Тёмный

Sidee Shaqo Looga Helaa Upwork si DEG DEG ah! 

Подписаться
Просмотров 13 тыс.
% 817

Kusoo biir DISCORD keena: discord.gg/R52tfJj
Kusoo biir Facebook Groupkeena "Somali Programmers" groups/230156310811009/
My Web Design Business: sahalsolutions.com
My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
My Coding Bootcamp: gabischool.com
my facebook: duraanali
my twitter: duranali619
My Instagram: duraan_ali
my email: ali@sahalsolutions.com
Hadaa ka faa'iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na caawisid, fadlan link-gaan dhagsii oo wax noogu deeq: www.patreon.com/duraanali

Наука

Опубликовано:

 

28 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@abdiyare9175
@abdiyare9175 Год назад
Ustaad Duraan aad baad u mahadsantahay ilaahay haku barakeeyo
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Год назад
Thanks bro.
@user-vs1dc9wx5k
@user-vs1dc9wx5k 11 месяцев назад
Mahadsanid sxp
@Mohamed-Taagane
@Mohamed-Taagane Год назад
Welcome back teacher
@Natur732
@Natur732 5 месяцев назад
Wll mahasanid xage kalsoxidhidha inad icawiso rabaye 🙏
@harunwarsame3027
@harunwarsame3027 Год назад
Macalin sidee projects ankudhisay hyml css iyo js aan kugadhigaa local oo aan playstoreka iyo waxs aanan galin.....
@Ao-kl3fc
@Ao-kl3fc Год назад
M.a. Waa ku mahadsan tahay talooyinkaaga. Video-ga marka ugu danbeeysay waxaad dhahday "anigaba dadka waan shaqaalaysiiyaa." Waxaan jeclaan lahaa inaan kuu shaqeeyo madaama aan aqaano html, css, js, iyo reactjs. Sideena kuugu shaqeen karaa?
@husseinhadliye2992
@husseinhadliye2992 Год назад
@Duraan ali thanks for the video waxaa expert ku ahay Php mysql sidee ayaa shaqo haday kaa banaanato aad iishaqo gayni kartaa xitaa no paid ha ahaato only experienc ayaa ubaahanahay
@abdiabdilahi5471
@abdiabdilahi5471 Год назад
Asc ustaad run ahaantii Waan Kuu mahad celinyaa aad iyo aad... Ustaad Sidoo kale waxaa ubaahnaa in aad kasoo hadasho samaynta ((gameska iyo sida playstoreka lacag looga sameen karo)) pls waa codsi
@trailermovies4609
@trailermovies4609 Год назад
Eng up work waan iskadiwangaliyay balse Ceridit card Qaab Graphic design Sida illustrator iyo Photoshop and InDesign
@Abdirizak12428
@Abdirizak12428 Год назад
Ustaad markii aad codsiga dirsato oo ay kuso aqbalaan may kuso wacayaan mise fariin bay kusoo dirayaan qof aannluuqada English aan activit ku aheen oo aan ku hadli karin maka shaqeysan karaa
@xamadacumar
@xamadacumar Год назад
Wll waxaan maqlay waxa meesha jooga hindi 10years above experience leh oo lacag raqiisa ku shaqeynaya Markaa wey adag tahay inaad fursadka hesho markaa maxaa ka jira?
@kaletarabnour9370
@kaletarabnour9370 Год назад
Xageen kaalasoo xidhiidhaa wll si an wax walba on ubaahdo ad igu sheegto
@sameymaonlineeducation4343
@sameymaonlineeducation4343 Год назад
Mhdsanid waan rajeeni inaan wax kaa faaido waqti bilooyin ah baan upwork adeegsanayaa wali shaqo kama helin bel iga caawi
@siciidjava4216
@siciidjava4216 Год назад
Maxa baraty wll
@ahmedabdikarim1
@ahmedabdikarim1 Год назад
Google ads iyo Facebook ads Ayan expert ku ahay
@abdikarimpro3218
@abdikarimpro3218 Год назад
V.g
@motimacade1
@motimacade1 Год назад
Xagee laga helaa shaqooyinka quick jobs ka ah wll
@mmm-tl6gq
@mmm-tl6gq Год назад
Eng state management flutter kaso hadal
@secrmoehe3875
@secrmoehe3875 Год назад
Do you hire data analysis experts
