Тёмный

SIR LA ISLA OGYAHAY DHULKA HOOSTIISA HIZBOLLAH | IRAN | ISRA 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 529 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

HUBKA HALISTA AH EE HIZBOLLAH DHULKA HOOSTIISA UGU JIRA ."MW ERDOGAN DHEX DHEXAAD KAMA AH WADA XAJAADKA DHANKA ITOOBIYA AYUU U JAN JEERA''
• SIR LA ISLA OGYAHAY DH...
Ukraine orders families to leave key city of Pokrovsk amid Russian advances
Order to evacuate comes as Russia advances in Ukraine’s eastern Donetsk region, saying it captured the town of Zalizne.
Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@qadarbashirbile4033
@qadarbashirbile4033 22 дня назад
للهم انصراخواننافي الفلسطين
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 22 дня назад
Allaha wadankeena noohogaajiyo dawlad caadilana Allaha nasiiyo turki iyo dadkalaba waxnooma hayaan aamiin yaarabi
@user-oj1cu1ce4l
@user-oj1cu1ce4l 22 дня назад
Aamin ya rabi
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln 23 дня назад
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Farastiin 🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴 ✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️
@NouraMuslim
@NouraMuslim 23 дня назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967711013075 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|--................................・,..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・.،😢🎉😢😮😮😢
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 23 дня назад
Allaha siiyo guul degdeg ah walaleheen reer Falastiin iyo muslimiinta oo dhan.
@AbdulahiAbdirisaq-fy7cz
@AbdulahiAbdirisaq-fy7cz 22 дня назад
Ma Allah wll amiin
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 23 дня назад
Mashalla Mr Dable waa NIN aqoon yahana óo Caqli Badan mashalla keep up All The Best 😅😅 👍
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 22 дня назад
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@MertieKalhornrn
@MertieKalhornrn 23 дня назад
If our fights were as funny as this video, we would always make up with laughter🍭
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 22 дня назад
Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉
@habibohussein2019
@habibohussein2019 23 дня назад
Waala qarxinayaa bada iyo shidaalka
@user-kl5cc4uw6e
@user-kl5cc4uw6e 22 дня назад
Asc cabdi xafiid guul ale ha siiyo falastiin kaman kan aa ku soo gashaan ee xabada lamoodo iska badele
@abdirazakhajiali2415
@abdirazakhajiali2415 22 дня назад
Reer Waamo takhti ah. Aad baan idiin salaamayaa. Waad Ku mahadsan tihiin xogtan miidda ah
@AbdiftahMohammed-tc6yo
@AbdiftahMohammed-tc6yo 23 дня назад
Somalia markii aan shidaalkeeda helno ayay notahay gaalada
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 22 дня назад
Waa dhawahay Anigga Ahaanteeyda Warkana waan Labaxay. Shugran CABDIXAFIID
@Khadijo60
@Khadijo60 23 дня назад
Ilahey dhibta ha ka dul qaado reer Gaza
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 23 дня назад
Maraykan isagaa is jebiyey dunidiina ka doortay yuhuud ilaahay nacay
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd 22 дня назад
Ilaahayow walalaheena falastii guul sii yaa rabbi raxmaan.
@user-lh7dx7cf4p
@user-lh7dx7cf4p 22 дня назад
Macalimada . 🔥✅
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 22 дня назад
Ust Mohamed Hassan Dablo, Netanyahu aniga ma moodaayo inuu yeelaayo xabad joogin waayo sidiisiba wuxuu ku noolyahay Dagaal. Midda kale Ust Mohamed Hassan waa runtaa kaligaa ma aha dad badan ayaa sidaa u arkay in Turkiga dhex dhexaad uusan ahayn. Marka Somali ayey u taalaa . Aadna ayaan ugu xumahay . Ust Mohamed adiga iyo C/xafiid aad ayaad u mahadsan tihiin.
@user-fj8pb9oi4i
@user-fj8pb9oi4i 23 дня назад
Warkii. Ugu. Fiicnaa. Abait. Manta hesaa
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 22 дня назад
Ilaahay ha u kiciyo juund rabbi falastiin oo xaqooda rabbi ha siiyo cabdixafiid ilaaha khayr ha ku siiyo adigiy walaalah ka kulashaqeeyo israaiilna rabi ha ha jabiyo waa cadwgii muslimiint rabbi cakta hoosteeda Allha galio amiin
@firstlady6086
@firstlady6086 23 дня назад
😮
@mohamedabdullahimohamed7641
@mohamedabdullahimohamed7641 22 дня назад
İllahey ayaa noo maqan khuus ayaan taaganahay
@user-oj1cu1ce4l
@user-oj1cu1ce4l 22 дня назад
Quus ha Suubi in ilaahay aan ka Barino in dadka Somalia muwaxid one aay noqo aan not tribe one shacab
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 22 дня назад
Salaan sare wariye Abdihafid iyo ustaad Mohamed hassan iyo bahda BRTSOMALITV.
