Тёмный

Sidee Cryptocurrency Loo Maalgashtaa 2024 | Binance App Tutorial 

Gelle Bashir
Подписаться 275 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2d...
👉 Register Binance - accounts.binan...
👉 Register Skillshare - skillshare.eqc...
👉 Buy Domain - namecheap.pxf....
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...

Опубликовано:

 

25 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 342   
@GelleBashir
@GelleBashir 4 месяца назад
🔥 Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis🔥 Koorsadeenii ku magacawneed "Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad, Af:Somali", way soo idlaatay duubisteedii, waxaana shaacin doonaa -eebe idamkii- 1 bisha juun, hasa yeeshee 100-ka qof ee u horreeya ee sii iibsada koorsada inta aan la gaarin 1 bisha juun, waxay helayaan qiimo dhimis dhan 10%. Ka faa'idaysi wacan. Booqo website-keena ah "gellebashir.com", oo halkaa ka soo dalbo koorsada, ama ka soo dalbo WhatsApp number-kan: +252-90-5582875. Amaba guji badhanadan kuu muuqda.
@GegeriDaniel-v2t
@GegeriDaniel-v2t 2 месяца назад
❤️Success is not built on success. It's built on failure, It's built on fraustration. it's built on fear that you have to overcome. I pray that anyone who reads this will be successful in life🇺🇸
@ChrisKatya-z7j
@ChrisKatya-z7j 2 месяца назад
As a beginner what do I need to do? How can I invest, on which platform? If you know any please share.
@ElonMuskreal-h3k
@ElonMuskreal-h3k 2 месяца назад
I know this lady you just mentioned. She's really good with and on her job. She's helped a couple of families and individuals’ finances
@Gyj-h2c
@Gyj-h2c 2 месяца назад
She is really a good investment advisor. I was privileged to attend some of her seminars,that's how I started my crypto investment
@DeliveryHeadquarter
@DeliveryHeadquarter 2 месяца назад
I have heard a lot of wonderful things about Deborah Davis on the news but didn't believe it until now. I'm definitely trying her out
@StephenDaniel-x4v
@StephenDaniel-x4v 2 месяца назад
Started with 5,000$ and Withdrew profits 89,000$
@FARHANHASSAN-x3y
@FARHANHASSAN-x3y 5 месяцев назад
Aad ayaa u mahadsan tahay xaasid ma tihid sida dad aan arkay, Aqoontaada ILAAHAY hakuu barakeeyo. MAHADASENID
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@dahirhusseinyussuf1399
@dahirhusseinyussuf1399 5 месяцев назад
@@GelleBashir habeen wanaagsan waqtiguna hakuu wacnaado
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
Link Binance waa kan accounts.binance.info/register?ref=306044916
@Jeegaanmedia
@Jeegaanmedia 5 месяцев назад
Capital kasoo hadal walaal
@manqabojiye7043
@manqabojiye7043 5 месяцев назад
Bianance ma taraya
@mhmdyhye7681
@mhmdyhye7681 5 месяцев назад
Macalin kenya maka shaqeya aan u,adeeee
@nasserahmed3064
@nasserahmed3064 5 месяцев назад
Walal lacag iigu jirta funding wallet ayaa la bixi la'ahay mudo todobaad ah, fadlan iga caawi
@SabirikeySaabirkey
@SabirikeySaabirkey 5 месяцев назад
Geele bro passportka aabahay maku buuxin karaa binancega markan buxinayo
@khadarcj4094
@khadarcj4094 Месяц назад
Shukran wll sare sidaad inoogu hagar baxday
@xamdikoofi
@xamdikoofi 5 месяцев назад
Mahadsanid brother
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@abdisamadarabnur8218
@abdisamadarabnur8218 5 месяцев назад
MAHADSANID USTAAD GEELLE BASHIIR
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
adaa mudan wll
@helpohelo1644
@helpohelo1644 5 месяцев назад
Cafimad tama ayaan ilahay uga baryayanaa insha alah oo dag dag ah
@caliwarsame8793
@caliwarsame8793 10 дней назад
Thanks ustad wax badan baa kafaiday
@iskoyare59
@iskoyare59 5 месяцев назад
Aad bad u mahad santhy✌🏽
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@NajibHussin-o9m
@NajibHussin-o9m 5 месяцев назад
Muuqaal wax gal ah ayuu ahaa midkaas mahadsanid mudane
