Тёмный

SIR LAYAAB LEH OO LAGA HELAY DILKIISA KOHOR MARCELLUS WILLIAMS 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 536 тыс.
Просмотров 107 тыс.
50% 1

IDF calls up reserves brigades for northern front; security cabinet set to meet
Army general threatens Lebanon ground op * 2 injured, 1 seriously, as Hezbollah fires multiple rocket barrages at northern towns * US calls rocket at Tel Aviv ‘deeply concerning’.
( The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
IDF says drone launched at naval base south of Haifa caused mino r damage, sparked fire
www.timesofisr...
Lebanese Health Ministry: At least 492 killed, 1,645 wounded in Israeli strikes
The Lebanese Health ministry says that at least 492 people have been killed and 1,645 wounded in Israeli strikes across the country. The death toll includes 35 children and 58 women, according to the ministry.
Israeli army chief: IDF has launched Operation Northern Arrows against Hezbollah in Lebanon
IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
By Emanuel Fabian
According to the IDF’s latest assessments, Hezbollah only managed to launch 24 rockets at northern Israel overnight, all of which were intercepted by air defenses.
Large pieces of shrapnel fell in the Jezreel Valley following the interceptions, causing damage to a barn in one area and slightly wounding a man in another. The IDF says there were no direct rocket impacts in the attacks, claimed by Hezbollah.
14 Killed, Over 450 Wounded in New Hezbollah-targeted Radio Device Explosions, Lebanon Says.
95 wounded from Lebanon transferred to Iran for treatment
The Iranian Red Crescent reported that 95 people who were wounded from the explosions of communication devices on Tuesday and Wednesday in Lebanon have been transferred to Iran to receive treatment, according to reporting by the Saudi news channel Al-Haddad.
Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 414   
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 3 дня назад
إن الذين قالوا ربنا الله ثم استقامو فلا خوف عليهم ولاهم يحزنون
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
قال تعالى:- إِنَّ الَّذِينَ قَالُوا رَبُّنَا اللَّهُ ثُمَّ اسْتَقَامُوا فَلَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ. Akhayaarey aan sifiican uqorno aayaadka Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa.
@zaakirmohamed7
@zaakirmohamed7 День назад
😊😊😊😊​@@hafsaali4297
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 День назад
Aniga ayad kale baan aqanaa oo Ayadan ueg oo ah ان الذين قالوا ربنا الله ثم استقاموا تتنزل عليهم الملائكة 😳😳
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 День назад
@@rahmamohamed5636 سوره الأحقاف makujira taa hee
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 3 дня назад
Qofki gacsntisa ku moday ilahaayow qalaji kuwi iin laa dilo fuliyay naa iyagana masibo ku riid adunku yabo Amiin
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 дня назад
Wuxuu ahaa dhibane aan cadaalad helin! Laakiin maalin kale oo aan qosol,kaftan,jees jees iyo koffe ama kafee aanu jirin ayuu cadaalad buuxda heli doonaa!Allaha u naxariisto shahiidka nool!
