Тёмный

somali lyrics axmed mooge libaan itageer allahayow 

somali eagles
Подписаться 1,8 тыс.
Просмотров 272 тыс.
50% 1

somali lyrics axmed mooge libaan itageer allahayow

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@samiyaaxmed-bs7wm
@samiyaaxmed-bs7wm День назад
Ilahayoow ha miban leyahaye i rumee yarabi😭🤲🇺🇲🇩🇪
@samiyaaxmed-bs7wm
@samiyaaxmed-bs7wm День назад
I tager allahayo arintaydayn Kala tal Ada tosin karaye😭🤲
@raahoabdullahi2732
@raahoabdullahi2732 2 года назад
Maanta oo jawiga iga khasan yhy ayaa soo booqday ee inuu allah wax walba ii hagaajiyo iigu soo duceeya 😭😭😭
@nashaadcalifarax8481
@nashaadcalifarax8481 2 года назад
Aad iyo aad sidookle Alle haku hagaajiyo
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Amin ya Allah
@abubakarmuhumed6670
@abubakarmuhumed6670 11 месяцев назад
Amiin*Allah
@rahmoahmed7249
@rahmoahmed7249 9 месяцев назад
​@@nashaadcalifarax8481p)ílllll))
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Год назад
Heestaan anoo tahriib ku jira ayaan dhageysan jiray I taageer alahayiw Oo I geeey qeyrkeey meeshuu tagay. . Alxamdulilaaah waa joogaa meeshaan ku taamayay usa 😊
@amalmohamed7267
@amalmohamed7267 Год назад
Anna hdaa waqtigaa kujiraa isoducey😢
@mohand17
@mohand17 2 месяца назад
​​@@amalmohamed7267baayo manoshahy matagty meshadi 😢
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
Cawoo jawigu igu adag yahay ayaan soo booqday 💔 Ilahow hamigayga ii rumee iyo qofkasya oo muraad leh muraad kisa ufudude amiin 🤲 Isoo ducee wll hadaad iga danbayso😔
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 года назад
Allah haku rumeeyo wax walba oo aad jaceshahay Aaamiin yaa rabbi 🤲
@sunarimk5931
@sunarimk5931 2 года назад
Ameen bro ❤
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
@@AyaanAbdirashiid4631 amiin sxb 🤲
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
@@sunarimk5931 🤲
@cilowali4662
@cilowali4662 Год назад
Alle haku fududeyo waxad jeceshahay Aamiin😢
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 Год назад
2022 cawa ayaan Heestan soo raadiyey Rabiyow hamigeyga ii rumee inaga iyo muslimaba. Hees laba maha ✍️
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Aaamiin wll Allah haku fududeeyo arintaada🥲
@susuhenna6975
@susuhenna6975 2 месяца назад
I taager alahayo sidaad horayba iigu taagertay arinteyda kala taalay cawa bishu 8/8/2024 alxm waxaan jogaa uk illhey iso nawad kenay waxaana alle ka barinayaa inuu si dhaqsiya o fudud iikugu sahlo sharciga aan sugayo si dhaqsiya o qeerka ku jiro yaa rabi ikaga dhig midaan kaga xamdiyo o aan kugu caasin yaarabi adontaada ayaan ahay sida niyadeyda ka guuxeso o qeer ah isii o cimri dheer iyo cafimad iyo cibaado suban iyo owlaad salaxa igu dar iyo midowno rerkeyga 😢
@fatxi1205
@fatxi1205 11 месяцев назад
Riyo ayan leyahay iso duceeya wllyal😢
@mohand17
@mohand17 2 месяца назад
Jawiga anig iga qasayan yahy ayan inta imaday tahriipa i qorshesan iso duceya😢
@cabdimaalikmohamedaxmed1714
Ano tahriib ku jira ayaan so booqday cawa iso duceey hadaa qoralkan aragto 😭😭
@hodhanomar1997
@hodhanomar1997 Год назад
Allow kunabad geey walalo
@Khaliil123
@Khaliil123 Год назад
Allah haku sahlo sxb Hda ma nabad tagty?
