Тёмный

SIRTA SO JIIDASHADA SUNTA AH ♥ PUSH & PULL TECHNIQUE | CILMI NAFSI | SALIM OMER 

Salim Omer
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

The push and pull technique is a seduction tactic that involves sending mixed signals to the other person to create a sense of attraction and desire. While this technique may be effective in some cases, it can also be toxic and damaging to the other person. In this video, we explore the dark side of the push and pull technique and the potential emotional and psychological consequences it can have on the other person. We delve into the reasons why this technique can be manipulative and hurtful, and the signs to look out for if you suspect that you are a victim of this toxic behavior. By the end of this video, you will have a better understanding of the risks and negative consequences of the push and pull technique, and the importance of healthy and respectful communication in building strong and fulfilling relationships.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 125   
@taqwamedia1369
@taqwamedia1369 Год назад
Wllhie Hadaan awoodo waxaan ku gaadhsiin lahaa 100k lkn Allah inuu Sadaqo Jaariya kaaga dhigo Allah kaaga baryayaa Allah haku xifdiyo walaalakaY
@SalimOmer
@SalimOmer Год назад
jazakallah khyr wll in bdn
@atsshaka6808
@atsshaka6808 3 месяца назад
❤pppp😊
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 Год назад
Runtii saxiib dadkii social media u baahnaa ayaad tahay, guule badan ayaa kuu rajaynaa runtii mowduucyo muhiima ayaad soo diyaarisaa❤
@saabiriin.b.c6700
@saabiriin.b.c6700 Год назад
Mudane self love ka kasoo hadal iyo sida sara logu qaado Aadbaan uga heley sidaad u flnqeyneyso mowduca ood ukala saaraaareyso marka self loveka aad uga soo hadal ustd Mahdsnid ❤ peace and love
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 Год назад
Nin ayaan xariir la lahaa muddo 8 months ah intii hore xariirkeenu waa wanaagsanaa lkin mar dhex ayaan ku arkay is bedel anigana ma weydiin jirin sabaabta uu isku bedeley waayo waxaa uu is lahaa ma fahami karto qoftaan in aad is bedeshey anigana waan ogaadey in ninkaan isbedel ku dhacay wax ugu badan oo isbedelkiisa aad ka uga dareemey wicitaankiisi oo yaraadey marka uu is oo wacayo caajis badan ayaa codkiisa ka muqda hadana ma weydiiyo sabaabta uu isku bedeley sidii uu sidaas u ahaa ayuu hal mar aamusey oo wicitaankii xitaa waa iga jartey anigana waan ka aamusey wax xumaan oo naga dhexeya ma jiro mar marka qaar waxaan isdhahay ma wacadaa oo ma weydiisaa sabaabta uu kaga aamusey hadana nafteyda ayaa diideysa maxaa igu la tali lahayd walalkay qaali muqalkaan wax badan ayaan ka faaidey walahi 🙏🙏💯💯
@hyunabe
@hyunabe Год назад
Ha wicin qofku marku kaa tago already go an ayu tagay kalexo ha tage hadu aad wacdo qof raqusa oo u bahan ayu ku arkaya mana kuso noqon doono marka naftada ixtiram siwcan ayad ula dhaqantahay ninkasi kuma qalmo e ka lexo
@nastexoladan7789
@nastexoladan7789 Год назад
Somadan dhamaysan muuqalka xbbti wuxu ku yiri haduu amuso ha raadin marku solabto arag xadna la samayso
@Aries22391
@Aries22391 3 месяца назад
Qofkas game ma ciyarayo qofyahay caadi bu kaga tagay qofku qofka u jecelyhay cod cajis ah kulama hadli karo😂😂😂 ka samar horayna usoco dadka badankoda mind game ma ciyaaraan xiisolayaal waye 1 sano hada isjeceleyden xita way ku nici karaan
@amana290
@amana290 3 месяца назад
Waa arkay mid noocan ah oo calaamahaan leh
@fariihamohamed1446
@fariihamohamed1446 4 месяца назад
Wakhtigiii saxda ahaa buu iga hor yimi videoywgan mahdsanid ustaaad toxin relationship weeye qof markuu doono kulasoo hadlayo
@maxbubnurachannel8429
@maxbubnurachannel8429 Год назад
Waxay ka bilabata 1 ghosting 2 silent treatment 3 confusion stage
@maxamedqaasim8798
@maxamedqaasim8798 Год назад
zxp wan ku salaamay nio wlhi wax badn ayaa kaa faa,iday allaha ku xafido lpx 🙏🙏🫡
@Quranly
@Quranly Год назад
Theory kaliya u maleen jiray I tried this in real life and it works wallahi. Dumarka qalbigooda waa daciif wee kaa daba ooynayaan.
