Тёмный

SODOHDAY IYO GABADHEEDA AYAA 10 SANO OO KAAMIL AH IGA QARINAAYAY ANIGA IYO NINKAYGU INAAN 😭😭😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 228 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 года назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤💞🤲☝🕋
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 года назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥
@missuk4851
@missuk4851 2 года назад
Subxanallah wlh waa qiso xanun badan ilmihii adiga aad dhashay halagaa qariya aaa adunkan waxaan la arkaynin waa un wajiga alle 😭😭😭
@hanaibrahim4721
@hanaibrahim4721 2 года назад
subxanalaah wallahi waa qiso xanuun badan yaa rabi maskinta allaah ayaa u hiliyay
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Subxanallah tad aragtaba tiikale kasii daran samra sadkiisa hela ala dulmigu xumayey salamad jasakallahu khyr ukhti
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 2 года назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@madiinocabdiladiif7218
@madiinocabdiladiif7218 2 года назад
Ayaaney qisadan qiso lamid ah waa idhiman tahay cajiib xaqa sidiisawa wasoo daahiraa
@mohamedmahad015
@mohamedmahad015 2 года назад
Dhib idinkuma haysee Liketa Calyada ah usaara Gabadha walaasheena, Subscribeta dhac ku siiya, Video waqti lagu soo baxshay baad adinkoo jiifa iska daawanaysaan adinku liketa waa la baqaylaysaan Team Ayaan Goobdoon.👊
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw the
@caliinaabdi7641
@caliinaabdi7641 2 года назад
Wlhi waan ilmeyey alla ilhow wxaaas okle hanagu kenin
@naimohussein1596
@naimohussein1596 2 года назад
Masha Allah Ayan cadey wan ku salmy ♥️♥️♥️♥️
@Bintubasra2019
@Bintubasra2019 2 года назад
AYAAN CADEY WAAN KULA SOCDA QUEEN 👑 ❤️✨️
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 2 года назад
Subxaana allh wllhi waa qiso xanuun badan ilmaahaga in lagaa qariyo🥲
@barwakoqalbinoura9918
@barwakoqalbinoura9918 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭qisadani aad bay iiga oohisay wallaahi😭😭😭
@Edebsan893
@Edebsan893 Год назад
Walaahi waa xanuun qisadaan
@jamiilosaciidjamiilosaciid9711
@jamiilosaciidjamiilosaciid9711 2 года назад
Asc abyo waxan rabaa inad kula wadaago ilatin yar runtii wan ku qancaa maxad adiga dadka kale maxd siineysid talada aniga comment masoo qoro hada dhaw ayan bilaa bay inad soo qoro marka qisayda waxay bilaa waneysaa: Aniga jamacd ayan dhigtaa marka sanka 2 ayan ahy marka abyo wiil ayaa jito oo sandka 1ayaa waxaa laqataa jamcda madootin sherin ah layirahdo oo waxaa waye health io IT compurutarka all dadka cusub sandka koowad wan isla qadanaa Marka wiilkas asiga waxaa uu dhigtaa kuliyad kale aniga cafimad ayan dhigtaa asiga marka cafimadka madhigto Wiilkas asiga imayaqan aniga ayan aqoon uleh mahi dadka bulshada badan micnha wiil ma aqan oo gabdhaha ayaan iskuficnahy aniga wanjeclahy ❤❤runtii aad ayan ujeclahay markii xisadaha laqadanato xisadaha aniga asiga bes ayan firiyaa dartiisa ayan safka dhexe u fariisa si aan urarko marka waxan raadiyay numberkiisa waxay igu qadatay inad radiyo waqti badn groupka jamacada aysn karaadiyay waxan helay markii la garaay fasad jamcda ayan whatsapp ka kahelay markas aniga wan save tay numberkiisa Hadadaan lajoogo aniga wan laxulmaa wana kacabsahaa oo markan is dhoho lasheekeyso tabar ayan ula sheekeyto ma qabo xitaa si aan janis ulahelo ayan xili hore imadaa fasalkiisa asiga ayaa ugu soo hormaro maran iskadho magacisa waye oo isbarta wan is arkaa aniga oo jogo bananka Waxaa isdhahaa wiilkan wuu ilakibir tadanyahy marka wan nogday jacel halmeel kasocdo Ee maxad ila talin laheed isheeg plss abayo waa codsi xitaa hadad soo qadan karin commentga igu soo jawb waxaa laga ayaa inandan isoo qadan abyo waa codsi waxan ka dhigtahy walashey iga weyn oo kale aniga waxa walal ah maqabo lkn adiga aysn hawada kaa bartay waxan kula socday 50-60 kun mada heysatay ayan kugu xirnaa ilaa hada wan kudawadaa inolow abyo plss pinka igu qabo si adan uhilman plss
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 2 года назад
Masha Allaah ayaan Allaah haku xafido qiso xanunbad oo guul Ku dhamatay
