Тёмный

SOMALI INHO ADKAA🤣 WA IMTIXAAN WLHI 🤣 | TIJAABI CODKAAGA & SOMALI MAXA KALA QABSADAY🤣 BEST QARAAXO 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 845 тыс.
Просмотров 151 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 507   
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 2 года назад
Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤ﷺ🤲🏼 Like Saara ❤🕋💞💞🙏
@sakaliyealiomar1304
@sakaliyealiomar1304 2 года назад
Intas dhan like taadis maa thy
@maanii416.
@maanii416. 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين وجزاك الله خيرا
@fatushR
@fatushR Год назад
Scw scw scw scw scw 🥰
@curricaaq7076
@curricaaq7076 2 года назад
Ku saliya rasulkena Muhammad scw🥰🥰 Allah ha u naxaristo dadkii eey haleeshay musiibada ka dhacdey xamar 🥰Allah ha caafiyo dadkii ku dhawacmey musiibada 😭 Sidoo kale Allah ha ka ajar siiyo dadkii ku deeqay dhiiga walaalahooda ku dhaawacmey musiibada iyo dadka la qaatey murugada Sidon kale dadka u kaalmeeyay 🥰🥰🥰🥰🥰
@maxameddhaqane1515
@maxameddhaqane1515 2 года назад
Waxa dunidan ogu run badnaa oguna dacadsanaa waa Rasuulkena Muhammed scw scw❤️❤️❤️❤️
@hananbeauty1
@hananbeauty1 2 года назад
االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️
@sakaliyealiomar1304
@sakaliyealiomar1304 2 года назад
WXan .el yee leyihin ma ahan inaa like ku radisid duliyahow
@maanii416.
@maanii416. 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين وجزاك الله خيرا
@maanii416.
@maanii416. 2 года назад
@@sakaliyealiomar1304 fadlan wll qofka niyadiisa adi kuma jirtid ee ku sali adi lee ajir KU heleesid asina waxoo ula jeedo alle ayaa ku abaal marinaayo
@zakariyecabdi7347
@zakariyecabdi7347 2 года назад
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM
@zakariyecabdi7347
@zakariyecabdi7347 2 года назад
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@maanka1111
@maanka1111 2 года назад
Hadii aad ujeedo magaca nabigeena muxamad صلي الله عليه وسلم like saar ❤️👍🙏😍🥰
@sakaliyealiomar1304
@sakaliyealiomar1304 2 года назад
Like haku radin magaca nabi duliyaa tehee
@jimcaalexasancumar27
@jimcaalexasancumar27 2 года назад
Inta dhimaday allha u naxaristo inta xanuunsan allha caafiyo amiin amiin
@maryamamaryama7100
@maryamamaryama7100 Год назад
Aalen
@maryamamaryama7100
@maryamamaryama7100 Год назад
Aamin yaallah
@dervishgunge3062
@dervishgunge3062 2 года назад
Wasiir barnamijkan waa perfect 👌 Legendka waad ku deg_degtay🤣🤣🖐🏻🖐🏻
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M
@alquduselec3952
@alquduselec3952 2 года назад
اللهم لا تحرمنا من جنّاتك 🕊️🍓🍌🥭🍒🍇🤍
@abdirizakdahir7648
@abdirizakdahir7648 2 года назад
amiin
@maanii416.
@maanii416. 2 года назад
اللهم امين يارب العالمين اجمعين وجزاك الله خيرا
@zakihassan4013
@zakihassan4013 2 года назад
Aamiin
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 2 года назад
waziirka qof an ku xiranahay oo muqaldisa idhafin ba thy runti allh kusharfo qosol mirana thy keep up😂😂😂😂🤞🥰
@Arafodore
@Arafodore Год назад
Don’t judge book by it’s cover the brother has a good voice Mashallah.
