Тёмный
No video :(

Sir Waligay Sheegin Ninka muxu u jecel yahay naagta Dhibta Tijaabo igu Dhacday 

Badbaado Channel
Подписаться 767 тыс.
Просмотров 131 тыс.
50% 1

Sir Waligay Sheegin Ninka muxu u jecel yahay naagta Dhibta Tijaabo igu Dhacday

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 666   
@sakhiyahennadesigns4108
@sakhiyahennadesigns4108 4 года назад
Shekhu been masheegin wlhi taasaa xaqiiqa ah inta igu raacsan inay ragu jeceljiin gabadha adag like iisaara👍👍👍👍
@fowsiyaabdulle4135
@fowsiyaabdulle4135 Год назад
Sax wlh shequ been mashegin masha alaah alaha ku xifdiyo
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 года назад
Raggu maa jeclo mida sugar girl aha mida aad adag ayeey jecel yihin inta igu racsan like dhac ku siiya😁👍
@HoyaZak
@HoyaZak 4 года назад
Sugar girl wa nagta raga lacagta kagurato wana jecelyihiin
@malyuuncilmi6899
@malyuuncilmi6899 4 года назад
@@HoyaZak "`
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 4 года назад
hadow ale idmo
@famtaar3046
@famtaar3046 4 года назад
Femme Forte
@luluhusein4207
@luluhusein4207 4 года назад
@@HoyaZak I
@ayanm4804
@ayanm4804 4 года назад
Yaa kaloo jeclaan lahaa in video yadaan oo kale in Dumar kaliya fiirsadaan oo ragu arag.
@Amshayy1234
@Amshayy1234 4 года назад
Hadey arkan maxey qadayan
@douso1236
@douso1236 4 года назад
😁😁😁😁
@user-ib8hb6bz5i
@user-ib8hb6bz5i 4 года назад
Wankula abyo arinks sidaan sirehena lo ogaan
@aishoshikh3697
@aishoshikh3697 4 года назад
Hhhhh
@kiineey.kifaax6054
@kiineey.kifaax6054 4 года назад
Me
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 4 года назад
Walalyal wa bilramadan murad ayan leeyahy iso duceya ducAdina waa iimhiim murad ayan leeyahah asc.
@nimcocabdi3432
@nimcocabdi3432 4 года назад
Muraadkaada oo macsi leheen ilaah hakuu fudu deeyo
@walalbaabaa7981
@walalbaabaa7981 4 года назад
Illhy ha ku fufudeeyo muradkga wllo.
@amranalinur8688
@amranalinur8688 4 года назад
Ilahey hakusahlo Walalo
@MR.X-Somalia
@MR.X-Somalia 4 года назад
Ilaahay ha Ku fududeyo
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 4 года назад
Allaaha kusahlo muraadkaaga khayr iyo muraadkeenoo dhan
@muna6431
@muna6431 4 года назад
Shekh waxa tahay la taliyaha dumarka guud Ahaaan, Allah ku xafido
@salmoibraahim5353
@salmoibraahim5353 3 года назад
Masha allah
@najaxibrahin6558
@najaxibrahin6558 4 года назад
Ninkastaaba wuxuu jecelyahay naagta ku adkaaysa taa Anaa kawarkeenay shiikhow adna waad mahadsantahay 💯🙏🏻
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 4 года назад
sheekhani waa xaraabo wlhi 😂😂 waad mahadsantahy sheekh talooyinka ficaneed nala wadaagtid 🙏🥰👏
@aziizamahmood9756
@aziizamahmood9756 4 года назад
Mahadsand ustaad runtii aad iyo aad ayan kga faaiday sidn raga ula dhaqmliha wana yarahy lkn maskaxdi ayad iiwaynysy jasakalaahu khyr🤗💫💫🥀
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 4 года назад
Aziiza Mahmood naftada hormarkeda iyo wax barasho ka fikir wax baro Rag haka fikirin hada nsftada hormar gaarsii asc
@cilmisheekeeye4127
@cilmisheekeeye4127 4 года назад
@@bartaynoloshicusbeyd8103 gabdhaha sanadkaan jiro wax barasho ma hormariyaan jaceelkaa lahormariyaaa 😂
@xaliimomaxamuud1326
@xaliimomaxamuud1326 4 года назад
