Тёмный

SIR LAGA HELAY WEERARKII IRAN AY KU QAADAY ISRAEL YAAB! 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 492 тыс.
Просмотров 177 тыс.
50% 1

#subscribe
PRO JOHN MEARSHEIMER: DAAWO SIDA ISRAEL AY UGU FASHILANTAY DAGAALKA GAZA
• SIR LAGA HELAY WEERARK...
CREDIT: Centre for Independent Studies
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV
The Elders group says all states should respect ICC’s authority
Mary Robinson, the chair of The Elders group of world leaders and former Irish president, has commended ICC Prosecutor Karim Khan on his application for arrest warrants to apprehend Israeli and Hamas leaders.
In a statement, Robinson said the ICC’s decision was “a landmark moment in the struggle for justice and accountability in the Israeli-Palestinian conflict”.
“There is a case to answer on both sides, which should be heard in a court of law,” said Robinson, a former UN High Commissioner for Human Rights.
“All states should respect the Court’s authority and impartiality, and ensure its decisions are implemented,” she said.
“Any statements or actions that seek to denigrate, de-legitimise or punish ICC officials for acting in accordance with the Court’s mandate are completely unacceptable,” she added.
“Impunity for atrocity crimes during conflict must end.” (AJ)

Развлечения

Опубликовано:

 

22 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 309   
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Месяц назад
SIXITAAN IKHYAARTA TAARIIKHDA DIBNAHA IGA BOOBAY HILMAAN HADAL KUMA JIRO, WAA MAHADSANTIHIIN.
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Месяц назад
But you're always like this .
@RahmamuuseIbrahim
@RahmamuuseIbrahim Месяц назад
Wasax
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 Месяц назад
Asc.koley ninkaasi ilaahay baa ka hadlisiinaaya insha,alaahu allaah wuu halaagi doonaa deg deg waana balan qaad alle inta soo hartay walaalaha falastiin xor ayey ku noolaan doonaan
@Khfyjbf
@Khfyjbf Месяц назад
Waste of time watching this video. Is just an old news.
@saxarla8948
@saxarla8948 Месяц назад
Cumro ayaan u joogay Makkah markii Iran weerar beenaadka qaaday isla subixiiba in USA iyo Iran wada shaqeynayaan ayaa kasoo yeedhay qolyaha siyaasadda MEast falanqeeya laakiin markhaati nool baad noo keentay. Mahadsanid
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 Месяц назад
I normally listen and watch this man. He is wonderful and truthful person 👍
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад
Qaza waxan kuwaynay dhaman shacabkii falastin iyo hantidoodii lkn allow halaagaa hanoo gudarin guldaro Amin
@xuseenabdullahi2739
@xuseenabdullahi2739 Месяц назад
Aamiiin
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Месяц назад
Aamin yaa Allaah.
@ayehokieh1266
@ayehokieh1266 Месяц назад
Tu fais errors la date 23 05 2024
@abdimahad930
@abdimahad930 Месяц назад
Aamiin
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 Месяц назад
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Месяц назад
Marhoraa lagu quraacan lahaa yuhuuda laakiin mareeykan ayaa hor taagan inshallah kuligood ilaaheey ayaa garabkooda ka baxay sideey rabeen waxbo uma dhicin guul falastiin
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y Месяц назад
waa runtiis sidii mareykan u baabiyey Cali beesteen in loo tirtiro falastiin ayaay ku hashiiyeen mareykan iyo yahuud masiibo Allah ku rido aamiin
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Месяц назад
Aamiin aamiin aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha guuleeyo walaalaha falastiin
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Месяц назад
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Cabdulxaafid Jaamac Iyo Bahda BSTV Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Guuleyso Inshaallah
@MaryanFarax-py3lx
@MaryanFarax-py3lx Месяц назад
