Тёмный
No video :(

SOMALI CAAN CAAN DHALAY AYAY NOQDEEN WLH😂 | WAXA DAD NA XAMANAYA WA YAABAYSAAN WLHI😀 | WA YAABANAHAY 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 810 тыс.
Просмотров 163 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 557   
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Год назад
Hadaad aragto magaca nabigeena suuban ❤ maxamed SCW SCW SCW an kusalino Like na isaar. Please
@muhaymin7
@muhaymin7 Год назад
Scw
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Год назад
Scw scw scw
@abdifatah21rt
@abdifatah21rt Год назад
Scw
@abdifatah21rt
@abdifatah21rt Год назад
Sce
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Год назад
Wan filayay aduunku markuu waxba naga qaban wayo iney xamasho iyo uqdad ladhimanayan Viva 5 ta Somaliweyn 🥰👍🙏♥️🥰❤️
@ishwakali4441
@ishwakali4441 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉❤❤❤
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 Год назад
😅😅😅😅
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤
@ismacilraage
@ismacilraage Год назад
Tankis
@xasancusmaan6212
@xasancusmaan6212 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet
@caishocaliguure3056
@caishocaliguure3056 Год назад
Scw scw scw scw scw scw
@abdishakuryare6407
@abdishakuryare6407 Год назад
Asad waxaa ku ahay tageero waan ku salaamay
@maxamedcabdifitaax9022
@maxamedcabdifitaax9022 Год назад
E
@salmacabdi7051
@salmacabdi7051 Год назад
Sheekha wuxuu idhi north London ayaan Kula kulmay eedo soomaali ah waxay ahyd markii iigu horaysay ee aan la hadlo waxay igu tidhi waxaad leedahay khibrad wa inaad tagtaa masjidka Cuba oo aad dhalin yarta la hadashid waxan ku dhahay sabab waxay igu tidhi 6bilood gudaheed ayaan 2inamood ku waayey eedada soomaaliyadaa way ooyeysay ana waxba Uma qaban Karin 😢
@aishaabdiwahab3550
@aishaabdiwahab3550 Год назад
Am soori wale somali melkasta ey jogan hoyo dhiban mayara 😢😢
@aishaabdiwahab3550
@aishaabdiwahab3550 Год назад
😢😢
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Год назад
Haa si fiican waa U, af baddashay Taasi waan Kugu raacay! Excellent
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Год назад
@@seems5782 waa lagula yaabaay 😂
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Год назад
Thank you 🙏
@simanxusein9825
@simanxusein9825 Год назад
Kusali nabigeyna Mohamed scw❤😍
@anabbile386
@anabbile386 Год назад
Scw ❤
@zakamazaki6569
@zakamazaki6569 Год назад
Salalahu caleyhi wasalam💯
@muhaymin7
@muhaymin7 Год назад
Scw
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤❤❤❤❤❤
@abdiwaasachussien1841
@abdiwaasachussien1841 Год назад
Scw
@mohaweheliye8852
@mohaweheliye8852 Год назад
Shiiqa wxu dhahay Mama somali aya I timid wxeyna igu tiri masaajidka xafada wa inaad timaada si aad dhalinyarada xafada ugu qudbeeysid Mxaa marku dhahayna mamadi waxey kutiri labo wiil an dhalay aya 6 bil gudahood iga dhinteen,, wxaan umaleeya in gangiis yada london ay kadileen oy in loqudbeeyo raptii 😢
@ayanishmoha489
@ayanishmoha489 Год назад
Ha sax waye sheikha waxey uguwacdey asaga mafiyada kujiri jirey marku yara kadib wukatobad kenay carurta halaben bu uqudbeya
@casiisocadeey8565
@casiisocadeey8565 Год назад
😢😢😢😢😢
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Год назад
Waad saxan tahy
@sundusmohamed8862
@sundusmohamed8862 Год назад
Waad mahadsantahay🎉
@user-nq7di8ol2s
@user-nq7di8ol2s Год назад
Wadmahadsantahay wllo