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 23 дня назад
Yaana udirsaday doqamo aan waxba fahmikarin ayuu namooday waana runta Kula fakar naan ahay
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 22 дня назад
Waa Runtiis Turkiya Wuu Yara Janjeeraa.
@jiiqaxade4644
@jiiqaxade4644 22 дня назад
Guulll guuull fallastiin
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 22 дня назад
Asc wariye c/xaafid iyo ustaadka
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 22 дня назад
Ahafid Adiga Idacadda falanqeyaha,Xaladda Gaza Yuhudda waxa eey beegsatta Matida iyadoo Ergeyga Dhinaca u ruran rara Aniga waxaa oran lahaa Pelican in laga badalo wada hadalka Mudada dheeyr soo socottay,Pelican waa nin isaga shaxda yuhudda ladhigo.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 23 дня назад
Waa runtaa turkiga waa in dib la iskaga fiiriyaa,qiiro jabaantana la joojiyaa,turkiga dantiisaa ka wayn tan somaliya,
@abdinasirhassan3071
@abdinasirhassan3071 22 дня назад
Maansha Allah ninka odayga e cabdi xafid warka laso gudbinayay baan 100% ku racsanahay fikirkisa ah turkigu dacad kama aha dhex dhexadinta sababto ah turkigu wuxu donaya inu hal dhagax laba shimbirod ku dilo
@SiciidDalmar-y7d
@SiciidDalmar-y7d 22 дня назад
Guuuuuuuuuuuuuuuuul
@Humblegwal.1
@Humblegwal.1 22 дня назад
Abdi xafid Alle ha kuxafido fg musikada aad kusoobirisey Newskada waxan jeclaa inaad Biddestone musikadass waayo aad ayaa looga naxaya mahadsanid
@user-zb2mp5og1x
@user-zb2mp5og1x 22 дня назад
Maya Laguna qasbayo sababta oo ah hubki uu ku dagàlamayo maraykan ayaa siinaya nabada asiga ayaa wada marka waa Qaeda maqshii wax ha u qaban reer falastiin ilaahay xagiisa ha uga hiiliyo aamiin
@abdiyusuf8729
@abdiyusuf8729 23 дня назад
War shibirayahow heesa hees wanagsan heesa
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 22 дня назад
WA KU RAACSANAHAY USTADKA ARINTA TURKIGA . LUG BA ULAABAN. THE PLAY GROUND IS NOT LEVEL AS THEY SAY.
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 22 дня назад
Wayguulasteen mujaahidiinta kabaxadhekuwii ilaahaynacdalayoow alaahuakbar alaahuakbar fataxawanasar
@cabdirisaaqabdullahi27
@cabdirisaaqabdullahi27 22 дня назад
Ii soo hormari shidaalkeeyga marabo waxa kale oo islaameede
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 22 дня назад
Xasan baa dalka halka dhigay turki dantisuu wataa Lkn xassan muxuuba ula hadli Ethiopia kaliya safiirka Ethiopia ha caydhiyo Shirkada diyaradaha ee Ethiopia airline halaga mabnuuco hawada somaliya Wlhy Abbey ahmed asaga salka dhulka dhigi lahaa Caku dal madaxdisu lidato sida xassan oo kale
@fahanmumin
@fahanmumin 22 дня назад
Wcs
@daahirmohamad1376
@daahirmohamad1376 22 дня назад
Asc cabdi xaafid ustaadku mauusa farming Turkish wuu ogyahay mowqifka soomaalia sidaa darted wuxuu cadaadis saarayay itoobia inay kalaabato mowqifkeeda qaldan
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 22 дня назад
Maxaa layagleelaa huwanta maraykanku aabaha uyahay ayaa kutashaday inlatirtiro balse allaha wen ma oran
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 22 дня назад
Xukuumadda Turkiga waa sax shaki shaki shaki weyn ??????
@xussenjamaac6342
@xussenjamaac6342 22 дня назад
🎉warmooge hadaalin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 дня назад
Reer galbeed kama jirto wax la yidhaa dimuqraadiyad oo.markeedii horeba ahayd dhalanteed waayo afar yuhuud ayey u yihiin la haystayaal madaxdoodu
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 22 дня назад
Yu wiswisu waan waswaasney turkiyoow
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 22 дня назад
Allaha u gargaaro falastiin .
