Тёмный

SIRTA NOLOSHA REERKA ISQABO 

mama soomaali
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

26 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@comment1827
@comment1827 4 года назад
4.qodob ama Tiir reerka ku dhismo ama kuu taaganyahay waa 1.ixtiramka iyo lisqadariyo 2.sabarka lsiku sabro 3.Lisfahmo qofba qofka kale Fahmo 4. Xiwaarka Micnaha lawada hadlo lisla xaajooda.... Inta dadka ku dhaqmo inshlaah rerkaas
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 года назад
Maansha Allah waa runtaada illahay hana xafido
@yussufhussein8123
@yussufhussein8123 4 года назад
Mashallah qofka cabta rerkisa qariyo rag iyo Dumar Allah kajaza Marin adunkana sharaf ayu kunolanaya.
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 Год назад
masha allah wad naxadaye
@cudoondhuux5185
@cudoondhuux5185 4 года назад
Qofkii 6 baan ahay inta iga dambeyso like sar tuksi iga dheh
@hooyocanabchanel2731
@hooyocanabchanel2731 4 года назад
Mansha Allah mansha Allah mansh Allah abayo illahay ha barakeeyo hoyadaas waa hoyo hooyo ku dayasho mudan mamma somali adigana ajir haka siiyo 👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤
@annaahmed2564
@annaahmed2564 11 месяцев назад
Masha Allah momo somali Ruta iga dheh xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work
@fatimamohamudjama3152
@fatimamohamudjama3152 4 года назад
Mashaalah hooyo yiinka somaliiyeed waa hooyoyin kartiileh badaankood
@Cibado99
@Cibado99 Год назад
Masha Allah
@fatumasheikh7518
@fatumasheikh7518 4 года назад
Habo mashllh waxan kaa faaidney ilhey haku barakeyo
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 месяцев назад
Wcs mamo somali masha allah very hye wd iga luntay hbo alayaxafidag❤❤❤❤❤
@hibomohamud171
@hibomohamud171 4 года назад
Asc habaryar horaan usoconay Waanad nadhiirigalin jirtay maxaa isbalay ma in gabdhuhu jikada kujiraan baa xal ah iyo inay nimanka na koontaroolaan oo ay na abusaad baa xal ah dumar hadaan nahay waxaa Noo Dan ah instan wax barano shaqaysano ilmaheena si fiicaan u korsano nin inaan raligayo dan igu ma jirto anaa noloshaa guri jooga kujiray 4 sano waan ku wareeray isna kibir buu Ka qaaday go aan baan ku gaadhay Inaan guridambe joogin allhandulilaah Part time baan shaqaystaa schoolna waan kunoqday wanan isdaba marnaa wakhti isaga caruurta haya marna anaa haya dagaal iyo dhib badan baana nasoo dhexmartay alhamdulilaah wali. Waan isla noolnahay
@qadraqaliqadraqali13
@qadraqaliqadraqali13 4 года назад
Mama canab allah ku xafido noso badi arimaha qoska hoyadasna allah u siyadiyo anaga samir maba lihina 💋💋💋❤❤❤❤👍👍
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 4 года назад
Masha alaah Hooyo caqli badan ayey ahayd.6 cunug on aabe heysan wey balanbali lehed shahana walagu cabi lahay dadka Dad u xigo ayaba ka bilabi laha.lakin Nin fiican baa ale uso diray Hada Luuqada ha barato ayadaba cida madax ka ah sharafna ilmeheda uso sabartay Wana korsatay.
@ummumuscab8722
@ummumuscab8722 4 года назад
Mama somali sheekedeeda iyo wanadeda kama daalo qaan kusoo celcelshada alayahfid maamo qaali waxanay hoyoyinkeen noo sheegin baad noo sheegtaa
@suldanomohamed8699
@suldanomohamed8699 4 года назад
Iiiiiiikuuubi
@suldanomohamed8699
@suldanomohamed8699 4 года назад
Det kjwDet tytYyttttiwijieiwiiie i w
@suldanomohamed8699
@suldanomohamed8699 4 года назад
Juweieeieiie
@ubaxdegenabdi7241
@ubaxdegenabdi7241 4 года назад
Mama soomaali alle haku xafido habo aad ayaankula socda aadna waanku taageera hore uu soco hooyo qaali ah
@qadraqaliqadraqali13
@qadraqaliqadraqali13 4 года назад
Mashallaah
@farhiyaadan345
@farhiyaadan345 4 года назад
Amazing story
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 4 года назад
adeega hadii laguu keeno cunto noocba nooc waa la karin karaa lkin markaa banaan iyo guri isku darsatid cunto qatar eh waakugu adkaaneeysaa inaad karisid ileen banaanka waaku soo daaleeysaa
@yussufhussein8123
@yussufhussein8123 4 года назад
Mashallah mama qisoyinka wa cajib midnimada rerka wa muqadis. Allah yabarik. Rafad raxa kadambayse.
@nuurtoali7302
@nuurtoali7302 4 года назад
Asc habo mcn allah ha ku dhowro 💯💞🎁
@kowsarahmed7799
@kowsarahmed7799 4 года назад
Masha allah mama hore u soco
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 4 года назад
Asc maamo somali guuleso waliga shukran
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 года назад
Horey u soco habo
@fatimamohamudjama3152
@fatimamohamudjama3152 4 года назад