@@cilmisheekeeye4127 aahey SaaS waye 🤣🤣🤣🤣
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 4 года назад
walala yaal ilaahey dartiis iigu soo duceeya in rabi ubad qeyr qabo igu arsaqo
@alhudamedia2821
@alhudamedia2821 4 года назад
Aamin 🤲🤲🤲
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 4 года назад
@@alhudamedia2821 shukran ❤❤❤❤❤
@quruxduwagudahadee3645
@quruxduwagudahadee3645 4 года назад
Ameen sistar mcn
@zowdacumar9727
@zowdacumar9727 4 года назад
Wll allah hakugu arsaaqo awlaad baariyin ah adi iyo umada islam ka ah ee aan haysan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 года назад
xabiba qali 85 ilahay Ubad qeyr qaba ha ku siiyo macanto ❤️
@maryanabdi9059
@maryanabdi9059 4 года назад
Wlhi bllh tllh sheikhqan wanba jclhy ..Allaha ku barakeeyo sheikh hadlkga ruun miiran wye wlhi
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Maryan Abdi subscrib isar wll qali
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 года назад
Hhhhh Maryan soo lagama yaabo in uy bahyar u baahan yahay xita? In ay gabdhaha madaxbanaanka ah ka wardoonaan sooma wngsno?
@jureyjhaashi6048
@jureyjhaashi6048 4 года назад
shiqan dhirikalintisa wankahely illahey Haku xifdiyo shiqow
@jwxo9313
@jwxo9313 4 года назад
Miss independent 😂 Miss chase me,catch me if you can😂 Miss I’m wailing to be old and alone 😂 Miss come get me if you can😂 Ladies common sense and self respect and knowing your worth goes further than what is he preaching here period!
@abdallaahmedinle7639
@abdallaahmedinle7639 4 года назад
Hhhhh your preaching illusion. Nin laan yey kugudhicin ee be flexible
@jwxo9313
@jwxo9313 4 года назад
Abdalla Ahmedinle Who said anything about man?
@HoyaZak
@HoyaZak 4 года назад
Only goldiggers are good
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 года назад
gabdhoow hadaad adigu is qiimaynin nin kuma qiimaynayee,dhulka hays dhigina fadlan
@sacido1721
@sacido1721 Год назад
Maansha alaah Sheekh qeyr alaha ku siiyo talo wanaagsan ayaad siisey gabdha waa ineey taladada raacaan
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 года назад
MashaAllaah sheikh jasakallahu khayr, Arin fiican aad ka hadashay🙏🙏🙏 wakhti badan hadaan hayo wakhti masiiyo ilaa wax yar mooyee, Hablow waaruntii sheikha taa Anaa mireheeda hayo💕💕💕
@samatalismuseabdi1993
@samatalismuseabdi1993 4 года назад
Sidaas hasameyn
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 4 года назад
Maasha alah ilaahay ha ku xifdiyo nuur calaa nuur ilaahay dartiis kuu jeclahey Walaahi wlkay qaali rageena somaliyeed oo wada selfish ka wada noqday yaa ka dhigo adiga oo miiran sidaad gabdhaha u jeceshahey ilaahay ha ku jeclaado sharaf iyo cizi ku noolow waligaa ❤️
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 года назад
Gabdhaha badi dawo videoyadan lkn anigu sxipkey waka qariya uma diro walhy ya ila.mida🤣🤣🤣🤣like
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 года назад
Jazakallahu kheyran jazaa sheikh, waano fiican waaye wax badana aan ka faa'iidi karno. Jazadaada janada allaha ka dhigo 🙏🏾
@queenbatra4258
@queenbatra4258 4 года назад
Sheikhow ayantan dhan zamzam ban warabinayey wana laygu kibray😔 Lkn daba qaloca xunka ah hada kadib hanqararac iyo bocboc ban leqsinaya😂 Qodax ban kunoqonaya manta laga bilabo tom and jerry🤣😂😂
