Тёмный

Somali Flim Isfaham Qoys Director by Paracetamol 

Xogmaal Media
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 441 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 613   
@bahjajiile9454
@bahjajiile9454 3 года назад
ayyyyyy waa shiixooyaa🥲🙏🏽✊🏽
@XogmaalSo
@XogmaalSo 3 года назад
Bahjo Thanks
@usaameosmaanmoallim8197
@usaameosmaanmoallim8197 3 года назад
@@XogmaalSo waad ka baxsatay
@bahjajiile9454
@bahjajiile9454 3 года назад
@@XogmaalSo sharaf korkaaga ha ahaato 🥰🙏🏽
@cabdiqaadirmaxamed2783
@cabdiqaadirmaxamed2783 3 года назад
Walee waa ii qarsoned wlhi jilaa wey ayaa thy wlhi adiga inaa ku wato ayaa iga hesaa wlhi
@mahadabdiahmed1117
@mahadabdiahmed1117 3 года назад
Ala bahjooy waaa sheegaaa alaleY😂😂
@MoShariff7
@MoShariff7 3 года назад
Markad magac leedahay waa inad bulshada influence kuyeelato ee maahan magac uun iska lahow. So influential,Thanks Brother Mohamed Paracetamol en his team
@aadanmahamed3509
@aadanmahamed3509 3 года назад
Ragu waa cawaan saa ma anaa kudhaley
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر 13 дней назад
Abwan Gesi Allow ku naxariiso
@shamsoosman9573
@shamsoosman9573 Год назад
Allha u naxaristo abwaan geesi😢😢
@abdalletogane8467
@abdalletogane8467 3 года назад
"Uuraa leeyahay.." Hadalkan waa riyada wiil walba. Alle awlaad baarri ah ha siiyo qoys walba, intaan wali guursanna calafkooda ha u soo dhaweeyo.
@kushkushbeautyofficial1149
@kushkushbeautyofficial1149 3 года назад
Aamiin yarabi
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 года назад
Amiin wll
@fahanmoha594
@fahanmoha594 3 года назад
amiiiin
@neyrus_having_Elmi
@neyrus_having_Elmi 2 года назад
Dad badan baa qiimeynin uurka iyo owlaada oo isku mid ula dhaqma hadey uur ledahay iyo hadii aysan lehyn labadaba
@leylaladan6880
@leylaladan6880 2 года назад
Aamin yarabi
@juleibibade
@juleibibade 3 года назад
Gbdhan Mohamed P La Jilayso Qaab Jilinkeda Walhi Perfect Waaye 😳👍🏼👍🏼☺️
@ubaxmohamedhassan1867
@ubaxmohamedhassan1867 Год назад
Abwaan geesii allhu yarxamuka fiiljannh😢 😢😢😢
@Sami80805
@Sami80805 3 года назад
mashallah, I love how our understanding different love lanaguages instead of men and women assuming what the other partner wants without listening to response but rather listening to understand and reflect. I am proud of Pracetamol
@ridwaannicesongreallyilike6816
@ridwaannicesongreallyilike6816 2 года назад
Waa xaqiiq
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 2 года назад
Mashallah I really like the way you tied this to love languages!
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 3 года назад
Kalsoonidi aan naftaada kawaayay kama helayo telefoonka wallaahay waa erayo dareenka caafimad qaba kicinaya ragow gabdhaheena siday inoo farxad galiyan aan ufarxad galino runti aduunkan dumar lamid ah majoogan rabi ha inoo. Xafido aamiin janatul firdows rabi ha ugu wada bishaareeyo aamiin
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 Год назад
Abwaan geesi ilaahey ha u naxriisto iyo intii muslimiin ah oo dhimantay aamiin
@zimbamaxamed7746
@zimbamaxamed7746 11 месяцев назад
Amiin amiin
@ahmedkosar7679
@ahmedkosar7679 3 года назад
Amazing watch,I always mohamed paracetamol and he always give a tip to save my family relationship. Thank you bro and sister.