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wll
@abdifatahdekabdi8191
@abdifatahdekabdi8191 4 месяца назад
Eebbe haku barakeeyo qof aad u daacad ah ayaa tahay
@GelleBashir
@GelleBashir 4 месяца назад
thanks wll
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 5 месяцев назад
Waaw hadaba baarayay thanks
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
good , sifiican oga faa'ideyso
@yusufamiin76
@yusufamiin76 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal qeyr allaha ku siiyo macluumaad kaaga muhiimka ah
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
adaa mudan wll
@adnanhashi2523
@adnanhashi2523 3 месяца назад
❤❤❤❤ Thanks Guul iyo gobanimo geelle bashiir
@akram6516
@akram6516 5 месяцев назад
Dadka somali jogo ayagon sarifle marin ayey caadi u iibsan karaa, IBS BANK qaastan Visa card ka ha isticmalan
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
good news weeye
@aayahacali5788
@aayahacali5788 4 месяца назад
Primerbanka ma ku isticmaali karaa bro
@cabaasosman2937
@cabaasosman2937 2 месяца назад
Lacagta ugu yaree lagu maalgashada waa imisa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 месяца назад
@cabaasosman2937 $15 Binance
@ahmedabdirahmanmuhumed2553
@ahmedabdirahmanmuhumed2553 Месяц назад
Mahadsanid wll
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 5 месяцев назад
Thanks Bashiir
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
welcome wll
@MOHAMEDHUSEINAhmed
@MOHAMEDHUSEINAhmed 5 месяцев назад
Geese Bashir zhp xagee lakala soo xariira
@soomaaliasoomaalibaaleh4415
@soomaaliasoomaalibaaleh4415 5 месяцев назад
Thanks my gelle Bashir.
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 5 месяцев назад
Thank you geele
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@yuusufadanmohamed7973
@yuusufadanmohamed7973 5 месяцев назад
Thanks bro
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
welcome wll
@Ali-sb9oo
@Ali-sb9oo 5 месяцев назад
Mahadsanid pro
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@AhmedDahir-cw7jv
@AhmedDahir-cw7jv 5 месяцев назад
Thank you sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
welcome wll
@ibrahimkasimsiyat
@ibrahimkasimsiyat 5 месяцев назад
Saaxiib waad ku mahadsantahay Xogta aad nasiisay balse aniga UK ayaan jooga mana iigubshaqeeynayo " Verify Identity " ee sideen sameeyaa
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
sxb Uk walaga xayirey , bank Revolu isticmaal
@abdilazizabdilahi2068
@abdilazizabdilahi2068 3 месяца назад
Shukran ustaad
@ayuubabdisamadabdilaahi6154
@ayuubabdisamadabdilaahi6154 5 месяцев назад
Guulayso geele❤
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
welcome wll
@abdirahmanabdillahi3537
@abdirahmanabdillahi3537 5 месяцев назад
Muqaal kasosamee wll geele bashiir qaabka loo dalbado cardka binace🙌
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
ok
@yacqub-qi8jj
@yacqub-qi8jj 5 месяцев назад
thanks
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@samadoonstudiopro1353
@samadoonstudiopro1353 5 месяцев назад
Wad mahadsan tahay Sido kale inaad kula soo xidhiidho ayan jecla ee side kugu la soo xidhiidha
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
nala soo xiriir wll
@shadiaahmed-s6r
@shadiaahmed-s6r 5 месяцев назад
@@GelleBashir 6:56
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 месяца назад
Gele bashir best somali RU-vidr
@siciid.Kaneeco
@siciid.Kaneeco 2 месяца назад
Thanks 🎉❤
@qaafmaxamed5372
@qaafmaxamed5372 Месяц назад
Waa runtaada imiku so daadatay
@BizhaarXasan
@BizhaarXasan 2 дня назад
Ok
@VexBordeaux
@VexBordeaux 13 дней назад
I really appreciate your efforts! I need some advice: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (air carpet target dish off jeans toilet sweet piano spoil fruit essay). How should I go about transferring them to Binance?