@hassanabukar9006
@hassanabukar9006 4 года назад
Kkkkkkkkkk
@samatalismuseabdi1993
@samatalismuseabdi1993 4 года назад
Ilaah ka cabso
@habidahir6566
@habidahir6566 4 года назад
Macaankiisa yaa ku gaarsiiiyey😂😂😂 inta ku qososhay like isaar
@walalbaabaa7981
@walalbaabaa7981 4 года назад
Shiikhu ileen wa galaa meelahana walee wa ilbax..hahah koley ani shiikhan wan ku hystaa..illhy ha noo kadayo..inkasto adan no sheegin meel aanu su alaha ka so weydino
@ayaanmohamed4264
@ayaanmohamed4264 4 года назад
Waa talo tii ugu ficneeed😂😂😂❤shiiqow inta adiga noo nooshahay ciil nama qabanaayo illahey haku xafido ❤🙏🙏🙏
@aminaali6892
@aminaali6892 4 года назад
Mansha allaah alle ha ku xafiido shiikh cabdilaahi waxaad tahaay ninka keliya ee dumarka wanagooda jeceel raga hororka ka ridaa laladaadu waa cajiib wax badaan baanu ka FAA,iidnaay runtaana barteedaad ugu tagtaa mansha allaah nina kuma gaadho xaqiiqadii
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 года назад
sheekh ilaahay ajar iyo xasanaat hakaa siiyo waanada aad dumarka iyo dhalinyarada siiso waana arin aad mushtamaceenu ugu baahnaa,dumarkuna waa inay qaataan waanada walaalka insha Allah si ay u yaraato dulmiga iyo dayaca qoyska iyo ubadkuba iyo dulmiga ay la hoydaan dumar badan insha Allah ilaahay waxaan ka baryayaa inuu ka dhigo rageena kuwa garta xaqa ilaahay saaray ,Raguna ma wada xumee inta dayaca dumarka iyo ubadka ayaan u jeedaa,Ragga qudhoodu waa,aabayaasheen, rageenii,walaaleheen,wiilasheenii,oo xumaan dusha kama Wada saari karo ee intaa wax laga tirsanayo insha Allah rabbi haynoo hagaajiyo
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 4 года назад
Sheeq sirtaas si dabiici ah ayaa alle ii siiyay buugna kama aqrin sheeqna kama dhageysan alxamdullilah
@yusufbile2535
@yusufbile2535 4 года назад
Aniga ayaa kulamud ah mansh allah guushedane wan kuraxesa ayaa alxamdulilah
@nasrinali3299
@nasrinali3299 4 года назад
me 2 sis really i hav some of it like to switch my phone during call dating
@naimabashiir2071
@naimabashiir2071 4 года назад
Me to wllshy
@suzanpea4393
@suzanpea4393 4 года назад
🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿❓❓👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@queenjiija9128
@queenjiija9128 4 года назад
Waan sameynaa Insha allah caawa ayaba ku bilawaa najaska🤣
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 4 года назад
Queen jiija wll gacaliso najaska haku bilaabin wllhi wad iga qoslisay hhhhhkkkkk
@casiyabintuhassancasiyabin2738
@casiyabintuhassancasiyabin2738 4 года назад
Hhhh
@qaaliqaali6832
@qaaliqaali6832 4 года назад
😂
@queenjiija9128
@queenjiija9128 4 года назад
Muna Abdi wan bilabay kadib ninka sidii hore Hada ka fican week baan u jaray hhhh
@queenjiija9128
@queenjiija9128 4 года назад
Asma Dahabo🤣🤣🤣
@suadali793
@suadali793 4 года назад
masha allah what’s true sheekh jasakalaah khayr
@hilaalyaasin5663
@hilaalyaasin5663 4 года назад
Steps iyo secret wayjiraan lkin walahi qofkii Allah kusakhiray unbad lanolankarataaaa bas
@sanubail8129
@sanubail8129 4 года назад
Wa runta sheikh Allah ku barkey Aqligad 👍👍🙏
@islaammydeen
@islaammydeen 4 года назад
Wallah, shaykh is gotta a game! I am liking this🤣🤣🤣.