Ilaahayow garabsii umada rer Falstin iyo kuli Muslim yarabbi ugargar
@fay6834
@fay6834 Месяц назад
Amiin yaa Rabi 🤲🏾
@abdidahir2785
@abdidahir2785 Месяц назад
Thanks abdihafid good news
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 Месяц назад
Illaahay gacmaha falastiin haku cadaabo Yahuuda
@abdullahifarah610
@abdullahifarah610 Месяц назад
He is realistic man telling the truth
@farhanyare6382
@farhanyare6382 Месяц назад
Keep going wariye
@alawisharifali992
@alawisharifali992 Месяц назад
Salaam Waa wariness run sheeg ah And Ayoade u mahadsantay , Waa Alawi Sharif
@user-ii2xk8ms6o
@user-ii2xk8ms6o Месяц назад
Barafir jonmesh maansha WAA daraasad uu Laga guray oo dhab ah warkiisu
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Месяц назад
Yaa Alaah ugargaar reer falastiin
@user-nx3vj1hg5u
@user-nx3vj1hg5u Месяц назад
Weriye Abdihafit Bisha wa 23 /05/2024 shukrn
@nestehamohame
@nestehamohame Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Месяц назад
he knows the day today but he explains to as something maryooley no dulqaade
@saidojama5717
@saidojama5717 Месяц назад
7y​@@aysnbashir1654
@user-ik1pr3wd4t
@user-ik1pr3wd4t Месяц назад
😂😂😂😂
@muslimahhassan8210
@muslimahhassan8210 Месяц назад
😂😂😂😂phone keygaan eegey
@alawisharifali992
@alawisharifali992 Месяц назад
Waa wariness run sheeg Mahadsaned
@calibare1641
@calibare1641 Месяц назад
Israaiil waa game lagu adeegtolaakiin dhibaatada waxaka danbeeya labor.wan ameerika iyo wadamareer.yuruba waanaxasuuq aanwada araqno carabiwaaku taageereen inyarmaahee allow ugar gaar muslimiita falastiin aamiin
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Месяц назад
Allow ciriir iga iyo xasuuqa ay u geysteen reer falestiin ayaa u bedel 🤲🏿Allow gumaystaha isreaill iyo hubkooda gacanta usoo geli reer falestiin🤲🏿Allahu musali calaa Mohamad.
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i Месяц назад
Ilmaha❤❤❤5 jirkaa❤❤❤wuu garan xasuuqa❤❤❤falastiin❤❤❤yuhuudu inay xaasuuqin
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Месяц назад
Walaahi waan raadinaayay xogtaan wariye
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Месяц назад
Waacajiib gardaraale ma guulaysto horaloyiri guuldaraysta alanbarinee Israel
@GalolPro
@GalolPro Месяц назад
23 of May 2024 Weeye Libaax, tarikhda iska sax..
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 Месяц назад
Jazakalahu khayran Afaaid brtv❤❤❤
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o Месяц назад
Asc wariye c.xaafid waad ku mahadsantahay sidaad wax noo fahansiisay ❤❤❤salan sare
@zulaymanzahid7801
@zulaymanzahid7801 Месяц назад
Arrinta meesha ku jjrta waxay tahay in #Iran# uu maraykanku sameeyay zxpka ZAHNUUNIYADANA ay tahay
@duale9813
@duale9813 Месяц назад
Ilaahay haa u gargaaro reer falastiin iyo dhamaan islaamka caalamka
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Месяц назад
Allaha u naxariisto mx Ibrahim raizi iyo ragii la socday .
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Месяц назад
Allow Yaa qawwiy🤲🏿hubkooda qashin u bedel.
@abdirahmanabdilahi-sk4wb
@abdirahmanabdilahi-sk4wb Месяц назад
Barnaamijyadan noocan ah Waa aynu nagu socdaan Soo badii insha allaah
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Месяц назад
Waagi baryaaba walalaac!!
@farhiyamh
@farhiyamh Месяц назад
Allah swt ayey hastaan heer Falasteen Alloow caawi
@sahromahamud
@sahromahamud Месяц назад
Subxaanallaah Ilaaheey Xaqqa Soo Biyo Oo Masaakiinta U Miciin 😭🙏🇸🇴
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 Месяц назад
Illaahay ha u Gargaaro Dadka Reer Falastiin.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Месяц назад
Allaw , Sooo Hanuuni😭
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Месяц назад
ALLA YACIZAK CABDI XAAFID FOR YOUR BEST AND VERY EXPENSIVE YOUR UPDATING US. WE SAY TO YOU MORE AND MORE THANKS TO YOU
