Тёмный

Siyaad Sakariye waa hiboole cod toolmoon oo dadka ku maaweeliya Luuq macaan oo bilaa muusig ah. 

CBA TV
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Siyaad Sakariye waa hiboole cod toolmoon oo dadka ku maaweeliya Luuq macaan oo bilaa muusig ah.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@asmaasad2376
@asmaasad2376 2 года назад
Wllahi Ninkaan Waan wataa😇😇😇❤❤❤
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 года назад
Wariye Siyaad iyo Kooxda kala shaqaysey barnaamijkan aad baan ugaga mahad celinayaa inay Hoobalka deegaankiisii ugu tageenoo si ay noo baraan. In badan baan meesha uu Hoobal Siyaad kaga noolyahay dunida aan mala awaalaye haatan helay meelaan ugu hagaago.
@sacdicabdi6208
@sacdicabdi6208 Год назад
M sh allah codmacaan reer raaso hadhiirigaliyaan ninkan
@amiinboos7632
@amiinboos7632 2 года назад
Soo badiya heesaha Bilaa Music 🎶
@awshan571
@awshan571 2 года назад
Ababaay 💯👏🏽
@omarabdi8298
@omarabdi8298 2 года назад
Ninka waa nin Hawiye ah ileen Shiikhaal 🦁 from Mudulood
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Год назад
Waa runtaa wallaal anniga Shiikhaal ah weliba Loobage reer Mogadishu Hiraab Gorgaarte Hawiye nahay , ninkaana waa Shiikhaal qudub reer raaso marka hiraabnnimadu iyo Hawiyennimada ha waarto ina adeer mudulood dad nasab ah dariskeyga xalaasha ah 💯👏
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw 2 месяца назад
Raaso wa dhul sheekhaal miya?
@abuusalmaan9961
@abuusalmaan9961 2 года назад
gabadhan uu leeyahay quraanka ayaa sheegay waa been abuurad ALLE lagu been abuurtay waana dambiga ugu wayn ee ALLE laga galo ee ALLE halaga baqo walaalayaal
@IamFahad.
@IamFahad. 2 года назад
[.....] Ceeb male yartaniyoo Caynkeedan oo kale Quraankaa cadeeyoo La cadaabi maayee Erey shaxannimada Abwaan Cali Diiriye iyo quruxdaas uu xardhay marnaba ma noqon karaan gef. Gabadhada uu ka hadlayo waxa uu erayadiisa ku sifeynayaa in ay tahay qof wanaagsan, siddaa darteed quraanku wuu cadeeyay in janada qofka wanaagsani galayo. Abwaanku weliba si ashqaraara ayuu ugu sii talaxtagayaa isaga oo kale caynkeeda oo kale, micnaha qof walba oo siddaada dadnimo, ixtiraam, samaan iyo diin le, quraankaa cadeeyoo la cadaabi maayee. Waana xaqiiq.
@amiinboos7632
@amiinboos7632 2 года назад
Arinkaa waa khalad ee intaa Waxa ka masuula Faafreebka warbaahinta Arinkaa Quraanka ka fiirsada uu leehayay way ku jirtaa
@khadiirjamaalcaydiid8697
@khadiirjamaalcaydiid8697 2 года назад
Waxa jira dumar wanaagsan oo quraanka lagu sheegay sugaanta waxa jira tusaale micnaha qofkaas wanagisi oo kale ayaad leedahay quraankancadeeyay micnaha dumarka quraanku sheegay wanaagooda ayaad leedahay maaha inu inanta ujeedo quraanku sheegay dagdaga waalaga roonyay
@faaiidodiineed6924
@faaiidodiineed6924 2 года назад
Intaan dhihi lahaa khadiir baa yiri waanan kaga mahadcelin
@faaiidodiineed6924
@faaiidodiineed6924 2 года назад
Abuu salmaan isna waa mahadsanyahay difaaca diinta halkaa ka sii wad adoo wax badan u fiirsanayo
@dekaahmed6846
@dekaahmed6846 Год назад
Cod macaan
@amiinboos7632
@amiinboos7632 2 года назад
Arinkaa waa khalad ee intaa Waxa ka masuula Faafreebka warbaahinta Arinkaa Quraanka ka fiirsada uu leehayay way ku jirtaa
@abdifataahmohindho4030
@abdifataahmohindho4030 2 года назад
Cod macaan ilaaa xad nin Kan fankaa u Bahan. Meshas ba ino hesayaan socadalyo
@kingAbdimalik
@kingAbdimalik 2 года назад
Iscala fanan
Далее
skibidi toilet 77 (part 3)
04:51
Просмотров 14 млн
Тонкости французской кухни🥰
00:48
Ismaaciil Aarka | Qaaci Show | Astaan | 2020
28:01
Просмотров 517 тыс.
Nimco Sagal iyo tayasiir jacayl
19:09
Просмотров 28 тыс.
skibidi toilet 77 (part 3)
04:51
Просмотров 14 млн