Тёмный

Sidee Google Shopping ads iyo Dropshipping looga Scale gareeyaa From $10,000 Month 

Shariif- Strive Academy
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@abdirizakfarah7416
@abdirizakfarah7416 3 года назад
ustaad waxaan kaa codsan lahaa inaad video kasoo sameyso markaad freeelancer tahay sida adiga iyo clients aad u wada macamileysan markuu ku hire gareyo waxaad ugu bahanthy marka 1aad . intii igu raacsan like saara si uu ustaadka u arko .
@adnanizshortes
@adnanizshortes 3 года назад
Ustaad koorsada xiligeeda ma joogin hada ayan arkey marka waxaan rapaa inaad noo soo bilowdo mid cusup intii dooneyso koorsadaas like ha saaraan🙏
@hassantech510
@hassantech510 3 года назад
Sharifow dadka caawi insha Allah
@goldensportshorts5424
@goldensportshorts5424 3 года назад
Masha allah macalin aad ayaa umahadsantahay
@MohamedAli-je4oh
@MohamedAli-je4oh 3 года назад
aad iyo aad ayaad umahadsantahay macalin shariif بارک اللّه
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 3 года назад
ustd shariifow fadlan ardayda courseda gadatay ban nahay sido kale wax badan ba naga maqan tusale qofka marku upwork proposal diro in loso jawabay xagu ka arkaya Dis approved hadi xayeysinta la tirah sidu u xalina walalo Hindi ba na washay e ada somali ah yaqana casharadane macalinkeena wa tahaye groupka facebook su alaha an ka so weydino si waafi ah uga so jawab dhalinyaro qarash galay ban nahay ama xogta inta arurisid Vedio kaso same e halkan noso dhig FG walalaha google ads gatay an is cawwino o an is raadino mahadsanidin walalayaal ustd shariifna na xaasidi mayo e wakhtiga ba haya ama ciriri ku ah insha alah RESPECT ALL VIEWERS
@saidmohamed4529
@saidmohamed4529 3 года назад
zxp waa ku baahanay ee meel aan kala so xidhiidho i sheg
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 3 года назад
@@saidmohamed4529 tell i reeb sxb
@saidmohamed4529
@saidmohamed4529 3 года назад
@@mrhassansomali522 zxp kaaga i reeb an kula so xidhiidhe
@ahmedmuhumed1524
@ahmedmuhumed1524 3 года назад
Ustad Course-ka Nala soo wadaag.
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 года назад
Adiga maxaad uga faaidiwayso hadad run sheegaso ? nio hunguriga hanaga soo ridin😁
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 3 года назад
Kkkkk taasaa su,aal ah
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 года назад
@@mohamedhassanahmed8039 sxb ani hadaan fikiray way isu kay qabanwayde , nin $5,000 52 saacadood kusamaynaya makula tahay inuu RU-vid nacfi kasoo doonanlahaa😂😂
@passerdubontemps1386
@passerdubontemps1386 3 года назад
Gof somalia jooga sidu ugushaqaysankaraya dropshiping wayo PayPal iyo stripe kumashaqayso somalia ustaad
@Yahyeahmedsahal2
@Yahyeahmedsahal2 3 года назад
Ustaad Aniga Casharada Waan U Baahanay mana Awoodo Midda kale Haddiiba 10,000 oo dollar bil gudaheed ku sameyn Kartid Maxay Tahay Lacagta kale aad u baahantahy?