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 Месяц назад
Wa mahadsantahay❤❤
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i Месяц назад
Falastiin alahaa u gargaaro aamiin❤yuhuud alahaa jabiyo aamiin insha alaah
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Месяц назад
23kii , may , 2024 Khamiis
@HjkHjk-vm8mw
@HjkHjk-vm8mw 29 дней назад
Rabi haw ugargaro walaalahaa muslimkey ee gaalo u heshiiseey palestine🤲 🇵🇸
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Месяц назад
Ilaahay swt ha jabiyo Israel
@user-gx6oo5lb7w
@user-gx6oo5lb7w Месяц назад
Alxamdulilaahi ❤❤
@RamlaMuse
@RamlaMuse Месяц назад
Rabiyaw reer falastiin ugar gaar
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
WAA RUUNTIIS DAAS WAXEEY RABEEN IN AAY TIRTIRAAN REER PALESTIN LAAKIIN ILLAAHAAY MAA ORAAN
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 Месяц назад
Ali hajabiyo yuhuda iyo markinkaba amiin guul falstin insho alha ali gusha hasiyo falstin amiin amiin amiin
@bashiiraadanmuuse3115
@bashiiraadanmuuse3115 Месяц назад
Yahuud allaha jabiyo aamiin sxb markasta wakula socdaa warar kaaga saxda iyo saacada ajoogno ah
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Месяц назад
Subxaanalaah 🥲. Xasbillaahu Wa Nicmatul Wakiil.🥲
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk Месяц назад
Cabdixafiid nin Akhyaar buu ahaa ma sheekadii yutubers kuu bilaabay waxanka wadaa ciwaanka beenta ah ❤
@MaxamedCali-nz5md
@MaxamedCali-nz5md Месяц назад
Allow ugar gar reer falastiin
@user-ii2xk8ms6o
@user-ii2xk8ms6o Месяц назад
Cabdihaafid mahad sanid weriye caan ah Masha allah
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Месяц назад
QASA ILAAHAYYY AYAA LEEDAHAYY ILAAHAYBAANA GARAB TAAAGANN GUUSHUNA CIDA ALLE GARABTAAAGAN YAHAYBAYAAA GUULAYSANNN
@MaxamedNinweyn
@MaxamedNinweyn Месяц назад
ASC ASXAABTA QAALIGA AHOW WAAN IDIIN SALAMAY ALL
@sukaynamahadmissmahad7338
@sukaynamahadmissmahad7338 Месяц назад
Keep going bro Abdi xaafid ❤
@user-pz8xq9de9u
@user-pz8xq9de9u Месяц назад
Thank you
@MohamedJamac-js8ig
@MohamedJamac-js8ig Месяц назад
Asc.bishu.waa.23.5.2024
@kiinabdi680
@kiinabdi680 Месяц назад
Allow u gargaar wl/hayn reer Palestine guushana sii yaa Allah yaa Rahman yaa Rahiim yaa Qawiyo yaa Malikal mulki yaa dul jalali wal ikram yaa Quddus Allahuma Amiin 🤲🤲🤲
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 Месяц назад
Haguulaysato muslimiintu meelkasto ajoogto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg Месяц назад
City of Somalia Mogadiscio Waa hiraab
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 Месяц назад
WAA MAHADSAN TAHAY CABDULXAFIIID. LAAKIIN WAXAAN OGNAHAY ISRAEL INAY YIHIIN DOOLI LAKIIN MAREYKAN AYAA LA DHIGAY LIBAAX ILAA IYO HADA WAXAY ISKA MEEL SAARIN MUJAAHIDIINTA FALASTIIN EE GAZA. INSHA ALLAH WEYGUULEYSAN DOONAAN REER GAZA. .
@rodamohamed1162
@rodamohamed1162 Месяц назад
❤illahow caawi Falastiin ❤Allahayow caawi islaamka ❤❤❤❤
@mdmuhammad6206
@mdmuhammad6206 Месяц назад
Waddamada difaacay yahuudda ma aadan wada sheegin. C.XAF.. !!!!
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
REER PALESTIN WAA DAAD JECEEL DHUULKIIDA IN AAY KU NOLAADAAN
@sahrofarah7451
@sahrofarah7451 Месяц назад
Allaa umaqan falastin insha Allah wey guleysani
@abdidahir2785
@abdidahir2785 Месяц назад
Abdi haafid good news
@rodamohamed1162
@rodamohamed1162 Месяц назад
❤ALLAHAYOW JAABI YUHUDA ❤ ILLAHOW CAAWI FALASTIIN OO GUUL GUUL ❤GUUL ❤GUUL ❤ SII❤AMIIN ❤AMIIN ❤AMIIN ❤YAA RABI ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg Месяц назад
Hadaba mogdisho city Waa hiraab Somalia
@fadiaabdi4588
@fadiaabdi4588 Месяц назад
Waa 23.5.2024
@abiibc78
@abiibc78 Месяц назад
tariiqda manta waa qaladey ,,,, salama wariye ,,,,,,,,,,,,,,,,,,, sax qaladka marka danbe ty
@sinyeer
@sinyeer Месяц назад
Asaga 12am ayey u noqtay...taarikhdana way isbadashay meesha uu joogo ayaan u maleen.
