Тёмный

Sidee u shaqeeyaan Gujisayada badda quusa! Loolanka gunta hoose ee badda ku dhex maraya dalalka 

Waaberi Media
Подписаться 520 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy:
Whtsapp: Wa.me/905059092303

Развлечения

Опубликовано:

 

30 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 2 месяца назад
Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy: Whtsapp: Wa.me/905059092303
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 месяца назад
Waa barnaamij aad uwacan, oo aqoon Ummada Somaliyeed uga kordheyso, Noo soo badi qalabka militeriga iyo tecnologyada wll, Baaraka Allahu Fiykum. Ilaahay aqoon Barakeeysan oo Ummada Anfacada hanawaafajiyo
@ApdirahmanKeyseHassan
@ApdirahmanKeyseHassan 2 месяца назад
Mar Un waan idin sameeyn Gujis ee noqda kuwo igu taageera🫱🏻‍🫲🏼
@user-qh6ft9oo9l
@user-qh6ft9oo9l 2 месяца назад
In sha allah wlaal waad samayn hadaa juhdi galiso❤
@user-rj7zp8xg8d
@user-rj7zp8xg8d Месяц назад
Hhh hye alle Hakuu rumeeyo😂
@DalxesiaamaSiaama
@DalxesiaamaSiaama 2 месяца назад
Kusali rasuulka scw scw scw
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalam
@user-te3du1by9s
@user-te3du1by9s Месяц назад
Scw scw scw ❤
@AbdaleDaahir-wj7bj
@AbdaleDaahir-wj7bj 2 месяца назад
Guul somalia &falastin &musliminta ❤❤
@cabdimajiidmaxamed7208
@cabdimajiidmaxamed7208 2 месяца назад
Guul somaliland & falastin &musliminta❤❤
@Baamboode12
@Baamboode12 2 месяца назад
🙏 noo soo badi muuqaaladaan oo kale❤
@user-oy5rr7hz7o
@user-oy5rr7hz7o 2 месяца назад
Mxaa Sameyn laheyd hadii Uudhaco Dagalka Saddexaad ee adumka..yaad adigu ladagalami laheyd.... Inta iseal cashaqsan welcm iskudiyariya xoreynta rer qasa❤😂
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 2 месяца назад
Masha allaha.ustd.ca.rahman
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯
@Muwaahibapdirahman
@Muwaahibapdirahman 2 месяца назад
Mashallah wll wxd thy qof wax laga faido alleh ha ka abal mariyo
@AbdiFitaax-vv7ie
@AbdiFitaax-vv7ie 2 месяца назад
Waa ku saalaamy wll❤❤
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 месяца назад
Thanks so much, Waaberi Media,
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 2 месяца назад
Wooww machaallah runti maclomad badan ayan ka faiidnay
@Ade_dirie
@Ade_dirie 2 месяца назад
Codkan waxan dhegysa Ilaa 2018 ❤
@user-ni7lr2re4y
@user-ni7lr2re4y 2 месяца назад
Maya sxb rashia ayaa uguwayn dhinacan
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 2 месяца назад
Thanks sxp abdirahman taariikhihii baryahan waad naga daysatay sxp
@xanafi8654
@xanafi8654 2 месяца назад
🙏👍👍👍👍 ilaahay haw gargaaro walaaleheen reer falastiin ❤
@xaakimmohamud7311
@xaakimmohamud7311 2 месяца назад
Abdirahmaanow inaga ka soomaali ahaan goormeen sameysan doonnaa😢
@farduusmohamed2125
@farduusmohamed2125 2 месяца назад
Niyada ka saar buufiso ma samayn kartaan
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 2 месяца назад
Markaan sida bini.aadamka ufikirno😊
@abdirahmansayid1040
@abdirahmansayid1040 2 месяца назад
Wx aad cuntoba maso saratide mxd ugu hamiyi technology aad gadhi karayn africa sidadu qiyamuhu ugu dhacaya 😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 месяца назад
Marka la heshiiyo
@MohaIsak
@MohaIsak 2 месяца назад
Thanks for ut ipdates??
@Leomudi
@Leomudi 2 месяца назад
Thanks ❤❤❤❤❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 месяца назад
Mahad sanid ciraxman omar and wabari midia horry u soco nsbad galyo
@YaasiinYaasiin-bc2sb
@YaasiinYaasiin-bc2sb 2 месяца назад
Voice only keep going ❤
@adenaboubaker8446
@adenaboubaker8446 2 месяца назад
Waa wanaag
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 2 месяца назад
Big legend keep going😊
@yusufyuu6522
@yusufyuu6522 2 месяца назад
Sokordhi Waabari mida❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 2 месяца назад
Abdirahman❤
@inaidhib
@inaidhib 2 месяца назад
Waaberi Media
@maddarderia4527
@maddarderia4527 2 месяца назад
Gujiska ugu wayn waa USS Pennsylvania
@user-ee8ww1hc5c
@user-ee8ww1hc5c 2 месяца назад
qof nafahmay 😊😊😊
@Daawasho1
@Daawasho1 2 месяца назад
Salama