@siraajibrahim3839
@siraajibrahim3839 3 года назад
Wll sharif Waxan Ka odsanayaa inaad isheeg to website lacag la aan la galayo
@abdikadirmohammedhussein1607
@abdikadirmohammedhussein1607 3 года назад
waad mahad santahay lkn waxan kajecel nahay marka hore in aad natusto qaa wabka leyskugu xer xero koontadaada iyo wada sheqynta lacageed iyo sidoo kale sharixitaanka dhaxdiisana in aad nagu dhax tusto dhaman meelaha makaas aad marineyso ama aad natuseeso ok ustaad
@dahirhassanadan8834
@dahirhassanadan8834 3 года назад
ustaad keep going
@apdirahmanahmed1932
@apdirahmanahmed1932 3 года назад
Halkee Lagala Soo Xiriirayaa Zhp
@nuradincaska2795
@nuradincaska2795 3 года назад
Malin see lacagtaad shaqayso lola soo baxaa casar ka soo samee🙏
@hassantech510
@hassantech510 3 года назад
Affiliate marketing kwrn ustad
@maygaagchannel9644
@maygaagchannel9644 3 года назад
Mahadsanid
@CadeysMarket
@CadeysMarket 3 года назад
Ustaadi macquul matahay iyadoo meesha freelance ahaan loogu shaqaysanaayo oo ay joogaan dad kaaga qabiirsan in adiga lagu doorto sidee ku suurtagali doontaa adigoon haysan wax rate ah in lagu dhaho inoo zhaqee
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 3 года назад
Waa su,aal.weyn.sxb
@CadeysMarket
@CadeysMarket 3 года назад
Illaa iyo hadda wax jawaab ah uma haayo
@mustafaabdisamad515
@mustafaabdisamad515 3 года назад
Ustaad Waxaan kaa codsanayaa inaad noosheegto qalabka aad ku shaqo gali Kartid Thank you
@ahmeddhoolecade3922
@ahmeddhoolecade3922 3 года назад
M.a ustaadi aad baa umahadsantahay. Mar walba waan kula.socondonaa i.a
@farhiyailhamtalkshow9541
@farhiyailhamtalkshow9541 6 месяцев назад
abowe xage kalaso xariira
@user-manic_yt
@user-manic_yt 3 года назад
Wll wadmahadsantahay waxan rabaa Inan sitosa kuula Soo xidhiidho markaa meel an kala Soo xidhiidho ayan rabaa hada ayuunban ogaaday barnamijyadan qiimaha leh eed Soo gudbiso waxan raba inan kuusoo biiro course kaga markas wll ankula soo xidhiidho oo wada hadalno balse xagee kaaso xidhiidhaa ?
@ismailabdiisack359
@ismailabdiisack359 3 года назад
walaalow coorsada waan iska diiwaan geliyey ilaa hadane fariin iima soo dhicin maxaa qaldan meel la idin kala soo xiriiri karane meesha kuma qorneee
@cabdiraxmaancabdulkadir4260
@cabdiraxmaancabdulkadir4260 3 года назад
M.a wa hormar ad uficn
@greabledreams6447
@greabledreams6447 3 года назад
Wll shariif aad iyo aad baad u mahadsanthy wll abàal kaga mahadcelin kuma gudirano Ee wll wax aad iyo aad noo anfacaya Waye ANA HADA AYAAN cusbahay Inan bartana waan rabaa GooGle ads Marka wll garuub nosameey insha allah
@zakimoha7376
@zakimoha7376 3 года назад
niyow waxaga waa sheeko kaiya teda kle hadii aad dadka wax uqawanesid ama aad dadka ufaaideyneysid course free ah ayaa sin lehed hadi ad lacag kasmeysid google ads ka ma ehe in ad lacag kale ad kaqaado sxb shaqada ad heso inaa natusto walaga fiican yahy vidiyow yada oo casharo ah dadka kucawi ee bar dadka qaab free ah anagu wan ognhy meel walbo in lacag laga samey xita yuutubka kufurn asigo kujuro sxb runta in leysku sheego ayaa wnagasn
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 3 года назад
Sxb aniga shaki baan ka qabaaa rintaan , waayoo haddii uu lacag ka sameeyo google ads course kaan in lagato muxui udoonayaa
@zakimoha7376
@zakimoha7376 3 года назад
@@mohamedhassanahmed8039 horta weyjirta in lacag laga sameyo Google ads ka lkn asiga ayaa damac dheer kujura magaratey
@buuleyare5340
@buuleyare5340 3 года назад
E maclin waxan ayosoqoroya b0U Internal server trroryou are the administrator ot th1s website, then please read this web application's Log tile and/or the web server's log ile wamaxay
@zakariyeisxaq3268
@zakariyeisxaq3268 3 года назад
Wll shariifow sxb course oo ku Saabsan google ad iyo digital marketing inoo sameyey aniga gadaal ayaankaga soo biirney
@Mrblue12349
@Mrblue12349 3 года назад
Waa ay jirtaa linkiga ka firi google ads
@updihakiimcllahi790
@updihakiimcllahi790 3 года назад
Ustaad lambarkaad whats upk nasii
@nazraabdiaziz7791
@nazraabdiaziz7791 8 месяцев назад
Asc shariif academy waxaan ahaa dadkii idinku xidhnaa yutub kaina ma so gashaan wax badan baad inigu faaideysan kartaan xagee hada idiinka so xidhiidhi karaa.