@maxamedxaydaryasiin
@maxamedxaydaryasiin 9 месяцев назад
Ku saliya xabiibkeyna rasuulkeyna nabigeyna maxamed اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤❤❤❤
@Dr.Ali227
@Dr.Ali227 Год назад
Sheekh: Waxa uu dhahay" waqooyiga London maamo soomaaliyeed,ayaa waxa ay igu tiri " ( waana marki iigu horeysay oo aan qudbo aan ujeediyay ayada aawgeed ). Wexey igu tiri waxaad lanoo shahay dareen kaan. Waxaad ubaahan tahay in aad timaado masjidkaCuban oo kuyaala waddada kuubaan (Cuban high street). Waa in aad u khudbeyso dhalin yarada. Waxaan na ku iri maamo sababtee ayaa iigu cadaadinee arintaan taan in aan sameeyo . Waxa ay tiri waad aragtaa Aymanoow , waxaan waayay (oo dhintay) labo caruur ah oo aan dhalay. Muddo lix bilood gudahood ah. Maamo Somaaliyeed ayaa ooyneysa anigana waxba maqaban karo walaal. Like/ love❤
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Год назад
Wllo midh kama fahmin
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
​@@faadumomaxamed4159anigaba waxba kama fahmin wuxuu qorey 😂😂
@hudaali4856
@hudaali4856 Год назад
Manshlh sifcn ayaad u fasirtay❤
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial Год назад
Sifican Ayaa U Fasirtay Bro thnks
@laascanood
@laascanood Год назад
The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW❤❤
@muhaymin7
@muhaymin7 Год назад
Scw
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
scw scw scw
@electronicparacticsengshek6488
The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💖💕💕💕❤️💘
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Год назад
Salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤ ♥ ❤❤❤❤❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
scw scw scw
@hawaali5313
@hawaali5313 Год назад
Sheekhu wuxuu sheegaya in hooyo soomaaliyeed lix bilood ay ku weyasay laba wiil sidaad daratee ay ka codasatay in uu wacadiyo dhalinayarad. Ilaahay waxan uga barayayaa hooyooyinakaa waayay caruuratooda in uu siiyo samir iyo iimaan inta haratayana uu noo barakeeyo inata dhimatayana ilaahay ha u naxariisato aamiin yaa rabi
@muhaner_channel
@muhaner_channel Год назад
Inta xilegaan daawaneyso caawa waane salaamay from Mogadishu ❤
@cabiirabdalla8347
@cabiirabdalla8347 Год назад
Waa kaa qaade from Muqdishu
@cabdiwahaab6763
@cabdiwahaab6763 Год назад
Wan kaqaaday lpx from Mogadishu
@eesy8947
@eesy8947 Год назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@akshinflms2775
@akshinflms2775 Год назад
Scw Scw Scw Scw
@sahraabdikiriim1342
@sahraabdikiriim1342 Год назад
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلي اليه وأصحابي وسلم 😢
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Год назад
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend legend
@saciidliibaancismaan6148
@saciidliibaancismaan6148 Год назад
Sallallaahu caleyhi wasallam❤
@wiilbosaaso2103
@wiilbosaaso2103 Год назад
Scw Scw Scw
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 Год назад
Inta ila araktey in waziirku décoration ku dhiigle noqdey liketa dhac😉🤣🤣🤣🤣🤣🤣💖💖🇩🇯🇩🇯
@DuniyaSaciid-th3uc
@DuniyaSaciid-th3uc Год назад
Kusali nabigeyna Mohamed scw..❤
@moubarakmahad6979
@moubarakmahad6979 Год назад
Aujourd'hui j'ai eu la chance d'être dans les premiers commentaires wasir wan ku waata🇩🇯🇩🇯
@foosiyoqaasim5387
@foosiyoqaasim5387 Год назад
Scw
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤
@MissRosi22
@MissRosi22 Год назад
Scw scw ❤
@ApdijabaarOsmaan