@mohamedyussuf8449
@mohamedyussuf8449 5 месяцев назад
Bashir walal allah ku xifdiyo sxb sidee bank ugu shuban karaa cyrto
@Saajid995
@Saajid995 5 месяцев назад
Ibs bank tag visa card ka furo kadib binance kaaga lacagta dhigo
@Ahmed22777
@Ahmed22777 5 месяцев назад
Sxb waad mahadsan Tahay❤❤ sarifla yaasha yaa haya numberadooda
@mohamedsharif4113
@mohamedsharif4113 5 месяцев назад
iso qabo legeno
@Zakariye.7x
@Zakariye.7x Месяц назад
Wuu shaqeeya😂 waafi🎉
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 5 месяцев назад
Good idea
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@muqdishostudio7632
@muqdishostudio7632 5 месяцев назад
Hadaa somalia joogtid waxaa ugu fican applications ka edir ayaad kaga shupan kartaa ❤❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@cabdallaibraahim4784
@cabdallaibraahim4784 5 месяцев назад
Qofki luuqa aqon maka shaqen kara sxb
@Ugaska-j2w
@Ugaska-j2w 5 месяцев назад
Adiga mudan wllo
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@Eng_Baraki
@Eng_Baraki 5 месяцев назад
Mastercard premierbank ama salama bank ma lagu xiri kara binance. Cidi taqanao ha iga soo jawaabto.
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
may wll, banks Somalia kuma shaqeeyo
@abdourahmanosmanali7421
@abdourahmanosmanali7421 5 месяцев назад
Visa Card IBS AYAA LAGU ISTICMAALAA Binance
@aayahacali5788
@aayahacali5788 5 месяцев назад
Miyaa ku isticmaashay iso jwb bro
@abdisankaofficial1253
@abdisankaofficial1253 Месяц назад
Ustad xage lagala so xarira teda kle korsoyin o CRYTO kusabsan mabixisaa
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Haa wll , website kena so booqo Gellebashir.com
@maxamed19ib
@maxamed19ib 17 дней назад
Ustaad su'aaal hddaan rabo in aan coin gato qof binance heysta lacagta ma u dirsan karaa hddaanana heysan passport ileen binance passport buu rabaa Kadib qofka sidaas ma igu soo diri karaa coinka
@abdirashidosmanmohamed4408
@abdirashidosmanmohamed4408 5 месяцев назад
Mhdsnid ustaad geele
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
adaa mudan wll
@mohamedadanhussein2443
@mohamedadanhussein2443 5 месяцев назад
Aad iyo aad aya u mahadsan tahay mudane sharaxaad fican runtii allaha ku barakeeyo Waxaan jeclaan lahaa in aad vido nooga soo duubtid qaabka sarifle loo noqon karo criptocurrency dhalinyarada sarifto sideen uga mid noqon karaan?
