Тёмный

SIRTA DAHSOON: GOOBAHA XASAASIGA EE IIRAAN EE SIR-AA'IIL CALAMAAYSATAY INAY BEEGSATO 

HBN Online TV
Подписаться 338 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 13 часов назад
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@SacadmuuseCabdi
@SacadmuuseCabdi 12 часов назад
@@HBNOnlineTV uuu saharanyahy hbn waann ku xidhanahy
@SacadmuuseCabdi
@SacadmuuseCabdi 11 часов назад
@@HBNOnlineTV waxan idinku hambalyaynayaa dhamaan halwadeenada hbn sida ay hadh iyo babeen iyo daqiiqad kasta wararka noola socodsiinayaan sida mawliid maxmed cde nimco timo cade iyo dhamaan halwaneeda halkaa sii wada warbaahin dhamaystiran
@mohamedosmansamatar7381
@mohamedosmansamatar7381 11 часов назад
insha Allaah Waan kusoobiiray Allaha inixifdiyo
@SacadmuuseCabdi
@SacadmuuseCabdi 12 часов назад
❤mansha alla HBN wad kumahad santihiin sida hadh iyo habeen wararka noola socodsiinaysaan dhamaan halwadeenada hbn oo ugu horeeyo mawliid iyo maxmed cade
@KawniinCali
@KawniinCali 4 часа назад
Allah awood hasiiyo intii dhimatay allaah ha u naxariisto inta nool allah ha u gar gaaaro waan salaamay h b n salaan ta islaamka asc
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 10 часов назад
jazakallah sida warka nagu so gudbisaan
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 12 часов назад
Allow guuley reer falastiin iyo reer lubnan❤❤❤😢😢
@MouminHersi
@MouminHersi 12 часов назад
Allow guusha usiyaadi xamaas iyo muqaawamada dhamantod
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 12 часов назад
Mahadsanid mowlid Inna ader 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MustageHMuse
@MustageHMuse 13 часов назад
Asalaamu calaykum HBN guul
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 11 часов назад
Mowliid adiga iyo saaxiibkaa waan idinsalaamey asalaamacaleykum masha alaah
@MahamuudAhmed-h7c
@MahamuudAhmed-h7c 12 часов назад
Masha allah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 11 часов назад
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@AbdiAgood
@AbdiAgood 12 часов назад
❤😂ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh ❤😂🎉😅😅❤❤
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 11 часов назад
HBN TV hadii ay si buuxda uga howl-gasho wariye Nimco C/kariin Tima-cade TV HBN waxaa hubaal ah in TV gu helayo subscription iyo like badan.
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 11 часов назад
الهم انصراخواننا في فلسطين يارب 🙏 ❤🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇸🇴🙏🤲🇵🇸🤲🤲
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 10 часов назад
Aamin qaali ❤❤❤❤
@MxmdKhyre
@MxmdKhyre 11 часов назад
ebow musliminta Iran xisbulaah iyo xamas guule yuda iyo mariykanka jabi oo burger ishall amin amin amin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 12 часов назад
KHUMEYNI, HADDA WA IN GURIGIISA LAGA RARO, WAAYO WA BAR TILMAAM.
@madyanadan2277
@madyanadan2277 13 часов назад
Macha allah allahu akbar
@maxamedbidha
@maxamedbidha 12 часов назад
Allah guulee falastin xsb
@Abadir-g6z
@Abadir-g6z 11 часов назад
Alahu.agbar
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 9 часов назад
Mahadsanid
@GarbaciiseTV
@GarbaciiseTV 11 часов назад
#ASC❤❤❤❤
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 11 часов назад
Inna lilaahi wa inna ilaahi raajacun ilaahow u naxariiso amiin yaa rabi
@SacadmuuseCabdi
@SacadmuuseCabdi 12 часов назад
Iyo dhaman hawlwadeenada kaba nimco timo cadena yaanan katign iyo kuwa kale.aanan gararanyn magacyadoodo halkaa wada dadaalkiina hanbalyo❤
@DrGaadaa
@DrGaadaa 13 часов назад
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 12 часов назад
XAMAS IYO XISBULLAH, IYAGUBA MAREYKAN IYO XULUFADOODA OO YUHUUD BAREER U TAAGEYREYSA AYEY LA DAGAALLAMAYAN.