@ApdijabaarOsmaan Год назад
الهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤
@cawobilan5721
@cawobilan5721 Год назад
Thanks 😍😍😍
@user-fg3rm4pb1s
@user-fg3rm4pb1s Год назад
Scw scw
@zakizakrafaj3206
@zakizakrafaj3206 Год назад
Naagta madow waxe tiri "Somalida African sax ah ma aha waxad arkeysa dad kle oo kudhex jira wana swbtas waxa ee noga duwanyihin yacni timaha,sanka,colroka sometimes "Ulajedka africanta kle wa ka qurxanahy" Shiekhuna wuxu yiri Hoyo somaliyed aya igu tiri masjidka Cuba wa inad timada oo ad u qudbeysa caruurta "Waxan ku iri swbta mxe tahy" waxe igu tiri waxan 6 bilood gudohod kuwaayay 2 wil oo an dhalay "Sido kle hooyadas wey ooyeyse anigana waxba uma qaban karin"
@shiinerozay
@shiinerozay Год назад
Wasiir arinta sheekha Sh: waqooyi London, aya waxa ila hadashey edo somali ah, wana markii kowad ee aan wada hadal la sameeyo. Edo somaliga ah: arinkan khibrad ayd u leedahay, wan inad timada Cuban masjid si aad u la hadasho dhalinyarta. Sh: waayo edo, maxad igu qasbeysa inan sida sameyo? Edo somaliga ah: Ayman, waxan wayey labadeydii caruur 6 bilood gudohood. Sh: 6 bilood edo somali ah aya oyeysa, hadana ana waxba uma qaban karo. Wasiir waa from hargiesa.
@ali__ahmedali___599
@ali__ahmedali___599 Год назад
FROM lanadan ☆Waziiiir●○ Kheebta Shiiqa::Somalida waa Dad Aaad ugu wanagzaan Waxan Arkay Eedo:ama Haweenay Ayaa Haada ka hor si Kadisa ku kulanay Wada Hadal Kadib Waxay Itiri Hadaan masjidka Tagi Laha Oo La ii Ogalan Lahaa 6 Bilood kama so Baxeeen cml Cibaaada Leee ♻️🙈💢🙌
@apdinazir9146
@apdinazir9146 Год назад
Muhiimada. Xariirka Adi Alha Ina xoojisid❤🎉
@fatmaosman1212
@fatmaosman1212 Год назад
Somali caan maxee unoqon weyde adaa ka dhalatee🥰
@sacdiyocabdikariim8683
@sacdiyocabdikariim8683 Год назад
Gabadha kowaad qaxay dhahday somalida curly hair (timo jilcan) slim noise (san dhuuban) ayee lee yihiin marka african sax ah ma ahan ee waa african oo ku jiro litter mix(xoogaha caddaan ah ) macnaha soomaalida waa iska dhal caddaan iyo african
@kumarsanu496
@kumarsanu496 Год назад
😂😂😂
@abdulkadirhajji9646
@abdulkadirhajji9646 Год назад
Qeybta sheikha wa dhacdo xanun badan oo hoyo somaliyed 2 wil ay dhashy 6bilood guduhood london logu dilay sidas u fahmin walalhy English kyga wa iska ki al abadir
@Lion25468
@Lion25468 Год назад
From sheikha Wasiir ☺☺ Wuxuu dhahay Waqooyiga London, Eedo somaliyeed bro tan waa wakhtigii Igu Horaysay ee aan la hadlo Iyada sababteeda ,Waxay Igu Dhahday Waxaad la noolayd Khibrada lkn waxay ujeeda waxaan Khibrad u leeyahay Waxaa ubaahantahay inaad timaado Masjidka kubin lkn wuxuu ujeeda waxay igu dhahday waa inaad timaada Masjidka kubin Wadada wayn ee Cubin waa inaad dhalinyada Aad lahadasha , Waxaan ku dhahay Eedo sabab maxaad igu Qasbaysaa inaan sameeyo tan oo ah Wacdinta dhalinyarada Way ifuurisay Ayman Waxaan ku wayay Aduunkan 2daydii caruur Lix Bilood Bro Eedoda somaliyeedna Ay Oynayso anigana wax masamaynkaro bro😥😥 Thank you sxp Qali Waxaan Qoray anoo indhuhu Ixanuunayso Bal Fataxxada Hala iimaro si uu ilahay caafimaad taam ah iisiiyo 😥😥
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Год назад
Naagta u horraysa waxay tidhi, Somaalida timohoodu bilaash uma laablaabna oo uma jilicsana ee dhiiggoodu amma "gene" koodu waa badhxanyay. Almacnoow, dad aan madow ahayn ayay isguursadeen. waa sidaa ugu dhawaan turjumaadu. kuqabo waayee pin-kaad sheegaysid.