@ismailofficial6454
@ismailofficial6454 5 месяцев назад
Tankiyou pr0 ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
welcome wll
@abq4699
@abq4699 5 месяцев назад
Aq
@shankaroon8172
@shankaroon8172 5 месяцев назад
Coins ugu fiican oo aadka ujaban nala wadaag
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@abdourahmanosmanali7421
@abdourahmanosmanali7421 5 месяцев назад
Mahadsanid kaabe Binance card sida loogu dalbado cashar hore ma ugu suubisay Wlalka
@mukhtarmohamed6393
@mukhtarmohamed6393 5 месяцев назад
Qofkii ubaahan in lacag loogu shubo binance ha ila soo xidhiidho
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 5 месяцев назад
Lama arko see wanagsan
@ShafaMuhumed
@ShafaMuhumed 5 месяцев назад
Qofiki dlka Kenya joga se umal kashan kara
@Teetey123
@Teetey123 4 месяца назад
Waaku salaamay Gelle waxaa maal gashtay Crypto 2019 lacagteydana Waa iigu jirtay kadib wixi oo dhan hawada ayee kabaxeen waana gali waayay ciwaankeyga kadib dad ayaa isoo waco oo idhahaayo ciwaankaaga waakusoo celi karnaa oo lacag ayaa kuugu jirto lkn aniga ma aamini karo marka ma iga caawi kartaa si aan usoo ceshto adigoo mahadsan walalkey
@Dalmarry
@Dalmarry 2 месяца назад
Sxb hada ma heshay
@Teetey123
@Teetey123 2 месяца назад
Maya wali mahelin
@MustafaHasan-ex2qn
@MustafaHasan-ex2qn 5 месяцев назад
Apkee lala soodagayaa ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
binance
@dacwamedia953
@dacwamedia953 3 месяца назад
somali Mastercard iyo visa card ba wuu leeyhay si toos ma luga iibsan karo miya
@mohamedabdisamadawad5205
@mohamedabdisamadawad5205 5 месяцев назад
Wll wad mahadsantahay waxani xarantisa iyo xalashisa ka waran ama ma jirta waar xarana oo aad leedahay iska ilali
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
ok wll
@salahudinabdireshidhussein8730
@salahudinabdireshidhussein8730 5 месяцев назад
sxb beginner baan ahay, sideen u samaysan karaa wallets, kee baana ugu fiican. Mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
muuqaal kale ka sameyey soo daawo wll
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 5 месяцев назад
Cryptocurrency ma sida forex baa oo marna wuu dhacaya marna wu kacaya haduu kugu dhacona xoolahagi wa lagu yaacay mise waa lacag bad dhiganee wa iska shaqaynysa sidii tradepotki kacay oo kkle
@yusufamiin76
@yusufamiin76 5 месяцев назад
Sx waxaan kaa codsanayaa inaad sheegtid Spectrocin ayaa soo degsaday kana samaysay akoon ma fiican yihiin lakiin wali maka ganacsan lacag a kuma shuban fadlan ii soo jawaab macalin
@Ismailharedcumar-pf9wj
@Ismailharedcumar-pf9wj 5 месяцев назад
Macalin waxaan joogaa Dalka Ethiopia sideen RU-vid lacag Uga samayn karaa plz warbixin Iga Soo sii plz waan ku sugayaa
@ilyaashassan8765
@ilyaashassan8765 5 месяцев назад
Saraf dhalinyarta mid daacad noo soo raadi
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
Ana so wado insha Allah
@HidaayoCabdulaahi
@HidaayoCabdulaahi 12 дней назад
Cryptocurrency marka uu kor ukaco malaga soo baxsankaraa wll😊
@sumayoadamadan934
@sumayoadamadan934 Месяц назад
Sidaa umaal gashan karaa crypto ustaad
@faridsomal5841
@faridsomal5841 5 месяцев назад
asc ugaas waxaa ku waydiin ani oo aan lahayn master card ama other cards see uiibsan karaa coins
@SahalMohamed-e9o
@SahalMohamed-e9o 4 месяца назад
Ok waye anu jooga somalia ma kala bixii kara lacagta
@BurqaITTube.OROMOO
@BurqaITTube.OROMOO 3 месяца назад
WOW
@sayid02abdullahi45