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 3 дня назад
Insha Allah Somalidi Mogadishu lagu xasuuqay 1991ki iyaguna cadaalad ayey Allah ka helin
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 3 дня назад
Ilahaye sidoo ugu naxaristay ninkan ka waran asago gala laxiray ilahey wuu hadeyay dinto ku sugay hadana gacan kafirino sabab saday ilahey ha unaxaristo qofka marko ilahey jecel yahay dadkisana wuu jecleysiyaa gaal iyo muslim ninkan u oynayaa shahiid waye allaha ka aqbalo
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 2 дня назад
ALLe baa wax dila hayga harto wataase haka qabto sunta galadu ku mudayso
@sucaad104
@sucaad104 2 дня назад
Subxaanalaah " ilaahay baa uqorey in xaqdaro LAGU dilo" Aaqiro ALLAHa Ku Abaal mariyo Janadiisa 😢
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 дня назад
@@بنتخالتي-غ4ل oo yakalo waxdili kara kafirinta sababte leyihin mahane hade waxdilan ama nolen karin galada madaxda maysan dhiman lehen adiga hada mulxid tahay kafirka adiga ka cadab kulul wasaq yahay
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 День назад
@@بنتخالتي-غ4لSubxanallah nabiga scw sowtuu dhintey yaa haraya adunkaan wll Qof walba sacad iyo sabab buu leyahay Asagaba ogaadey sacdiisa adunka ugu dambeysay 😢😢
@RayaRaye
@RayaRaye День назад
@@بنتخالتي-غ4لo xabaddu ba sowta wax disha ma sunta kugu cusup mida kale ninkani mudddo dher bu xirna hadi ay wx dili karan my dilan ila malinty ka gadhy naftisa ayu dhinty ilaaaahay bana no shegy inu nafta waqtigeda u ka horyn kana danbyn
@yusufcabdilahi3815
@yusufcabdilahi3815 3 дня назад
Khaatimo wanaagsan ayuu nasiibsaday addoonkaasi. Nin ay ku hadhay ayey hawli haysaa. ياربنا بحسن الخاتمة.
@osmangure6040
@osmangure6040 3 дня назад
Qof kasta oo madow marka ladilayo wuxxuu sheegaa waxalagu dilayo in aaanu qabin cadddanka rutleesska ah ee qawlaysatada ee xasuuqda dadka madow mar uunnayaa laga jari dooonaa xasuuqa joogtada ah Ee ay dadka ku hayaan.
@Adamhagler
@Adamhagler 3 дня назад
Cabdixafid horta dadka u sharax ninkasi muxu aha muxu danbi galay, hadaad adigu ogtahay dadka ku daawanaya badi ma oga wariye wad ku simbiriraxatay halka ولاء تحسبن الدين قتلوا في سبيل الله أمواتا بل احياءً عند ربهم يرزقون. صدق الله العظيم
@KifaxmaxamudKifaxmaxamud
@KifaxmaxamudKifaxmaxamud 3 дня назад
Walalle aayadda iska sax.
@Adamhagler
@Adamhagler 3 дня назад
@@KifaxmaxamudKifaxmaxamud soo qor walaal sida saxa ah hadan qaldamay
@KifaxmaxamudKifaxmaxamud
@KifaxmaxamudKifaxmaxamud 3 дня назад
@@Adamhagler ولا تحسبنّ الذين قُتلو في سبيل الله أمواتاً بل أحياء عند ربهم يرزقون.
@Adamhagler
@Adamhagler 3 дня назад
@@KifaxmaxamudKifaxmaxamud يا اختي في الإسلام كفاح أشكرك أولا على التصحيح البسيط أنما لا تحسبون و ولاء تحسبون كلهما يجوزان على العموم شكرا على الملاحظة
@abdullahiadawe5637
@abdullahiadawe5637 3 дня назад
Masha Allah walal yaal ninkan naag ayaa lagu edyay in uu delay lakin DNA Laqaday waa laga wayay lakin ninkan waxaa dilay gavanarka state mosori khasantan magalada St Louis dalka marakanka xataa dadki ehelka gabadha ayaa diday in ladilo waxba caden laguma heen alle ayaa qoray allaha uu naxarsito nin wuxuu ahaa dadka dinta islamka uugu yeera 😢
@IsmashMohamed
@IsmashMohamed 3 дня назад
إن الذين قالوا ربنا الله ثم ٱستقاموا فلا خوف عليهم ولا هم يحزنون
@Adamhagler
@Adamhagler 3 дня назад
@@IsmashMohamed بارك الله فيك
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 3 дня назад
نسأل الله حسن الخاتمة
@Ilhansweet
@Ilhansweet 3 дня назад
Imaan khaliifa xaqdaro lagu dilay ilaahay waxaan ka baryaya janooyinkisa in uu ku casumo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
أللهم آمين كلنا يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 3 дня назад
اللهم اغفر له وارحمه وأدخله في الجنه
@The-informed
@The-informed 3 дня назад
They murdered khalifa because he was a believer and teacher of truth but what they don’t know is he’s in better place now also imagine the guilt the fear and the restless feeling the perpetrators are going through!