@aadanaar194
@aadanaar194 3 года назад
Ustaad sidee kuheli karaa coursadaan oo full ah oo video ah
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 6 месяцев назад
Qof iga caawino maheli karaa
@asiliya1344
@asiliya1344 3 года назад
Somaliyey waad wareersan tahiin ee youtube ku qor waxaad helaysaa kun video oo laga sameyey waa hadii aad taqaan carabi ama english
@HADAQABO
@HADAQABO 3 года назад
Anagu carab manihin reer galbeedna manihin Kii afkayaga wax nagu fahansiinaya maxaan ku diidnay 🤔🤔
@ayaanlehassan6727
@ayaanlehassan6727 3 года назад
Macalin asc macalin waxaan doonayaa in aan iska diwan galiyo shopify gii aad linkiga aad soo dhigtay ee ma live ba teacher Asc
@caamirfaarax7411
@caamirfaarax7411 3 года назад
Wll shariifoow see uga shaqay sankaraa iisoo jawaab plz
@RaadMedia
@RaadMedia 3 года назад
Koorsada marka la gato horey lagama helaayo miyaa waan gadannay Emailna nooma soo dhicine.
@fikradwaahankeena
@fikradwaahankeena 3 года назад
Wllky wxn rabaa inan barto
@saidmohamed4529
@saidmohamed4529 3 года назад
sadex cisho ayan ku mashqulsana sidad lacag course u qadan laha balse card bank ayaa i diiday fadlan meel kale an lacagta kagu so diro i sheeg waxan donaya inaan ka faaideysto qimo dhimista xawalad ama lambar an kagu so diro fadlan
@khaalidmaxamuud4645
@khaalidmaxamuud4645 3 года назад
Ustaad waxaan kaa codsanaa shuruudaha loo bahan yhy marka la furanaayo plz
@buuleyare5340
@buuleyare5340 3 года назад
Wall wexirmatay ayanumaleya korsada maxayela isdiwangalinta wodiday
@user-xr5me8go2g
@user-xr5me8go2g 3 года назад
hayayE zhP anigu laptop mahaystee ganacsi moobilkaga maku samaynkartaa
@Casmicarafaad
@Casmicarafaad 3 года назад
Dropshipping xoolo aadan lahayn baad gadaysaa diiniyana mabanana kaliya markaad ushegtid qofka wax kaa gadanaya inaadan lahayn xolahaan oo waliba aad wax sii dusaratay markaas haa lkn hadadan ushegin mabanana rasulkaa arikaas saxaabi waydiiyay wuxuna dhahay hagadin waxadan lahayn
@mohamednasiib4336
@mohamednasiib4336 3 года назад
Ustaad inan barto baanrabaa inan kulaso xariiro bana donayaa ustaad
@mohamedsheikh8583
@mohamedsheikh8583 3 года назад
Please Mr shariif mar aan Wada hadallo waxaan fariimo badan kaaga soo diray Instagram iyo meela kaloo badan
@molil3853
@molil3853 3 года назад
Wali suaalo ayan is weydiya Ani lama socdo mana dawado videoyadada lkn malin dhexdasa ayan arkey ado leh 10$ courseki adiga mar jada bishi 10,000$ka shaqeyso ama wax kabadan maxa diidey inad walalaha kuwan helaynin 10kaz ad uga fa'iidayso sheko khiyaaliga Hana gadhid
@Heneri8
@Heneri8 3 года назад
Ustad (lanbarkada si aad noo cawisid
@Humblegirll
@Humblegirll 3 года назад
Asc wll courska ma shaqaynayo miyaa waan u baahanahay mahadsanid
@mohamedabdullahiomar6506
@mohamedabdullahiomar6506 3 года назад
Walal adigo Mahadsan waxan rabba inan barto sideen kuheli karaaa fadlan
@ShariifStriveAcademy
@ShariifStriveAcademy 3 года назад
Walal casharo ayaan ka diyaariyay
@omartaatiko8934
@omartaatiko8934 3 года назад
Ustaadi qaabka loosameeyo Google ads ayaan rabaa weli ma arkine adoo mahadsan 🙏🙏
@asiliya1344