@jwxo9313
@jwxo9313 4 года назад
No kidding 😂😂😂
@hibomuhumad4800
@hibomuhumad4800 4 года назад
Wsc war matulahi wabarakad Shekhi Abdullah jizakumulah qer Alo kuxifdiyo Amin yarabi damantana keep going
@najaax111
@najaax111 4 года назад
😂😂😂😁😁 Caadi matihid sheq MashaAllaah gabdhaha waad jecshahy waan taagerta mashallah Hiila wacn
@maxamed1264
@maxamed1264 4 года назад
shiekhow waa runta qofti idiido kama daba haro wax walbo ha igu qadate
@cuteanimalshorts6002
@cuteanimalshorts6002 4 года назад
Kkkkk Wlhi sheekhow wan ku jclhy💗 from hargeisa
@zamzamomar1363
@zamzamomar1363 4 года назад
Masha Allah sheekh Abdullahi faarquu ilaahay haku xafido wna mahadsan🙏🙏🙏🙏💯💯🥰 tahay wn ka faaidey ❤
@sahraahmed2360
@sahraahmed2360 4 года назад
Masha allh sheekhani dhalinyrda aad buu u fahansanyhy baraka Allah sheekh
@mansuuraabdiwali4987
@mansuuraabdiwali4987 4 года назад
Waa iga qoslisay 😁 Lkn waxa aad shegeysaaa 100% waa run 👍
@shamsoabdi3740
@shamsoabdi3740 4 года назад
Mansha Allah sheikh ilahay hakuxafido jazakalah khery shekh
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 года назад
Sheikhow ilaahey ha ku xifdiyo walaali runtaad sheegtey maasha allah ❤️ sheikhow suaal ayaan ku waydiin nin baa naagtiisu I fur tiri wuxuu ku yiri umu caliyeey anigu ninkaagu ma ihi!!!!! Marka gabadhaas ma furan tahay? Mise ma furna ❤️
@xamdisheikh7417
@xamdisheikh7417 4 года назад
Masha allaah alle swt haku xifdiyo sheikh Wlhi aad iyo aad ayaad Runta u sheegtay Nin kuma wacno daba carar jazaakkallaah qeyr aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 4 года назад
Masha allah Walahi sheikh been maahan waxad sheektay.
@saaramahamud4983
@saaramahamud4983 4 года назад
Mnshaaa allaaah shiikh waad mahadsantahay ilahay haku xafido xaqiiqdaad kahadashaa
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 4 года назад
Masha allah jazakallahu qayr aad ayan marwalba kaaga faa idaa sheekh
@nimcomoha1216
@nimcomoha1216 4 года назад
sheekh shukran runtaan kug jeclnhy❣❤
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 года назад
