Тёмный

SKIN CARE ROUTINE RER MY  

MY RAJO
Подписаться 244 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@AliaFarah-qg4ci
@AliaFarah-qg4ci Месяц назад
Keep going habo ❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk Месяц назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Месяц назад
Masha allha ❤❤❤❤
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy Месяц назад
Masha allh ❤❤❤
@user-qr8hu6ic1p
@user-qr8hu6ic1p Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshaallah 👌
@mashchannel3735
@mashchannel3735 Месяц назад
Mashallh Abaayo muniro hore usoco plz shout out isubi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Месяц назад
Mashaa Allah❤❤
@user-mw8fo2vi8s
@user-mw8fo2vi8s Месяц назад
Masha allaah xbbti
@barliin01
@barliin01 Месяц назад
Hbnki xili hore jiifo abaa muniiro si natural ah kaaga baxayaa dhafarka leh❤
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 Месяц назад
Masha allh abayo wajiga,,maxa, kucayilisay
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 Месяц назад
Habo muniiro shukran❤❤❤❤
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud Месяц назад
Masha allah ❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Месяц назад
Wcs abaayo muniiro❤❤
@asiabashir6338
@asiabashir6338 Месяц назад
Abooyo dukaankee kadalbanaa macaciisa iisoo sheeg adoo mahadsan macaanto ❤
@anabsaid4924
@anabsaid4924 Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@user-zh2ns5gx5d
@user-zh2ns5gx5d Месяц назад
Halkee ayaa laga hela yurub❤ayaa jooga
@asmamohamed3907
@asmamohamed3907 Месяц назад
❤❤❤
@fam3573
@fam3573 Месяц назад
Walalo faraha intaad ku mujuujisay baad biyihii ku celinaysaa ma fiicno waa bacterie 😮😮😮
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy Месяц назад
Abayo muniira ma kulayl bah marka ❤❤❤❤
@SaynabAbdullahi-nt4ic
@SaynabAbdullahi-nt4ic Месяц назад
Asxabta Abyo muniro waxan idinka codsanayaa in aad iso ducaysan howl ayaa meeel iga ga xaniman in Illahay igaso please fududeeyo
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 Месяц назад
Creamka qoraxda natus Hbo mumira❤
@sumayosiman5995
@sumayosiman5995 Месяц назад
Masha allah
@ruqiahusseinhassan1545
@ruqiahusseinhassan1545 Месяц назад
Asc ww Abaaydeey Muniira Abshir Cusmaan Salaan . Waxaan ku weydiiyey plz Dukaamada Somalida Denbosh & Tilbrug Adreeska II dhiib Waa mahadsan Tahey.❤
@nimofarah8193
@nimofarah8193 Месяц назад
Asalaamu caleykum wll saliida kuuriyaanka xageen kadalban karaa
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w Месяц назад
abayo aniga habenki besa isticmaala subax mala isticmaali kara
@yaasirhasan6119
@yaasirhasan6119 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 Месяц назад
Abaayo muniiro kimiko qof marsanaayo ma marsan karaa jwp video noga soo sameey qaali
@ifrahismaciil158
@ifrahismaciil158 Месяц назад
Asc Sister alaabtas oo dhan waxay supporgaraysa isralli
@naimahusein18
@naimahusein18 Месяц назад
Abyo kareeamka qoraxda iyo seramta magacooda ii qor mahadsanid
@user-le4tp4tw7n
@user-le4tp4tw7n Месяц назад
Abaayo please ha u istacmalin indha agagarkisa lagu matalgalin waat is ticmalikartaa majiga lkn idhaha iyo meelaha udhaw ha u istacmalin sifican iskaga aqri ✌️
@hamdiahmedibrahim7056
@hamdiahmedibrahim7056 Месяц назад
Muniro wankujeclahay wlhi abaayo lkn suasheyda ega masojawaben
@nimcosheekhxuseen8011
@nimcosheekhxuseen8011 Месяц назад
Ordinari miyaa abaayo
@kowtharmusa2995
@kowtharmusa2995 Месяц назад
Muniiro abyo nosheeg xageen ka hela alabtan wan rabaye😢🙏
@user-fe8ym2um6u
@user-fe8ym2um6u 28 дней назад
Labada muhimka ah.Magacooda noo soo qor.Please
@saabiriingk9520
@saabiriingk9520 22 дня назад
Byo sun cream ma isticmali karah hduu bariiska i dhibi
@user-om5cx4bm5h
@user-om5cx4bm5h Месяц назад
Ima jeedno abaayo
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 Месяц назад
Xagee kasoo gaday wll
@suldaamadareerka3472
@suldaamadareerka3472 Месяц назад
Inte ka hela abayo germany
@maryamsheekhaadan5360
@maryamsheekhaadan5360 Месяц назад
abaay muniro kasalami aritan feylataa
@UmuKhaalid-sx8iq
@UmuKhaalid-sx8iq 29 дней назад
Walalo munro hargaysa ma usoodirikarta
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 Месяц назад
Ordinary gabdhaha nuujinaayo ma isticnaali karaan usheeg walaaleey
@umumuxsinfadxi1186
@umumuxsinfadxi1186 Месяц назад
Waxdhiba may u keeneysa wll hooyo nujinaysa
@qqaran9846
@qqaran9846 Месяц назад
Gabar ey adiga gabar yar ad ila egtahay maxa anti ej ku fasha is kada waxy abaha dadka dhima waxey ila tahay I adan u bahneyn
@nimoqadan5734
@nimoqadan5734 Месяц назад
Serumka lama arko. Magaca mad soo qori wllo?
@Zahralive
@Zahralive Месяц назад
Beauty of Joseon Glow Deep Serum is the name ..google it abayo
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Месяц назад
Masha Allah 💙
@iftinsheekh4584
@iftinsheekh4584 Месяц назад
❤❤❤
Далее
WATANA JAWABTII SKIN CARE #my_rajo
20:11
Просмотров 35 тыс.
(ALI) OO FARXAD AYU LA OYAY ?#my_rajo
10:11
Просмотров 83 тыс.
ФОКУС С БАНАНОМ🍌
00:32
Просмотров 361 тыс.
МЕГА ФОКУС С ЧИПСАМИ
00:42
Просмотров 107 тыс.
ФОКУС С БАНАНОМ🍌
00:32
Просмотров 361 тыс.