@AbshirDaki
@AbshirDaki Год назад
macalin sida proposal loo qoro halmar muuqaal nooga soo samee
@saanaalarabaa1677
@saanaalarabaa1677 Год назад
Asc ustaad magcyga waa updy hersi waxaan kaala soo xiriiray facebook io twiter wxaan rabay in aan sualo ka weydiiyo website casharadii hdtml iyo css ayaan soo dawaday marka ustaad iisoo jawaab ado mhdsn
@iam_caano
@iam_caano Год назад
@saanaa larabaa Wll Ustad ArimO kale Ine ku mashqulsaN yahay laga yaaba Bruh Hadee macqul tahy Ana kaga jawabaya suashada iweydii, oo aniga ayaa ah web developer ee Mxa waa suasha bruH
@saanaalarabaa1677
@saanaalarabaa1677 Год назад
@@iam_caano nio waan ubahanahay qof icawiya aad ayaad umhdsnthy marka gmailkan igala soo xiriir zxb 🙏
@MAHAMEDABDI-tt7ho
@MAHAMEDABDI-tt7ho 6 месяцев назад
Ana igu dar wall dadka aad shaqaleysineysid❤
@user-hh4mw5db9y
@user-hh4mw5db9y 9 месяцев назад
War aniga wan isdiwan galiyay waxkasta waa dhamaystiray meshiina waa dhextag nahay belose waaxnan garanayn habkii lo shaqaysanayay
@abdirazakali9064
@abdirazakali9064 Год назад
Cod malaha ustad duran
@Abdirizak12428
@Abdirizak12428 Год назад
Xagaaga weyo cod la aanta sxb
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 Год назад
Si faah fahsan ugaso hadal walal upwork iyo fiver pa ado mahadasan alleh haku sharfo walal
@Mohahassan11
@Mohahassan11 Год назад
Asc ustad upwork iyo fa maxey Kala yihiin Taas ayaa fahmin
@ibnuhaadiali5859
@ibnuhaadiali5859 Год назад
Hadaad wax shaqalaysiiso aniga dhowr xirfadood lehe shaqo idhiib fadlan. Graphic design, background removal, translation , google adsense website uu ufuranyahay waan sameysaty
@cabdimajiidjaamac3164
@cabdimajiidjaamac3164 Год назад
Computer ka soo hadal
@mohamedmohamud7117
@mohamedmohamud7117 Год назад
mahad sanid ustaad
@Im2ack
@Im2ack Год назад
fiverr sidee viza card loogu xiraa ama card bank kasoo hadal moalim duraan
@nadia90
@nadia90 Год назад
PayPal ku xiro ama payoneer
@JaamaAadan
@JaamaAadan 7 месяцев назад
Nio xaga luqada English lacag malaga sameyn karaa
@trailermovies4609
@trailermovies4609 Год назад
Ceriditcard maheysti qof dibada joogo iga cawiyo maheysti
@AwedJR
@AwedJR 10 месяцев назад
Blaa blaa blaa3×
@saahilmuhamed2997
@saahilmuhamed2997 Год назад
walal Marka lacagta ay ku dirayaan Halke Ayeey Kugu Dirayan
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Paypalkaada
@abdirazakali9064
@abdirazakali9064 Год назад
Vediogu ma bila codba mise wa dhankayga
@Mohahassan11
@Mohahassan11 Год назад
Dhankga waa sxb
@amiiraali460
@amiiraali460 Год назад
Teacher gabi school waan kuso biiriy massage kuso dhigay istegram cawimad aan ku dalbanaye iso jawab insha alllah
@MohamedAli-jw6vc
@MohamedAli-jw6vc 10 месяцев назад
Sida Losameeyo Noso Sheeg HADAA Qoraalkeygaan Aragto wallo
@Suumaalacademy
@Suumaalacademy Год назад
Abtii cod ma lahan video ga iska soo check gareey
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Wali cod la'aan miyaa? Aniga waan maqlaa
@Suumaalacademy
@Suumaalacademy Год назад
@@DuraanAli great waye sxb sare thanks for your hard work
@yasinahmed2028
@yasinahmed2028 Год назад
@@DuraanAli codka nadiif waaye
@kaafi203
@kaafi203 Год назад
Zhp FIFER ayan samustay zhp imika 2months ayu simaraya ila imikana waxba mahayo Somalia Manu ka shaqaynin
@tatafrominsolvo3744
@tatafrominsolvo3744 Год назад
Insolvo is better than Upwork