Лучшее на RU-vid
Кино
Авто/Мото
Видеоклипы
Животные
Спорт
Игры
Приколы
Развлечения
Хобби
Наука
Авторизоваться
Зарегистрироваться
XAASKAGA SHAQADA GUURIGA MALA QABAN LAHEED……!!!????😡
14:54
GURIGA AMIIRA 700 DOLLAR WAA KIRADA iyo 5KUN DOLLAR ALAABTA GURIGA AMIIRA'S HOUSE TOUR IS HERE
14:01
Одинокая сестра
00:14
КАК СТАТЬ ГУРАМОМ АМАРЯНОМ #иванабрамов #гурамамарян #пародия #shorts
00:27
ПОСЛЕ БОЯ ХАМЗАТ ЧИМАЕВ - РОБЕРТ УИТТАКЕР СЛУЧИЛОСЬ СТРАШНОЕ/НОВОЕ ПОКОЛЕНИЕ БОЙЦОВ/Звуки ММА
05:44
ДЖИМЕН ВСЕХ СПАСЁТ ! | Сюжет skibidi toilet 77 (part 4)
13:02
SIDEE ISKU BARANAY|| AABAHA & ANI MID DOORO😳
Ayaaniita Official
Подписаться 470 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50%
1
Видео
Поделиться
Скачать
Добавить в
Опубликовано:
28 окт 2024
Поделиться:
Ссылка:
Скачать:
Готовим ссылку...
Добавить в:
Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии :
120
@jamileosman4132
Год назад
Yes iimaan waa ku saxsanyahay saxiib iyo ninba asaga lee haku noqdo arinta privet yan la idinka ogeyn mansha alah xishod waa shey khali ah ayanita you are lucky iimaan xafido ❤
@siazon7701
Год назад
Labadaan 😄aragtayaa Tom and Jerry makaa maqno😄😄😄
@macalinnukudha
Год назад
m.a waa isku soo baxaysiin ale haysku kiin dayo🥰🤴
@sucdifuad8893
Год назад
Sir aa fakatay😂😂 sodogaaga maa ladagaalee😂😂😂❤❤❤
@amaalcabdi8984
Год назад
Haduu Xataa i qapo Wllkay Cid Lama simeen wLHy sapapto ah Wllkale ima dhalanayo lkn nin wan helaya😥❤️
@cabdirahimKulane
Год назад
1:41
@mounaosman1807
Год назад
Masha allh waan islakiin jecelahay labadiina laba qofoo dagan baad tihiin
@saadiamed923
Год назад
Mashallah lamanaha qaranka ❤❤
@hamzeahmetahmet622
Год назад
Wiilasha cas _cas oo dhan waa romantic 😍 💖
@najmoabdinasir4999
Год назад
Mala hupaa😮
@muhamaxamed9520
Год назад
Lamana cuzun waad izku Nuuraysaan wlhi❤🤴❤👸
@NuuraCadeey-gj3oi
Год назад
Mar hadaad la daris tahay qalbiaaga ruux dagay isaguna kugu lamaan yahay intaasi kaa badan ayaaniita iyo wiilkaasba waxan leeyahay il xumi idinma aragto❤
@FarhiaFarah-wg5qe
Год назад
Nabaadiinu.qiimobadancadayyareeylagufarxo hablaha khayryaashay waanba heeteh dhaafaaba. Familyyyyyy
@FarhiaFarah-wg5qe
Год назад
Familyyyyyy familiessss systems saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey. Familyyyyyy yaayah as, mashaaaaalah tabaarakalah babad iyo noolekulante khayrbadandumaroo yareeycaday.