@sayid02abdullahi45 5 месяцев назад
Macalimu adoo raali ah video ka soo samee sida Binance account loo sameee update 2024 please adigoo mahadsanad
@awoweismail
@awoweismail 5 месяцев назад
Zxp lacgta sida loga bixiyo iyo waxa loobanahanayahay si aad laacgta maalgilisay ula baxo vedio kasoo samey ama reply zxp
@jaamacmohamed8573
@jaamacmohamed8573 5 месяцев назад
Ustaad waddanka Premier Bank ma lagaga iibsan karra Coins-ka. Mahadsanid
@manqabojiye7043
@manqabojiye7043 5 месяцев назад
M,a wan fahney warkaaga lkn crypto marka furanaayo ma qasaba in aan baasbor hesto ama akoon I furnaado
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
haa passport , ID ama Driving license
@abdiahmedaden
@abdiahmedaden 5 месяцев назад
Saxib qasab miya in aan computer 💻 ama laptop aan haysto si aan maclumadka suqa oo kala socdo
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
may wll , so aniga hada mobile ka isticmaalayo
@goldenboy7558
@goldenboy7558 5 месяцев назад
Thanks a lot sxb waxbadan baan ka faa idaysatay oo kabartay RU-vid kaaga iguna dhiiri galiyay in aan crypto samaysto akoon kanu biiro suuqa digitalka 🫡
@zamzambeutyhina
@zamzambeutyhina 5 месяцев назад
Wllkey fiiri maxaa lagu sameeya isharax bal
@goldenboy7558
@goldenboy7558 5 месяцев назад
@@zamzambeutyhina walal sharaxaad aan halkan kaga dhamaan karno maaha crypto lkn hadad muuqalada RU-vid dawato wax baad kafahmi ama kooras raadso si aad ubarato crypto
@boossaleban2318
@boossaleban2318 5 месяцев назад
Ustaad ado mahadsan kaso qaad imika coin ayan gatey 100$ ayan ku gatey side ku ogan kara maalin walba lacagta iigu darsantey ama hoos iiga dhacdey
@abdalehussein268
@abdalehussein268 5 месяцев назад
asc ustaad sariflasha ugu wanagsan no so mention gare
@Aqibmadni7869
@Aqibmadni7869 Месяц назад
Извините, если вопрос не по теме, но как перевести USDT с кошелька OKX на Binance? У меня есть только seed фраза: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive. Можете объяснить, как это правильно сделать?
@ismailmohamed9723
@ismailmohamed9723 5 месяцев назад
Ustaad Mobileka spot market looma baahno miyaa sida computerka oo kle
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
spot ka muhiim maaha
@CaliIbrahim-zw2nr
@CaliIbrahim-zw2nr 2 месяца назад
Sxb paypal google mayeelaayo maxaa dhacay
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 5 месяцев назад
Saxib waxaan iibsaday tron kawaran suuqeeda adoo raaliya?
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
ok weey wll
@HERMANUS_K9
@HERMANUS_K9 5 месяцев назад
Calamada yellow ga ah sxb Ani kenya jogaa buy and deposit kaliya ayu isoo saraa maxaa qaldan
@RahafBintAbdi-bo4dy
@RahafBintAbdi-bo4dy 5 месяцев назад
Xal mau heshahy wll anigaba kenya joga wankari laayhy👋
@CaliIbrahim-zw2nr
@CaliIbrahim-zw2nr 2 месяца назад
Ustaad paypal mashaqeynaayo i caawi
@mahamedyarecisman3492
@mahamedyarecisman3492 5 месяцев назад
sidee u mal gashan kara macalimu aniga south africa yaan joga
@KhaalidBarre
@KhaalidBarre 5 месяцев назад
Zhp gelle Bashiir sideen account uga dhexsamaystaa
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
muuqaal kale ka sameyey, fadlan so daawo
@MaxamedCismaan-i1n
@MaxamedCismaan-i1n 5 месяцев назад
Wll waa mahad santhy lkn halmid igu caawi dhaalin yarada sarifta sahanka ayaan rabay labarkooda
@najiibgubadley9313
@najiibgubadley9313 2 месяца назад
bank aan magaceyga ku sameesneen lacag makula bixi karaa macalin?