@halimoab1221
@halimoab1221 Год назад
Mrka gabdhaha khiyameyneysa
@hamthaapdi5535
@hamthaapdi5535 9 месяцев назад
Neef ka tahy was
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 Год назад
Waa Rajaynayaa in aa muuqalada noo joogtayso oo naga caajisin sxb. Thanks.
@kingdalxa710
@kingdalxa710 Год назад
Mahadsanid ustaad. Buug kamida buugaagta psychology-ga buug aan akhriyo isheeg oo intifaac badan aan ka helayo.
@ikramhashim2247
@ikramhashim2247 Год назад
I was in that state but alxm am out i cut of from life that person
@cabdulahicismaan2386
@cabdulahicismaan2386 Год назад
Sxb mahadsanid waxaa tahay xigmadii oo qof ah guleyso❤❤
@Baraale
@Baraale 8 месяцев назад
Mahadsanid sxb qaali kasharkasoosame narcisamka dadka qaba sida loola dhaqmo iyo calaamadaha ay leeyihiin waadkumahadsanthy
@shireyusuf8216
@shireyusuf8216 Год назад
Asc ustaad Salim. Sidee ayaad qofka u dareen siin kartaa qiimahaaga
@mariamali9884
@mariamali9884 Год назад
Baarakalaahu fiik,, ilaahay cilmi kaaga kuu ziyaadi way dhacdaa
@SalimOmer
@SalimOmer Год назад
Aamin wll
@maizacaydid2617
@maizacaydid2617 7 месяцев назад
Mansha allh vedio kaan wax badan ka faaiidey wlhi TikTok kuso arkay waa kuso raadiyey thanks Wll ❤
@cabiir9011
@cabiir9011 Год назад
Abowe si qaas ah Ayan ku raba lambarkada ma heli kara Qof dhibateysan Ayaan ahay😢
@SalimOmer
@SalimOmer Год назад
Instagramka wll igala so xiriir. Salim omer
@SaydaliXasan-sp8wn
@SaydaliXasan-sp8wn 6 месяцев назад
Waxbadan baan kaa faa ideystey aad baad umahadsan tahy❤❤
@abdihakimereg
@abdihakimereg Год назад
Xiriirka qofka kala dhaxeeya waa in laga helo wadajir iyo xoriyad labadaba. Marka qofku go'aansado inuu xiriirkaga hoos u dhigo waxay u badan tahay inay arimo shaqsiyan oo xal uga bahan inay ku furan yihiin. Xoriyad sii ha xaliyo arimihiisa taasi waxay keenaysaa xiiso iyo xushmo hor leh oo xiriirkiinu yeesho!
@xiddigahashalambod9849
@xiddigahashalambod9849 Год назад
Aad bay i anfacday fikirkaada sxb
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Год назад
Wllo qof xidhiidh ku soo bandhigtay oo marmar ku soo xidhiidhiya muddo kadib ayaa qoral uu diray uu arkay iska dhaafay maxa keenay taas ii sheeg
@abdihakimereg
@abdihakimereg Год назад
@@zahraabdikarim waqti intee le'eg ayaa u dhaxaysay qoraalkii ugu danbeeyay uu ku soo diro iyo kan aad u dirtay ee aadan jawaabta ka helin?