@humalione2282
@humalione2282 Год назад
Naagta Ghanaian ka ah 🇬🇭🇬🇭🇬🇭Somalidu African sax ah maahan bey tiri, waa qas-qas oo hadii la fiiriyo dadkale baa laga helayaa ineu isdhex galeen. Sababtaas waaye sababta ay timahooda u jilcanyihiin
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g Год назад
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين يارب يكون الشفيع لنا يوم القيامة يشفع لنا انشا آلله اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله احبك يا رسول آلله 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖🥀🥀💙💙💙❤❤❤❤❤💞💞💞🇸🇴💙💙💙👍👍🤎💞
@nalka9994
@nalka9994 Год назад
Qof ugu horeyay dawadaY ❤❤ respect Wazir
@rermagalcashaq5570
@rermagalcashaq5570 Год назад
Ku sali nabiga maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdullahicade7091
@abdullahicade7091 Год назад
Wlllahy waa xanuunsanhy ii soo duceeya 😢 😭😭
@fartunfani956
@fartunfani956 Год назад
Allha ha ku cafiyo
@aidarousibrahim26
@aidarousibrahim26 Год назад
RU-vid maxa ku dhex keenay marka hadaad xanusaneysid masaajid tag de halagaga duceye
@fathi1129
@fathi1129 Год назад
Illahay hakucafiyo
@Abdirahman-Koronto
@Abdirahman-Koronto Год назад
Magacaa idilay "hantidhowrka qaranka" waziir eray bixin xasanad leh waye😂
@zaynabnuur7147
@zaynabnuur7147 Год назад
Wasiir noofasir dee maxaa fiirsan wax mfahmeen 😂😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan
@user-hs2om6bf5d
@user-hs2om6bf5d Год назад
Whisupp la imaaw
@mohaweheliye8852
@mohaweheliye8852 Год назад
Waziir Qofta wa reer gana waxeyna sheegtay somalida in ay curly tiin leyihiin ayna sabab utahay say iyada uhaysato in walidiintodi hore ay afrikan ahaayen balse cadaan ama carab guur sadeen sasna dhigoodi mix kunoqday 😂
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 Год назад
😂😂😂😂
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 Год назад
Afrikanki somali bey kuwadhen
@iqlasmaxamed7972
@iqlasmaxamed7972 Год назад
Waa beentet Africa ma nihi ee dad afrikana nala dago waa jareerta
@cabiirabdalla8347
@cabiirabdalla8347 Год назад
😁😁
@aishaali2498
@aishaali2498 Год назад
Abuuristeena dad badanaa layaaban aniga dariskeyga tinteyda hadey kala jeedo iyo hadey hagaagsantahayba waa la qurxantahay in aan African ka kale ka duwanaano ilaaheyba ku cilmi leh😂
@xuseensaadam4888
@xuseensaadam4888 Год назад
My dear brother zaki Bina haaji waan ku salamey
@XasanCali-ow4gb
@XasanCali-ow4gb Год назад
Waziir baramijka hanti dhowrka waqtj uyeel oo asbuucle nooga dhig
@nuromohamed7478
@nuromohamed7478 Год назад
Wasiirka qaranka 🇸🇴🇸🇴
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Waziir shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤
@muumowmuuse
@muumowmuuse Год назад
الله يسعدك يا اخونا فرحتيني الله يفرح قلبك ضحكتيني الله يعطيك العافيه والصحه وسلامه وكبروا الله يسعدكم الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله الا الله الله اكبر الله اكبر ولله الحمد
@kaldohuseen317
@kaldohuseen317 Год назад
Somaliya hambaliyo😂😂😂
@cawosaleebn1175
@cawosaleebn1175 Год назад
Wax nohambalyeya wan rabnee 😂
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 Год назад
A lot of people think i am from Ethiopia American African people we work together even somalia people. I am like no i am from Somalia.
