Тёмный

'SIR AY FASHISHAY WAR-BAAHINTA ISRA | SAFARKII BLINKEN' YAAB! 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 529 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@fathiaabdi7300
@fathiaabdi7300 21 день назад
For my opinion the the News paper are telling the truth
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 21 день назад
Wa war wayn
@AmiirAli-wp4qt
@AmiirAli-wp4qt 20 дней назад
Bs wxan ku jeclaaday xayaysiiska xaataa waa update hore u socda
@user-mt3qw2pk3u
@user-mt3qw2pk3u 21 день назад
Alahaku xifdi A/xafiid aniga jariida warkeedaan ila saxsan indhahoodaa laga akhrisankaraa ciyaartay usocdaan.xamaasna way fahantay alaha ulul absaar inaga dhigo
@maxamedquruuf
@maxamedquruuf 20 дней назад
Waxaa sax an jariiradda
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 20 дней назад
Asc wr wr jimco mubarak somali maxamed
@mohameddiriye2304
@mohameddiriye2304 21 день назад
Munaafaqa mareekanka waa lsfahamsan yahay inshaa Allaah waa lasoo afjarayaa mar dhow
@sinyeer
@sinyeer 21 день назад
Ma OKtahay in uu yahay Yuhuud.
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY 20 дней назад
hadii an figrad ahantayda an ka hadlo markanka iyo Israel, nacalatulahi calayka w.z marakanka iyo kan w.z Israel wa isku moqof gal wanu gal dhagartoda rabi ayan ka magan galne, ilahow inta muslim oo dhabta oo xaqa ku tagan u gar gar adiga rahman eha ya rabi ya Allah, masjidka bara kaysane kor kayel islamka dhifacayo inta ,yahuuda nacalatulahi calayka oo racsane jabi amin amiin thuma amiiin
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 21 день назад
Yahuuda marekanka ingiriiska reergalbeed wa iska ogyihin laakiin carabta xuna inkarto ku dhacday rufiyanka marekanka ingiriiska reergalbeed yahuuda ilahay ha ku rido dhulgariir masaxda aqli xooga ilahay dhulka ha la jiro insha 🎉🎉🎉🎉🎉
@faismaeltallan
@faismaeltallan 21 день назад
Saaxiib codka war baahintaada wa gaabantahay ee kordhi waa volume mahadsanid sida kale wa xaga hore brit TV
@user-zp5pm5nu5c
@user-zp5pm5nu5c 21 день назад
Isra'iil mareeykanka iyo jariiratu wa tuugo u heshiiyey falastiin. Lakin waxan ka yaabanahay carabta dawaanaya midiida loso faysanaayo Ilahay swt Aya jiira.
@aminaawesscioble292
@aminaawesscioble292 20 дней назад
Jiriiradaan aa ila saxan
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 20 дней назад
🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤
@alidiiriye9760
@alidiiriye9760 21 день назад
Maxay taraysaa qabsoomida shirka xisbiga dimoqraadiga mar hadaani baaqanayn aargoosiga iiraan iyo hisbulah
@xasancali438
@xasancali438 21 день назад
Cabdi xafidow wll ninka khaayinka ah ee 9goor yimid bariga dhexe waa ninka mar kasta ooy israail arintu ku xun tahay qorshe cusub natanyaahu dhiiri galiya carabtana wax aan jirin usheega
@abdiabdulleabikar3617
@abdiabdulleabikar3617 21 день назад
Asc waxaa saxsan jariirada
@abukhalid3022
@abukhalid3022 20 дней назад
jariidada ayaa saxan riwaayadda blinken waa huuhaa
@roobocadeey688
@roobocadeey688 20 дней назад
wllky Abdixafid wxaa sax kan Jaliiladu sheegty xaqiiqda markan ka hadalno Maraykanka iyo Israa'iil way is ogyihiin wxa ayna go'aansadeen in laga sifeeyo Qudus Falastiiniyiinta wxn la leeyhy xabad joojinta ee Marba Qatar iyo Masar Maraykanku usheegayana waa hoosaasin lkn inay la ogyhn labadaan wadan ee Qatar iyo Masar ma ogi lkn way caddahay in loo tashty reer Qassa lk Allaah jooga😢
@maxamedaadam8134
@maxamedaadam8134 20 дней назад
Jariirada baa ilasaxan runa udhow
@leilaabdi5442
@leilaabdi5442 20 дней назад
blinken waa munaafaqa ugu wayn ee natenyahu la shaqaynaya maxaa laga heshiinaa dad barii' ah ayaa maalin walba la laynayaaa wada hadal beenaadka waxaa looga gol leeyahay dadkaas masaakiinta ah in la laayo.