Hada dod kaqabato ka dhibo fakirkada Ina ader mcn ok subax wanagsan inta samaha jaceyl wan jeclahay ilahey ha xefdiye sidan hadow ila dhaqmiwayo ifur wan leyahay iguma dhaganan karo hadow ijecel yahay wa sidan nolasha u arka inow ila dhaqma o qaladka iga dhaf an irahdo inow igadhafa magaratay sheikh 🇸🇴💪👑😍💝🌹🙏 Burburka qoyska waxa sababa is ixtiram laanta iyo is qadarin laanta oo leys maqleyn midkina midkale qursanayo ama yasayo hadba sidad utaqanid iyo leysla tashaneynin hadi leysla tashtana leys yasayo o ninka dhahayo nag taladeda lacag kutimid faido maleh ee iga dhaf weyba igu gumeysa neysaye oo ladhahayo sidas darted logu qasarayo lacagti faidada laheli laha o nagta ay u adkeysa karin qasarada o nagtaba taladeda an latix galinba o sidas lagu yasay o karamadeda na lagu dilay ama masha cirteda hadba sidad utaqanid wayo waxa lobahan yahay 2qof taladoda taladi faido badan kaneyso wa ninka Iyo nagtaba wa in laqeymeya o leysku raca magaraten ragow Nagta adunyada waxey kugu necbtahay in ay ugu nin lidato waxey ugu jeceshahay iney ugu nin sareyso o ninkeda wax qabad raga dheryahay Waxa kale o lobahan yahay runti in leys ixtiramo midkina midkale qaladka ushega o midkina midkale xefdiya qaladka sidow ogu kusonoqsan qaladka markale ka ilaliya midkina midkale qursanayo ama yasayo hadba sidad utaqanid wa inow kadhafa ama kadaya iyo jikarka wayo jikarka dor muhim ah ayow qeyb kayahay burburinta iyo balan qadka benta ah iyo isdaba marinta iyo howlo bdn sabasabeynta magaraten ragow Midedakalena nagta wa in ad udeysa carurta iyo guriga mamulkisa ad ka sofaragashan o ad noqata gulogulo bas ahata o guriga lagawaynin iyo marki lagubahdo bas intakalena gulogulo ahada bas intas aya ogu muhimsan ragow somalay magaraten hadey ogtahayna lacag tada halkey mareyso ama kubaxeyso kuma wey dineyso guriga iga badal iyo wax yabo nucas ah makula imaneyso wayo waxa udaran mustaqbalka carurteda iyo maslaxada guriga madhaceyso iney kuciyarto mustaqbalka carurteda magaraten
@xafsoxuppi5289
@xafsoxuppi5289 4 года назад
Masha Allah sheikh Allah ku xafido qisoyinkada waan jeclahy cilmigaada Allah ku siyaadsho
@sahramaxamed5211
@sahramaxamed5211 4 года назад
Khayr illahay hakusiiyo shiikh waxbadan ayaan kaa bartay oo aanan aqoonin illahay hakaa abaal mariyo shiikh
@miskiimuuse9459
@miskiimuuse9459 4 года назад
Shiikh khoow raganaa cashaar uudhiig sidaa dumarka lusojiito wayo anakaa dumarka hadaan nahay inbadan ayaad waxnooshegtay Allah akubarakeyo raganaa usheeg culumada somalida oo dhaan waxay Canaantan dumarka AMA baraan sidaa ragaa lusojiito wayo yagaa ragaa bahiidooda kahadlayaan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cudbicawil263
@cudbicawil263 4 года назад
Miskii Muuse maxaad kahelsysaa adiga in shaadh iyo wax loosheego! ?
