Тёмный

SL oo maxaabiista kaga xiran Lascanod ku doonaysa in sharuud la’aan in loogu sii daayo&SSC oo diidan 

Gaylan Media
Подписаться 341 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Somaliland oo maxaabiista kaga xiran Laascaanood ku doonaysa in sharuud la’aan in loo sii daayo & Khaatumo oo diidan

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
maxaabiista snm wa dembilayaal mujiriimina oo 8 bilood oo toosa xasuuq kuhaya lascaano ee maxkamad ba lasaaraya inshaa allaah
@madingakok
@madingakok Месяц назад
Waxaan la yaabaa iidoorkii kuceytami jirey comentyada channel kaani xiliigii snm ey laascanood xasuqayeen xageey ka baxeen?🤔
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Месяц назад
SOMALILAND waa ku qasban tahey iney la fariisato, aqbashana KHAATUMO ❤🇸🇴
@asamadahmed1433
@asamadahmed1433 Месяц назад
Hhhhh
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Месяц назад
Geylan weriye somaalidu aad u kalsoon yihin like iyo shere wa xagayaga mahadsanid from buntiland
@asamadahmed1433
@asamadahmed1433 Месяц назад
Hhhhhhh
@AxmedAxmed-ep7yl
@AxmedAxmed-ep7yl Месяц назад
Waa Riyo Waxmaxaabis Ah Lamasiideynayo Waa Danbiilayaal Danbiilayaal Dagaal Oo Ah Milatari FORCE Ah ICC Ayaa Lageynayaa Konyo Waa in Cidiyaha Looga Qabto
@mariaali4935
@mariaali4935 Месяц назад
Calool jilicsaan ma umulbaa ilowsha dhowaa SNM marna laga yeeli maayo in maxaabiista la hayo waayo kuwii wax dilay waa maxkamad caalami ah waan dil ama daldaalaad aan dacwad lahayn kuwase askarta ah waa xisaab iyo sharuud adag in aaau dib u durkaan oo xuduudooda ku akeedaan oo ay aqoonsadaan jiritaanka SSC maanta waa aragnaain bakhtigu xalaal u yihiin kuwii hargaysa iyo geyiga iidoor joogay xaqii baa ka soo ifbaxay
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 Месяц назад
Calanka Bilicda indhahayga🌷🌹❤❤❤
@soultanalsoud4478
@soultanalsoud4478 Месяц назад
Gaylan média waad buugtaa xanunuu somaliland ayaan kuu hayaa eee illahayee haku cafiiyo.... ogoow sii kastoo aad uu hadashiid inaad somaliland waxbaa kaa qaadayne .
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Месяц назад
Adiga xnunsanayo isla yaab
@dahirduale5650
@dahirduale5650 Месяц назад
SNM waa in ay aqbalaan Dalkan dadkii baa u tashtay. Nabad iyo Deris wanaagna waa in lagu dhaqmaa. Inta SNM sheeganayso Dhulkayga Nabad ma rabaan SNM.from SSC Khaatumo
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p Месяц назад
... ma idoor ayaa ka cabaneeysan Walee reer duli ah ayaa tihiin
@mahamedmahamuud9031
@mahamedmahamuud9031 Месяц назад
Snm Wa kufsanay sida dumarka lo kufsado hub iyo rag na Wa ka hayna Marka ssc teda aya soconaysa
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Месяц назад
Maanka ku hay inaan maruun ku qabsan doono
@faaraxibraahim6063
@faaraxibraahim6063 Месяц назад
ssc khatumo lagama yaabo si fudud ugu ded dedto galka maxabiista waa wada tashi kabacdi laga tashanay
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Месяц назад
Woqooyiga ama somaliland hal maamul uunbaa ka jira waana somaliland
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
idor iyo Argagixisadah snm iyo museh oromoh waxaa lagah rabah inay bixiyan markah horeh mak dhaw naf iyo malbah wixii kah dhacay lasaanod tan kaleh waan in maxkamad lah so sarah gacan ku dhiglayashi kah gestay xasuqah lasaanod tan sadexad waa inay Argagixisadah snm saxixdah inay shaqoh iyo shegatoh ssc waxan ku racsanahay go aankah ssc idor weligih wuxuu yaqan khiyamadah waa in aan sih fudud lo wadah hadlin waa in u buxiyah shurudahah ssc
@asamadahmed1433
@asamadahmed1433 Месяц назад
Ma ku Ethiopia kufsatad ka mid tahay hhhhh
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад
Waa dMbiila yaal lama siin karo ragii magala dumiyey ee kun ka qof caga tired ee boqoĺaal ka diley waa riyoonayaan malaga baqayo maanta