@alidiis1682
@alidiis1682 3 года назад
Paracetamol kabtiisa ima gasho, He’s acting skills is on point
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 года назад
Cajiib wakhti kooban oraag amiiqdheer alaw is fahansii intaan isfahmin wlhi wanka helay hore usocda awlaadi nabi aadam
@nastehojama9138
@nastehojama9138 3 года назад
Beautiful movie it motivates all somali family’s thanks guys 🥰🥰🥰
@muniirocadey1382
@muniirocadey1382 3 года назад
Xaqiiqada ka jirto Qoysaska somaliyed ayey ka hadlee arintan bahja iyo baristimol waani wataaa🥰
@luulhaji3001
@luulhaji3001 3 года назад
Waaaaw so really 👍right and we need more for somali families to understand theses problems thank you guys so much 🌷🏆🌷👏👏👏
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Arya waxani dhaqan maaha nin iyo naag Kala ajnabiya iney zidan udhaqman xaraam waaye ee Rabi unoqda oo khyrka kumashquula💯💯
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 3 года назад
Run ahanti filmkan macna ayu ugu fadhiyaa inti fahmeyso👍💃💃💃
@ahmedzahalaganje4127
@ahmedzahalaganje4127 3 года назад
Paracetemool best somali actor i have ever seen
@0marabduahi62
@0marabduahi62 2 года назад
baracetamol actorka soomalida we love you dhalinta somliyeeed waxaan kaa codsan lahaa in aad furtaan organisition jilid ah oo ddka lgu soo saro thnx
@anzalhilal504
@anzalhilal504 3 года назад
My home Qardho❤🌍 Wiilkayaga Habo Mahamed paristimol markii boqortooyada Cisman Mahamud Reer Abti ku tahay Baariyow Alle hano ka daayo
@abdifatahaden8526
@abdifatahaden8526 3 года назад
Mnsha Allah waa xaqiiqo dhex taala qoysaska sonalida iyo kalsonidarada dhexdooda taal Raggow khiyaanada dhaafa
@eng-abdiazizfarah6162
@eng-abdiazizfarah6162 3 года назад
Paracetamol You Are Real Actor appreciate 🙏 ❤
@abdalenur4121
@abdalenur4121 3 года назад
Wa another level ninka
@dhodaandeeq550
@dhodaandeeq550 3 года назад
That's right
@thebaddestmanontheplanet1871
Ilahay haunaxaristo abwaan geesi
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 3 года назад
Paracetamol gabar ka jilid fiican ayaa u timi, oo hadalka heli og. Telefonkii uur baan leeyahay looga qaaday .Good job👍🏽😄
@A.A.E93
@A.A.E93 3 года назад
Macaan badanaa flim Bahjo Jiile ku jirto qurux badan allaha ku sharfo.
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 3 года назад
Ayyy🤴❤️🥺The real Actor paractomol❤️❤️
@cabdigood226
@cabdigood226 3 года назад
Paracetamol kani romantic waa dhaafay bro. Keep going
@Januune114
@Januune114 3 года назад
Farriin aad u muhiim ah ayu diraya film-kan. Waa ku mahadsanidin inad nala wadaagtan.
@umunaslihan1875
@umunaslihan1875 3 года назад
Isfahamka qoyska waa shey qali ah🥰
@hamdaabubakar1533
@hamdaabubakar1533 3 года назад
Waaaw waan ka helay filmkaan runtii waxa uu ka hadlayaa nolosha dhabta ah noloshuna waa is fahan👌🥰
@ibrahimabdullahi1787
@ibrahimabdullahi1787 3 года назад
Oh my God that’s so beautiful walahi I love this short clip.
@janoahmed2822
@janoahmed2822 3 года назад
Waaaw eeshcaala film this excellence
@hamdatimiro8890
@hamdatimiro8890 3 года назад
Waaaw parecetemol su uso joogsdey Cadi mahan Isfahan la aanta adunka Ka tagan wa technology gaa adunka walay qoys walba wuu isku haystaa Alle umada hys fahan siyo Laba kasto nolosha is amineyana Alle qulubtoda haysku so jediyo 🤲🤲🤲
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Ah abwaan geesi Alla hawnaxariizto naxariistii janadiyo xawdka alla hakumaczuumo
@38abdi54
@38abdi54 2 года назад
Best actor wlh paracetamol😂🔥❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 года назад
Turkey lagu jiloyaa muqdisho sugena guleysta team xogmaal❤🙏
@zamzamabdirizak7159
@zamzamabdirizak7159 3 года назад
Aaad io aad walshey
@XamdaCismaan-in6jp
@XamdaCismaan-in6jp 11 месяцев назад
Alow ku naxariso abwaan geesi wllo uu duceya🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nimcomahamed5573
@nimcomahamed5573 3 года назад
Illaaahow zowj wanaagsan aan kaa baryay🤲
@gobeeyhussein9228
@gobeeyhussein9228 3 года назад
Wow wxa daawashadiisa ka weyn wxa uu xanbarsanyahy 💯👌❤️ M.allh
@leylafarah3404
@leylafarah3404 2 года назад
Mashallah ishclaa wacyi galin
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 3 года назад
Legends are always legends paracetamol and abwaan geesi 🥰❤
@Qh_5555
@Qh_5555 3 года назад
Expres aad ku qalisan😂😂😂 abwaan gaysi another leavel😂😂😂
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 года назад
Waataa kaligey ku xabaalaa kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@tutu2524
@tutu2524 3 года назад
Again! FAMILY IS THE MOST IMPORTANT THING.