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
Absolutely right
@cabdicasiisaxmedmuuse1060
@cabdicasiisaxmedmuuse1060 3 дня назад
Allah ha u naxariisto innagana khaatumo ha ina waafajiyo
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 2 дня назад
@@cabdicasiisaxmedmuuse1060 امين
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 дня назад
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 3 дня назад
Inaalilaahi wainaa ilayhi rajicuun❤❤
@khalidabdi3974
@khalidabdi3974 3 дня назад
Xaaran bay kaa tahy .
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 дня назад
@@khalidabdi3974 hhhhhhhhh Waad Mahadsantahay Wall Xor Ayaad Tahay 🙏🙏🙏🙏
@Aminasacdia
@Aminasacdia 3 дня назад
Sheikh bilal philips ayuu uegyahay tollow ma walalkiiisa??
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 дня назад
Subhana Allah jaahilnimo ayaa kaa keentay hadalkaas
@seed3966
@seed3966 2 дня назад
😭😭😭😭😭. Sidaan qiyaasayo cadaalad daro yaa lagu diley sida loo badaniyo Rabbii waxba kama qarsoona allaah 😭😭😭
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 3 дня назад
Wax aad moodo shar lkn kheyr kuu ah baa jira ninkaan markii la xiray shar buu u qabay lkn kheyr buu u ahaa sababto ah wuu islaamay mnshalaah diintana si fcn ayuu u bartay ilaa uu iimaan noqday manshalaah alaha u raxmado waa nasiib badnaa ilaahow jidka saxan nagu dil 😊
@RidaAli-g6d
@RidaAli-g6d 3 дня назад
Gabadha dilkeeda lagu edeeyay eheladeeda xataa kuma qanacsana ninkaa inuu gabadhooda dilay😢😢
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 3 дня назад
INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 дня назад
Dadka kale lamadilo lakin culimada muslimiinta baa ladilayaa
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 дня назад
May,Allah Swt,forgive him and grant highest rank in Jannatul firdusul,al Aclaa
@luladen9940
@luladen9940 3 дня назад
اللهم آمين
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 дня назад
Qisadaan ama sheekadaan markuu dhagaystay yaa unaxay ama xasuustay wiilasheena smliyeed oo ayagoo walaladood qabyaalad kudilaya naftu daynayso bal qabiilka uu udhimanayo maxuu uqabanaa markay naftu daysi illaahow xaqa nagu nooleeh naguna dil Aamiin
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 3 дня назад
Sheekhani muxuu sameeyey ee lagu xidhay laguna dilay aan ka ahayn inuu ilaahay rumeysnaa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 дня назад
Gabar wariye aheyd ayaa looga shakiyey inuu dily... Reerka gabadhu ha iska xirnaado oo yaan la dilin ninkan ayey dhaheen ileyn lama hubee... Dowladase cunsuriyad darted u dishy baa la leeyahy😢
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 дня назад
Waa mid mudan in Islamka in lagu daydo,Allaha kalimata xaqa nawafa jiyo.