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 20 дней назад
Cabdi xaafid dabcan komantiyada mafirisid horaan usheegnay inwaxaan anaywaxbakajirin ruwaayad lajilayo wakiba laguqaboojiyo markasta israiil xasuuq damiirkakiciya kagaysato qaza hadana danihii maraykan babakusobiiray
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g 20 дней назад
Waxay rabaan in la gaaguun tiro reer falastiin
@yusufcabdilahi3815
@yusufcabdilahi3815 20 дней назад
Maadaama aynu kor hoosba u ognahay madaxda xukuumadda maraykan & reer galbeedka ku daba fayshani inaanay doonista israa'iil gar & gardarraba ka hor imanayn, inbadan oo kamid ahina aamminsan yihiin inay diintooda injiili farayso inay israa'iil falkasta & codkasta oo ay ku kacdo sax ku tahay, waajibna ay ku tahay inay si buuxda ugu taageeraan, masaladaa oo ay yuhuuddu si been abuur ah ugu darsatay kitaabka (bible) injiil ee ay baaba'satay sida weynna u dhalan rogtay, blinken na aanu qarsanba inuu yuhuudi yahay, dadkiisana (israa'iil) uu ku taageerayo waxkasta (sax & qalad) oo ay rabaan, sidaynu uga filanaa shacbiga reer Falastiin wax u dan ah inay soo saaraan? Dalalkii islaamka ee galka seefta kala bixilahaa ee in uun reer galbeed & eyga dad cunka ah (israa'iil) ee ay kibriyeenba cadaadis ku saari lahaa inay ku qasbaan inay Falastiin & ciiddeeda ka laalaabtaan ay noqdeen badi madaxda dawladahoodu kuwo la yeeshay, weliba loo adeegsado dhibaataynta reer Falastiin. Dhegaha halaga furaysto beentooda jahaadkana hallawado,nasrigii falastiin & islaamka hagaagsani wuu soo dhaw yahaye. حسبنا ألله ونعم الوكيل، ولآ حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم.
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 20 дней назад
Israel haduu sidaa ugubaqayo falastiiniyiinta ay xasuuqqeyso ee silcinayso hakala hadlo ilayn waa bini aadam. Nafleyee birmaahine
@luulwatsame354
@luulwatsame354 20 дней назад
Ani hadaan iska hadlo waligey isma dhihin xalbuu kashaqaynayaa W/arimaha dibada ee mareykanka sababtoo ah inuu yahay one of them wuuba noo sheegay 10/08/2023 marka intuu socdaalayey oo dhan musbaar dhuujin buukujirey
@adarhassan2389
@adarhassan2389 21 день назад
Jariirada 9 jeer oo been ah
@faismaeltallan
@faismaeltallan 21 день назад
Aniga waxay ila tahay inay iran wado hanjabaadeda oo dhabar jab ku ah maraykan iyo Israel oo ay dhamays tirto hawleheeda nukleerka
@RaaqiyaAadan
@RaaqiyaAadan 21 день назад
Sirta anaakayelay
@CabdiMohammed-l6u
@CabdiMohammed-l6u 21 день назад
Waxan umaleynaya dagalkani hadudhaco inuyahay jabki israil iyo mareykanka
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 21 день назад
شرق اوسط فحله بعد حرب
@user-sy1fq9bl6n
@user-sy1fq9bl6n 21 день назад
Jariirada ayaa saxsan wasiirku waa beenaale beenaale waana munaafaq mana doonayaan in lajoojiyo dagaalka
@user-xd6nq7ew9i
@user-xd6nq7ew9i 20 дней назад
You are big liar😮
Далее
A small kitten was dumped #cat #kitten #cutecat
00:41
Tamsaasa Guyaadhaa Guyyaa
Просмотров 226
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49