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 2 года назад
Jasakalah wllo
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 года назад
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🏽
@xaqiiqoofficial5840
@xaqiiqoofficial5840 2 года назад
Ayaan quruxeey sidaan kula so xidhiidh qalbi waanku jecelahay
@ashodakane5245
@ashodakane5245 2 года назад
Walahi adunkan waxan lagu arkeynin malaha waa qiso xanun badan subxanalah
@faisaomar1273
@faisaomar1273 2 года назад
Xppti alpo ku sallaamay ilahay dartis kugu jeclahay ayaaney🔥♥️🥰
@faxdiali8741
@faxdiali8741 2 года назад
Masha allh xafidulahi xabibiti
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 2 года назад
Subxaanallah ,waa qiso cajiib ah
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
maansha allh maansha allh allhu akbar subxaa na allh sax sax 💚💚💕💙💙💖💖💙💕💚💓💓💘💘💓💚💕💕💚💚💓💓💘💘💘👍👍💘💓💚💕💕💚💓💓💘💘👍👍👍👍🏵🏵🌹🌹🌱⚘🌷🌼🌸💐🌻🌺🌼🌷⚘🌱🌼🌻🌺🌸🌸💐🌸🌷🌼🌻🏵🌹🌹⚘🌻💚💕💕💙💓💓💘💘👍👍👍
@edhebsan
@edhebsan 2 года назад
Mashalah tabarakallah 🥰 hore usoco abayo Ayaan.
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 года назад
Ayyyy ayan indho qurux no naayaa indho weyn 😂😂😂 wlhi dar alle ayan ku jclhy
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
😘😘😘❤️❤️❤️
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 2 года назад
Maash Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@Xudun
@Xudun 2 года назад
Thnk you dear cwa dhan ku sugeyne allah protect you
@ilhaanmoha4884
@ilhaanmoha4884 Год назад
Keep going wllshy tan qiso waay dhfty😭
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 2 года назад
haberta io gaberta xaasid sana iyaaa
@hanaibrahim4721
@hanaibrahim4721 2 года назад
Masha allaah samirka waa cajiib
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 2 года назад
Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love❤❤❤
@asadcade8373
@asadcade8373 2 года назад
Sheka qiso leh ee igu dhacday ayan kaaga shekeyn raba ee xagen ka la so xarira walal qaali
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Instgram ayan gobdoon ama fcbook pej ayaan gobdoon
@maryanahmed5443
@maryanahmed5443 2 года назад
Saa kusukayay wadalay 😂😂😂😂 ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 2 года назад
Waa qiso xanuun badan
@FuraxoDhaqane
@FuraxoDhaqane 8 месяцев назад
Subaxan 😢😢😢
@indhauron7326
@indhauron7326 2 года назад
mansha Allah will bari ayuu ogaa dhigay
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 года назад
S.c.w.w Mahadsanid. Salaamaad carabi wiil jecelaa, Khiyaamo badanaa
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 2 года назад
illahay baa kashifay waa qiso cajiib ah
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 2 года назад
walahi dadka qaar zaid ayey udulmi badanyihin alxamdulilah ugu danben hadii is fahmen
@nagadxussen6692
@nagadxussen6692 2 года назад
Wsc Ayaan gobdoon 👸 💋 ♥
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 2 года назад
Waaba xanuun wlhi jiriraca iga kacday Allow wax sidaa noo galo hand tusin gabdhahaygii aan fiirfiiris ugalay inaan dhunkado oo laabta galiyo waa qiso dareen wadato
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy 2 года назад
WCS MARWO AYAAN HORE U SOCO IN SHA ALLAAHU TACALLAA
@afrikaofficial9492
@afrikaofficial9492 2 года назад
Waan ku sugaa runti masha allaah
@layloaxmed2385
@layloaxmed2385 2 года назад
Wcs ayaan qurux herey usoco
@sulaikhahassan3665
@sulaikhahassan3665 2 года назад
Saaan u sagayey wan daaley ayaaney
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Sorry 😞 xbbt
@sacdiyoladan414
@sacdiyoladan414 2 года назад
Xaqa hadi ladabolo allah ba daha kaqada
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 года назад
Asc abayo mashallah mashallah mashallah ❤ 💞 💘 😍 1👍👍👍👍👍👍👍
@maryanahmed8465
@maryanahmed8465 2 года назад
يا رزاق يا فتلح 😢😥😥😥😭😭😭 يا كريم هده أعجبني والله 😭😥لا تحزني 😢😢😢
@umumahado1766
@umumahado1766 2 года назад
Iyadan inalaya la dawacataya ahayada
@aminaelmi3971
@aminaelmi3971 2 года назад
Salam sare
@abdullahimataan7461
@abdullahimataan7461 2 года назад
Wa naxdin walahi
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 года назад
Subxanallah ax dulmigu xumaa.