@abdihakimosman-jt3sv
@abdihakimosman-jt3sv 2 дня назад
Asc Abdihafid fadlan halka aad ka oraneysid weji dhulka dhiga waxaa ka qurux badan rabbigiina u sujuuda . Gaalada ayaa tiraahda wajiga dhulka ayey dhigaan muslimka . Sidaa awgeed sujuuda muuji muslimka aad bey u fahmayaanee. Mahadsanid
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 дня назад
Alxamdulilah. Allah ha u naxariisto. Ilaahay kuligeen khaatimada Kheyr ha inoogu khatimo
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 дня назад
Allah u akbar geesi Allah ha u naxariisto Aamiin aamiin yaa rabi ❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@GaaleriFaarax
@GaaleriFaarax 3 дня назад
Warka hore ninka noo sharax waa kuma taada ayuunbaad iska wadataa
@hodanfarah3300
@hodanfarah3300 2 дня назад
Walaalo ninku waa maraykanka madow waxaa loo haystay gabadh cadaan ah oo la dilay 1998 oo gurigeeda dhexdiisa mindi lagu dilay DNA waxay sheegtay inuusan dilin laakiin way iska dhaga tireen wayna dileen xabsiga ayuu ku muslimay Allah ha u naxariisto
@Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
@Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg 3 дня назад
.illahay.ha.u.naxariisto..wuu.shihiiday.allahana.ka.aqbalo.amiin.
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf 3 дня назад
Inalilaahi waina ilayhi rajicuun alle haw naxariisto walalkeen janatul fardawsa alcla alle hageyo alxmdulilaah khatumo wanagsan ayu ku dhintay dhibka allow jano ugu badal
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 3 дня назад
Ilaahey u naxariisto 😢😢
@benin9773
@benin9773 2 дня назад
aaskisa an ka qayb galay shalay sep 25 .Ilaahay ha unaxariisto .Magaalada St.Louis gobolka Missouri
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 дня назад
Jazakallah kheyr walal
@luulwarsame87
@luulwarsame87 2 дня назад
MashaAlaah tabarakalaah jizakalaah qayr walal
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 3 дня назад
Allah ha u naxariisto Geesinimadu wey gashaa xataa geerida
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 3 дня назад
Yaarabi xusnul qaatima, ilaahey ha unaxariisto.
@haboonadan
@haboonadan 3 дня назад
Inaa lillaah WA inaa ilayhi rajucuun kulu nafsin daa’iqatul mawt 😢😢😢😢😢. Rabbow uu naxariso 🙏🙏🙏🙏🙏
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 дня назад
SCW SCW SCW Imaanka Iyo kalimadda xaqqa Abdi Xafid Allah nawada waafiyo.
@sacido1721
@sacido1721 3 дня назад
Inaa.lilaahi wa inaa ilaahey rajacuun
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 3 дня назад
Inaalilaahi waa inaa ilheyhi raajicuun🥲🥲🥲, illaahow jannatu farduusa hageeyo🤲🤲
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 День назад
اعظم الله اجركم واحسن الله عزاكم يا المسلمين والمسليمات 😢😢😢
@abdikafiabdi4362
@abdikafiabdi4362 День назад
اللهم ارحمه وعافه واعفو عنه اللهم اكرم نزله بالثلج والماء والبرد
@Saada-b8y
@Saada-b8y 3 дня назад
Inalillahi wainaillayhi Rajucun, Allah u naxariisto Jano fardowso Allah geeyo. aamiin yaa Rabull Allamiin.
@nimco9305
@nimco9305 3 дня назад
Ilahay ha u naxaristo janatul firdaws allah geyo dambigisa rabi ha u dhafo walalkena wa u duceynayna.
@nafisanoor6449
@nafisanoor6449 2 дня назад
AAllaha u naxaristo Emanka Janatul Fardowsa Allaha uga bishareyo aamin yaa Allah
@luulmohamud
@luulmohamud 3 дня назад
Allah ha u naxriisto janatul fardowsal aclaa Allah ha ka waraabiyo koley kheyr ban marqati uga nahay una rajeyneynaa khatima suuban inuu ku dhintay 😔 😟
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 3 дня назад
Allow u naxriis yaa rabi.