@anwaraniis6865
@anwaraniis6865 Месяц назад
War wxs niyada Ha ugu dhisin adeer muuse waxa ma qoree ciidan bu ethopia geysty marky ka imada la is War San doona
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k Месяц назад
Labo mid bay noqonaysaa in aya Somaliland ay ogolato heshiska o ay jojiso shagashada ssc tankale hadi ay dido ssc waxa ufuran in aya dhaman maxabista maxakamada la tiigsato xuna ku rido dagalkana sii wado waa ssc ye
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
SSC WAA HALKEE????.BARIGA SOO BAAD LEEDAHAY!!!!!.SANAAG MA HOOYADAA BAA LEH????.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Месяц назад
​@@mustafahassan2555 sanaag ma ceel afwayn baaa😂
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
@@dilara-jj5yj BARIGA SOOL BAAD KA DEGTAA!!!!!.SANAAG 1 TUULO AYAAD KA DEGTAA FIQIFULIYE!!!!!.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Месяц назад
@@mustafahassan2555 marka badhan lasqorey iyo dhahar ceerigabo siil isaaq baa leh queen
@engmaahir8408
@engmaahir8408 Месяц назад
Saaxiriin😂😂😂 Waa dadka jaamac kadiye u dilay si ay somaliland uga guulaystaan
@hiesharbiodowa6405
@hiesharbiodowa6405 Месяц назад
Ssc la fadhiisan maayo la hadli maayo maxaabiis baan ka rabaa ssc ma aqoonsani nabad ma rabo waa kaaf iyo kala dheeri
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Месяц назад
Waa aragti gaban kana fog xaqiiqada wxaa SLand wax ku dooneyso lkn kama dhaceyso arinkasi dhanka ssc Ilaa SLand si toos ah nabada u qaadtan ayna qiraan jiri taanka dowladed ee ssc Ayna u wada fariistan 2 Mamul gobaleed oo siman Wxii intas soo raaca Waa caqiido jaban
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
wa saas
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Saax
@suldaanofficially
@suldaanofficially Месяц назад
Laascaanood waa somaliland Muusaa nawaalay Ilaahay ha jabiyee
@haras2143
@haras2143 Месяц назад
Ciidanka Siidaa Muuse🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Nothing called somalinder 😊
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Cadowga argagixisada SNM soomali diidka ah wax maxabiis ah la siidaynayo majirto
@Amiiniftinabdi-hv9wb
@Amiiniftinabdi-hv9wb Месяц назад
Maxaabista snm waa deenbiliyal dhiig badan ayey dadiyen lama sii dan Karo Farah bro
@MY-Geedi
@MY-Geedi Месяц назад
Isaaq novemver soo kala baxa. Kooxda soo baxda ayaa SSC Khaatumo ayay is arki doonaan.
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Месяц назад
Inta ay kibirka iyo faanka aan meel jirin ee iidoor kujiraan, waa in lala xisaabtamaa xasuuqii loo geystey, yaa warka ii door kujira, waa in xasuuqii meel la saaraa…
@muniirbk6327
@muniirbk6327 Месяц назад
Ok wllhi
@maxamedcabdicasiis1425
@maxamedcabdicasiis1425 Месяц назад
Somaliland wax bilaa sharuud lagu sii dayn maayo sababto ah maxaabiista sool ku xiran waa dambiilayaal dagaal oo xasuuq badan geystay ssc khaatumo awood uma lahan inay aqbasho hadal argagixisad somaliland
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 Месяц назад
Caar wiir kuwi duumiyey Laas caanod e AALLe no jeebiyey hawL yaaran haLo siidayo ya ku dhaaca
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🟦🐎🔥💪
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 Месяц назад
maxabis lasii daynayo iyo wado la furaya ma jirtee iidoor adkaysta dheh
@asamadahmed1433
@asamadahmed1433 Месяц назад
War ninkan Somaliland necbaa hhhhh na O G ba kolley yagan Somaliland la maqashiinkarinee 😅
@jammane3880
@jammane3880 Месяц назад
Yaab! Ina kaahin oo wanted ah baa maxaabis ka hadlaya Laascaanood kaalay dheh
@jaabirgaas9791
@jaabirgaas9791 Месяц назад
Galayan wax la sii daynayaa majiraan ilaa maxkamad islaamiya la saaro
@MalyuunNuur-g2r
@MalyuunNuur-g2r Месяц назад
No maxaabiista snm
@salmoonabdilahinuur5072
