah ani cream lee raba ina ka iibsade mxa qaldn😮
@Uluufochannel
@Uluufochannel Год назад
Wixi alibaba arimihsa ah qofki u bahan ila so xariira inshlh wala idinka jaahil bixina
@apdurehmaanbaadow2099
@apdurehmaanbaadow2099 9 месяцев назад
​@@Uluufochannel anaa ubahan abayo lambarkada isoodir
@bashiirkatero1387
@bashiirkatero1387 Год назад
Rolling cargo rabaa sxbow xal namberkooda
@macalinaweysmooge2451
@macalinaweysmooge2451 2 года назад
Masha allah wll
@saabrinhaaji8350
@saabrinhaaji8350 Год назад
Wall waxaa igu caawisaa san wakiilada joogo chania sida uula xariira
@Uluufochannel
@Uluufochannel Год назад
Wixi alibaba arimihsa ah qofki u bahan ila so xariira inshlh wala idinka jaahil bixina
@Uluufochannel
@Uluufochannel Год назад
Luuqa imaw abyo
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 10 месяцев назад
Habka wax loogato soo duub wadaadoow
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 Год назад
faahfaahin dhameystiran MAHADSANID
@rahumamohamed7877
@rahumamohamed7877 Год назад
Cargo ga hlkeen ka helyaa
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
Mpesa visa card aya jiro asna halaga faidesto asxabey ani xita mardhaw le maqlay hada kenya joogto
@jamiiladek7172
@jamiiladek7172 Год назад
Side lo sameesta iga caawi wll plz
@feisalsuleyman1321
@feisalsuleyman1321 Год назад
Thanks
@yacquubaadan8442
@yacquubaadan8442 2 года назад
Sidee looga iibsadaa adoo jooga hargaiza
@sowdagahayr1793
@sowdagahayr1793 Год назад
Aniga ku caawanaya hadad u bahanthy
@fattimayasiin157
@fattimayasiin157 Год назад
Sowdo xgee kala soo Xariira
@waxmacquula4753
@waxmacquula4753 Год назад
@@sowdagahayr1793 hello ani icawi hada maclumad kahayso sis
@hosainabdirisak
@hosainabdirisak Год назад
Sxp Free Delivery maahan miyaa
@abdi_mana.k.e6102
@abdi_mana.k.e6102 2 года назад
Cartonkan meqa kejii ayuu ahaa
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 2 месяца назад
Hal xabo miyaad ka dalban kartaa calibaba
@AliGaruf
@AliGaruf Год назад
Somali maleyahau
@Ruuxiquruxofficial9321
@Ruuxiquruxofficial9321 2 года назад
Wall sfcn ma ufahmn manoga dalbi karataa whtsap
@amiiradawaalan6736
@amiiradawaalan6736 Год назад
Wll xkee kaala so xariiraa
@rayaancabdulahi206
@rayaancabdulahi206 Год назад
Ala pls wax badan ugu banana Wana fahmi waye pls ila sooxariir wllo isojawab
@CusmanMediatube
@CusmanMediatube 2 года назад
Suaal Sxbw xafiiskaagi miyaa meeshaan ee Hooyo Cajabo mise waad fogaatay oo xamar baad jidhaa?
@jamalonlineshoppingvideos
@jamalonlineshoppingvideos 2 года назад
Kkk maya sxb baladxawo mesheydi
@abdallahassan104
@abdallahassan104 2 года назад
Sxb Whats app numberkada ayaan u baahnaan lahaa si aan waxyaabo Badan kaga weydiiyo qaabka wax loga Ganacsado onlineka!!
@khadiijasaciid5783
@khadiijasaciid5783 Год назад
Premeir bank master card side lacagta ugu dira
@hiirale2042
@hiirale2042 Год назад
Sxb ma ku dirtay
@mahadaxmedsamadoon7531
@mahadaxmedsamadoon7531 5 месяцев назад
Somaliland alab ma la keni karo😢
@Yuunaani
@Yuunaani Год назад
Waan kuu baahney xageen kaalasoo xadhiidha wll
@Uluufochannel
@Uluufochannel Год назад
Wixi alibaba arimihsa ah qofki u bahan ila so xariira inshlh wala idinka jaahil bixina
@hlima5388
@hlima5388 Год назад
@@Uluufochannelhalkee lagaga soo xarira
@yacquubaadan8442
@yacquubaadan8442 2 года назад
Wxn kuweydiiyey zxp
@jamalonlineshoppingvideos
@jamalonlineshoppingvideos 2 года назад
Sxb kenya hadaa jogta waa ok lakiin hargeysa shirkad alabaha geysa magaranaayo
@user-iq3li8bw3i
@user-iq3li8bw3i 2 года назад
anaa kenya jooga ee sidee la igu keenaa qiimaha la igu keenaayona meeqo waaye
@alwadan9445
@alwadan9445 2 года назад
Sxb muqdisho ayaan joga shirkad alabaha kenta ma igu cawirkarta
@nimcaanadam1826
@nimcaanadam1826 Год назад
Zhp halkee kla xidhiidha face book ma leeday
@Uluufochannel
@Uluufochannel Год назад
Wixi alibaba arimihsa ah qofki u bahan ila so xariira inshlh wala idinka jaahil bixina
@hassankaafi638
@hassankaafi638 2 года назад
Asc salaan kadib wll waxaan kaa codsanayaa in aan wax kaaweydiiyo Ali baba ee wll number kaaga whatsapp ka isoodir
@jamalonlineshoppingvideos
@jamalonlineshoppingvideos 2 года назад
252616476839
@hassankaafi638
@hassankaafi638 2 года назад
Tanks
@shaafiahmed4202
@shaafiahmed4202 Год назад
china Guangzhou office o aad dhahday ayaga kukeenayo halken kala xariiraaa
@jamalonlineshoppingvideos
@jamalonlineshoppingvideos Год назад
Rolling cargo Facebook kala xiriir sxb
@Werdi-qn3mk
@Werdi-qn3mk Год назад
Thanks
Далее
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23
КОГДА НАКРОШИЛ НА ПОЛ #shorts
00:19
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 10 млн
SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA  IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO
19:49
Ka adeego Alibaba adoo Somaliya joogo.
18:44
Просмотров 50 тыс.
Sida AliExpress looga dalbado...
15:00
Просмотров 36 тыс.
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23