@asiliya1344 3 года назад
Waar wll wiilkan uma bogin ee hadii aad taqaan english ama carabi ku qor youtube waxaad heleysaa kun vidoe oo laga sameeyey
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 3 года назад
Ustaad Facebook ads iyada mawaadan qiimo dhhis u sameey heynin
@maxamedsadaq5991
@maxamedsadaq5991 3 года назад
Asc wllo online markating ayan rabaa inan barto xirfadaa
@lacag-lacag
@lacag-lacag 3 года назад
macalin hada somalia jogtid bankigee u isticmaasha paymentska ma premier bank mise bank kale oo dibada ah plz iso jawab
@ShariifStriveAcademy
@ShariifStriveAcademy 3 года назад
Walal bank kasta oo ku siinaaya IBAN international bank account number
@burhaanahmedmohamed880
@burhaanahmedmohamed880 3 года назад
Pls waxn rabaaa contactig adig rali
@Hamzypro
@Hamzypro 3 года назад
Walal ma jirtaa Xirfadan Meel lagu barato wll
@engcabdicalixaaji1566
@engcabdicalixaaji1566 3 года назад
Walalkey waxan jeclan lahaa inh iso qorto whtspka wxylo bdn oo ka wydiyo wx rby
@brokaab2998
@brokaab2998 3 года назад
Wllo isdee adiga toos kugu soo xidhiidhaa wllo pls
@kifaahbeautychannel2728
@kifaahbeautychannel2728 2 года назад
Google baja mana kafuran
@maxamuudjaamac7043
@maxamuudjaamac7043 3 года назад
shaqadan ma qaban karaa qof jooga somalia?
@mohamedabdikani1736
@mohamedabdikani1736 3 года назад
Ustaad coursega waan gatay lacagtii waa iga qaadaten ilaa hadda na wax in login information ah iimaydan soo dir Fadaln ii soo jawaab hada messgae ka aragato
@kabtanhaaw9800
@kabtanhaaw9800 3 года назад
hayeeey walaga badsaday sxb xarifkan kuma so jawabin
@Neve-Give-Up-10
@Neve-Give-Up-10 3 года назад
Dadkana Instagramka Igala So Hadla Ayad Ledahay Hadana Wad Kua Dhageysaneysa Wa Maxa Sas Walal
@ccasiisdigaale1360
@ccasiisdigaale1360 3 года назад
Wan Upahanahy wllo meel aan kaLa zoo xidhidho izheeg Facebook kala zo hadlee izoo ja waab
@faraxciise9514
@faraxciise9514 3 года назад
hye sxp waxan ma shaqenaa
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 3 года назад
SXB MXA LA IGAGA BAHNYHY HADI AAN AHY RUUX BILAW AH ✊🏿 SIDOKALE MKU ISTICMAALI KARA TLEPHON MISE WXA QASAB AH LAAPTOP ✊🏿
@qooryarestudio
@qooryarestudio 3 года назад
Ustaad mastercard iga halaabay wan dalbaday lacagta fee course xawalad cadiya makugu sodirikara? Mahadsanid
@abdimalikkaahiye4006
@abdimalikkaahiye4006 3 года назад
Zxp coursada 49.95$ bishi ma bixinee mize waa halmar hda war ka heso ii sheeg
@qooryarestudio
@qooryarestudio 3 года назад
@@abdimalikkaahiye4006 halmar baan filaya sxb kredit kard baa kubixinkarta
@SOMWorld-gn1gk
@SOMWorld-gn1gk 3 года назад
Inte kala so xarirna
@iamsomali224
@iamsomali224 3 года назад
Facebook group Sharif strive academy
@aarkamudug
@aarkamudug 3 года назад
*ustaad mahadsanid waxaan ahay arday qaatay casharada google ads iyo Facebook ads marka waxaan codsan lahaa affiliate sida click bank ama affiliate websites sahlan inaad courseda aad noogu soo dadho mahadsanid*
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 3 года назад
sxb anba wan qatay google adska sido kale CLICK BANK o ah websiteka affiliateka ugu weyn wan sameystay facebook ad banan qadan wali an isla so xirirno si an xog kaga siyo affiliate ana xog ban ka raba facebook la xirirta