@munacasal4226
@munacasal4226 4 года назад
Sheq , qer allha kusiyo gabdhaha sirta nimanka waa ushegte kuwi fahma allha kadhigo
@beelofarahwehliye4717
@beelofarahwehliye4717 4 года назад
Shiiq allaha kubarakeyo marwalbo wad nawanisaa
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 года назад
Mansha alaah waa runtaa shiikh ilahay khayr haku siiyo ku adkeeya dheh mansha alaah waan kaa faaiidnaa shiikh 2ax badan
@fatimamuumin939
@fatimamuumin939 4 года назад
Masha Allah shiiq Allah kubrkeyo ani dabeecadaa waban leehay masha Allah Alla ayaaba igu arsaaqay
@princesslula6018
@princesslula6018 4 года назад
A.a sheikh isodocoy plz ani iyo ningeyga aya markasto qayli nadaxtagan isodocoyo asxabta
@wakuvanahijapkyga5139
@wakuvanahijapkyga5139 4 года назад
Abayo alle Haidinka dulqado farxad iyo jacaylan dhaman rabi haidin dhexdheigo
@haawolool1860
@haawolool1860 11 месяцев назад
sheikh anaa arkee de calaamadaan xogoo waanka gaab saday lkn xariir aanaga dhexeeyo oo kaliya sheikh ilaahey haku xifdiyo wax yaabo badan aan kaa faaiidaa
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 4 года назад
Waxaad tahay sheekha kaliya haweenka dhiirigaliya ilaahay haku jeclaado aad baan kuu jecelahay
@laylabugle6295
@laylabugle6295 4 года назад
Asc sheikh manshaa’allaah allaaha kaga jiseeyo wanaaga aad dumarka la jeceshay waana ruuntaa hadalkaaga jizaakallaah
@abshirdajiye8571
@abshirdajiye8571 4 года назад
Lkn waanadani waxaa leh guurdoonka Kuwa laqbow ha isku isticmaalina Dhibaato yeey idinka raacinee
@amaladen6081
@amaladen6081 4 года назад
Wlhi wa runta sheikh waxad tahay qof wayonaraga
@abshirdajiye8571
@abshirdajiye8571 4 года назад
Waa shiikha wallkis
@dhekaosman6283
@dhekaosman6283 4 года назад
even if you're married always demand high respect don't give too much remain some for yourself when you give make sure to get only give what you get
@falizmohamed5114
@falizmohamed5114 4 года назад
Shiikh faniya tahay raga waxa lagu dabar jaro noosoo badi shiikh waana dhibeen raguye 🤪😀
@abdikani1964
@abdikani1964 4 года назад
😂😂😂😂😂
@salmaabdullahi4768
@salmaabdullahi4768 4 года назад
Gabdhahu yeysan waligooood is dhibin wax barta. Ooo shaqeeesta.
@wakuvanahijapkyga5139
@wakuvanahijapkyga5139 4 года назад
@@salmaabdullahi4768 haaa Run waye hada wax barato ninkuma gumaysanaayo wuu ku daba ordaa xaqiiq qimo na wadyelan hadu isku ka walana waxba kama rabtid ilen waxbad baratay waadna isku filan thy
@queenbatra4258
@queenbatra4258 4 года назад
Allah maragtay hora loyiri ubax qorax ba korisa biyana wa dilan. Uma bogin ki nin aha😒
@mandeqmedia6745
@mandeqmedia6745 4 года назад
Kkk badbaabo channel sheeka daan way iga qoslisay mansha alaah
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 года назад
Waayahay waxan taaganahay xiligi dib ubaxa waaaaqaatey sheikh🥰
@qamarxaaji2259
@qamarxaaji2259 3 года назад
Wacadalee sheeq taloyin kaaga dad badan ayaa Ku guuleestay tiii daacad nimo looga tagay ha ugu darnaateeh wa cashar muhiim ah
@ninam1000
@ninam1000 4 года назад
Ma sha Allah sheikh you are right, jazza k Allah khaire.
@ubaxaqueenubaxaqueen2513
@ubaxaqueenubaxaqueen2513 4 года назад
Jazakallaah khayar sheekh badbaadi wax badan ayaan kaa faaiiday jazakallaah khayar sheekh
@angel67ball51
@angel67ball51 4 года назад
Masha allaah sheekh maxaa waayo aragtahay oo runta sheegtey carabtu waxay dhahaan qaali tamanu fii 😆😆
@honeysherrif4210
@honeysherrif4210 4 года назад
Maa shaa allah shikh cabdalla Allaha ku barakeeyo
@raxiimamuxumad1239
@raxiimamuxumad1239 4 года назад
Shukrn sheekh alleh ha Ku xfidoh aniga xaga adeyga leyggma dheereyo jska allh
@neimadaher1934
@neimadaher1934 4 года назад
Masha allah💚💯❤❤
@cawocumar7037
@cawocumar7037 4 года назад
Mansha Allah waano wanaagsan. Keep going.