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Safarsalama insha Allah amin ya Allah
@IsmaaciilDhiblaawe-b9b
@IsmaaciilDhiblaawe-b9b Месяц назад
Alaha kuu fududeeyo
@hoodoabdi5402
@hoodoabdi5402 Год назад
Itageer alhayo hamigayga.irumee😢😢❤
@susuhenna6975
@susuhenna6975 2 года назад
itaager allahayow arinteyda kala taal adaa tosin karee yaa allh safarkeyga ii fududee o salaama iku gee yaa allh 😥
@cabitanosultansultan3387
@cabitanosultansultan3387 2 года назад
yaahuu
@nadaabdi8086
@nadaabdi8086 2 года назад
Ameeen ameeen 😭
@susuhenna6975
@susuhenna6975 Год назад
Alxm illhey nabad wuu iku keenay greece 14/7/2022 🇬🇷
@AxmedBare-w2t
@AxmedBare-w2t 2 месяца назад
Riyo Ayaan leeyahay iso duceeya
@ruthwanbakayle8005
@ruthwanbakayle8005 2 года назад
Xasuus uhaya haya hestan 💥💥🙏
@fadumodhuux1667
@fadumodhuux1667 Год назад
Wakhtiyada xanuunka badani goormay dhamaan 😓😓
@mohamedabdallah3558
@mohamedabdallah3558 Год назад
Durba way dhamaan huuno macaan Eebe haku garab galo
@IsmaaciilDhiblaawe-b9b
@IsmaaciilDhiblaawe-b9b Месяц назад
😢😢😢😢😢
@abdiasisahmedoday9476
@abdiasisahmedoday9476 Год назад
Waa habeen qofkaan aduun ka ugu jeckaa ay itiri waan kala haynaa Anigana qalbigay gay qaadatay 😢😢😢😢
@sabiriincabdicasiis4643
@sabiriincabdicasiis4643 Год назад
Kaxumahy
@AxmedBare-w2t
@AxmedBare-w2t 2 месяца назад
Alla maxaay hees aheed
@facebookusercom5727
@facebookusercom5727 Год назад
itager alahayaw 🤲
@khalidnour2732
@khalidnour2732 4 года назад
Wa hees wayaha nolosha ka waramaysa dhibta aduunka iyo imraxaankeda
@user-apdulaahi
@user-apdulaahi 9 месяцев назад
Ilahow hamiga iyo rajadayda ii fududeen 😢😢😢😢😢
@susuhenna6975
@susuhenna6975 Год назад
Itaageer allahayow😥; Caawa date ka waa 24/11/2022 waxaana jogaa greece 🇬🇷 waxaan sugayaa sharciga o ika so raagay 4cisho ikaaga hartay 18sano marka insha allh qeer ayaan rajeynayaa 2023 kane meshaan rabo o qeerka iiku jiro illhey ha inabad geeyo Aamiin 👸🤍🥀🦋
@susuhenna6975
@susuhenna6975 Год назад
Isbuuc ka hor waan wal walsanaa 30/11/2022 hadane alxm illhey bee mahado dhan u sugnaatay😘
@abdihakininasuldaan4488
@abdihakininasuldaan4488 Год назад
M,a wll fariintada danbe aad ayn ogu farxay 18sano wx yar ma ahn nolol fcn ayn kurajeynya anigane USA ayey maxkamad isocota iso ducee iney wx wlbo hagagaan mahadsanid heestani aya nawada kulmisay❤
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
@@abdihakininasuldaan4488 Allah haku fududeeyo wll sidaa jaceshahay Allah hakaga dhigo
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
@@susuhenna6975 masha Allah sister
@susuhenna6975
@susuhenna6975 2 месяца назад
​@abdihakininasuldaan4488 sorry wll farintaa qalad iga noqotay ee 18sano masugenin harciga pe anigaa 18 sano 4 maalin igaaga harsaneed
@qadanmohamed3659
@qadanmohamed3659 3 месяца назад
itager alhwo❤
@QooleyQooley-tb7cw
@QooleyQooley-tb7cw 4 месяца назад