@salmanfaitt886
@salmanfaitt886 Год назад
What😂
@mahadhussien6415
@mahadhussien6415 Год назад
Wa ogaden😂😂
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Год назад
Soomaali ahay dheh Ee maaha Soomaaliya Soomaaliya waa wadan Soomaali waa jinsiyada . Mar kasta Afsoomaali soo qor sababtoo waa luqadaada
@mustafabulle
@mustafabulle Год назад
​​​@@nuurahassan9470 marka lagu leeyahay where are u from? Jinsiyadaada sheeg ma ahee wadankee ka soo jeedaa weeye micnaheyda mida kale africaantaan waxey ka maseersan yihiin waa qabkeyna sababtoo ah marka la joogo america, yurub, uk iyo canadaba ma dhano black american, black canadian iwm ee waxaan dhahnaa somali american somali canadian, british somalian iyo somali norwegian iwm waxey nala rabaa sidooda oo kale in maskaxda nagala gumeysto oo soomaalinimada ka tagno misane meel walba la taagnaano black america black canadian iwm. Maba oga inaan SOOMAALINIMADA dadka kaga sareeno😂
@asmokhalif4959
@asmokhalif4959 Год назад
​@@mustafabullemaskaxda alha kubarakey0❤
@ahmedmohamedosman2517
@ahmedmohamedosman2517 Год назад
Marka hore ereyga xan waa halis Naarta ayaa lagu galaa waxaaad fiyuus ku raaadi nèesid iyo waxa kale kala baro wall Allah ku xafide.
@drogolyris17
@drogolyris17 Год назад
SOMALIDU WA BILA CAMAL BADAN KODU ANIGA XITA WA KUJIRA 😅❤
@MaryamaIbrahim-vg5yx
@MaryamaIbrahim-vg5yx 25 дней назад
😂😂😂
@ibra_ace
@ibra_ace Год назад
wasiir sheeka wuxuu yidhi "Eedo somali ah waana sababta aan hada dacwada u fidiyo koonfurta london anoo jooga bay igu tiri diinta waad taqaan waa inaad masjidka aado cuban ku dhiseen oo u sheegtid xaqa markaan ku eedo maxaad iigu adkaynaysaa inaan dadka lahadlo markaasay hooyadii soomaaliyeed ugu jawaabtay waxaan waayay laba wiil oo aan dhalay yadoo dhimashadoodu ukala dhaxaysay 6bilood oo qudha " intaa uun buu yidhi lakiin waxaan filayaa hadalku inuu intaa ka dheeraa xaalad taaganna laga hadlayey wa bilahi towfiiq
@muumowmuuse
@muumowmuuse Год назад
اللهم اغفر لنا وارحمنا وارحم موتانا امهاتنا
@MaryamaIbrahim-vg5yx
@MaryamaIbrahim-vg5yx 25 дней назад
Somaliyeey shiikha waaba quruxloow 😂❤
@abdullahisalah4702
@abdullahisalah4702 Год назад
Sheeqa wuxu yirii malinta igu horeese aan waacdiiyo or qudbeeyo meel hoooyo somali igu dirii galisaay igu tirii hooyo waaxan waye labo cunug aaan dalaay 6 biilod gudohood 😭😭😭
@user-ep8py8qp3v
@user-ep8py8qp3v Год назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم استغفر الله استغفر الله الله اكبر
@abdinaasirr7993
@abdinaasirr7993 Год назад
Waziir heesta hadal heynta wa zharaf taaz noodaara😂
@FaatikHasan-ty1dh
@FaatikHasan-ty1dh Год назад
Kusaliya xabiibkeena scw scw scw
@RaxiimMaxamed-gh3wr
@RaxiimMaxamed-gh3wr Год назад
Qofkii ugu aqoonta badnaa abid Nabi Muxammad oo ahaa kii ugu quruxda badnaa
@jhg5545
@jhg5545 Год назад
يا جماعه صلوا على النبي اللهم صل على كل الانبياء
@xamda185
@xamda185 Год назад
Washir gabarta waa Ghanian maseer yarna waa iska haaya Washir Shiiqa Hooyo Somalia ayaa tiri dhalinyarada waani sababta o ah 2 wiil ayaa ka dhinteyn 6 bilod godahooda. Washir Wilka sweden isha ka ridey Washir Jermalka gabarta masha allah tabaraka allah beautiful Washir moqalka ugo dambeyo gabar somaliyed yahoo gadayaa. Haha illahey haha wada cafiyo.