@salmoonabdilahinuur5072 Месяц назад
Nin Dambiile ah horta maka hadlikara sodayn dambiile kale?? SNM waa argagixiso aragagixisana dhayal laguma siidaynkaro.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkkkkkk saraakiishu halkii uu tuke maray baay marayaan adeer waxaadi madhacayaan isaaqland waan kufsanay adeer oo nasabadiina waan kasaaray oo garac baan kadhigay adeer
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax Месяц назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@xarfo
@xarfo Месяц назад
kkkkkkkkkkk qaadkii ma khamrigii bey ku dareen isaaqu
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
SL.dorasho ha aado markahore kadib hawsolabato sidaynta maxabista faido ayakujirta sidas umahelayso shacbiyad ucodaysa xubnaha ssc aykarabto haday shaqsiyad danaystay iyagu iskacimamadana 1)sharcida dorashadas wayburaysa 2)xal lagusidayo maxabistas wufoganaya wa 2daran mid doro
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
jabuuti way khiyaameysay ssc khaatumo laakin waxba kabedeli mayso in ssc khaatumo maamul madax banaantahay ee ssc khaatumo hore uso
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад
Wax cid ka qaadi kartaa ma jirto jabuuti
@xarfo
@xarfo Месяц назад
dal baan nahay xooga ku soo furaneyna jamhuuriyadii yareyd ma tuugsi bilowdày
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад
Damaca hargeysa ma soconayo hadii aay diidaan haloo kali baxo
@axmedcabdimaxamuud67
@axmedcabdimaxamuud67 Месяц назад
Bale😮no
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Месяц назад
Madaxdii dagaalka hogaamineysay dhamaantood qoorta lo dheerayn
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 Месяц назад
Muuse biixi wuxuu ku helayaa dhibco siyaasadeed inuu ku hordhawaaqo arintan. Aragtida siyaasadda iyo isweydaarsiga maxaabiista waxba iskama khuseeyaan.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
horta maxaabiis iyo wada hadal waxa kahoreysa idoor inay gardarada iyo duulaanka joojiya laakin muuse maleeshiyad bu soo guraya maxabiisna halasiidayo wa khiyaano iyo dulmi
@DanyerruuntasheegaHaye-jh3cb
@DanyerruuntasheegaHaye-jh3cb Месяц назад
Dhulbhante ilen social media iyo fikir gaylen media uso jediyo ayay ku socdan
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Месяц назад
Idoor SNM oo aan weli qiran in ay xasuuq geysatey, mag dhowna ka bixin naf & maal wixii Laascaano loo geystay, nabad waartana aysan weli diyaar u aheyn ISAAQII Gooja Cadde lagu jabshey... waxay ila tahay cidii SSC ah ee aan nabad aan shuruudaheeda la buuxin ka shaqeysaa " Waa Xulun Is dhaafsiin ah".
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад
"beesha caalamka oo ka walaacsan maxaabiista!" Sidaasi waxaa yidhi Gaylan media, iyada oo Gaza mudo kooban lagu xasuuqay dad kor u dhaafaya 50,000, kuwaas oo u badan caruur & haween. Bal iska daaye ayba taageersanyihiin kuwa wax xasuuqaya. Sidaa daraadeed, Hargaysa & Laascaanood iyagay u taalaa haday maxaabiis isdhaafsanayaan & hadii kaleba.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
beesha caalamku wa manaafiqin oo cida dheg nugul bay cadaadis saarta oo kukhasbta inay isdhiiba ee ssc khaatumo dhego adayga kudadaala xaq bad kutaagantihine
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Месяц назад
Hay'adaha caalamku ma iyagaa soo geliyey dagaalka Muuse Biixi iyo SNM?
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw Месяц назад
Qofkii istiraahda runta ka dhuumo waa khasab in runtu hor taallo aakhirkana lagu khasban yahay, isaaq maaha in tooda lagu khasbannyahay ee waa in xaqiiqda ay la noolaadaan
@hirsifow2183
@hirsifow2183 Месяц назад
Dad ayaa madaafiic lala dhacay oo la qaxiyey- mujirimiinta Faysal Fuley Bootan ka mid yahay waa in la toogtaa. Imisa wiil ayaa SNM mandheera ku toogatey 15kii sanno ee u danbeysey.