@Qadafi-
@Qadafi- Месяц назад
Waxas iyo wax ka sii badan ognahay--odayga wali Wuu danbeyaa 🥸
@amira1438
@amira1438 Месяц назад
reer falastin waa dad ilahey wato ilahey lee ubahanyihin galadani iyo yuhudani waligod ma guleysanayan waa iska cadahay dagalkani in reer falastin gusha u dambeyn donto insha alh dhibka alle haka dulqado reer falastin
@cabdirisaaqcabdullaahi684
@cabdirisaaqcabdullaahi684 Месяц назад
Sheekh c/raxmaan bashiir ayaa arrintaan mid shabahda ka hadlay weerarkii Iran kadib
@fawsiyabarre6393
@fawsiyabarre6393 Месяц назад
Ilah ayaa lajiro Falastiin
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 Месяц назад
23 /5/2024 HILMAAN HADAL KUMA JIRO ABDIHAFID MY BRO
@abdulraziq7581
@abdulraziq7581 Месяц назад
Abdihafid waxad so gudbisa xogo muhim ah wan kugu so biray thanks
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze Месяц назад
WAA NIN AAD IYO AAD U AH SIYAASI
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g Месяц назад
wax kasta af kooda ha inoogu sheegan gaaladu xaqiibaa feeraha ka dilaacaye alle haw gar gaaro rer falastiine
@ahmedaweys9854
@ahmedaweys9854 Месяц назад
Beeen badanaa indha adkaa 25. 5 .kulahaaa jimcp 24 waaye
@sahroali1196
@sahroali1196 Месяц назад
Wariye.mahadsanid.aqbaar.fiican.ayaad Noogeentay
@khaildahmed7492
@khaildahmed7492 Месяц назад
Subxanaah
@AbdilahiAbokor-lk8cl
@AbdilahiAbokor-lk8cl Месяц назад
Sheeko kale keen kan waan dhagaysanay,daawanay.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
ALLE ha u gargaaro ree Qaza waxay ku dhax noolyihiin 500,000 oo Carab ah oo aan dhaamin kuwa laynaya
@alisamatar1605
@alisamatar1605 Месяц назад
Abdi hafid waan ku salaamay ka dib bishu maanta waa khamiis 5/23/24
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 Месяц назад
Hooy wakhtiga noo ilaali Adoo mahadsan
@Mohamed-Roble4
@Mohamed-Roble4 Месяц назад
25/5/2024 wali lama gaarin walaal Mise afkaa kaa xaday
@hindaawad1234
@hindaawad1234 Месяц назад
Sir maaha yuhuudu inay rabaan falastiin inay dhulka ka eryaan qof kasta oo caqli lihi wuu ogyahay ayaguna way sheegeen
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Месяц назад
Kashifuu Israel waxa fashilay mujaahiiinta reer Palestine ❤ ana waxan leeyahay guulaysta waligiin walahay reer Palestine ❤
@Xaawacumar-kg2hg
@Xaawacumar-kg2hg Месяц назад
Haa markaas yahuuda wey yaraayeen hadase waa bateen dhaqaalana weyheleen madaxda caalamka oo dhanne waa maalgashteen
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd Месяц назад
WA qurun galadan nacala haku dhacd waxy raba inu dilka madaxweynaha Iran u uwarejiyo Iran gudahed
@abdullahimadka5686
@abdullahimadka5686 Месяц назад
Good
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Месяц назад
Asc xagee katahay wad qaldantay tarikhda wa 2024/05=23 /
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Месяц назад
Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi mareekan iyo xulafadiisa qabo israaiil waxaa kufilan wiilasha caga cad rabi gutiirsan
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Месяц назад
Somali horey ayey hees ugu qaaday ineysan awood lehed ee dadkale baarka u firayaan 😊
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 Месяц назад
xaqiiqda ayu kahadalay waan sida aya wax usocdaan
@shigshigow8558
@shigshigow8558 Месяц назад
Tariqdaa ayad qaladey taliye
@S.s.ramzanaliAli
@S.s.ramzanaliAli Месяц назад
👍
@zahrasalad4616
@zahrasalad4616 Месяц назад
Ninkaan Magacisa nosheg sii boogaagtiisa an u helnoh thanks.
@bashiradan3394
@bashiradan3394 Месяц назад
Asc.wari.kasi.wasaxa
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 Месяц назад
Abdihafid hafidahulah 🫶
@saadoadan5009
@saadoadan5009 Месяц назад
asc waa ku mahad santahay turjika aad samaysay
@lulafarah2038
@lulafarah2038 Месяц назад
😮
@hamuudiyasin
@hamuudiyasin Месяц назад
@britsomalitv madfac iyo gantaal kala barta waxay kala yihin
Далее
Qalpoq - Kichkina tabib (hajviy ko'rsatuv)
30:41
Просмотров 173 тыс.
J.D. Vance addresses RNC crowd: FULL SPEECH
36:00
Просмотров 1,7 млн
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Просмотров 1,1 млн
#краснодар
0:14
Просмотров 1,7 млн