@aarkamudug
@aarkamudug 3 года назад
@@mrhassansomali522 Gmail kaaga replyga iigu qor
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 3 года назад
@@aarkamudug whatsapp ka waran
@abdimalikkaahiye4006
@abdimalikkaahiye4006 3 года назад
@@mrhassansomali522 Asxabey coursada 49.95$ bishii miyaa bixinee mize waa hal mar oo keliya
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 3 года назад
@@abdimalikkaahiye4006 hal mar wye wll
@yaasminsaciid6365
@yaasminsaciid6365 3 года назад
Asc wll shariif wxn ahay gabdh rbta shaqo oo aam wx gacn qbada hysan mrka aadban ugu bhnhy icaawi plz
@shoboorganicproducts8761
@shoboorganicproducts8761 3 года назад
Asc wr wbr shaqa noocee ah baad rabtaa xageese joogtaa wl
@shoboorganicproducts8761
@shoboorganicproducts8761 3 года назад
Numberkaaga iisoodir
@yaasminsaciid6365
@yaasminsaciid6365 3 года назад
0633207077 wkas
@yaasminsaciid6365
@yaasminsaciid6365 3 года назад
@@shoboorganicproducts8761 wxn jgaa somalia wlll
@shoboorganicproducts8761
@shoboorganicproducts8761 3 года назад
@@yaasminsaciid6365 ok
@samadoonfilms829
@samadoonfilms829 3 года назад
Sxb xageen kala soo xiriiraa Gmail AMA number igu caawi muhiim ayaad ii tahy mahadsanid
@hanuushqueen4688
@hanuushqueen4688 3 года назад
Aniga xitaa waan rabay meel aan kala xiriiro
@mysteriousgirl9381
@mysteriousgirl9381 3 года назад
I wanna start my dropshipping business how can I contact you please?
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 3 года назад
forex ayaa kafiican dropshiping aniga really
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 3 года назад
@@cumarmahad7880 ma tijabisay forex wll dropshiping baba la isku haleyn karaye
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 3 года назад
@@mrhassansomali522 haah masuul waaban kashaqeeya soo maaha lacagna waa aan kasameeya
@kseeerko2146
@kseeerko2146 3 года назад
wara shariifow. saxiib umadda ha lugoyn. google adska waa lacag si laguugu xayeysiiiyo. stop kidding
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 3 года назад
Hahahahah Sxb arintaan shaki weyn ayaa iiga jira waayoo qofka haddii dan uu kaa leeyahay ah inuu coursadaan gadato lacagna siiso sidee buu runta kuugu sheegaa kaliyah wuxuu xayeysiinaa waxaan uu wado waa marketting rasmi ah
@kseeerko2146
@kseeerko2146 3 года назад
@@mohamedhassanahmed8039 yaan lagu qaldin. waxaan lacag ku dhawaad 700+ dollor waa in aad u heysataa, ama ka badan, si aad google adska aad ku bixisaa, si lagu gu xayaysiiyo alaabahaaga.
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 616 тыс.
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
Shaqo Aad Maalintii $ Ka Sameyn Kartid.
7:56
Просмотров 265 тыс.
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
Просмотров 30 тыс.
GANACSIGA DROPSHIPPING KA SIDEE LOOGA SHAQEYSTAA.
10:49
Google Ads full Tutorial | 500 $ ku shaqeyso xirfadan
25:11
4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?
11:25
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 616 тыс.