Тёмный

Sidee luqada Jarmalka kubaran karaa|Tipp und Tricks 

Bandhig Media
Подписаться 4,9 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

#Jarmal#Somali#Barasho#Kuhadalka luqada Jarmalka
Waxyaabaha ugu badan ee dadka afka jarmalka barto eey kacabanayaan ayaa ubadan qodobadan imaan doono:
Magac uyaalada sida Nominatiif,Daatiif,akusatiif iyo Genitiifka
Meeleeyashaada sida unter,über,gegen iwm
Kuhadalka luqada.
Dhisida hadal dhameystiran
Sababta ayaa ah in luqada Jarmalka xaga aasaaska aad uga adagtahy taas oo dhib badan ukeento qofkasto ee doonayo in uu luqadani heer kagaaro.
Aasaaska luqada marka aad sifiican ufahmin waxa ey sabab unoqoneysaa in aad adiga oo wadanka mudo joogo kugu adkaato naxwaha luqada.
Buugan waxaan kusoo koobay waxyaabaha ugu muhiimsanaa aasaaskiisa luqada jarmalka ilaa heerarka kala duwan.
Kadib marka aad buugani sifican ufahanto waxaa aad kuugu sahlanaan doonto in aad horay kala qabsato luqada heerka A1,A2,B1 ilaa B2 .
Waxaan kuqoray qodobo badan oo door muhiim ah kadheeli doono sidii aad imtixaanka A1 ,A2 ilaa B1 ugu guuleeysan laheyd.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@AasiyaOmar-f8l
@AasiyaOmar-f8l 3 месяца назад
Mansha Allah waa taloyinkan ubahnaa danke schön
@AbdallaAhmad-hc3yj
@AbdallaAhmad-hc3yj 3 месяца назад
Soo wad wad wll in badan Insha allha
@almahaaji4917
@almahaaji4917 4 года назад
A1 aa ubahanhy barashadeda ika caawi wll
@shamsohassan6245
@shamsohassan6245 6 месяцев назад
Masha alah
@mroobe6600
@mroobe6600 10 месяцев назад
iisoodir
@Fitaah
@Fitaah 2 года назад
Danke wll aad Ban ugu bahanahay
@SALAA24
@SALAA24 Год назад
waad kasoo qeeyb gali kartaa walaal
@safiyasacad485
@safiyasacad485 4 года назад
WCS maashaa Allah tabaaraka Allah jasaakallu khayare
@faysalismail3727
@faysalismail3727 4 года назад
Shugran wllky aad ayan ugubahanahay wixi fa,iido nole odhanba
@abdiibrahim4915
@abdiibrahim4915 2 года назад
Masha Allah bro nin.
@saidburale8208
@saidburale8208 3 года назад
Noo soo badi sxb danke
@ahlaamsharif8496
@ahlaamsharif8496 2 года назад
Masha allaah wllo nosobadi
@akramjama8698
@akramjama8698 4 года назад
Mashallah keep going
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 года назад
Danke pruder
@JabraCabdirahman
@JabraCabdirahman 3 месяца назад
Vv
@nuurahmed1507
@nuurahmed1507 3 года назад
Sideen u diyaarin kara b1
@drabdirizakabdullahi2951
@drabdirizakabdullahi2951 8 месяцев назад
Asc bro waxaa rabaa warbixin ah dhanka wepb'siteyada luqada jarmalka free ah iyo muqaalada qoraalka wato
@SALAA24
@SALAA24 7 месяцев назад
DW fiiri walala
@aminacabdilahi2792
@aminacabdilahi2792 11 месяцев назад
Asc Wall aad bay ugu adag tahay luuqadu ee sideen kuu heli karaa lanbarkaga ma helikaraa
@nuurdeeqo4382
@nuurdeeqo4382 3 года назад
Wll waxarabaa inaa ikacawiso luqada jarmalka
@intelligenceprimecapital9265
@intelligenceprimecapital9265 4 года назад
Warqadaha luuqada jarmalka iyo somaliga hadaa awoodo iiso dir walal haday lacag tahay diyaar hadaad free nagu caawinaysana waa ok walal qaali magacaygu waa (bashiir muhidin) adreeska hallesche staraße 99 thanks walal
@NadiaFarah-oq7sb
@NadiaFarah-oq7sb 4 года назад