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Год назад
@@abdihakimereg isaga waxan wada hadalnay. Bishan 5 balse anigu xalay ban uu diray uu arkay qoralkayga uu iska dhaafay wllo
@miskiahmed5083
@miskiahmed5083 Год назад
My role model Saalim hore usoco wll
@sadaamsadkaofficial2015
@sadaamsadkaofficial2015 Год назад
horey uso Ustaad.
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Год назад
mahadsanid ustaad Noo soo badi inzhallah mawduucyadan
@sumayaabdiqadir8845
@sumayaabdiqadir8845 4 дня назад
Thanks wll
@SalimOmer
@SalimOmer 2 дня назад
Welcome
@Faadumo455
@Faadumo455 Год назад
Hada ayan ku jira lkn lama hadal sidi ayan uga amusanahy mana rabo ina la hadlo
@hananahmedhassan4713
@hananahmedhassan4713 Год назад
Ilaaah qalbiyadeena hanoo ilaaliyo
@hunabuggy9712
@hunabuggy9712 Год назад
Ameen
@Saamiya33
@Saamiya33 29 дней назад
Aamiin
@abduqdirhusseinhassan1150
@abduqdirhusseinhassan1150 Год назад
بارك الله فيك ❤❤
@user-ck5tw9zi2h
@user-ck5tw9zi2h Год назад
Ustad aaad baa umahd santahy . Ustad Waxaa jecelahy in aan barto pschologyga wadamada ugu fcn ee laga baran karo in no so gudbiso waliba aniga waxaa rabaa inaa master ka baro ustad markle mhdsanid
@akdream5313
@akdream5313 Год назад
Shaxdaas Badanaa waxaa isticmaala naagaha Raga ka faaideesta, ee ragoow baraaruga
@halimoab1221
@halimoab1221 Год назад
Maya nimanka aya isticmaala
@Aries22391
@Aries22391 3 месяца назад
​​@@halimoab1221raga In yaro wx fahansan aya jira lkn dumarku si dabici ah ayey waxn u isticmalan gabar 18 jir ah oo mind games ciyareysa kwrn ragana qaar barta o fahma aya jira, mind games ka ninku wa barta gabadhuna way ku dhalata yaa sameyn xun tan dumarka wyo raga qar wxa jira nagta shaxdan la ciyara si ay obsession uga dhigan kadibna waxay raban ka smayeystan qarna wxay tijabinayan in mustaqbalka ay gabadhan hogamin karan iyo inkle wayo ragu wxay ka cabsi qaban in nagtoda mustaqbalka ay madaxadagthay war maqlen marka wu si tababaraya wuna guursan doona lkn dumarku markay nin shaxdan la ciyaran hadey ka guleystan ninkas noloshey ku ciqaban mana gursadan o dacif an nin ahyn ayey u aragta raga lcgta lagu xujeyo abwe mcne lcg loga bedesho e xaliye shego mind gameska loga adkaday in the initial stage of dating😂😂😂
@iqrasomali12
@iqrasomali12 Год назад
Waxa leyhy caado taas ah mrki problem igu imado ama niyad jabo ina minyarada tago oo si toos ah an iskula hdlo majirto wx kle an ku nafisi karo wxa laga yaba hdi an minyarada tago in broblemkas mesha an ugu so tago ama goan fican an kaso qato ma wx fican ba hdi qof yhy problem wana qada dhiga wn qeexa wan fahma kdib xal ban ka keena hdi an niyad jabsanhy gabayo iyo heesaha an jeclahy aya darta anigo is eegayo kdib wn isla hdla amar ilahey wn ku ficmada mrka wll salim ma caado fican oo maskaxdeda u fican plz iga so jawb si dhaqsi ah
@fertunali1007
@fertunali1007 Год назад
Walaalo musikga kajooji programka dad waxaa jira aan wada tarkisin karin hadalka + muskga Mida kale waa xaraam hadalkada ok ah
@nashadmohamud5100
@nashadmohamud5100 Год назад
Wllo Masha allah wlhi waxban ka fa idey shukran jasakalah
@user-un8ch7yd1j
@user-un8ch7yd1j Месяц назад
Tank you Aboowe
@MariamAhmed-vz3fk
@MariamAhmed-vz3fk Год назад
Mahadsanid wlal waan ka helay mowduucaaga maanta ayaan kugu soo biirey maadadaas phycologyga wax yar ayaan hal semester kudhigtey runtii waa maado aad muhiim u ah qofkana wax badan ayey kabadashaa
@axmedamiin4733
@axmedamiin4733 9 месяцев назад
Aniga xittaa waa jeclahaye pdf yo ama slides ma iihelikartaa wll?