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 2 месяца назад
Ustaad 🫡
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 месяца назад
Ok
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 2 месяца назад
Sotto marino
@abdirisaaqbandurdurshe5846
@abdirisaaqbandurdurshe5846 2 месяца назад
❤❤❤❤
@user-tt5yh1vq9o
@user-tt5yh1vq9o 2 месяца назад
First comment
@axmadcali950
@axmadcali950 2 месяца назад
😮😮😮😮😮
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 2 месяца назад
Germany ayaa ugu hor istcamashay hadana imika maleh how ?😮
@hamarbile
@hamarbile 2 месяца назад
Usa waydii😂😂
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 месяца назад
Zxp jarmalku dagaalkii 2aad aduunka kadib markii uu jabay waxa uu kala diray badanka ciidankii qalab siday iyadoo lagu xidhay shuruudo xadidaya qalabka iyo nooca uu haysanayo sido kale wadanku waxa uu wrsahdihiisa u jiheeyat dhinaca soo sarista baabuurta iyo qalab ka kale halka markii hore uu military un ahaa
@user-fb4iv4yg3v
@user-fb4iv4yg3v 2 месяца назад
Wll qali cabdiraxman korsoyinka wan uu hahnay wll in an barto waxan helana waa nolol malmed free ma ku heli kara wll
@asadfaraxabshir5674
@asadfaraxabshir5674 2 месяца назад
😢
@user-iq9ul5px2x
@user-iq9ul5px2x 2 месяца назад
Waxan ahay tageerahà waberi media
@mohameddjama1700
@mohameddjama1700 2 месяца назад
Waberi media
@abdimajiidwalaalka8596
@abdimajiidwalaalka8596 2 месяца назад
Hadaba somalia gujis yadeeda hore masoo ceshen kartaa😔❤
@rashkaboyahmad7995
@rashkaboyahmad7995 2 месяца назад
somaliya waligeed meyna sameysanin xitaa kuma ayna fikirin iney sameystaan wadamo awood leh baa sameysan karin maanta😢
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 2 месяца назад
Gujis wax utari mayo taanki udhaama
@zhako77
@zhako77 2 месяца назад
Dhow kuwii awooda lahaa ayaan sameysan karin😂
@zhako77
@zhako77 2 месяца назад
​@@shortsRecap4321 awood badeed miyaan wax tareyn😮
@farduusmohamed2125
@farduusmohamed2125 2 месяца назад
Inshaallah somaliland way heli doonta markay noqoto wadan dhaqaale badan hada dahabkey so saarta next oil 🛢 iyo warshado sameysan doonta❤
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 2 месяца назад
Dahab ?
@guletizmail8349
@guletizmail8349 2 месяца назад
Inshallah. ☝️
@ibrahimadan.12
@ibrahimadan.12 2 месяца назад
Asc warahma wllkey+macalinkeyga Abdirahman cumar . Waxaan jeclaan lahaa in hal mar ka hadasho raggii( asxaaptii) bilyaneeradii ahaa waagii Rasuulka S.c.w. , Sababt Oo ah waxaan arkey buug lagu magacaabo 100 mashruuc iyp mashruuc oo oranaya asxaapta waxaa ku jirey dad ka lacag badan ama bilyaneero ahaa waagii rasuulka. Mahadsinid waa Ibrahim sayid adam
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 2 месяца назад
Cajiib
@AxmedSiad-db1yf
@AxmedSiad-db1yf 2 месяца назад
Soomalida kaare 1902 la soo saray ku fanaan😂
@ShaakirAxmed-ey2ir
@ShaakirAxmed-ey2ir 2 месяца назад
insha allah to somalia❤
@ameennikke
@ameennikke 2 месяца назад
Road to half million 😂
@xasanaxmed2975
@xasanaxmed2975 2 месяца назад
Tamarta nuclear ka ka so hadal iyo wax yabaha loo adeg sado iyo awoodeda
@user-iq9ul5px2x
@user-iq9ul5px2x 2 месяца назад
Sheekhaygii gujisku muxuu gujiyaa 1:30
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 месяца назад
Isagu wax ma gujiyee biyaha hoostooda ayuu maraa halkaas ayuu maraakiibta bada kor joogta hoos ta wax kagasoo gijiyaa😂😂yacnii bomb
@Worldly_work
@Worldly_work 2 месяца назад
Dabaalnimadeeda ila hada kama faaideysan 2:22 Aniga caqliyYan lahan jiray waase isla yaabanahay hada
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 месяца назад
Kuwa gujisyada raaci ma qaar waal waalan baa iga walle inaanan bad hoosteed 4 bilood bay ku leeyihiine 1 second ku noolaadeen 😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 месяца назад
Malasoo afduuban karaa gujisyada 😂😂
@amin-vu2dn
@amin-vu2dn 2 месяца назад
Jarmalku laayb badana hubkasta ma isaga adunka bara
Далее
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
Просмотров 153 млн
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
У Котика Отняли Игрушку 🥺
0:15