@MahdiNour.w
@MahdiNour.w 12 часов назад
guuuuul iraan
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 9 часов назад
Asc hbn. waxaa sax ah goobaha xasaasiga ah ee israaiil haku hadlin codka cidkale oo cadow kugu ah
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 8 часов назад
Asc wll iiraan bilaash ayay dagaalka ugu Soo biiri la,dahay intay goori goortahay
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 9 часов назад
Sanad guuradii xamaas ay baabiisey yuhuuda halaag baa usugnadey yuhuuda maalints 70ctober 023 black dey ayey utahey maalintaas yhuuda guulna waxey utahey gsesiyiinta ilaahey swc guusha udanbeysana iyaga iska leh insha allah
@FaadumaHasan
@FaadumaHasan 11 часов назад
Wadnaha alla Odin qabay waa doro qoorta laga oo marka dhinac u boodaysa masiibo idinku dhac insha allaah
@HusniBile
@HusniBile 8 часов назад
Bayruud yaale hortu
@KanadidMed
@KanadidMed 10 часов назад
Allahou yaramoux aux martyrs Palestinians et Libanais et irakiens et Iranians et houtis et Syriens
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 10 часов назад
Inshaa'Allaah waxay noqon doontaa maalinkii ugu dambeysay Israel ee uu adduunka magaceeda ka tirmi lahaa idim ilaahey
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 9 часов назад
Yuhuudu maalgashigii faransiiska ayey duqeysey muxuu faransiisku kaga jawaabi doona
@LaleyisYoutubchannale
@LaleyisYoutubchannale 12 часов назад
saxiib suaal ogtoobar 2023 iyo ogtoobar 2024 miyaaney u dhaxeeyin 11 bilood oo aneyi naqaneyin 13toban bilood
@HamsecaliJamac
@HamsecaliJamac 12 часов назад
Wcs mawliid xaaji allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi maayo iygaan ku dan bayandooguusha israil waa burbur
@DiidamadoonWandayey
@DiidamadoonWandayey 13 часов назад
Illahow garabsii dhaman muslinka la dulmiyey guul falastiin iyo lublan 🇮🇷
@seynabcali4205
@seynabcali4205 11 часов назад
Iiraan iyo carabta isku mid maaha waana kala duwanyihiin
@RASHKAMAN-v6d
@RASHKAMAN-v6d 10 часов назад
❤❤
@CIISECabdiraxmaan-f7r
@CIISECabdiraxmaan-f7r 13 часов назад
Guul guul falastin
@MariaMudan
@MariaMudan 11 часов назад
Yuhuud balaayo Allah kurido duqeyamo maahe dagaal toos yuhuud lam gali karaan xisabulaah iyo hamaas ilaahay hajabiyo
@faisxassan6899
@faisxassan6899 12 часов назад
Mawliidow inaadeer xayaysiiskan naga gaabiya wuu dheeryahay barnaamijkiiba isagaa ka badane
@BIDHAANTV34
@BIDHAANTV34 8 часов назад
Asc
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s 12 часов назад
Qalabkii telefonada ee lubnan laga isticmaalayey,sida ay mareynku hada uga waramayaan waxba kama jiraan,xog hoose oo si cad loo ogyahay waxa qalabka adeegsiga isgaarsiinta mareynka ayaa sameeyey ee lagu wanjalay reer lubnaan,
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 9 часов назад
Mahasanid mxc warbixin xiiso badan
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 10 часов назад
Mareykanka wuxuu doonayaa in eeda uu ka leexiyo Taiwan lakiin Taiwan baa lagu sameeyey hawshaan qeyb beey ka aheeyd
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 9 часов назад