@kheerwadade
@kheerwadade 4 года назад
Walalkeyga Muslimka ahow kwrn hadii aan sidan ugu saliyo nebiga Scw Allahuma Sali WASALIM CALLA NEBIYINA MUXAMED SCW
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 4 года назад
Mashaa allah inosoo duceeya waa bil ramadan Aniga xariiir jcl wan le yhy alle ha i dhwro in an guursadana wan raba inshaa allah allow isku kiin sahal dhmn inta sida dhabta isku jecel inshaa allah Qofka aad jeceshay si sahal lama haro
@xabsojafe5619
@xabsojafe5619 4 года назад
Masha allh iscalfda insha allh aroskna halii soo shego an ka boode 😂
@user-cd6tt3qq8c
@user-cd6tt3qq8c 4 года назад
Ilahay ha iskukin calfo idinko khayr is ku ah
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 4 года назад
@@xabsojafe5619 hhh diyaar waye waan kuso wacena adle yaa lagu weynin wll qali
@lluvleylex9358
@lluvleylex9358 3 года назад
Best sheikh in RU-vid channel.
@historynerd7549
@historynerd7549 3 года назад
Waa talo wanaagsan Jazaka allahu kheyran walal
@sagalam1177
@sagalam1177 4 года назад
Mansh Allah tabaarka Allah jazakallahu ilahay xifdiyo sheekh
@fatmasheekh2073
@fatmasheekh2073 4 года назад
Sheekadaan wanba ku dhereyaa lkn maba modenin in nimanka sas lagu so jiito Alxamdulillah 😂😂😂😂😂😂
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 года назад
Illaahey gabar ad adag ha iga dhigo aamiin yaarabi
@asmamohamedcarab3200
@asmamohamedcarab3200 4 года назад
M.a aad iyo aad baad u mahadsanthy sheekhanaa Walee waan grnayey inaanad single ahyn😅 It's hard to obtain someone like you Alle hanookaa daayee❤
@deqoomar1731
@deqoomar1731 4 года назад
Wallahi sheikha masha Allah fikrad fiican buu nooshagay
@saidkasam462
@saidkasam462 2 года назад
Mascha allah runti waa sax mahadsanid shekhu been masheegin
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 4 года назад
Asc mansha Allaah Tabarka Allaah jasaka Alahu kheer Ilahay ha ku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi
@user-ib8hb6bz5i
@user-ib8hb6bz5i 4 года назад
Mashalh sheekh gabdhaha waa uhagarbaxdey is adkeeya gabdho sida hadafkga ugadho aniga sida sameyeyn jirey 😂alhm wana kugulystey manta na marwo ahay
@hamdiosman8054
@hamdiosman8054 4 года назад
Adaaba talo haayeee maaa nasiisid 🤣🌹✋
@user-ib8hb6bz5i
@user-ib8hb6bz5i 4 года назад
Hamdi Osman diyaar abyo mcney 😂🥀
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 4 года назад
masha allah kkkkk sarifku manta halku marayey qosol walahi sheekhu
@axayaaboromedia8485
@axayaaboromedia8485 4 года назад
QOFWALBO MUSLIM AHOW WALL ANISCAFINO ALLE ANACAFIYEE ANIGU WANKUCAFIYAY ISKAKEECAFI .👇
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Cafis wll subscrib isar
@axayaaboromedia8485
@axayaaboromedia8485 4 года назад
@@hidayahassan2385 isardne kusrye
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
@@axayaaboromedia8485 wankusaray wll
@kheyrfarre6078
@kheyrfarre6078 4 года назад
CAFIS WALAAL FADLAN SUBSCRIBE IISAAR
@axayaaboromedia8485
@axayaaboromedia8485 4 года назад
@@kheyrfarre6078 kusare iisar sxb
@nasroelmi8567
@nasroelmi8567 4 года назад
Sax waaye sh allaha ku xafido
@zakimuuse9995
@zakimuuse9995 4 года назад