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 22 дня назад
Millions lost their lives in Palestine 🇵🇸
@abdilahihassan2611
@abdilahihassan2611 22 дня назад
HESHIISKII TURKIGA IYO SOMALIYA WADGALEEN XAGA WAXALA HORGEEYAY BARLAMANKA HALKA DHANK SOMALIYA AAN WELI HORGAYN BARLMANKEENA DADKA SOMALIYEDNA MACAL BARLAMAANKA HESHIIS WAXBA KA OGAYN MALAGA YAABAA TN TURKIGA ARINTAASI SHAKI GELISO IN DAWLADEENU AANAY AHAYN DAWLAD SHARCIGA KU DHAQMAYSA SIDAA DARTEED AANLA AAMINI KARIN
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 22 дня назад
Netanyahu waa yuhuud yuhuudna balan ma laha
@cabdirisaaqabdullahi27
@cabdirisaaqabdullahi27 22 дня назад
Dadka mudaharaadaya waxaa seegan in eey fahmaan tram oo kuligood ka xun
@UbahHussein-e9w
@UbahHussein-e9w 22 дня назад
Ustad waa runta runtii turkiga dhexdhaxad uma aragano
@abdisalamahmed1274
@abdisalamahmed1274 22 дня назад
Maya TURKIGA wuxuu lajiraa somali itobiyana wuxuu ka ilaalinayaa inay kashakiso
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 22 дня назад
MALAGA YAABA IN DHULKA ILA TALAVIV AY HOOS KA WADA DEGAN YIHIN SRA,IL HADEY SHEKADA XUMAATO AY ISRA,IL GODADKAAS LAGU KALA WADA JIIDAN DOONO IYAGO NOOL. KA DIBNA LA ARKA TALAVIV OO LUBNAANIYIIN AMA FALSTINIYIN KALA GOOSHAAYO LARKO.
@mahadabdi5637
@mahadabdi5637 22 дня назад
Turkigu beeraha itoobiya iyo bada iyo badroolka soomaaliya mid ha u xisho. Ninka adoo gar leh ku war wareejiya daacad kuuma aha.
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 22 дня назад
Asc wr wb somali maxamed
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 22 дня назад
America coming to work Somalia oil refineries 😂😂😂
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 22 дня назад
Dhibaataduaduunkamaaha.eedhibaatadu waata aakhirokiishihiidayna.waajanadiieebe galideeda
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 22 дня назад
Natanyahu wa nin aan go,aan lahayn inuu aqbalo iska daayee umaba socdo waa maweel ilaa election ka USA kadhaco
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 22 дня назад
Wamaanasru ilaa.mincidilaahi waadguulaysateen xisbulaahiyoow xamaaseey xuutiyiineey alfatawaanidinsalaanay
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 22 дня назад
Allaha awooda leh waa shirki mid aan awood leheen ma jiro ilaah baa awood leh baa sax ah not allaha awooda leh bro! Allahuma hal ballaqtu
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 22 дня назад
Natalyaahu noloshiisa aya ku xiran dagaalka
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 22 дня назад
ABDIXAFId IN AD KU Turjunto Afka carabi iyo Ingrish
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 22 дня назад
shacabka islaamka melkasta o ay joogan waxey shacabka mareykanka malaha madaxweyne iyo wasiir arimo dibada labadooda mafiyooba ama karti iyo go an malaha e shacabka mareykan waxanu kacosaneyna in ku cadadiyan in labadbadiyo shacabka falastiin unta yar o kahartey
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 18 дней назад
Rurki hadduu na khayaamo Namayaqaanno isagaa ku jabi
@eviethebaby
@eviethebaby 22 дня назад
Lama goodloow Ashhaado
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 22 дня назад
Wankula qabaa tuhunkas turkigu mahan dhex dhexaat
@cabdirisaaqabdullahi27
@cabdirisaaqabdullahi27 22 дня назад
Tram doorasho danbo mahelaayo hadii uu helana mareeykanka doorasha danbo kama dheceeyso
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 22 дня назад
Absolutely waa Runtiisa weeye Turkia sidii hore Maha ama xiligii MW farmajo Marka maanta Ethiopia ayu u xaglinaya Waayo xassan dhiiqo Maha Nin laysku halayn karo 😅😅
@user-gt4sr5lu9z
@user-gt4sr5lu9z 22 дня назад
Ma aqbaleyso
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 22 дня назад
Turkigumuxuukuqabaa itoobiya shidaalmale badmale.waaqaaradxadhan
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 18 дней назад
Muslimka Allaha mideeyo
@AbiibapkaApka
@AbiibapkaApka 20 дней назад
Israel omaR
@AbiibapkaApka
@AbiibapkaApka 20 дней назад
Israel omar
@khadramaxamed7964
@khadramaxamed7964 22 дня назад
ASC marka hore Madaxweyne Xasan Sheekh ma Xukumaa Somaliland mase ka soo Degi karaa Airporka Cigaal International ee Hargeysa ku Yaala markaa ay sodaa xaqiiqadu tahay maxaa ka khuseeya Heshiiska Somaliland iyo itoobiya wada galeen iyo Bsdda Cas ee Somaliland ku Taala anigu waxan u Arkaa inuu iska hadlayo uun Arin aanu waxba ka tareyn Awood ahaan iyo Aqli ahaanba Baddan waxa ka Talinaya Cida iskale ee Maamusha oo Qudha.