@NaciimoMohamed-u7t
Год назад
Masha Allah❤❤
@FathiaAbdi-j3f
Год назад
Vrai hn😂
@HateYou-h9o
Год назад
Lamaanaha cusub welcome 😂😂😂😂
@MohamedAdam-cx1ig
Год назад
Anaba ka heley zxp ee igu wareji😁😁
@sabnaaa7243
Год назад
Keep going my sister ayaniita in joeya wlhi waa iska kaa jeclahy ilhy hana kulansiiyo❤❤❤
@fartuunbirimo1238
Год назад
Indho adeeg wadha meseen adinko marki isbarateen maa,muqal isla duubteen 😅😅😅
@Zoona777
Год назад
RU-vid rada nuucaas waaye qof walpa views raadinayaa😂😂😂
@aaminocabd7349
Год назад
iimaan ayaaniita 😂😂😂😂😂hh
@zamzamabdi6655
Год назад
Yarow Mar kasta muqalka marka dawanayo waba xanaqa 😢 mid laba in lakeno maxa ka wad nagada Tu labdana ma rabne uf yakh😮
@FadxiAli-br5yf
Год назад
Hhhhh iimaan my brother maseerka dhaaf my brother
@safioosman4489
Год назад
Ayanita wagaaas nin nin eheed😂😂😂😂
@MaryamaMssGulled
Год назад
Waa sababta aad Uga Hartay Teamka Aad La Shaqayn Jirtay😂😂😂😂😂😂😂😂
@UnasSuleiman-qc5gh
Год назад
Why do you hesitate by choosing your brother?😊
@mohamedkaramje1341
Год назад
Abeera Is Watching……
@ixasanM2-ix7xb
Год назад
Mashaalah
@Xassanbey7884
Год назад
Imaan stop making noice Gabadha aamb waa kaheli lakin Hadaa wa dumshi full respect for you man
@SahroIsman-zd9po
Год назад
Welcome lamanaha lamanaheyga❤
@FarhiaFarah-wg5qe
Год назад
Saabiriineeeeey
@abdiwelikidow-og4hj
Год назад
Hoowaay ar tamanna and Jerry aa arkooyaa
@Halish-i7m
Год назад
Masha Allah abyo
@fadumofaysal5957
Год назад
Waa ina wata labadiina kusocda
@cadnanncali4557
Год назад
Mana waalee mr abeera mr king alpha hdna imaan adi yaa ku aminaa mrka Ayaan
@raaqiyoibrhim8089
Год назад
Naag yar oo niman badan yaab badanaa naa Xishood gabdh baatahay ayaan niman isku xaafada midba mar ha aadin plz iska adkaw
@FarhiaFarah-wg5qe
Год назад
As, heeteh miyaa gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey tiikujirtayba dumaaar tii lagaa soo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho familyyyy familiessss systems saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey maalintii casartii galabtii iyaaaaaaah
@fardosomohamed4205
Год назад
Masha allah 🥰🥀 kuweygi ❤️
@nihaaalaragsan1104
Год назад
Everyday new man birina wa isku kala kacsaneynay dheh 😅😅😅
@FadumoSalad-kj7gm
Год назад
Arooska soo dedejiya
@maryanMacalinCabdirashii-sm8ix
Год назад
M.a wllhi waa ina jeclhy wllhy qaaali
@abdikhadirmohedali9021
Год назад
M.a labadiina wad isku nureysaan wllhi kuwi kale sidaa ukala takteen imaan haku Kala tagina oki ♥️
@Amiraa__Qurux
Год назад
Lee ma aminte waxas wxs views waaye😂😂😂
@hamdaupdi6962
Год назад
prnk ku soo samee iman gadhu reacsion ka soo bixiyee halka uga hoos geli ayasn
@mariyocnaasir5981
Год назад
See kaaga heli karaa kulahaa ar kanaa😅😅😅😅😅
@XamdiSuudi-f4z
Год назад
Tom and jerrey😂❤
@nasramohamedamin-wl9cv
Год назад