@SacdiyoMaxamed-r8r
@SacdiyoMaxamed-r8r 2 месяца назад
Hooyo yadeena ayaa soom Ali ah❤❤❤❤
@MUMISYT-ke6pe
@MUMISYT-ke6pe Год назад
muuqaalka sadexaad dib ugusoo celi
@user-vi4me1rv5p
@user-vi4me1rv5p Год назад
Ku Sali Xabiibkeeni Mohamed ❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
scw scw scw
@hodanabdullahi8232
@hodanabdullahi8232 Год назад
Wasir waxaa kadawanaa muqdisha cadey❤❤❤
@abdiyeyibrahim1936
@abdiyeyibrahim1936 Год назад
Waa somali anigaabi sxbo naha😅😅😅
@bilanbilandeka6289
@bilanbilandeka6289 Год назад
Reer Africa ruuntii caan aya noqotayn siba reer Somalia 😂😂😅😅 mashallah horay usocdaa aniga kacaan aya nitagay wlhi
@cabdulqaadirsheikh6031
@cabdulqaadirsheikh6031 Год назад
😂😂
@cabdirisaaqcilmi7154
@cabdirisaaqcilmi7154 Год назад
Wasiir suaal wataa sabab aad noog soogudbinesaa wax aadan aqoonin adigu hool aan hooshaada ahayn aakujirtaa
@umuzana
@umuzana Год назад
Oo wasiir ma eber baa xaga luuqada adaaba wadan gaalo joogah😅
@user-ul2se5fv6b
@user-ul2se5fv6b Год назад
Hhhh fashilkii oo qofa
@user-kl9hn7vi9u
@user-kl9hn7vi9u Год назад
Somali nimadi ayaa nalaga dhaxali rabaa😂😂
@PlzSubscribe_Like
@PlzSubscribe_Like Год назад
Subtitles noogu soo samee inaan ku dhahaan rabay 😂 Anagaad nasii kala shaxaadee😂😂
@meyranomar140
@meyranomar140 Год назад
Haa Somali 🇸🇴 sax waaye 100%
@fartundhaqane228
@fartundhaqane228 Год назад
camerada ayaa idinku yar waziir 😂😂😂😂😂 Somalia camera ma lahan
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Год назад
Wasser woow 3😅 mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 Год назад
Zaki sheikha wuxuu leyahay mama somaali ayaa 2wiil aydhashe mudo 6 bilood gudahooda kuweyde markaas wexey ledahay sheikhow kale masjidka oo dhaliinta unastexee walaahi waa muruugo waziir salan sare
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 Год назад
Saaka quracdeuda wad ila qeybsate waayo waxaan kufuure subaxaan barnaamdka hello ismaqal majiira somaaliyey ❤
@malyuunismailshukow7787
@malyuunismailshukow7787 Год назад
Quraac mise casho wll
@jowharmedia5378
@jowharmedia5378 Год назад
Sheikh wuxu dhahay waqooyiga london edo somali ba itiri wa inad timad masjid kana jedisa hadal Wuxu dhahay: maxad igu qasbeysa inan so jediyo muxadaro Waxay tiri: mudo 6 bil gudahood labo wiil ayan wayay 😢😢
@sagtaahmed6589
@sagtaahmed6589 Год назад
SAKIYOW HI FROM SUWEYTA SEDI😂
@Alberta-q4e
@Alberta-q4e Год назад
Waxey ogadeen somalida in ey bilaa camal yihiin o 24sac social media ku jiraan o eysan ka bixi marka views ayey kaso radsadaan
@hani7940
@hani7940 Год назад
Wlh been ma ahan Somali wàa dawa bila camal
@user-ul2se5fv6b
@user-ul2se5fv6b Год назад
Kugu raacsanahy wlhi
