Тёмный

Sidee Lagu Helaa ? | Average, Total, Min, Max and Grade | Excel Af Soomaali 

Warsame1
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Waa qaaabka lagu soo saari karo Average, Total, Min, Max iyo Grade ardayda oo afsoomaali ahaan ah.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@maxamedakram3493
@maxamedakram3493 Год назад
Mahadsanid Ustaad Warsame, xog iyo aqoon badan ayaan ka bartay Excel-ka oo aan hore u aqoon. Casharadan oo kale nosoo badi ustaad, Alle miisaanka xasanaadka ha kuugu daro. Aamiin. جزاك الله خير الجزاء
@inaabdiyusuf9525
@inaabdiyusuf9525 5 месяцев назад
Firi wlll markii la qoraayo xarafka u horeeyo sida capital loga dhigo ma taqaanaa
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Месяц назад
Thankz teacher assignments ayaad inoga shaqaysaye 😂😂
@nimcowarsame6890
@nimcowarsame6890 Месяц назад
Thanks ustaad
@AyaanCabdicasiis
@AyaanCabdicasiis Месяц назад
Thanks ustad
@almaabdirahman6065
@almaabdirahman6065 Год назад
Jazakalah walal excelka aqoonba uma lahayn hadana and markan video gagan dawaday wax badan ban ka barte 🎉
@Kaligedtaliso619
@Kaligedtaliso619 19 дней назад
Thanks ❤
@NasteexoNasteexoaadan
@NasteexoNasteexoaadan 4 месяца назад
Allha ku barakeeyo aqontada ustadi
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 Год назад
Cilmiga alle ku siyadi wax an macalinkayga ka fahmi wayy ayan kaa fahmay Guulayso
@anizaqueen4761
@anizaqueen4761 Год назад
Thank you teacher 😘
@KhadroCumar-pe1uv
@KhadroCumar-pe1uv 4 месяца назад
Mahadsanid maclin ❤
@aminahussein5802
@aminahussein5802 Год назад
Jizaaka Allah Alkhair. Grade ka Tirada aad qadaray ee ah 90,80,60,40,25 15. Xagee ka yimaadeen. Ma sharixi kartaa? Mahadsanid
@TawakalForce-ij6cc
@TawakalForce-ij6cc 9 месяцев назад
Waxa laga wadaaa qofkii ka sareeya 90 ama in le,eg keena waxad ii siisaaa A Dhamaan saas loo wadayaaa hadeer baan qoraalkaaga arkay mudo dheer baa u dhexaysa su,aasha aad soo galusay iyo jawaabta xiligaas ah
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 5 месяцев назад
Thanks teacher keep going
@faysalmaxamud9305
@faysalmaxamud9305 6 месяцев назад
Mahadsanid mclin
@rashiidabdalla-bp5nz
@rashiidabdalla-bp5nz 4 месяца назад
Alaha ku siyaadsho sxb waan ilaabay murajaxo ii noqoty
@mohamedhogandiid1669
@mohamedhogandiid1669 2 года назад
MnshaaAllah walaal thnxx you
@abdikanimohammad1690
@abdikanimohammad1690 Год назад
Shukran saaxib
@OfficialChannel-uq1bs
@OfficialChannel-uq1bs 7 месяцев назад
thank you sir
@Daadir968
@Daadir968 Год назад
Thnks wllo❤❤😊
@zumramaxamed1619
@zumramaxamed1619 Год назад
shugran wll🙏
@hamzexasan1414
@hamzexasan1414 Год назад
MhdzniTh big legendry wax badan ka fahmyw
@khayrehassan1185
@khayrehassan1185 11 месяцев назад
🎉
@ayaanmohamed5917
@ayaanmohamed5917 Год назад
B iso baxday masaxa
@mohacade8773
@mohacade8773 Год назад
Mhdsnd I ustaad
Далее
Top 10 Most Important Excel Formulas - Made Easy!
27:19
English Conversation 19 | Everyday English
26:55
Просмотров 7 млн
xisaab shirkadeed af somaali
28:54
Просмотров 100 тыс.
I saw my boss do these 10 things in Excel!
7:36
Просмотров 2,6 млн