Before i forget now i remembered 😂 😂😂
@faatimamarish5067
Год назад
M.a waad isku shidantibiin wlhi runtii is ilaashada
@Farhia_ali
Год назад
WAA IDIIN SALAAMEY. LAMAANAHA. CUSUB ISWAARA ❤❤❤
@qadanhaddi
Год назад
Waad isku soo baxysaan
@rasmiqueen1766
Год назад
Adaaa fiirise 😂😂😂
@anfacmoha7910
Год назад
Asi wuxu dhahay malin jimca isbarane ayadana waxe dhahde 20 November ayey aheyd lkn 20 November malin arbaca ayey ahed se cml 😂😂
@xaliimosiidow4169
Год назад
😂🤣🤣🤣🤣
@salaaxu_diin17
Год назад
😂😂😂waba so baarty miyaa😅😅😅😅😅 qac jeclidoo Ina aderey😅😅😅😅😅😅😅
@quenmaido2022
Год назад
Abyo wlh emotional damage ku riday😂😂
@anfacmoha7910
Год назад
@@salaaxu_diin17 🤣🤣🤣 20 November yaranta abahey aya dhalatay sidaasa beentoda ku qabtay 🤣🤣
@anfacmoha7910
Год назад
@@quenmaido2022 sow mahan🤣🤣🤣
@KowThar-xg8qy
Год назад
Masalha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@hudocabdi2939
Год назад
Adaa fiirisay 😁😆😆
@FatoumaZahra-eq2ow
Год назад
Mansha Allha 🥰🥰
@Afra_mohamett
Год назад
Views raadis 300 markd gaartid na dheh wllkey ayuu ahaa imaan😁
@salmanalka6173
Год назад
Hore u socda walaalaha qalpigow😂❤
@AbdikarimYare-g4z
Год назад
Abera maxad ukala tagten ninka naga qosliya ayu Ahaa 😂
@calixasan2011
Год назад
Ayaniita qoslkagi badna maxku dhacya baryahn
@mounaosman1807
Год назад
Waa runtii niqaab xidho
@MunaCabdiwaaxid-ix1zg
Год назад
Ala dadakan madhaxsanaa😐
@luulcali7215
Год назад
Ga gabysha isku sobxeysiin😂
@cumarog6787
Год назад
Ayaanita iman kaso tak ee ani ii imaw noh ani wan ku jeclahe
@user-jq5lw5uw1z
Год назад
❤❤❤❤❤
@sadiasuldamadaxafada11
Год назад
Macnaha aaapo in laga doorto moosugaayey hda🙄
@umuilhan9948
Год назад
Abaayo gabar ba tahay mustaqbal leh waxan aad ka bariiseyneysan xooga xakamee sharaf kuma aha nin walba inaad tiraah waa sxbkey
@qadanhaddi
Год назад
❤
@SuntaFaaraxmajopasto58
Год назад
Sxp waa Aaminsana jiray lkn hada ma aaminsani wax sxp la dhoho😂
@AnuuSalaad
Год назад
Abyo farah idhibe iga sumeey waakku baryaa😅😢😢😢😢😢😢
@SuntaFaaraxmajopasto58
Год назад
@@AnuuSalaad 😂😂Alla waa qoslay abaayo inta ka sumeeyo aa suuxina walibo
@quenmaido2022
Год назад
Magacaga iigu daranbo wlh😂😂
@najmocali-ob6ef
Год назад
Imaan funny😂😂
@Farhia_ali
Год назад
Qosol miiran tihiin walaahi❤❤❤😊😊😊😊
@CadrunCabdullahi
10 месяцев назад
😮😮😮
@FadxiAli-br5yf
Год назад
Ma aboowe kamaal maxaa iskutihiin
@FadumoSalad-kj7gm
Год назад
Lamaanaha qarniga
@najmaabdinaasir6101
Год назад
Tan ciyaalka malaysia kama dhamaato miyaa horta
@NajmaMohamedSalah
Год назад
wilka iskadaf noh
@FatouAbdillahi-n2d
Год назад
❤️❤️💔😍
@queensaluu1886
Год назад
The first person ohm
@matanpoi1506
Год назад
ᴍʙᴀ ᴋᴀ ʜᴅʟɪ ᴋᴀʀɪ ᴍᴇsʜᴀɴ 😁🤞
@ShamsosheikhShamso
Год назад
Dadka Waxaan run umalaynaayaa layabanahay war dadkan RU-vid Lee kukala kacsanayaa waxpo kaama dhaxeyo
@Najmamahamuud-it3zo
Год назад
jaceylo❤😂