Itager allayow adaa tusinkaree 🇺🇬🇺🇬🤲😪
@kaltumbashir-tk8qz
@kaltumbashir-tk8qz Год назад
ANIGO YAR BAY HOYADY MCN HESTAN DHGYSAN JIRTY XLDO JIRA AWGOD CAWANA WDA JIR BAN KU DHAGYSANYNA ILAHOW WX WLPA NO TOSI HOYADYNA CIMRIGA U DHERE😢🤲😭
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Amin ya Allah
@hoodoabdi5402
@hoodoabdi5402 Год назад
2023/6/5/_22 18pm itager😢😢😢.alhayo.hamigayga.irumeee. Amen
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Amin ya Allah
@shaxshaxleysidahoyadiid3910
@shaxshaxleysidahoyadiid3910 4 года назад
waa hees aan dhiri galin ka dhigto markasta
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 Год назад
Xaaladaasaan kujiraa 10 sano iyo kabadnba xataa naxariistii ilaahay qalbi ahaan wan ka quustay laakin afkiibaa la qabsaday inuu ilaahay baryo inkaston niyadi jirin😡
@jawibila3005
@jawibila3005 Год назад
naxariista Alla haka qusan
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
​@@jawibila3005absolutely
@Abdinajiib..maxamed..abdulahi
@Abdinajiib..maxamed..abdulahi 8 месяцев назад
Iimanka kugu yar wll intaa sidaa ufikiresid waliga wax mahelesid hadadan amin saneen in uu ilahey wax kuqaban karo simole
@aminmohamed1544
@aminmohamed1544 4 года назад
Wooow wn ka helay runti
@jamaalnuurdiin6245
@jamaalnuurdiin6245 3 года назад
itaager alahayow
@abdinoorXusein-p4q
@abdinoorXusein-p4q Месяц назад
Anigay tagogaha ijabisay hugum ijiifat
@asmadahir2073
@asmadahir2073 2 года назад
Itageer allahayow 🤲😪
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii jaamac jugle laxankii rashiid bulo codka a.mooge liiban
@sabiriincabdicasiis4643
@sabiriincabdicasiis4643 Год назад
Cawa o eytahay tariikhda 8/11/2023 ayaan murugo aduunyo io xanuno aad ubdan daremaayo ayaan dhaheystay walhi darenkeyga qiyaas maleh Kan kastaba xanun Baan damreyaaa riyo rajo laan iheyso cid neh igamaqarqabto wlahi xanunka io dhibka aduun waa ani ii akligeyga yaa allah sana jeclahay eyeel 🥺🥺🥺😭😭😭😭
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Allah ha ka dul qado amin ya Allah
@sabiriincabdicasiis4643
@sabiriincabdicasiis4643 8 месяцев назад
Amiin aamiin yarabii shugran 😢​@@spongebobsquarepants4079
@sabiriincabdicasiis4643
@sabiriincabdicasiis4643 7 месяцев назад
Mahadsanid wll❤​@@spongebobsquarepants4079
@kowsarxafso5881
@kowsarxafso5881 2 года назад
Aniguna tusmaysto qayrkay halku tagay utabaabushayste Itaager allahayow arintaydan kala taal adaa toosinkaraye 🥺🤲
@haretmoha9330
@haretmoha9330 2 года назад
11/09/2022 maaalin sabti ah saacadana tahay 2.24pm
@habooncolow8059
@habooncolow8059 2 года назад
Saturday night 18june 20/222 turkey 🥺
@bisharadan2076
@bisharadan2076 3 месяца назад
Who is here after TikTok
@apdilahixanafi2925
@apdilahixanafi2925 2 года назад
Cawooo nolosha iciishyba so bqooday
@raahoabdullahi2732
@raahoabdullahi2732 2 года назад
Wax walba allaha inoo hagaajiyo my pro ana ii soo duceey
