Тёмный

SIRTA KA DAMBAYSA FILM CUSUB BOQORKII CADAALADA WANAAGSANA IYO BOQORTOYADI MAXAA KALA HAYSTA 

YAASIIN BALBALAADHSHE
Подписаться 309 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Развлечения

Опубликовано:

 

1 ноя 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@cabdiraxmaancismaan456
@cabdiraxmaancismaan456 4 года назад
Inta rasuulka jecel lagta dhac kusii sxb
@caafimohamedmohamuud4003
@caafimohamedmohamuud4003 4 года назад
Riwaayadu Macano wayn ayay Xambaarsantay Waxay ka Turjumaysa Siday wax u Booshaqinayso Xukumada Qudhmiye Iyo Car Juuq DheH iyo Caga Juglaynta Muuse Biixi
@mustafexiis9009
@mustafexiis9009 4 года назад
Waa ismaaciil cumar geele.
@cmaalikslgcabdiwaaxid9875
@cmaalikslgcabdiwaaxid9875 Год назад
Walaahi qosal igu maharin🤣🤣🤣🤣
@mubarikxasan6114
@mubarikxasan6114 4 года назад
Halkeeduu dhigay boqorkaasi ruwaayada illhay baa boqoree Wadankeena xaqiiqada ka jirta ayuu ka hadlayaa
@cabdikariimjaaamac6288
@cabdikariimjaaamac6288 3 года назад
Dadka cashaqa .
@kuulman9240
@kuulman9240 4 года назад
Waa Filinki ugu Fiicna Aflanta Somalida kkkkkkk
@abdiilmi156
@abdiilmi156 4 года назад
Sidaa weeye cadalada iyo sinaanta ay dadkeenu doonayaan .macadaalabaa yaa yaaa yaaaaaa
@user-ew5xq4cx8j
@user-ew5xq4cx8j 4 года назад
Waa war cad
@sacadadiin5717
@sacadadiin5717 4 года назад
Waa maamulka isaaqda
@huuxagi9166
@huuxagi9166 4 года назад
Asc asxaabta balbalaashe ❤ Is kiijiya oo 154 Like iisara👍👈 👇👇👇👇👇
@azmedcabdilaahi4529
@azmedcabdilaahi4529 4 года назад
Waar biluu muuse runmooda inuu yahay boqor ileen waakii runta mooday go aan adkaanta iyo nin adag
@axmedmacalin3344
@axmedmacalin3344 Месяц назад
𝐒𝐡𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐥𝐛𝐚𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡𝐞 𝐳𝐜𝐛𝐤𝐲
@mohaibra5700
@mohaibra5700 4 года назад
Sheekadaan wahaan i din kacodsanayaa in aad musalsal kadhig taan mnd
@fadxigoohe1436
@fadxigoohe1436 4 года назад
aar Boqoorku caadi maaHa
@sahraahmed9756
@sahraahmed9756 3 года назад
Waaryaadheheen miyaanu Muuse daawan sirdoonkii mee
@abdirisakali7792
@abdirisakali7792 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 года назад
Waxan. Waa siyaasad waxa looga jeedo qofkii caqli leh uun baa fahmaya
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 4 года назад
Fasiruuuu wlll ani mafahmine
@cabsidaallekudadaal3959
@cabsidaallekudadaal3959 4 года назад
Toos bay ugu socotaa xakuumada muuse handaraab
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mid kaloo maraya Kurida ayuu yidhi Muuse biixi
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 года назад
Wa siyasad aaa farmajo kali daliyaaa nimadaa
@maftuuxbogsiiye8419
@maftuuxbogsiiye8419 4 года назад
Riwaayadan cilmiwayni kuma jiree reeer qudhmiye ayuubaa loosarbeebayaa qofkastaana wuu garanayaa talada qaloocda in loo inaynayo taloxumada
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 4 года назад
Kkkkk iyana soo qabqabta
@mustafaawyyare8208
@mustafaawyyare8208 4 года назад
mum
@mohacaato5549
@mohacaato5549 4 года назад
Balbal balaarshe wacdarow dhigay
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 4 года назад
Mmkkkkkkkk walaaaaahi waaa siyaasad xumada kajirta maaanta wadanka
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
Caqliaabki dhamaa waa muuse iyo xukumadiisa ku lahaa muuse shacbkaa doortee shacabakaad caayesaan malaa farmaja shekeysaan kaas baan cid dooran
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 4 года назад
Kkkkkkkk
@aymandiino7489
@aymandiino7489 4 года назад