@fahmimohamed7372
@fahmimohamed7372 3 года назад
Soomaalidu waxay taqaan lamaanaha jaceylka ah 🥰🥰🥰🥰❤️❤️
@baashitube5044
@baashitube5044 3 года назад
Actorka somalida paracetemoool legend
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 2 года назад
Mash allh mohmed best daractor
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 года назад
Paracitamol best Somali actor 👏🏾👏🏾👏🏾
@Somali24.
@Somali24. 3 года назад
Isfahanka adiga iyo xaaskada waa muhiim
@Maxacusub-j5x
@Maxacusub-j5x 2 года назад
Waa xaqiiqada runta ah ee ka dhex jirto qoysas badan oo somaliyeed wlhi
@khalfa_p0ii412
@khalfa_p0ii412 3 года назад
Waqtii isii aa ladoxoya Express taganyxay apwanka 😁 Any way wa riwayaad micno weyn wadata always foward
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 3 года назад
Masha Allah massage muhiima oo bulshada anfacayo so badiya guulesta horayne usocda
@ilhamedebsan1520
@ilhamedebsan1520 3 года назад
Express another level ah ku laha 😂, he is so funny but not romantic at all 😂😂😂
@emranabdi9380
@emranabdi9380 2 года назад
🤣🤣
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 года назад
Walee maseextid 😀😀😀😀😀best darector mahamed bractimool🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@halimanoor1666
@halimanoor1666 3 года назад
Mansha alah waa filimke ogo horeysey aa awat kadawado marke lagarewo hoyo macan wajigeda hadan awot leyahay lake ayan talefon walibo kaga sare lahaa halkas kasiwada❤️
@alifantasticbashir1700
@alifantasticbashir1700 2 года назад
Wow u 4 make a perfect team and u have put a never ending smile on my face for 14 long minutes hop u produce more of this as a team
@fatimaawil3551
@fatimaawil3551 3 года назад
Best flim ever wuuuuuw
@abdirisakabdirahman9652
@abdirisakabdirahman9652 3 года назад
Barastamool best dialogue ever ❤️👌
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 3 года назад
Ay ay masha allah team xogmaal media keep going❤❤🥰🥰🙏🙏
@laylodawlad7030
@laylodawlad7030 3 года назад
films kaaan waxa ka fahme nolasha inee isfahan ku dhisaaantahaya eee aysan lcg ku dhisneeen nolasha wa jacayl iyo naxariiis eee ma ahan hani iyo maaal 😭😭😭😭😘
@ismaacilyare4664
@ismaacilyare4664 3 года назад
Parctemol iyo Gabadha wlh Waan ilmee yay Uur Ayaan kuu lee Yahy 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@AsadMaxamad-tc4qz
@AsadMaxamad-tc4qz 6 месяцев назад
Xamase Allah hawo naxarisato
@NajibHassan-rg2wh
@NajibHassan-rg2wh Год назад
Abwan geesi Allah Haw naxaristo
@mohamudwiilow6526
@mohamudwiilow6526 3 года назад
M.a Jiliin kii ugu wanagsana 🙏 Ee aan daawado
@ifrahabdala6010
@ifrahabdala6010 3 года назад
The one and only M. Pracetamol
@mariaqali4290
@mariaqali4290 2 года назад
Masha allah med paracemol vraiment acteur
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Naaago ama dumar saanay ahaaa iyo saasaa layiri iyo afaaro aan wax ooga jirin iyo family xanferesh iyo waqti lagu dhameeyo noloshaydin ma aqbalin mana qaadan cayntaasna ma ihi.hdan.alxamdulilah.