@khaalidabdulahi9091
Год назад
What is possible
@nashadbashiirnashadbashir5586
Год назад
Kuwan dhadhamiin u egyihiin😂😂
@xaliimoaxmed235
Год назад
😂😂
@iqromuktarmohamed-rj1vr
Год назад
Hhhhhh
@cadnanncali4557
Год назад
Wllked mee nin sxpkeda u danan lahed yahu
@fartuunalishuuriye6373
Год назад
Jh lamanah cusub
@abshiramohamed8687
Год назад
Ayan iyo iimani wa iskubxdan
@ubahsuleiman1879
Год назад
M.a nolatha
@abdixaafidmaxamed7083
Год назад
M,a
@bbddbbfbdfbfbdvdv
Год назад
300k came son job
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
Год назад
Wsc😢😢😢
@drwinnuru1000
Год назад
Hhh🥰😂
@ruweidayusufibrahim9226
Год назад
Save ka fur aya nita
@asiilosiidow2413
Год назад
As iimaan markuu qoslaayo mxuu lugta lataagaa?😂😂😂😂👣
@xaliimacali5595
Год назад
Hhhhhh
@FatouAbdillahi-n2d
Год назад
Wanshallw
@asiaadan6882
Год назад
Wacabsicabsi wallahi
@mohamudomar1279
Год назад
Labadan isku haboonaa
@kaldohuseen317
Год назад
Kkkkk😂😂😂🎉
@awokater5760
Год назад
🤴♥️👸
@GaneyGaney-ug5zj
Год назад
😂😂😂😂😂😂
@drwinnuru1000
Год назад
Ayanitaa ciyartaa dagadaaf
@gacalofficial4237
Год назад
Kala kaciso
@muniraahmed7031
Год назад
Omadiguuku Ayan qabaah sister, call Dom
@najibenhodan7598
Год назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤
Далее
14:54
XAASKAGA SHAQADA GUURIGA MALA QABAN LAHEED……!!!????😡
Просмотров 54 тыс.
14:01
GURIGA AMIIRA 700 DOLLAR WAA KIRADA iyo 5KUN DOLLAR ALAABTA GURIGA AMIIRA'S HOUSE TOUR IS HERE
Просмотров 496 тыс.
00:14
Одинокая сестра
Просмотров 17 тыс.
00:27
КАК СТАТЬ ГУРАМОМ АМАРЯНОМ #иванабрамов #гурамамарян #пародия #shorts
Просмотров 176 тыс.
05:44
ПОСЛЕ БОЯ ХАМЗАТ ЧИМАЕВ - РОБЕРТ УИТТАКЕР СЛУЧИЛОСЬ СТРАШНОЕ/НОВОЕ ПОКОЛЕНИЕ БОЙЦОВ/Звуки ММА
Просмотров 243 тыс.
13:02
ДЖИМЕН ВСЕХ СПАСЁТ ! | Сюжет skibidi toilet 77 (part 4)
Просмотров 114 тыс.
17:22
HEESTA CUSUB RAHMA HASSAN HADAN NOLOL SAMEYSTAY IMAN IYO AYANIITA SIDA U DUUBNAY TIKTOK QURUX BDN!❤️
Просмотров 27 тыс.
15:00
WAA KUWAN NIMANKII DILAY GABDHIHII 3 AHAA NAIROBI IYO SI DEG DEG AH OO LOSOO QABTAY MOORYAN TII
Просмотров 39 тыс.
11:02
Zaam iyo junior Qaab neecee ah ayeey isku barteen |lamaanaha TikTok ugu Fiican laguna Bartay TikTok
Просмотров 1,3 тыс.
8:11
SURPRISE OO SAN FILEYNIN AYAAN U KEENEY OMG DAREENKIISA IS BADALAY…..!!!😱
Просмотров 87 тыс.
1:16:01
RAYAN BAJAAJ | ARINTI DNA-GA, GUURKA & FURIINKEDA TIRADA BADAN
Просмотров 345 тыс.
19:23
sideen isku baray luuqada English-ka
Просмотров 606 тыс.
11:31
PRANK|| HORTISA AYAA NIN KU SHUKANSADAY😢 SORRY
Просмотров 164 тыс.
53:31
KIISKA ASCAD IYO KAARTADII SHAYDAANKA!!@SawdaBillan
Просмотров 48 тыс.
17:18
Dilkii 3 gabar oo Xog weyn laga helag,& Haweneey Lala shirqoolay oo nolosha lagu qabtay, 10Milyab oo
Просмотров 38 тыс.
14:05
JECELKAGA AMA WALALKAGA MID DOORO…!!!💔😢
Просмотров 41 тыс.
00:14
Одинокая сестра
Просмотров 17 тыс.