@bigsheeq2057
@bigsheeq2057 2 года назад
Alle kacabsiga waa arin aad u muhiim ah 😔🥰
@aamiincabdinuur3596
@aamiincabdinuur3596 2 года назад
Nabiga kusali nabiga scw
@sakaliyealiomar1304
@sakaliyealiomar1304 2 года назад
Intas dhan like raadis maa thy duliyow
@maxamedabdiqadiraamiin5194
@maxamedabdiqadiraamiin5194 Год назад
Scw scw scw scw ❤ ❤❤
@nasroali2077
@nasroali2077 2 года назад
اللهم صل علي محمد وال محمد كما صليت علي ابراهيم وال ابراهيم وبارك علي محمد وال محمد كما باركت علي ابراهيم وال ابراهيم في العالمين آنك حميد مجيد
@nawalnawal9308
@nawalnawal9308 2 года назад
Wasir wa ku wadana from ceergabo Somaliland 🤌✊😂
@najiibali6384
@najiibali6384 2 года назад
War wasiirka ino dhiga reer ceerigabo🤣🤣🤣xgeed ula cararten
@fathiawil800
@fathiawil800 2 года назад
waziir tiktoka kasohadal barnaamij qeeyla kabilawday😂
@mataanyoung2746
@mataanyoung2746 2 года назад
IstarLiin qalpi 100% gapdha xijaapka jallaHa wadatoH 🥰🥰
@raxmarayaan9735
@raxmarayaan9735 2 года назад
Walhi kabadan ayeyba u qalantaa masha allh 😊
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 года назад
zaki binu xaaji fans salaan kal iyo laab ah hawada idiin soo mariyey from italy florence 🥰❣️
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 2 года назад
Anigana gormad reaction igasoo bixin wasiir😂😂
@beyazii
@beyazii 2 года назад
Wan Ku tuuran karaa kulhaa😂🤣Legend Zaki keep going
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M
@dhaxalhooyo
@dhaxalhooyo 2 года назад
Kkkkkkkkk 👏👏👏👏👏caadi maaha kalsoonidu waa wax wayn😂😂😂😂😂 😎
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 2 года назад
Legend always Legend zaki bin xaji our legendary ❤
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel 2 года назад
Asc wllo qali RU-vid channelkayga iso boqo
@Naima4m
@Naima4m 2 года назад
Zaki bin xaaji ❤️
@dayibcabdirisaqcabdille4874
@dayibcabdirisaqcabdille4874 2 года назад
Kusaliya rasuulka scw
@muudahir7081
@muudahir7081 2 года назад
Iska hees loma heeso qoftaas ku heesta wexeba iso xasusisay codkyga😁😂😅😁
@maanka1111
@maanka1111 2 года назад
wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeys kasta ooidin heysta allah idinka qaado( wll) 100 subscribe iisaara xabibayal)aamin ya alaah 🙏🥺😔🙏🇸🇴🩸🩸❤️
@abdirahmanjiovani6411
@abdirahmanjiovani6411 2 года назад
Bilan 10/10
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 2 года назад
Hhhhh kan Barnaamij waa dhaafy kal iyo laab u qosly ar ama Ana dhinaceyga ka qeeyb qaataa 😄😄😄😄😄😄😄😄
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 года назад
Gabadha xijaabka jaalaha 7 / 10 .
@حبيبهعمر-ع1ض
@حبيبهعمر-ع1ض 2 года назад
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين يارب يكون الشفيع لنا يوم القيامة يشفع لنا انشا الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله 🤲🤲🤲🤲🤲💜🤎🤎💞💛❤💞❤❤❤
@hassanabdiibrahim2153
@hassanabdiibrahim2153 2 года назад
Meelahaan oo kale haku sooqorin
@updyrahmanahmett9813
@updyrahmanahmett9813 2 года назад
mdaxaa i xanuunaYy markaan videoga BilaabaYy markan KabaxaYyna Beerka i cadadaY qosol🤣
@ikran5811
@ikran5811 2 года назад
Wow horay usoco wall inshallah mardhow 500k🥰🥰
@shaakirdayipaliahmett2285
@shaakirdayipaliahmett2285 2 года назад
qoftaaa qamarka jaalaha wadata 100% waa walan tihiin wllhi
@deqalula9707
@deqalula9707 2 года назад
Wasiir teamka kamid ahay ee wxaan kaa cod san adiga iyo teamka iisooduceeya inuu Alle ubad igu arsaaqo😒🤲
@naciimoaxmed7271
@naciimoaxmed7271 Год назад
Abyo allha kugu arsaaqo awlaad waliba kuwoo bariya ah
@eng.azmarrmouze
@eng.azmarrmouze 2 года назад
FaNKa ReeR HaRGeiYSa HaLooDhaFo HaDaD DhaGa LeeDiN 👍👍
@liipoojochannel6639
@liipoojochannel6639 Год назад
waziir marka koowaad waan ku salaamay👋 marka xigta sxp wllhi ciyaalkii xafada aatahay wllhi😂adaaa izka qapanaayo foorteenbo wllhi funny aa tahay wllhi😂😅
@yuukeycraxmaancali
@yuukeycraxmaancali 2 года назад
Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa waziir
@jamaalisak4923