Sh farouq xaaskiisu wey ku adkaysay miya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xasanyare7660
@xasanyare7660 4 года назад
Nimanku waxee leeyihiin dumarka lama hor ordo Dumarkana waxee leeyihiin raga lama hor ordo talow yaaa saxan
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 4 года назад
Kalagaran maynee haguulaystaan 😂
@user-cd6tt3qq8c
@user-cd6tt3qq8c 4 года назад
Hakala ordaan
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 года назад
Wlha waa runtaa sheikhoow taaas anaa kaa hubo😂😂😂😂😇✌️✌️✌️✌️👌🔥🔥
@iglaniglan7763
@iglaniglan7763 4 года назад
Sheekh wa runta qeer allh haku xiiyo⚘
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 4 года назад
Hhhhh sheekhoow rabi kaa ajarsiiyo saanoowaaniso jasaakalah qeyran weynagusocotaa wanadaada
@fowsiyoabdisamad4393
@fowsiyoabdisamad4393 4 года назад
Azxabay muradaa leyahay iso duuceyaa🤲
@zukaynalove2432
@zukaynalove2432 4 года назад
Wlhi been ma ahan waayo ninkayga aniga markii hore an isbaranaynay mudo 5bil ah ayaan u khakhayirayay massgeyadiisana anan durba uga jwabi jirin ilaa akhirkii u isdhiibay anna anan marna oran wnku jeclahy anoo hde jcel nin lama hor ordo
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 4 года назад
Kkkkkkkk was heshey sitra huuno sidaban udhibi jirey anigbo wanna jecla runta jeclkina wali wunaga dhaxeyaa 12 sano wada jogna alxamdullih👌♥️
@libanomar1565
@libanomar1565 4 года назад
Waa maxay khaakhir?
@yahyeqalbinuurabdullahi4742
@yahyeqalbinuurabdullahi4742 4 года назад
😂 😂 😂 hada mido idhiboyso kahari mayo hhh
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 4 года назад
@@yahyeqalbinuurabdullahi4742 Kkkkkkk
@yahyeqalbinuurabdullahi4742
@yahyeqalbinuurabdullahi4742 4 года назад
@@bintucabdala3238 wallhi dacat bey iga tahy 2 bilood aan ku jifanayo aana kuso kacoya ee shiiqan alle ha xifdiyo
@zuzuabdi2086
@zuzuabdi2086 4 года назад
Wllahi sheikhan gabdhaha dardaran badanu siyey iyo taloyin kudhaqma abayoying ilahay cimriga haku dhereyo sheikh
@hanayar3587
@hanayar3587 4 года назад
Wallah Love this sheikh😁
@umugbad8728
@umugbad8728 4 года назад
Ramadan Mubarak. ALLAH laylatal qadriga ha inal kulmiyo .Masha ALLAH sheekh waa runtaa kama tago gabadha rafaadisa EE ku adag.aakhirkana shabakadisa ayey ku so dhacdaa.
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 года назад
Cusbo uga buuxi 🤣🤣🤣🤣🤣
@marwomandeq804
@marwomandeq804 4 года назад
Maasha alaah sheakh runta aad ka hadashaa gabadhaha hada joogo inta badan ayagaa raqiis iska dhigay
@daahirjv
@daahirjv 4 года назад
Masha allah Jazakallah
@ayanfarah775
@ayanfarah775 4 года назад
Mansha Allah sxbkyga qaaliga sheikh Abdale illahay garbkaga hagalo
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 года назад
Sheekhoow haina khashifin Ragu waa iksu wada Dan hhhh hainooga sheegin xaawaladayda siraha khaaska aha 😃😃😃
@fatumamohamed7894
@fatumamohamed7894 4 года назад
Asc sheq ninka waxaba ugu daran markad dacad utahay markas ayuna kuyasaya wayab walahi
@nimcoadem6836
@nimcoadem6836 4 года назад
shiekh allh haku barakeyo noso badi arimaha qoyska insha allh
Далее
How to get Spongebob El Primo FOR FREE!
01:36
Просмотров 12 млн
NINKA AAN KUJECLEEN WAXAAN OOKALE BUU SAMEEYA
20:14
Просмотров 63 тыс.