Ujeedo nin wayni fahmi kara weeyi
@suhaibsulaiman1205
@suhaibsulaiman1205 4 года назад
Waa cadaalad waxan Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@h.emohamudakid2288
@h.emohamudakid2288 4 года назад
Ereyga "handaraab" macnihiisa ii sheega adin ko mahdsn.
@asijaberger6182
@asijaberger6182 4 года назад
Handaraab, waxa weeyan qufulka berigii hore guryaha iyo kabadhka lagu qufuli jirey. Or lock, close.kabadhkii waan hadaraabay. Waa waan qafilay. Hope u got your unswer Dr. Mahmoud
@hamdinur9382
@hamdinur9382 4 года назад
waa qataar ama qunful
@nasteexonaruurobilan2327
@nasteexonaruurobilan2327 4 года назад
Dr.mohamud Shiq dhubad qatar weye
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 4 года назад
Cajaàaaaib weeeeeye
@maxamedxamseofficials5610
@maxamedxamseofficials5610 4 года назад
Mnzha allaH
@binaryoperation5560
@binaryoperation5560 4 года назад
sow ma ogidiin inaanu muuse ka dhigi karno boqor? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, waan ogahay nin weyn oo rucub idinku reebay. kkkkkkkkkkkk
@asijaberger6182
@asijaberger6182 4 года назад
Kuwa muuse handaraab uu jeebabka markuu ugu rido aamusa, qabiil kasta bay leeyihiin oo somaliland dega. Waxaad arkaysaa dad ku odhanaya isaaqii baa dhulka haysta. Adeer dhulkii shariikad buu ku socdaa ay leeyihiin reerku, hoose e m,handaraab. Dulmi diid sidaas bay ku tahay inta dulmiga aragta e dhiidhiya oo dhan. Somali-haysraacdo. Guul dulmidiid.
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 4 года назад
Waan fahmay oo waxa weeyi siyaasada wadanka iyo maamulkuba xaga hoosay ka qudhuntay oo hagaajin u baahan shacabkuna iyaga ayaa lòga baahan yahay inay hagaajin iyo dib u eegis ku sameeyaan caynkaa weeyi .
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 4 года назад
Iyo dulmiga
@geesigajacaylka5464
@geesigajacaylka5464 4 года назад
SIYAASAD XUMADA XUKUUMADA MUSE BIHI KKKKKKK🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍👍
@dkcumar7276
@dkcumar7276 4 года назад
1234567
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 4 года назад
Garac
@binaryoperation5560
@binaryoperation5560 4 года назад
faqashtu waa markay mujaahid muuse biixi ku waalan jirtay. anigu geesi baan leeyahay haduu faqashta ku reebay rucub iyo argagax. kkkkkkkkkkkk
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 4 года назад
Waxani waa habaryoonis itaalkoodu waa sida loo dalooliyo jamhuuriyada somaliland habaaryoonis waa inan gumeed marka uu arko cadow yeelanaya siil aad u weyn waxaas ay caayayaan walaahi waa somaliland waar edeb yeesha waxaad somaliland ku joogtaan cafis habaaryoonis waa dhediga isaaq maacaanka faqash ka hadhi weydey waa habaaryoonis waa inan gumeed cuqdad qaba ilaahey ha idin duleeyo habaaryoonis
@Ibrahim-vx1fu
@Ibrahim-vx1fu Год назад
WAR SAME JAMAALOOW HABAR YOONIS WAA REERKII UGU MUJAAHIDIINTA BADNAA EE DALKAN SOMALILAND XORAYSAY. CUQDAD AAD KA QAADAY KUWII KAA XOREEYEY FAQQASHTII NAAGIHII NAA AAD QABTEEN EE AY BUULLE & RAGGII KALEBA KU HAYSAN JIREEN GURYIHIINNA EE AYDIN WELIBA KU KAXAYN JIREEN BAABUURTA. AYAAD TIHIINE WAXAAD KU BANAAN TIHIIN IN AANNU IDINKU CELINNO DOWLADDA SOOMAALIDA SIDII HAYDIIN HAYSTEENE.
Далее
Это реально работает?!
00:33
Просмотров 1,9 млн
Иран и Израиль. Вот и всё
19:43
Просмотров 1,2 млн
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Просмотров 724 тыс.
Guri barwaaaqo Filmkii Tigrayda Dhamaad
16:39
Просмотров 339 тыс.
FILM CUSUB FILAYNTA BERBERA DAWO 2018 HD
47:42
Просмотров 145 тыс.
Вы так любезны
0:16
Просмотров 3,4 млн