@abdixasan8205
@abdixasan8205 2 года назад
asc hooyo ayaan gobdoon fadlan ku qor tirada qaybta ay tahay si loo garto loolana soconkaro mahadsanid
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 2 года назад
Dareenku waa cajiib
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 года назад
Solabsho wcn🥰🥰
@zidraali9150
@zidraali9150 2 года назад
Zubxanallah aduun inta kunoshahy waxkasta kafilo🥺
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 2 года назад
Cawa wa naga so dahisay mcney
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
😞 sorry
@ambiyomuumin7007
@ambiyomuumin7007 2 года назад
Asc abaayo
@hodanjoyofficial3902
@hodanjoyofficial3902 2 года назад
Ayan plz piin isar ♥️
@samiirocabdi371
@samiirocabdi371 2 года назад
Keep going abyo❤❤❤
@jamiilosaciidjamiilosaciid9711
@jamiilosaciidjamiilosaciid9711 2 года назад
Asc abyo isoo jawab
@bishaaroahmedbisharo9342
@bishaaroahmedbisharo9342 2 года назад
Msha allh
@fatxiabdinasir4780
@fatxiabdinasir4780 2 года назад
Waba is dhahaye maalinte shaki igu jirey waxan inee dhacayan ilmahan inla kala bedelayo🙈
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 2 года назад
Subxana allah
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 2 года назад
wlahi waa qisa aad unxanuun badan
@faduma1286
@faduma1286 2 года назад
Asc maamo hore usoco
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 2 года назад
Nayaa inaa dhagaystay uma maleeyo qeebtaan dambe
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 года назад
Wcs my abaayo ayaan sharafeey salaan borortooyo
@najmanashaad2375
@najmanashaad2375 2 года назад
Wcs xbbti ayaan
@Muhima2495
@Muhima2495 2 года назад
Allah akbar
@mabaawayare1449
@mabaawayare1449 2 года назад
M.a habo mcn 😍
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 2 года назад
Ayann gabdonn
@ashomohamedmohamed6408
@ashomohamedmohamed6408 2 года назад
Ayaan wan ku weheshtaa says karaab kaladuwan wan kuu Sarayu Hore u soo abaayo
@farhiyoawad8795
@farhiyoawad8795 2 года назад
Asc abaayo ayaan Gobdon
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Wcs xbt
@afrikaofficial9492
@afrikaofficial9492 2 года назад
Xapiipti keep going 💢 💪 👏
@sadiamohamed3151
@sadiamohamed3151 2 года назад
❤❤❤igu socotaaa😂
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Wcl abaayo 🤩👍
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 2 года назад
Abyo shekadan wa so copse aydo carabiya qofki rabo ishek wan usheka
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc SCW SCW SCW SCW Allha kuxfdo
@farxiyofiska1418
@farxiyofiska1418 2 года назад
Wcs ayaan cadey
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 2 года назад
ku mahd santahy waqtka aad noo hurto
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 2 года назад
cajiib
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Wcs abaayo macan
@darajoallah1158
@darajoallah1158 2 года назад
3noo soo geli walal
@asmaahmed1421
@asmaahmed1421 2 года назад
Xaly saan u sugayey bn seexdey part two gn
@faadumohassan2399
@faadumohassan2399 2 года назад
Xaqa ma haro lkn wuu hudumaa
@amaraali8799
@amaraali8799 2 года назад
Wlhi wan ilmeye
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Marata khaalii
@cadaryusufchannel1011
@cadaryusufchannel1011 2 года назад
Wcs wllshy qlya
@aliyaomar9733
@aliyaomar9733 2 года назад
Wanu xararooney ayaaneey inapti
@goldengirl2757
@goldengirl2757 2 года назад
🥺🥺😢
@abshiraershad8800
@abshiraershad8800 2 года назад
scw SCW
@nasteexomohamedmacalin1191
@nasteexomohamedmacalin1191 2 года назад
LasodhaqSo abaayo
@caaliyacabdulahi4895
@caaliyacabdulahi4895 2 года назад
Dulmi badanaa
@سامسونجسامسونج-ه8د
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@rumancaabi8414
@rumancaabi8414 2 года назад
Ala sakusugaye iyo sida layga hormaray cadaalad miyaa saan😭😂😂😂
@sabnaabdi5897
@sabnaabdi5897 2 года назад
Thanks ❤❤
@raynrayndesign5543
@raynrayndesign5543 2 года назад
m.a
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 2 года назад
at lizt alx m.a
@nimaalihussein8467
@nimaalihussein8467 2 года назад
Wcs Wn dalay saa ku sugyi 😂😂😂
Далее
V16 из БЕНЗОПИЛ - ПЕРВЫЙ ЗАПУСК
13:57
Bedel naftaada 90 maalmood @noqosaalixad9817
23:38
Просмотров 11 тыс.