@user-kk4df9zr5g
@user-kk4df9zr5g 6 месяцев назад
Masha allah garaad ka allah kubarakeyo
@IfraaxXassan
@IfraaxXassan 6 месяцев назад
Waqti ugu habonay ayu iso Gary video gan
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Год назад
Wiil xidhiidh ii soo bandhigtay ayaa marmar ila soo hadla aniga marar badan ban isku dhacnay bil kadib ayaa salamay qoralkayga uu arkay ima soo jawaabin maxay tahay sidaas wllo waa yaabay aniguye
@manoqaali
@manoqaali Месяц назад
saalim walal halkee kaala so xariiraa arin baan kaala tashan lahaaa
@hipakahmed4144
@hipakahmed4144 Год назад
Mnshlh huno intn kuso birey chnlkg waxbdn ban kafaaidey . Guuleyso huuno❤️🥰
@cumaraxmed6356
@cumaraxmed6356 Год назад
Waa xaqiiq sxb wax badan waan ka faa idey thanks
@user-uq1bi1xk8c
@user-uq1bi1xk8c 11 месяцев назад
M.a 🎉🎉🎉 guul ayaan kuu rajeynaa
@zoonak6770
@zoonak6770 2 месяца назад
Wlh ana leygu sameyey mudu kadib ayan fahmay ciqaab waye qofki lagu sameya garan karo
@drsziizuumohammed
@drsziizuumohammed Год назад
Thanks Wallky 🥰💞
@SaabiriinAbduqaadir
@SaabiriinAbduqaadir 7 месяцев назад
I'm listening now 😂 4:35
@KheireQabe
@KheireQabe Год назад
M.a sxb sare salim Omar thanks
@cabdirixmaanyuusuf4495
@cabdirixmaanyuusuf4495 Год назад
zhp salimow waxaa ka soo hadashaa xeerka low attraction [ xeerka iska iska soo jidashada ].
@SalimOmer
@SalimOmer Год назад
😂😂😂😂😂 video kasta kuso hoos qortey. Ilaa aan arko 😂😂 diyaar wll inshallah
@qalbinuur-mu3fl
@qalbinuur-mu3fl Год назад
waxaan rajeyna ina nosobdiso oo adan naga cajisin masul
@SalimOmer
@SalimOmer Год назад
Diyaar. Inshallah wll
@nashadmohamud5100
@nashadmohamud5100 Год назад
hada taloyinkaas wan dhaqan galinaya
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 8 месяцев назад
Thanks sxp gabar aan jeclahay aya waxey sameysaa inaay kolba iga fogato hadana mudo ka dib soo labato ama ku dhhaay so iga fogow hada soo labtaa maxan sameyaa sxp xataa marka ay iga foganayso kuuma bahni ku dhahaysaa iyo wlaac badan hadana mudo kadib iyada oon ku rali galinayn ayey soo labanysaa 😢
@Mubarakchannel459
@Mubarakchannel459 Год назад
Thank you so much ❤
@ibrahimmohamedhassen2139
@ibrahimmohamedhassen2139 8 месяцев назад
Go forward brother
@mohametfarah2026
@mohametfarah2026 Год назад
wll noocyo badan oo manipulation tactics ah ayaa jiree kuwa kalen kaso hadal ….