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 Месяц назад
Maxamed Cabdi Waare immisow ku qaatay u ololeynta mashruucaan dhinaca u raran.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
wuu kuceeboobi doona inshaa allaah
@HousseinAboubaker-pw4ff
@HousseinAboubaker-pw4ff Месяц назад
Waa doqooniimo jaahil nimo qaracan bahdil waji xumo iyo wax walboo lidi ku ah in maanta soomaali kala haysato maxaabiis
@asamadahmed1433
@asamadahmed1433 Месяц назад
Mesha ogadeen iyo ma jeerteen aya u camira . Ellen yaga magaca isaq gubaayee 😂
@maxdar11
@maxdar11 Месяц назад
Dhulbahante ma maantaa maxaabis ugu horaysa kkk beesha caalamku maxay tahay soonagii waligeen inagu kala wareejisan jirnay
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Ooynaye wajaale Hargeysa xashin gaashamo mideysta
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
maxaabiista snm waxa gacanta kuhaya jamaahiirti ay dadkoda xasuuqen ee hadi ssc laga deyn waayo cadaadiska maxaabiistas cagta lamarin
@nalayeadde
@nalayeadde Месяц назад
Sarakiisha sar sare maxkmad ayaa la saari waana la dili. CID na hor istaagi karta ma jirto
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад
Hadii la sii daynayo midkiiba hal milyan oo lacag ah ka qaata oo magtii xasuuqii ay geysteen ah
@LibanAli-zo9ic
@LibanAli-zo9ic Месяц назад
Maxaabiista maxaabiisbaa loo hayaa waxba ha wareerine dhumahante oon waligii bisad qaban ayuunbaa kusoo celcelianyaa maxaabiisbaa haynaa somaliland warkeedu waa cadyahay wada hadal kam fureyso kun kale usoo qbanaysaa ee suga
@MalyuunNuur-g2r
@MalyuunNuur-g2r Месяц назад
No siidayn Maxaabiista Snm
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
madaxweynaha ssc khaatumo noolow geesiga geesigu dhalay hayeen dulmiga iyo khiyaanada ismaacil horor wado ee ssc hore u wad ilaahayna talo saaro
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 Месяц назад
Faysal cabdi bootaan caynaba wey in ay ku badashaan😂😂😂😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
ssc khaatumo hanoolato allaah caziizka lajira
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Месяц назад
Beesha aalamku waa waxa soomaali hakaadhigay, waxaysan iyagu yeelin bay bay ulatagaan caamada sida soomaalida.Maxaabiista waa kuwo faraha dhiig ku leh cid kayeelaysa ma jirto.Inta faysal u horeeyo waa tiirka.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
wax wada hadal ah masocdaan sxb waxaasi waaiska hadal
@SakiHashi
@SakiHashi Месяц назад
Dhanka somalillnad waa dad badanaa ay kaqabsadeen magalooyin kooda joogay oo shacab ah lkn dhnka somalia waxay tabayaan international law ga waa dad lagu qabtay dagaal marka waxay ku tusay saa somaliland in ay maskaxa ahaan iyo madax ahan wareeren
@Beru700
@Beru700 Месяц назад
Si nabada iyo wlltinimo waarta loo helo . Waa in somaliland iyo khatumo ay si wada jir ah u sii dayaan maxaabiista ku kala xidhan laba dhinaca
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Sax LJN Isaaq waa inu aqbiilo
@Beru700
@Beru700 Месяц назад
@@superfun1819 aniga qabiil kama.hadlin ee dadka. Somalida wixii u Dan ah ayaan sheegay .waxa bilaa damiir ah ayaad tahay
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Месяц назад
SSC Khaatumo waa in ay sumeryaan faysal bootan iyo sakiisha SNM. Deedna ay yiraahan qof cadhaysan baa sumeryay..Waa in aysan nolool kaga bixin laascanood.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
libida gaatama marka lasoo xidho oo burco ladumiyo oo xasuuq iyo barakac kadho ba maxaabiis laga wada hadlaya ileen saasa cadaalade hadi wanaaga ssc lagu dulminaye
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Месяц назад
ور
@prosl11
@prosl11 Месяц назад
Waxaasi waa beenta darood ,adeer dadka wada gawraca hadaad doontan anaguba waya hayna darood badan oo maxbiis ah marka yaan been laa isku sheegin
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад
Good
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
bal cadaad xumadaas iyo xaq darada ssc laga hayo fiiriya yacni ssc waxa lagu khasbaya inay idoor kamid ahaato oo waxa layska indho tiraya in ssc maamul tahay yacni wa marsii haday marayso
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
walley wa yaab in reer ssc sidas loo dulmiyo oo ssc inu cadaasi lasaaro ee soomaaliyey hiil qaran udiyaar garooba wa in ssc xoog iyo dhaqaaleba lagu taageero oo yaheelina in gooni goosad loo duleeyo
@MaxamuudClaahi-ef9id
@MaxamuudClaahi-ef9id Месяц назад
Waa khasab shuruud la aana
@Tawakalwaayeel
@Tawakalwaayeel Месяц назад
hhhh ninkay dhib ku hayso ayuu khasab ku yahay
@Waayo____aragg
@Waayo____aragg Месяц назад
Futada ayaad ka tiri hadaad wax khasbi karto maxad usoo furan wayday 😆😂😆 YAA ibnu kalab
Далее
Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
19:44
Просмотров 103 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 16 млн
Waar Dag Dag Ah
16:05
Просмотров 3,4 тыс.