Eeraan dhulkey lajari doonta hadii ay weeran jawaabna uma hayaan halaaga ku dhici doona jawaabtoodz waxanan filaya woxoodu waa baala xoofto eerana uma tagi ksrto takale geesiya ilaahey swc xamaas xusbulaah xuuti kuwa ciraaq kuwa Syria intuba waxey oohin iyo caabaad badeen yuhuuda guusha udanbeysana iyaga allaha awooda lihi siin doona sharaftii islaamkana waa raga ku dagaalamaya hiilna u ah shacabka palastine
@MaxamedDoon-i5e
@MaxamedDoon-i5e 9 часов назад
Mareeykanku dadkiisa aad ayuu ugumeeystaa mana ahan dad xor ah waayo hadeey xoryihiin ismagubeen ee sikale ayeey udhaqmilahaayeen
@GarbaciiseTV
@GarbaciiseTV 11 часов назад
#ASC #HBN #ONLINE #TV
@ahmedcaadil9273
@ahmedcaadil9273 11 часов назад
Xayeeysiin lagaaga cararay dulufoow😂
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 13 часов назад
Ninka gaalka ah e dabka isqabadsiyay aya dhama boqolal Million o CArab ah o falastin ku hareraysan hadu noolado Allah haso hadeeyo
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 11 часов назад
Todoobadii oktoober way dhoowdahay 😂😂😂😂
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 11 часов назад
Yahuuda futada foowda kuu haysa😂😂😂😂😂
@GarbaciiseTV
@GarbaciiseTV 11 часов назад
#HBN #ONLINE #TV
@KayseHuriye
@KayseHuriye 11 часов назад
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAbdullah-p1j
@MohamedAbdullah-p1j 13 часов назад
Somalida Ethiopia meey ku jihaadaan😂
@abdullahimohamud6973
@abdullahimohamud6973 10 часов назад
DUQEYNTA TOTAL CO. WAA U JAWAABID MAKROON.
@KanadidMed
@KanadidMed 10 часов назад
Rip amharas fano
@medsikieh3019
@medsikieh3019 9 часов назад
Gcy
@NasroAli-fx1lg
@NasroAli-fx1lg 8 часов назад
Alle ha ka gooyo dhibka ay ugeysanayso dadka reer falastiin
@MouminHersi
@MouminHersi 12 часов назад
Halo haloka mareykaku wa bentisa Wax ala wuxuu sheiko
@Sakariyeabdi-w9i
@Sakariyeabdi-w9i 13 часов назад
Waa dagaalkii sadexaad haddii Israel ay ka jawaabta iran
@CabdiraxmanMaxamed-i9n
@CabdiraxmanMaxamed-i9n 9 часов назад
Iwastada badana horta kkkk
@CabdulqadirCadani-vr7yd
@CabdulqadirCadani-vr7yd 12 часов назад
Waxweerara.maqaadeyso.israaiil
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 13 часов назад
Israeli waa u dhamaatay
@Khadijo60
@Khadijo60 11 часов назад
75 sanno ayey wax dilaayeen lama taaban kibir bey wadeen marka 7ok waa ku weyn tahay
@GarbaciiseTV
@GarbaciiseTV 11 часов назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@axmadshiil2253
@axmadshiil2253 11 часов назад
MOWLIIDO FABADHA WARKA ETHIOPIA AKHRIINAYSA BEEN BAY KA SHERGRAY TIRADA QOOMIYADA UGU BADAN.SIDA SOOMAALIDA WAA 12..5% TIGREEGU WAA 4 AMA 5% DADKA AAD WARARKU U DHIUVAYSEN ISKA ILAALUYA AAN DHULJA AQOON.
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek 11 часов назад
Ethiopia dagaalba kajira war maahane way duntay amba dawlado yaryar ayay noqotay mahaysa
@MoussaAder-y6l
@MoussaAder-y6l 11 часов назад
Un
@abdifarah3545
@abdifarah3545 12 часов назад
Ujeda israaiil wa in an dagal geliso mareykanka si ay dagaalka u balariso israaiil donimeyso quwad xoog leh oo bariga dhexe ka so muqata oon isriil ahayn
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 10 часов назад
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@hawayassin7172
@hawayassin7172 9 часов назад
Xasbunallah xasbunallah xasbunallah wanicmal wakiil.
Далее
Kaftanka Siyaasada 528 oo aad u xiisa badan
47:40
Просмотров 7 тыс.
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 40 тыс.