@akdream5313
@akdream5313 Год назад
Wll Badanaa Af soomaali ku Hadal oo inaga daa erayada English ka ah
@fanimohamett8825
@fanimohamett8825 11 месяцев назад
Wll marka hore thanks Talo wcan baad uhysaa dhalin yarada lkn aniga wxaan is jecel nahay wiil blse Ayaamahan waxaanka dareemayaa kaabis io. EEdayn uu isaarayo anigoon wax Khalada aanaka galin please wlll Talo kale
@nasracnaasir9041
@nasracnaasir9041 Год назад
Waa maxay astaamaha qofka toxicka ah
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 11 месяцев назад
Asc macalin ka waran qofku markuu soo laabto hadaan Diba albaabka looga furin oo aan lala hadalba horena looga socdo
@leehaybe5100
@leehaybe5100 Год назад
Salim omer
@user-kk4df9zr5g
@user-kk4df9zr5g 6 месяцев назад
Masha Allah noso badi abowe
@alvanoboot5849
@alvanoboot5849 Год назад
Only ahan maku baran karaa cilmi nafsiga
@haawofaarax1129
@haawofaarax1129 Год назад
THANKS YOU
@HalimaCabdicasis-zd1zt
@HalimaCabdicasis-zd1zt 6 месяцев назад
Ala xagaan kala so hadla wlalow muhiim bn ku ahay wax badan bn kula wadagi laha aan ku suganahy
@nasroelmi4334
@nasroelmi4334 Год назад
Mahada sanid Waan la dhacay lectures kaaga😊
@user-uc3li7xi2t
@user-uc3li7xi2t 5 месяцев назад
Qofku haduu iga tago wa radiyo haduu iguso noadan wa isku kaymid
@SalmanMohamed-hj6iy
@SalmanMohamed-hj6iy 6 месяцев назад
Thanks ❤
@umaymaahmed1436
@umaymaahmed1436 Год назад
Wll waxaa hada ku jiraa xaaald aan aad ugu wareeray waxaan xiriir leenhy qof aan family nhy hadana aniga oon waxba ku sameyn ayuu more than 15 days iga aamusnyhy telna iga qabaneyn fariinteydana ka jawaabayn hada ka hor ayuu saaa sameeyay asagoon ii sheegin wax uu ka xanaaqsnyhy ayuu aamusnaa 10 maalin markaa kadib waan u sheegay in aanan u dulqaadan karin hase ahaa tee ma is badalin waxaan mararka qaar uga shakiyaa inuu yahy nerssistic plz icaawi wll adoo raaliya 🙏
@abdikhaliqhersi3114
@abdikhaliqhersi3114 Год назад
maxaa adiga .qof familygaah .xiriir ula yelatay 😮.miyaad walnthy
@ruqiyoabdiqadir8096
@ruqiyoabdiqadir8096 Год назад
Abyo mcn iskaaga har qofkaagii maahan🥰
@halimoab1221
@halimoab1221 Год назад
Ana arky wxso kale wa qof kugu ciyaaraya
@mohamedAhmed-eh6kv
@mohamedAhmed-eh6kv Год назад
Zhp nosoo badi ciwaanadan oo kale
@user-xv9jk7md8j
@user-xv9jk7md8j 7 месяцев назад
Imika qof baan xiriir lenhy Waqti badana masiiyo muu isixri karaa😢
@mohamedindho1
@mohamedindho1 Год назад
Su'aasha aan ku waydiinayo waxay tahay, maxay dadka qaar u shakisanyihiin xittaa haddii aad daacadnimo saa'id ah u muujiso marka la joogo xidhiidhka iyo shaqadaba.