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 Год назад
Sheikha wuu dhahay mom somali aah aa itiri masjidke imow somali youths u akhri muhadaroh
@MohamedAli-kz2ib
@MohamedAli-kz2ib Год назад
waziir shekha wuxu kahadlay mama somali ah oo dagan woqoyga londan timit masjid comuneti cuban ah ka arimiyaan kadibna ushegtay 6 bilood gudahood in laga dilay laba wiil waa 6 bilood gudahood marka wuxxu dhahay away dadki somaliyeed waziir wu la murugooday habaryartaa dhibka soogaaray
@shucaybupdi2193
@shucaybupdi2193 Год назад
War gaalada inaa tiktok ka buuxno ogaadeen views caadi baba noqonay wllhi midkasta waji ka diyarsana😂😂😂
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 Год назад
Haa wllhi views ee Naga raban😅😅😅
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 Год назад
🤣🤩😍😮Masha allah👌👍💯👏🥰
@mahhhadmahad2047
@mahhhadmahad2047 Год назад
Wasiir waxaan qof iiso fasir dheh kadib barnaamijka gal saan barnaamijka dhane caajis ka dhigee
@subeyraskar
@subeyraskar Год назад
😂😂😂wasiirku wax ma baran 😂
@sancho_8
@sancho_8 Год назад
❤❤magacayga akhri😂😂
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Год назад
Tuban love mahayi hal love kuusaare😂
@user-fx4ft2zk8i
@user-fx4ft2zk8i Год назад
صلي على محمد وعلى اله محمد
@hiboyousuf4614
@hiboyousuf4614 Год назад
Haji maxa ka qaldan horta anaga somalia mesha ugu danbeso aan jogna halkee english ku aragne ada paris jogte no fasir noh😫😫❤❤
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 Год назад
Salalaahu calayhi wasalam
@MoAli-mp3hl
@MoAli-mp3hl Год назад
Camera phobia ayey somalida inta badan qabaan😂
@kalidog5835
@kalidog5835 Год назад
Walal hadaa fahmayso sheekhaan maadan qososheen aad ayaa u qiiroonlahayd😢😢
@user-fx4ft2zk8i
@user-fx4ft2zk8i Год назад
اللهم احفظ الصومال
@hamdacayr2197
@hamdacayr2197 Год назад
Wa somali gabadha qof jinsiyadisaa been ka shegayo ma jiroo wazir maxaa no bahdilee somalida wa dad ad u qurux badan sibaa African ka luqbey galayaan marke arkaan dad somali ah wali ba weenaga maseraan African ka 😂😂😂😊❤
@abdiwasacmowlid4626
@abdiwasacmowlid4626 Год назад
Wasir arimaha zaki binu xaaji waanku wataaa sharaf iyo karaaamo ❤
@ABDULAAHIABUUKARHASSAN
@ABDULAAHIABUUKARHASSAN Год назад
Keep koing waziir🇸🇴
@Tayopodcast
@Tayopodcast Год назад
Inta commenting turjuman u timid Wasir Sheekh wuxu dhahay edo somaliyeed ayaaa igu soo wacaday waxay iga soo wacdag south London , edo Somali ayaaa waxa igu dhahday waa inaaa timidaaa melaha dhalinyarada jooog ooo lahadasho markaaa “sabab edo” iyada oo oynaysoo markaaa waxa ku dhahday “labo ilmo oo an dhalay ayaaa 6 lix bilood gudoohood ku wayay “ macnaha waa ladilay “ mrkaaa waxay leedhay kalay dhalinyaradaa soo wacdi bal inay waxa kaa maqalaan oo ay wax ku qaatan waanadada