@nashaadcalifarax8481
@nashaadcalifarax8481 2 года назад
Waxwalbo jeceshay Alle haku fududeeyo
@aliabdi1025
@aliabdi1025 Год назад
Wlhi Anigaba cawa soo boqday
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
I hope you're in good place amin ya Allah
@HUSSEINABUKAR-
@HUSSEINABUKAR- 2 года назад
Itaager Allahayow arinteydan kala taal adaa toosin karaye. 😕 cawa iyo jawi xun 😞
@hassansoubaneh-jk7ev
@hassansoubaneh-jk7ev Год назад
27/2/2023/ 11:21pm,salaasa itaageer allahayoow
@gudonmaxamed107
@gudonmaxamed107 Год назад
28 /4/2023/jimce itager alahayow😭🤲
@cabdixakiinjaamac5555
@cabdixakiinjaamac5555 2 года назад
Itageer Allahayaw🤲🤲
@bashiryasin5865
@bashiryasin5865 2 года назад
Wayaha aduunka maalma badan alahayow natageeer
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Amin ya Allah
@xamdixalane767
@xamdixalane767 2 года назад
Ani xulkeyga ahh aahh ax ax ax
@ilkacasebishoo678
@ilkacasebishoo678 Год назад
The best one
@salmanmaxamed4609
@salmanmaxamed4609 Год назад
iso duceya inuu Allaah khayrka i wafajiyo
@user-apdulaahi
@user-apdulaahi 9 месяцев назад
@Rasas2020
@Rasas2020 10 дней назад
😊😊😊😊
@najuunur58
@najuunur58 2 года назад
22.Nov.2021
@engmahadmohamed4569
@engmahadmohamed4569 5 лет назад
Allow noo fududeey hamigeenna
@teamiskuyaac3113
@teamiskuyaac3113 2 года назад
Amiin
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Amin ya Allah
@nasteexoabdi5552
@nasteexoabdi5552 Год назад
Tuesday 27july 2023😭😭😭
@CnuurFariid
@CnuurFariid 3 месяца назад
😢
@Cbdiwaaxid_10
@Cbdiwaaxid_10 Год назад
ninba meel kutuuurtee
@awilboss5689
@awilboss5689 2 года назад
Anaa
@HanadIbraahim-n5k
@HanadIbraahim-n5k Месяц назад
Volume
@farxaancalixasan7587
@farxaancalixasan7587 3 года назад
👌👌👌👌
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 Год назад
💖🙏💖
@kafiyamahamud168
@kafiyamahamud168 2 года назад
Cawa jawigu ma dagana alw itager
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Allah ha ku sacido amin ya Allah
@sacdiesheikh1411
@sacdiesheikh1411 2 года назад
Sax wayo runti
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭
@farxaancalixasan7587
@farxaancalixasan7587 3 года назад
💪🏾💪🏾
@mohamedjimale846
@mohamedjimale846 2 года назад
Asc
@awilboss5689
@awilboss5689 2 года назад
Gacaltioyo
@jamalali7626
@jamalali7626 2 года назад
😭😭😭😭
@mohamedjimale846
@mohamedjimale846 2 года назад
Good music
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 2 года назад
2022/3/3 👩‍🦳🧑‍🦳👵💔🤲🥵
@user-apdulaahi
@user-apdulaahi 9 месяцев назад
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 2 года назад
😥😥😥😥
Далее
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,8 млн
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Просмотров 1,8 млн
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
Просмотров 3,6 млн
AXMED MOOGE LIIBAAN | MIIDAME DHAGA MALEH
7:09
Просмотров 17 тыс.