@somrssaciid2449
@somrssaciid2449 4 месяца назад
Adoo somalia 🇸🇴 joogo sidee loo dalbadaa binance visa card sxb waxan ku sugan hay muqdisho cadey sxb 😮
@AbdulkadirAbshir-o2o
@AbdulkadirAbshir-o2o 5 месяцев назад
Macalin coin ka pepe ladhaho kasoo hadal ama meme coins ka oo dhanba
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 5 месяцев назад
Wcm wllo Djibouti o kale Malaga isticmalikaraa ?
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
haa wll, Jabuuti okay weeye
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 5 месяцев назад
@@GelleBashir ok sxb marka play store kan kala sodaga buy ban kuqora mise bitcoin?
@abdirisaqbuux5750
@abdirisaqbuux5750 3 месяца назад
Ustaad Acounkyga binance sidee markale dib ugu kicin karaa
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak 5 месяцев назад
Ustaad su aashan malin walba is dhaha waydii 👇 ""Ustaad passport la aan ahy mana aqaan meeel aan u donto ehel iyo qaraababa markaa passport la aan mala isticmaali kara binance crpto "" ? Isoo jawab Ustaad.
@Asad-fBI
@Asad-fBI 5 месяцев назад
Soo samee trust wallet tortorial dadka somalia jooge ma yaqaanan meel eey ku kaydiyan lacagtooda
@hindiafsomalicusubhalkaank9339
@hindiafsomalicusubhalkaank9339 5 месяцев назад
Somalia hadii aad joogta sidee loo iibsadaa wll igu qaali ah bashiir
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
sarifle la raadi wll
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar 3 месяца назад
Uganda hadaan joogo kwrn macalin oo binance lacag iigu jirto sidaan ugala bixi karaa
@salahFouad-pb1zu
@salahFouad-pb1zu 4 месяца назад
Walal waxan rabay inaad ika cawisid application binanceka maxayelay haada ayaan soqalay suukha binanceka Please walal iga cawii please please 🙏🙏
@abdijmac
@abdijmac 5 месяцев назад
wxaan layabaa qofsomaliya joga oo crypto gadanaaya walahay kaas wuu khasaray qof isoogad bitcoin baa dhaheysaa
@sandabarud8818
@sandabarud8818 5 месяцев назад
Ustaad . Waxan lahaa visa card binance ah waa la iga xidhay. Sidee ayaaan binance lacag ugala bixi karaa? Fadlan arintan si faahfaahsan iiga soo jawaaab
@mohamudali2930
@mohamudali2930 5 месяцев назад
Mahad sanid
@GelleBashir
@GelleBashir 5 месяцев назад
thanks wlll
@ahmedqadar913
@ahmedqadar913 5 месяцев назад
Ustaad hadaan Somalia jooga see u iibsqnnyaa madaama aan card haysan
@mohamudali2930
@mohamudali2930 4 месяца назад
Ado mahad san sharci qof kale ma ku furan kara ID Binance si an u is ticmalo ad ban u raba online business madama hesan sharxi wen
@bulshobarashochanaal7261
@bulshobarashochanaal7261 5 месяцев назад
Sxb telkaaga ma isoo diri karta si aan kuula soo xariiro Norwey ayaan joga waxan raba aqoonta cripto
@bachirmohamedbarud327
@bachirmohamedbarud327 5 месяцев назад
Sxb ila soo wadaag scrabn waan sametey uqalkaagana waan sugayaa arinkan waan xisaeeya lkn meel aan kabilabo ayaan garan laa
Далее
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Просмотров 78 тыс.
4 YEAR SIBLING DIFFERENCE! 😭 #shorts
00:11
Просмотров 16 млн
Hamster Kombat  Naf Maleh | Saa lagama fileen
5:44
Просмотров 2,7 тыс.
Cryptocurrency Somali free Course for Beginners
24:18