@Hamdi_Mohamed_75
@Hamdi_Mohamed_75 Год назад
Ilma ay dhashay waayo
@Tayopodcast
@Tayopodcast Год назад
Labo caruura oo dhashay weeyi
@fadunoelmi6615
@fadunoelmi6615 Год назад
Aniga Kilburn degan 😂❤
@ikraamvlogs
@ikraamvlogs Год назад
Wlhi we need digital camera ❤❤❤😂😂😂
@FarhanGuelleh
@FarhanGuelleh Год назад
Haji zaki, wan ku salamay sxb
@japoutipoi
@japoutipoi Год назад
Legend 600k coming soon
@hooyomcn8690
@hooyomcn8690 Год назад
Waziir gabadha waa somali 100% adiga ayeey ku egtahay
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 Год назад
Waa micnaha hadalka sheekha:- "Woqooyiga london eedo soomaaliyeed qiso ku dhacday weeye, wuxuu sheekada dhex galinayaa waa markii horayseen qisadan ka waramo eedadaa darteed, waxay igu tidhi waxaad la nooshahay khibrad(yacnii waxaad haysataa khibrad) waxa loo baahan yahay inaad timaad masaajidka CUBAN wadadiisa weyne, waxaa loo baahan yahay inaad la hadasho dhalin yarta, waxaan ku idhi edadii soomaaliyeed maxaad iigu cadaadinaysa(iigu adkaynaysaa) tan inaan sameeyo. Eedadii baa tidhi waa inaad tagtaa i eeg ayman waxaan waayay 2ba ilmood oon dhalay in u dhaxaysa 6 bilood walaalkayoow fanaaniin soomaali ahi way oyayeen ana ma awoodo inaan wax sameeyo" Halkaa aan fanaaniin isticmaalay artist ayuu isticmaalay sheekhu macno kalena waan u waayay haday jirto cid ereygaa micno kale u taqaan reply way inoogu faa'idayso haday inoo saxan tahayna wanaagsan, waayo waxaan doonayay kamaan waramine wax ay ahayd inaan isla garanaan ka waramay Waa kaa macnaha hadalka sheekhu wasiir yadoo luqadeenii soomaaliga ahayda FROM HARGEISA❤
@lazalee
@lazalee Год назад
2:10 dhigena wa daman kle oo kaso jeda mix aa nahay cml
@munimuni2808
@munimuni2808 Год назад
Gabadhu itoobiyaan mhn
@zakamazaki6569
@zakamazaki6569 Год назад
Wasir Somali caan baaye noqotay😍🤣
@muxadaro
@muxadaro Год назад
Kkkkkkkkkkkkkkk denies laa daha waa taxi lee isli heeso badan ayu xafidey
@hilaacfilmsvlogs1094
@hilaacfilmsvlogs1094 Год назад
Somaliwayn guuliyo gobonimo
@caynshemedia
@caynshemedia Год назад
Qofna haku xukumin wixii lagaaga sheego balse ku xukun waxaad kuu aragto 😚
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Год назад
ma cidbaad ku dhaga hadlaysaa mise xigmadan ayaad nala jeclaatay?
@caynshemedia
@caynshemedia Год назад
@@adoontiialle8270 waamahadsantahay
@umaymah277
@umaymah277 Год назад
Kkk noma fasireysid miyaaa😅😅😅😅😅
@cabdicadde7291
@cabdicadde7291 Год назад
Wasiir waakusalaamay from sheekh shantaay
Далее
Девочки, у вас тоже так? 💅🏻✨
00:17
SOMALIA VS ETHIOPIA | BEAUTY GIRLS 2020
3:36
Просмотров 66 тыс.