@feizul.feisal
@feizul.feisal 3 дня назад
Allah ha unaxaristo🤲🤲🤲
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 3 дня назад
Maalinkii la iqalayey ayaan ku celcelinayey kalmadaas laa ilaalaha ilalaahu muhamadu Rasuululaah naqaska ayaa igu dhaganaa malintaas 😢😢 nafta inay kaa baxdo adoo og subxanaalh sheikhaas Allaha u naxariisto 😢
@Iimaanaxmed-p6l
@Iimaanaxmed-p6l 3 дня назад
ilaahey ha u naxariisto walaakaas ilaahey gaalka mareykan ha baabiyo mareykan oo cad cad u burbura ilaahey hana tuso lacnad haku dhacdee
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 2 дня назад
Amiin yaa rabi
@luulwarsame87
@luulwarsame87 2 дня назад
Amin Amin ilahow baabi i gaalada kibirtay maraykan yahuuda iyo dhamaan inta Muslimta neceb Amin
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 дня назад
Allaha Unaxaristo,waa shahiid
@ShadowNight-o2c
@ShadowNight-o2c 3 дня назад
اللهم يرحم ويستقفر ظنوبه ويعطي فصيح جنات
@aminakhadar581
@aminakhadar581 2 дня назад
الله اكبر الله اكبر الله اكبر 😭
@abdihakimmohameddiriyesank1730
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 дня назад
Kawaran shahiidkaas xabsiga ayuu ku dhex muslimey hadana waa la imtixaamey wuuna ku guuleystey sida nooga muuqata ilaahay cidna looma amaanee yaa rabii aduunkaa lagu soo dulmiyaye agtaada ku soo dhawee aamiin
@Bintuabdala
@Bintuabdala 3 дня назад
Aamiin yarabi 😢
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 3 дня назад
Amiin yaa Allah
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 3 дня назад
waa runtaa ale ha ku barakeeyo
@luulwarsame87
@luulwarsame87 2 дня назад
Amin yarabi ilahow janadi fardowsa kucasuum Amin
@KhadijaAbdirashidsahal
@KhadijaAbdirashidsahal 3 дня назад
اللهم ثبتنا بالقول الثابت في الحياة الدنيا وفي الآخرة
@OS-db8um
@OS-db8um 2 дня назад
ManshaAllah May Allah have mercy on him What a good end, good khatimah
@Mubaarak87
@Mubaarak87 3 дня назад
المسلم لا يُقاد بالكافر، فيه الدية ولو عمد، لكن لو كان عمدًا يعزَّر مع الدية، أما إذا كان خطأ فما فيه إلا الدية، يقول ﷺ: لا يُقتل مسلم بكافر. Ninkaaan asaga oo Kaafir ah ayow Dilye Shaqsi kale Ee kaaafir ahay Lkn Allah mahadiis waaa muslimay oo Diinta Qaaatay Sidaaas waxaaa meesha ka baxay Qisaaas Xukunka sida ka muuqato Xadiiska nabi Mohamed csw ❤ Lkn waxay Xaq u lahaayeen diyah Money Dollar 💵 in la siiyo Taas waaye Xaqiiqda Jirto Ee la Qarin Karin. Waana Xaq daro Dilkiisa in sha Allah Allah meel wanaagsan ha geeeyo iimaaam Khaliifa آمين 🤲 يارب العالمين
@GamalFarah
@GamalFarah 3 дня назад
Wllo mabuu dilin ayaa la yidhi qofkii dilay gacmihisa ayuu ku AG sawiray gabudhu dilay waana la arkay inuu qof kale dilay gobolku joogo waxa la yidhi Madagaskar laga neceb yahay sidasay udayn waayen wararka dhagayso fudaydka iska daa Soomaliyey
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
​@@GamalFarah Waa Run ✅️ maba uusan dilin waa lagu nabay. Kas iyo Xaqdara loo dilay Imaan Khaliifah Allaha unaxariisto.