@nadasuldaan3519
@nadasuldaan3519 3 года назад
M a aad baan uga helay filmkan 😘❤️💯
@amaljokar8338
@amaljokar8338 3 года назад
Maxamed paracetamol wlhi waa jilaa cajib ah keep going bruh 💙
@nemooovaarah755
@nemooovaarah755 3 года назад
Ninkan gadhka wayn waa romatic oo qofa
@idmanqurux8557
@idmanqurux8557 3 года назад
Bahjo waka baxsatay shumiska sidaa uqabsataa iga gadan 💋
@ramloabshkrcali9698
@ramloabshkrcali9698 2 года назад
Qardho quman maansha alaah iyado barwaqo ah dalxiis wcnaa
@felisabdu2669
@felisabdu2669 3 года назад
Very good movational for young families , understanding is very important , and communication is the key of life...keep going guys
@hamdimohamed7681
@hamdimohamed7681 2 года назад
Bahja caadi maahan Gabar yar oo talent 💎💍 Paracetamol mahadsanid walal
@MuniiraCadaani-ql4hu
@MuniiraCadaani-ql4hu 10 месяцев назад
ilahay haw naxariisto Abwaan geesi
@kowsarmohamuud6396
@kowsarmohamuud6396 3 года назад
Wow hoygi boqrtoydah qrdho hygah raxadah❤❤🔥
@ahmedmusa8024
@ahmedmusa8024 3 года назад
Bahjo weeka baxsatay waayo nin weyn ee la jileysaa. Ninkan wax been been ah haugu imaan. Mr our actor M parestimol
@nooname2
@nooname2 2 года назад
Paracetamol jeclhy 😭❤ asi cml le kuducsta wllh inaa helenin an ogahy 💔😢tolow wiil asi cml mala dhashy
@fahimasaid8071
@fahimasaid8071 Год назад
AllHa yarxamka Abwaan geesi 😢
@khayyyo
@khayyyo 2 года назад
Express another level ah kulahaa !!! Wxn romantic uu dhaafayyy😩😂😂❤
@suufiaxmedwarsame7657
@suufiaxmedwarsame7657 3 года назад
Jilinka abwaanka cadi mahan
@muzamil2891
@muzamil2891 2 года назад
Masha Allah ❤❤
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 3 года назад
Mashaa allah paracetamol actornimo weykugu dhantahay 🙏🌹🌺🌳
@najmoali4365
@najmoali4365 2 года назад
Film ki ugu fcnay waye waa la ilmeyey naxariista inta yar ee uurka ushegeyso sida uu u qushuucay
@soodagan3048
@soodagan3048 3 года назад
Masha Allah get film 💯👏🏿❤️✌🏿
@nasiibcaydiid7382
@nasiibcaydiid7382 Год назад
Allaha unaxariisto abwaan geesi
@yahyaabdisheikh5286
@yahyaabdisheikh5286 3 года назад
Paracetamol Legend ✌️
@niitsalafnasax8512
@niitsalafnasax8512 2 года назад
waaaw m,a waaa flim fariin xambaarsan 🙏 waan ka hely runtii
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 года назад
Gabarta jiliinkeeda inaba caadi maahan Mahammed P💯
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 3 года назад
BAHJA C/LAHI XUSEN cidii garaneysa farta soo taaga hee
@army________girl5331
@army________girl5331 3 года назад
Ani
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 3 года назад
@@army________girl5331 m.a
@ttctransitfan
@ttctransitfan 3 года назад
This was good. Enjoyed the added value. It was heartwarming to watch.
@taatiko9307
@taatiko9307 3 года назад
Xogmaal Media Another Level
@qalbinuura7026
@qalbinuura7026 3 года назад
Inta TikTok kuso aragty qeybta urban ku leyhy is muujiya, 😂 🤣 🤣
@zuzubintuabdullah6562
@zuzubintuabdullah6562 3 года назад
Masha allh🥰another level jilaanka bahjo❤✌
@axlaamali7560
@axlaamali7560 3 года назад
Ay ay paracetamol keep moving jcylkaagi wanuxiisnay noosoobadi The super star somali actor ever🔥🔥🔥🔥🙏
@mohatimocade9790
@mohatimocade9790 3 года назад
Team Xogmaal 👉💪
@mssmaria7488
@mssmaria7488 3 года назад
Bahja abdulahi xusen keep goin
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 3 года назад
Sabarais, Sabaraiss, Sabaraiss ! ;))) Abwaan Geis! :) The funny chap!
@kaltounhagi2256
@kaltounhagi2256 3 года назад
Queen 👸 👑 Xamda ha nolato. Guleyso inabti
@anfacarab5083
@anfacarab5083 3 года назад
Yarkaan Abwaangeesiya wixii waa extra-jiliin micneey kabadbadis waaye
@zamzammohamed7909
@zamzammohamed7909 Год назад
Geesi ilahey haku naxaristo😭
@hamasjunior2997
@hamasjunior2997 3 года назад
Our paracetamol 🔥💪💪
@abdirizakholand9070
@abdirizakholand9070 3 года назад
Ayyyy waa xaqiiqo nolosheenna taabanaysa
Далее
New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool
29:16
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 9 млн
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
Просмотров 1 млн
MEHERKII XAYAAT EE MUCJISADA AHAA!!@SawdaBillan
46:23
Short Somali Film "Tuug la qabtay"
22:07
Просмотров 533 тыс.
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Просмотров 441 тыс.
New Somali Film Qalqaalo iyo Qoomamo,
32:40
Просмотров 606 тыс.
Батя починил интернет
0:43
Просмотров 1,9 млн
Сломалась
0:34
Просмотров 1,3 млн