Asc walaaal waxan daganahay germany waxan raba in an afka bardo wu na iku adagyahay may lacawinkarda adomahadsan
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 Год назад
Wcs ok ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 4 года назад
Shugran
@mukhtarsahal4512
@mukhtarsahal4512 3 года назад
Guuleyso ina hooyo
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Год назад
Asc saxp wax ban rabay inan ku waydiiyo jarmalka ku saabsan saxp halkeen Kala soo xiriira
@ikranmohomed9933
@ikranmohomed9933 Год назад
Xagee kalaso xiriira wll
@sacdiyoali2662
@sacdiyoali2662 3 года назад
Linkiga ma arko walaalkeey
@rramooz1856
@rramooz1856 4 года назад
Wall wa mahdsan santhy waxd isiisay dhirigiln aad uwangsn waxda moda ineyba aniga iga turjimeyso inan ahay qof cabsado luqa ku hadlkeda wu idhiba macliminta lama shekysto inta badan lkn hda kadib ina wx ka badlo ayan raba cawna ha iinoqoto mid an qaato taloyin kado
@almahaaji4917
@almahaaji4917 4 года назад
Wllo cashirada maad si jogto ah maa nogu sogalisay aad ayaan ugu banahay plz wll
@mohamedabdiahmed401
@mohamedabdiahmed401 2 года назад
Luuqada carabiga maahan luuqad adag, ee dadka kawaalan bru
@halimahassan3283
@halimahassan3283 3 года назад
ASC Wall waxan rabaa incasharada toska ah Halken kahelan
@hassanmuhudiin8563
@hassanmuhudiin8563 Год назад
Kaptan xagen ka soo dal banaa buga luqada
@SALAA24
@SALAA24 Год назад
salahacademy.com/deutschkurse/
@halimahassan3283
@halimahassan3283 3 года назад
Asc
@mohamudadaweomar7215
@mohamudadaweomar7215 2 года назад
Sxb mardow imaaday wadanka isku gobol jognaa isbuuc cml bisha cusub iskool usocdaa sxb warbihin isii bal
@abdirizakmohamedise6537
@abdirizakmohamedise6537 4 года назад
asc wwwbr salaan kadib salahhudiin aad baad umahad santahay sxb waxaan ahay arday raba in uu barto luuqada jarmalka marka buuga somaliga iyo deutch ka mahaysaa ? casharadana waan la soconayaa in shaa alaah jawaab
@mabdamedia4094
@mabdamedia4094 Год назад
Wepsiteka nooo SOO qor walaal aan onlineka ah ee bilaashka looga dhiganaaayo
@ahlaamsharif8496
@ahlaamsharif8496 2 года назад
Wllo telkag nosoqor
@zaamiitazk9435
@zaamiitazk9435 4 года назад
Aawey link gii webku
@LEON-nv8ux
@LEON-nv8ux 2 года назад
😁💕💞🧡🤚👍🤲
@yy-bd6lo
@yy-bd6lo 4 года назад
link webka no so qor
@ayeeyokorisherro7819
@ayeeyokorisherro7819 2 года назад
Abwo in barato rabe side u barat
@SALAA24
@SALAA24 Год назад
abaayo websitekeeno kabaran kartaaa cashiro diyaarsan ayaa kujiro
@mohamudadaweomar7215
@mohamudadaweomar7215 2 года назад
Email ka aaway sxb
@Itzz_Ella_rOblox1
@Itzz_Ella_rOblox1 3 года назад
Faabis na wan kuaahy luqada magaranayo waxa iga khaldan
@Itzz_Ella_rOblox1
@Itzz_Ella_rOblox1 3 года назад
Furdadan helay kama faidaysan waxan daganaahy tuulo kaligay aan kadaganaahy wax madow ah somali iskada inan arke
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 года назад
wlll magaceed tuulada aad daga dagantahay aniguba tuulaan galnaa
Далее
#waa_maxay
Nom iyo Akkusativ
#baro afka jarmalka
22:43
SHEEKO | 8 SANO MAXA KU QABSADAY |
9:22
Просмотров 4,7 тыс.
SIDEED KU BARAN KARTAA LUUQAD KASTA OO AAD DOONAYSID?
11:10
Sidee 6 Bilood luuqad walba loogu bartaa | TEDx Talks
23:49