@hassanmohamedabdalla4108
@hassanmohamedabdalla4108 3 часа назад
أَلَا إِنَّ أَوْلِيَاءَ اللَّهِ لَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ (62) الَّذِينَ آمَنُوا وَكَانُوا يَتَّقُونَ (63) لَهُمُ الْبُشْرَىٰ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَفِي الْآخِرَةِ ۚ لَا تَبْدِيلَ لِكَلِمَاتِ اللَّهِ ۚ ذَٰلِكَ هُوَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ (64
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 3 дня назад
Allahu Akibaar❤🤲
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 дня назад
Allahu akb❤😢😢❤❤❤ar
@SucdiAbdi-v1t
@SucdiAbdi-v1t 2 дня назад
Allahu akbar 😢
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 3 дня назад
Allaah SWT hawnaxariisto marxuumka
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 дня назад
Aallahu Akbar
@ibrahimabdi6786
@ibrahimabdi6786 День назад
46:13 Al-Ahqaf إِنَّ الَّذِينَ قَالُوا رَبُّنَا اللَّهُ ثُمَّ اسْتَقَامُوا فَلَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ Verily, those who say: "Our Lord is (only) Allah," and thereafter Istaqamu (i.e. stood firm and straight on the Islamic Faith of Monotheism by abstaining from all kinds of sins and evil deeds which Allah has forbidden and by performing all kinds of good deeds which He has ordained), on them shall be no fear, nor shall they grieve.
@chaneelkaqisoyinka7337
@chaneelkaqisoyinka7337 3 дня назад
JazakaALLAH qeyran
@samiiraaadanxirsi8339
@samiiraaadanxirsi8339 3 дня назад
ALLE SAREEYE hawnaxariisto 😢😢😢😢
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 3 дня назад
Ilaahow.unaxariiso Aamiin
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 дня назад
Ilahay ha naxaristo oo jana fardowso ha ka warabi gaala dishe
@cabdulahi3252
@cabdulahi3252 2 дня назад
قال الله تعالى: إِنَّ الَّذِينَ قَالُوا رَبُّنَا اللَّهُ ثُمَّ اسْتَقَامُوا تَتَنَزَّلُ عَلَيْهِمُ الْمَلَائِكَةُ أَلَّا تَخَافُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَبْشِرُوا بِالْجَنَّةِ الَّتِي كُنتُمْ تُوعَدُونَ ۝ نَحْنُ أَوْلِيَاؤُكُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَفِي الْآخِرَةِ وَلَكُمْ فِيهَا مَا تَشْتَهِي أَنفُسُكُمْ وَلَكُمْ فِيهَا مَا تَدَّعُونَ ۝ نُزُلًا مِّنْ غَفُورٍ رَّحِيمٍ [سورة فصلت:31، 32].
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 2 дня назад
إن الذين قالوا ربنا الله ثم استقاموا فلا خوف عليهم ولا هم يحزنون.axqaaf 13 الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين....اللهم بارك اخي عبدالحافظ.
@NaemahAlsomali
@NaemahAlsomali 3 дня назад
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته جميع موتى المسلمين والمسلمات الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين عند الله تجتمع الخصوم يوم القيامة الله يوفقهم ويسعدهم ويتمم لهم على خير ان شاء الله
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 3 дня назад
Allahu Akhbar kabiiraa ciduu ilahay sugayaa sugan
@DeeqJaamac-t6y
@DeeqJaamac-t6y 3 дня назад
Alahayow unaxariisto 😢
@khalidabdi3974
@khalidabdi3974 3 дня назад
Alle ha u naxariiston marxuumka.