@jamaalisak4923 2 года назад
Waziir waa kusalaamay nio ani caan ayaan rabaa inan noqdo ee garab inaad isiiso ❤❤🎉
@abdirizakmohamed25
@abdirizakmohamed25 2 года назад
Zaki binu haji Qof dadnimo iyo karti badan dhalinyarada jecel allah hakugu karameeyo
@najaxabdihamanbidhanqurux1560
@najaxabdihamanbidhanqurux1560 2 года назад
Mayee waligaa gabadh haku xad gudbin
@nacimaqaali2495
@nacimaqaali2495 2 года назад
Wasiir waan ku saalmay uu iga gadan yahay barnajka❤❤❤❤❤🥀🥀🥀
@hawaali5313
@hawaali5313 Год назад
Dhamaantood Way wanaagasan yihiin maxaa yeelay way dhiiran yihiin 10/10 thanks
@EHF_Production
@EHF_Production 2 года назад
War wasir qosolka iga dhameysa cawa, 👍👍👍👍👍🙏🙏🙏
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 2 года назад
6:37 ninkaas fanaan reer koonfur galbeed ah waaye waxa ladhahaa shaakir by nuurshe
@khaLuuuuud
@khaLuuuuud 2 года назад
Zaki wllow adi kugu hytaaa😂😂
@zilentpoi5528
@zilentpoi5528 2 года назад
Maandiirshe aya siigayay 100%100 legend cod wuu ka hayah
@khadijobarkhadle8432
@khadijobarkhadle8432 2 года назад
Ana u horeeya wiziir waku salaamey✋🥺
@nimcoaxmad8782
@nimcoaxmad8782 2 года назад
@mss Nairobi intaa ka salaaamaaa 🥰🥰🤚😂😂😂😂😂 🏃‍♀️🏃‍♀️waziir waa ku wataaa guulayso 🥰🥰👏👏👏
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 2 года назад
Qatro qaraxa ladhaha gabadhas darisa nahe wa shactiro socoto codwenta😂😂😂
@abdikafihassan6893
@abdikafihassan6893 2 года назад
War waxaan cod maahe dadkan dhagaheena yeesan naga dhaawicin😅😅😅
@abdihafiidhussein
@abdihafiidhussein 2 года назад
Legendary zaki bin xaaji 😍🥰
@ahzabzeyn1558
@ahzabzeyn1558 2 года назад
Wasir wax aaad jafto xaad saan uga jeceshay adigoo dheelayo cebaw wax ka xun malahan aaaaa wasir aniga gacan ayaaan kaa tagtay ✋✌
@abdifatahabdullahiaddow1290
@abdifatahabdullahiaddow1290 2 года назад
10 mints 1k Viewrs wasiir waa tagtay coming soon 500k subscribe waa sargalkii mayalka adkaa ee jogay Mozambique 🇲🇿
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M
@nuurmacalinhassan4287
@nuurmacalinhassan4287 2 года назад
Wasiir iyada Mahan ee dhaga ha ugu jura aa ka waalaaya
@maaweelis_yare9962
@maaweelis_yare9962 2 года назад
Waziir wllahi caawa nuur baa kaabaxaya believe me
@ruwaydobarkhad7361
@ruwaydobarkhad7361 2 года назад
Wallhi qosol uu dhintay😂😂kaabtan
@zaimamin8071
@zaimamin8071 2 года назад
WASIIR DEGDEGU WAA CILMI SHAYDAAN
@iam_alia8991
@iam_alia8991 2 года назад
Wllhi halkan marka so galo anigo qoslaya le ka baxa 😂😂😂😂😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@mohanabdi7830
@mohanabdi7830 2 года назад
Waxaan is lahaa laba vowel ayuu gali lkn waad ka badbaadey 😂😂
@calimarcellocalimarcello8085
@calimarcellocalimarcello8085 2 года назад
Ah haa fannaan zaki bin xaaji yare waan kuwataa horey usoco lagant
@abdirahmaanabukar9168
@abdirahmaanabukar9168 2 года назад
From 48k up to now wasiir(sarkaal cusladay🤣)
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Wlhi qofka faana cod islama hayo😂😂😂
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M
@anzalamiro5584
@anzalamiro5584 Год назад
Axspta Road to 1million
@macalinkascholka
@macalinkascholka 2 года назад
Iisoo Raac hadaad ogtahy inaan caan ahaay😁😁😁
@adealmoha5623
@adealmoha5623 Год назад
Wasiirkeena waan ku salaamay salaan kaddib challenge waa inad ka mid noqota
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 2 года назад
walaalkay zaki binu xaaji ilahay muraadkaga haku rumeeyo waa walaalkaa marshaale yare pin igu walaalkay😭
@mohamettabdukadirft9709
@mohamettabdukadirft9709 2 года назад
Waziir aad baan kuu salaamay❤️🥰🤴
@nazim1523
@nazim1523 2 года назад
#dumarnimo ✌️ Waligaa dumar hagu dagdagin
@rania-ng1kj
@rania-ng1kj Год назад
Zaki barnaamij kiisa wan ku heestaa funny waaye 🤣🤣🤣
@mohamedosman5690
@mohamedosman5690 Год назад
Waziir 400 ma waxey noqotay garigaga tarikadiisa hor no socodsiiya team waziir
@ajkhaled
@ajkhaled 2 года назад
Sida shaatiga Loo diyaarsadey Iga Daran 😂