@billowweyt9196
@billowweyt9196 22 дня назад
Somalida ama muslimiinta haday wax fahmayaan trump ayaa u fiican
@AhmedJama-sg6tl
@AhmedJama-sg6tl 22 дня назад
Walaale wa arin culus who do you have to vote maybe hold ur nose and vote for kamala.thanks.i am in Nashville.
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 22 дня назад
Lafta jeceli ludana jeclibaa haysa
@itzManha125
@itzManha125 22 дня назад
Guryaha dacdeenesiin kenya soomali xagee u qasarineesan dadka kenaya dadkeena wee dhibsadeen anaganah guryaa ka sii gadneenah dowlad hadaye kacaan ma celin karto marka talo yaan la maal galin dal aadan ogeen xaalka biri aadan laheen
@user-rb1fm6fg7g
@user-rb1fm6fg7g 22 дня назад
Lagama yaabo natanyahuu inuu nabad qaato irsail haduusan qofkasoharin waa maxa kad suge gudaha iyo calami tas waxuu kadoor bidaya irsaiil iyo asaga iyo iraiil inay isla baa ba aan
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 22 дня назад
Hooyo somaaliyeed oo lagu wacdiyay in ay tukato salaada si ay janno u gasho, dhimashada dabadeed, hooyadii waxay ku tidhi wadaadkii wacdiyay( wadaado ilama aha Akhiro dad baa ku nool, imika waa halkeediye ilama PM neteneyahu ayaa ogolaanaya in uu joojiyo dagaalka
@AbdiAli-n2c
@AbdiAli-n2c 22 дня назад
❤❤❤❤😅😅😅😅🇩🇯
@user-rb1fm6fg7g
@user-rb1fm6fg7g 22 дня назад
Max kamad gudaha iyo dibida
@abdirahmanmohamed3643
@abdirahmanmohamed3643 22 дня назад
Lamabsh
@DrcasoodXuseen
@DrcasoodXuseen 23 дня назад
Muslim waxba waa tari waayey Waxaase alle u direy darkie kale Waacajiib
@AbiibapkaApka
@AbiibapkaApka 20 дней назад
Israel oma
@ibrahimnoor3099
@ibrahimnoor3099 22 дня назад
I do respect the opinion of the analysts but it seems to me he is echoing the view of governor Saiid Dani and the lakes . Whenever I listen this guy I “smell a rat”. Please reduce his invitation to the show.
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 22 дня назад
Tviga tuugada iyo beenta reer planlos shidaalka waa la soo saarayaa ee calool xump ayaa idin dishaye
@axmedmaxamed6597
@axmedmaxamed6597 22 дня назад
Beenaale gadhka xun leh mou cid joojin karta ma jirtu somaliland iyo soomaaliyada aa sheegnayidaan even jirin wax iskugu jira ma jirtu laba dal ayey yihiin oo kala madax banaan intaad somaliland aad ku daasheen wixiina liita ee soomaaliya sheegnaya dalkiina hagaajiso xasan duufle somaliland shaqo kuma laha xaasidnimo idinka buuxda ayaad somaliland lugta u hayisaan goor ay noqotuba dal caalamka wax la qayibsata way noqon somaliland oon fogayin xaasidkun ciida ha cuno
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 22 дня назад
Wamaanasru ilaa.mincidilaahi waadguulaysateen xisbulaahiyoow xamaaseey xuutiyiineey alfatawaanidinsalaanay
Далее
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18