@AishaLadan-z1j
@AishaLadan-z1j 3 дня назад
Allaha unaxariisto qabriga Allaha uwaasacsho
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 2 дня назад
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم آمين يارب العالمين ☝️ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 2 дня назад
إناء الله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين 😢😢😢😢😢😢
@mohammedkalief5896
@mohammedkalief5896 День назад
اللهم إغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم ابدله دار خيرا من داره واهلا خيرا من اهله اللهم اجعل قبره روضه من رياض الجنة برحمتك ورضوانك ولاتجعله حفرا من حفرالنار
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 3 дня назад
Ilaahey ha unaxariisto iinshaa allaah
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 дня назад
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 дня назад
Illaahay. Janno. Fardowsa. Ha. Ku. Bishaareyo. Aamiin. Aamiin
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 дня назад
Ilaahay ayaa ku suga ku rumeeyay qowlka sugan aduunka iyo aakhiradaba ❤❤❤suuratu IBRAHIM
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 3 дня назад
Ilaahay swt haw naxariisto qabrigana haw nuuro walalkeen imaan khaliifa amiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 3 часа назад
Allahayoow u naxariiso shahiid imaam Khaliifa 🤲🏽❤️
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 2 дня назад
Saaxib noo sheet dembiga I galay America dados layskama Dili ilahay noo dambeysii STupid ka bad saxaafada STupid
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 2 дня назад
Illahay ha unaxariisto janatu fardowsana hageeyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
@farxaancali8364
@farxaancali8364 3 дня назад
Sirta layaabka leh meeday?! Wax sir ah ood nala wadaagtay malahan 😂😂…. Alhamdulillah iyo Wu ashahaatay bas miyaa
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
Intaasba maxaa kafiican. Waa Nimco at least dhegahaaga khayr ayey maqleen. Si kale blame usamee laakiin Muqadasaadka diinta ☪️ 🕋 aan nabadgalino..min fadlikum.
@AbdifatahMudi
@AbdifatahMudi 2 дня назад
حسن الخاتمة wax la'helikaro ma'ahan .rabbow anagana wada'daas namari aaamiin Aaamiin
@MyGoalisJannah
@MyGoalisJannah 2 дня назад
Allahuakbar!!! Inalillahi wa ina illhi Rajcun 😢😭😭❤️‍🔥
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 2 дня назад
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@kingmj5675
@kingmj5675 2 дня назад
Aaaaaaamiiiiin 🤲 ALLAHA u naxariisto Jannatul Firdowzana ha ku casuumo 😢🤲
@suldaantyga9084
@suldaantyga9084 2 дня назад
Masha Alalh Abti waamahadsantahay Cabdixafid wano fiican iyo Talo wanagsan ayaad ku geba gebeysey Alle haku barakeeyo oo haku sharfo Alle han Amansado Wadadkana Janul Firdows Alle ha geeyo Amiin
@marufyare3415
@marufyare3415 7 часов назад
War waa aad iska xiiqdaye sheeg sababta loo dilay qaliifka war badnidaa maalaa tacsi waa lagu fiirsanayaa mee cadaynta sheekadaada
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 дня назад
Illaahow unaxariiso jannatul fardowso ugu bishaareeh angana qaatumo san nagunooleeh naguna dil Aamiin Aamiin
@MahadBanja
@MahadBanja 15 часов назад
Naxariista jano alle hasiiyo wllhi wa qiso xanuun badan lkn asiga lakulanka alle yo saaid igu faraxsan yahay
@ShuaybGarad
@ShuaybGarad День назад
ان الذين قالوا ربنا الله ................................
@umuraashidhassan6973
@umuraashidhassan6973 День назад
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun. Allahà unaxaristo anagana khatumada Allahà nagu sugo.
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 дня назад
ALLAH waxaan uweydiinayaa firdowsal aclaa anagana xusnl khaatima Rabi hanasiiyo wuu nasiib badanyahay
@abdullabdi533
@abdullabdi533 2 дня назад
اللهم اني اسألك حسن الخاتمه اللهم ارزقنا تؤبتا نصؤحا قبل المؤت
@warsameahmed585
@warsameahmed585 3 дня назад
Allaha unaxaristo janadul fardowso Allaha kawarabiyo Amiim Amiim Amiim
@SSS78781
@SSS78781 2 дня назад
WIILKAAS AHLU JANO WAAYE...TAAS ISWEYDIS MALEH..JANADA ALLAHA NAGU KULMIYO....
Далее
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRA
29:17
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 84 тыс.
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 84 тыс.