@hamdiabdullahi2424
@hamdiabdullahi2424 2 года назад
Waziir baryahan Sibaa no naceysaaa 😂😂😂azxapey waxa saranha wadada 500k shaqsada hee e
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 2 года назад
Wasiirka RU-vidrada zaki min xaaji legend
@abdisalamismacil7766
@abdisalamismacil7766 2 года назад
intaad zo daawatey zakariyow and tidhaahda haka shikiyin😂😂
@nouhhamza3452
@nouhhamza3452 Год назад
Legend zaki bin xaji waan kusalamay
@mahdiqoobey8424
@mahdiqoobey8424 2 года назад
Zaki bin xaji legend horay usoco
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 Год назад
Naag ragana haku dag dagin legend😜
@abdesaid4167
@abdesaid4167 2 года назад
Never judge a book by its cover Zaki bin xaaji aoe ninka masaan moodayey mise suu nqday😮
@ruunqueen9915
@ruunqueen9915 2 года назад
Wan kula socdaaa waziir✌
@wadankawaakeeni2415
@wadankawaakeeni2415 2 года назад
Een een leen idinku dhameenaa maahinee faar majiro maa taagantahay waziir keep going bro
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 Год назад
Najma cudoon best voice 🥀
@xuseentaatiko7456
@xuseentaatiko7456 2 года назад
Waziir marwalbo akshin cusub aa lasoo galee Maalin+haween+duhur+galab🤣🤣🤣🤣
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M
@amaligmahemed1524
@amaligmahemed1524 2 года назад
Tiktok madaawada waxa todobaadka dhacay adaa iga daba geeya legend
@mohamedenjoymohamedenjoy3448
6:46 wiilkas waa waata. Cod ayuu leyahay
@Fatma-he1iw
@Fatma-he1iw Год назад
Zaki xaaji waa ninka kaliya hadaa murug sanahay iga farxiya Allah kaga farxiyo sidaa iga farxisid
@kingzakki
@kingzakki 2 года назад
Frist comanti wasir waa ku salmay 🤝🤝
@samiirafayax5888
@samiirafayax5888 Год назад
Wasiir.adaanba.dab.yar.shideyne.maansha.allaah
@shiinecade916
@shiinecade916 2 года назад
Ninka waa faanaan zaki sxp shaciye waa magaciisa beydhabo ayuun juugaan
@sadaamlixle9750
@sadaamlixle9750 Год назад
dhara raraaaaa raaaa raaaa baa ka dhacday 🤣🤣
@Parisandsantorinilover
@Parisandsantorinilover Год назад
Kkkkkkk😂
@deeqowjaay
@deeqowjaay Год назад
Wasorow adaa alaseyy baxay maxawa hee gacanta intee uwadaa 😂😂😂😂😂
@naciimonalka754
@naciimonalka754 2 года назад
Wasiir ani igasoo tag tay Fananad banankeeda kudhacday Ahaay 😄😄😄😄😄
@wllziyaj9434
@wllziyaj9434 2 года назад
So legend kep going 😂❤❤
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 года назад
Geeri ayaaa igashay😭😭😭😭😭😭😭😭please asxaabeey isooduceey
@nuurcade1012
@nuurcade1012 2 года назад
Samir iyo imaan Alle hakaa siiyo wlal mcn
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 года назад
@@nuurcade1012 allha kusharfo
@nuurcade1012
@nuurcade1012 2 года назад
@@maryamoruun1532 soo dhawaw wlal mcn🥰
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 года назад
@@nuurcade1012 waaan dhawahay wll
@saakiryareofficial6275
@saakiryareofficial6275 2 года назад
Anaa dhalay ciyaal foorteembo kulahaa wasiirka foortamba baxdaye
@omargasleshop
@omargasleshop 2 года назад
Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@sumadqaran
@sumadqaran Год назад
Najma cudoon cudoon Markaan arko waan iska qoslaa wajigeeda waaba wax lagu qoslo iyo suuraheeda
@alinoor7648
@alinoor7648 2 года назад
Asxpy aniga cod fcn waan Lee yahy lkn aakhiro intee la aadaa😍😅
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 2 года назад
hhhhh injineer aakhiro anaga dhanba aaqiraan ka fakaraynaa ee Cali oo dhanba codkoodu wuu fadhiyaa
@nasriinabarre7262
@nasriinabarre7262 2 года назад
qoffool xun codkiisa haka shaking.waligaaa!
@akramaxmedcabduqadir4148
@akramaxmedcabduqadir4148 Год назад
waziir adiga ayaa dagdag for teembo adiga aya baxay 😂😂😂
@maslaxnuur8207
@maslaxnuur8207 2 года назад
Zaki bini xaji waku wata wallal mcn
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 2 года назад
fankaa ii baahan😂😂😂😂😂😂
Далее
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Просмотров 18 млн
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Просмотров 18 млн