@nimcocali2141
@nimcocali2141 Год назад
Wll qisan kula wadagiye halken kala so xadhidhah
@ismahandegan2054
@ismahandegan2054 Год назад
Mash allah guleyso
@nasroelmi4334
@nasroelmi4334 Год назад
Maxaa keena ghosting Ama des appearance
@user-by2ob9mv5c
@user-by2ob9mv5c Месяц назад
Wll inte kunooshahy?
@Subanikran
@Subanikran Год назад
Mashallah thanks.
@siyamaxamed8540
@siyamaxamed8540 7 месяцев назад
Abowe qofka high self-esteem maba ka hadline
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 6 месяцев назад
Op aney igu shqn lhyd lkn wan isku kalsonhhy hdne lknwa nxrz bdnhy
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Год назад
Jaskallh
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 7 месяцев назад
waa wax jira anay igu dhacday
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 Год назад
Mashaallaah sxp mahadsanid
@ayankhalif4504
@ayankhalif4504 Год назад
Oo my god I wish in aan marhore ku arki lahaa
@user-fp6rp6zw7x
@user-fp6rp6zw7x 7 месяцев назад
Ani xitaa sas dhahe manta mrka arkay Wllh I wish Inaa marhore armor Chanel kaan 😢
@ciisecabdi1215
@ciisecabdi1215 10 месяцев назад
Waaw inaba cadimaha
@FadumoXusen-so7xx
@FadumoXusen-so7xx Год назад
Majecli waxan in laga hadlo
@zmzmcardp
@zmzmcardp 4 месяца назад
Sabab
@mohamudyousuf3199
@mohamudyousuf3199 8 месяцев назад
Uztd Anaad iga hadlaysaa xqqtn 😮
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 месяцев назад
Shekadaas labadii isfurtay waxii iskufureen laf jabtay noqoshadoda sida hargeysa muqdishow kala ilalinaayaan cali kaleer reerkis goboleesi qasab bilcanag hesta jida lee tagtaa isjaamuustayaa ninkale lee lajoogtaa aniga jaraafa iigu jirtaa jaraafa lee iigujirtaa
@hayaankanolosha
@hayaankanolosha Год назад
Aqoonta Allaha kuu siyaadiyo
@sahraaxmed1662
@sahraaxmed1662 Год назад
Crush 😍 baan kugu noqon rabaa saalimow.
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia Год назад
Aniga nin iqawo unba kafakira maxow isku badalay maxa laso gudbonaday bal iskudey inad ogato markas ayan udhaba gala moyanee mid aan iqawin kurbaba igumaba hayo hadow tago asiga unba igu qasaray wayo waxan uqawan laha iyo meshi aan geyn laha unbow kuqasaray Ilahey ayana ula jaclanba inow macankan ogahay kuraxeysto marka nin Ilahey ficilkisa og oo udiday miyan isku kurbeya wa maya horay unba uga socda aniga ki ila jog kujin ki iga tagana wan macsalameya by bye 👋 😂😂😂
@lakinafta8240
@lakinafta8240 Год назад
Way igu dhacdey
@thereal.zupeirr
@thereal.zupeirr Год назад
💯
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 Год назад
Any place to contact you bro .
@user-sb8pu6be2b
@user-sb8pu6be2b 10 месяцев назад
❤Waruntaa
@yasminyuusuf9182
@yasminyuusuf9182 Год назад
Side lagu garta qof manipulation kugu sameynaya
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Год назад
Waaa sax runtii
@EagerCroquet-vf5vj
@EagerCroquet-vf5vj 7 месяцев назад
War dadka ha isku dirin sxh 😂😂😂
@FadumoXusen-so7xx
@FadumoXusen-so7xx Год назад
Wadhib wlhi
@user-ub5lf3zo8w
@user-ub5lf3zo8w 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 7 месяцев назад
❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷👈😳🇹🇷
@wllkuunji
@wllkuunji 10 месяцев назад
❤❤❤
Далее
1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo
14:11
5 Dumarku ninka tiisa ka raacda ayey daneeyaan
10:15
Просмотров 50 тыс.