Thanks you soo much
@madarasatulalquranalkariim6327
@madarasatulalquranalkariim6327 4 года назад
We badan Allaha ku site ana ubaahnaa wanadaas
@siciidoabdi4736
@siciidoabdi4736 4 года назад
Habo gabadhan haka fogaan eemarkasta kudayasho mudantahay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 года назад
Macha'Allah mama soomaali soo dhowoow Soo dhowoow👏✌👌👍🏻😘 ( Bienvenue) ( BUONA SERA HABO)
@asmaabdullahiahmed9565
@asmaabdullahiahmed9565 4 года назад
allaha kusharfo maama soomaali
@umumaxamedchannel8680
@umumaxamedchannel8680 4 года назад
mama somali wb ku cusbahy janalkaga lkn xogaa codkaga waa gaban yahy kor nogu qad ado raliya
@cilmigedoleh4283
@cilmigedoleh4283 4 года назад
I love you mama
@cilmigedoleh4283
@cilmigedoleh4283 4 года назад
Okey
@qaalialiaadanqaalialiaadan9743
@qaalialiaadanqaalialiaadan9743 4 года назад
Masha allh hapo allh ku xifdiyo waanada ayaa kugu jeclahay ❤️❤️❤️❤️
@HoyaZak
@HoyaZak 4 года назад
Ninka la shekeeyso oo kudheh wa iskubuuqa marmar ina nafiso rabaa una sheeg ina jeceshahay oo abaal uheysid.
@fatimamohamudjama3152
@fatimamohamudjama3152 4 года назад
Asc Haberyer please noo soo badi qiisoyiinka
@umaamiirofficial7132
@umaamiirofficial7132 4 года назад
M.a
@najmosaladabdi7887
@najmosaladabdi7887 4 года назад
Walaa mid iqabo wargaane bananaka uu warajiyaa
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 года назад
Lahadal ma fiicno
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 4 года назад
Kkk xaqa alaha tuso
@siciidoabdi4736
@siciidoabdi4736 4 года назад
Cks habo
@ayanoshaia4666
@ayanoshaia4666 4 года назад
Noloshiiba waan nacey maxan kudhageystaa
@HoyaZak
@HoyaZak 4 года назад
Marka isbadal naftaada rabto nafta nacee. Isbadal fican samey wa farxee anigey igu dhacdaa cabaar markii lajoogo abayo. Quran dhageyso habeynki marka sexaneysid ado fresh sokacee
@alahlichanal3616
@alahlichanal3616 4 года назад
Asc walaalahay waxan inihayaa shaqo lobahanyahay 20 ruux aadna ufaaiidabadan dakhlibalaadhan ukasogalidono meel walba aduunka ad kajogtid iyo waliba da walba od tahay rag iyo dumar hoyo ito gabadh iskusi ayaad ugafaidaysankartaan mwlwalba adjogtana wad kahelikartaa hadaad xisaynayso igalasoxidhiidh naima online herbal marketing fb page
@fatimamohamudjama3152
@fatimamohamudjama3152 4 года назад
Please
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 4 года назад
Mamo qaali noolow waligaa jir oo joog
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 года назад
Thanks habo jizakumullaahu qayr
@HoyaZak
@HoyaZak 4 года назад
Qasab maha ina wax baratid online business furo lacagtu kusiiyo wax kufuro
@elissatahir6829
@elissatahir6829 4 года назад
Habaryare waxaan kugu talinaa ninkaan caruurta haga dhex bixin adigana ma ahn hadaa wax baran in lagu cataabaayo Bas waxaa sameysaa ganacsi samey oo lacag ka samey hadaa rabtid inaa wax baratid waxaa ku barankartaa qaab online
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 года назад
Aabo mar hore ilmaha ku daayacay ay biil u direysa.Taasa keentey ineey nimanka ilmaha ka tagan ileen markey koraan aya loo naxaya garabkisa la noqonahe.Meeqan arkay dhahay koley markey koraan ayey iso raadsan doonan.waa dhaqan xun dulqaadka waalida qofwalba wa iney hesha wxy u qalanto.Hadii kale ilmo badan aya dhibato la kulmi doono.
@HoyaZak
@HoyaZak 4 года назад
Taas wa dambi weyn
@asliabdullahi664
@asliabdullahi664 4 года назад
Like iyo comment anigaa ugh horeeyo asxaabta
@siciidoabdi4736
@siciidoabdi4736 4 года назад
Habo thanks waxbadan oo naga maqna jasaklah hargaysan daganahay 🥰🥰yoo 6 carura haysatan ahay wad nodadashay
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 года назад
Mahadsanid habo jizakumullaahu qayr
@fatumasheikh7518
@fatumasheikh7518 4 года назад
Habo numberkaada isodir please
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 года назад
7803708883 watsabka
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 года назад
Fatuma sheikh - waa kan nambarka mama soomaali macal furaha hadii aad yurub joogtid 001417803708883 voilà"!
Далее
July 26, 2024   NOLOSHEYDA MOKOWE LAMU KENYA  FROM CANADA
24:09
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 439 тыс.
Your bathroom needs this
00:58
Просмотров 14 млн
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 2,5 млн
July 6, 2024
25:51
Просмотров 38 тыс.
part3 qooska maxaa qasay abwaan saacid
26:20
Просмотров 21 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51