Тёмный

Somali Museum 2018 Fashion Show & Somali Toosoo 

The Somali Museum
Подписаться 131 тыс.
Просмотров 190 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@sumayamahadelmi4005
@sumayamahadelmi4005 6 лет назад
Sariirtan jiifay awal lakin heeska calanka markii labilaabay waan istaagay walaahi viva 🇸🇴somaliweyn
@saedmohamed2831
@saedmohamed2831 6 лет назад
😃 cudur aqabta isdaweey
@malmo4235
@malmo4235 6 лет назад
Sumayamahad Elmi Sharaf lahow Aduun iyo aakhiro Bro 😢😢😢 dad Baa raba inay Na aasaan oo dadkeena iyo dalkeena iyo calankeena xabaalaan
@shukrinuriye2782
@shukrinuriye2782 5 лет назад
the day
@xurriyo16
@xurriyo16 6 лет назад
Ya salam jecliyaa dadkeyga iyo dalkeygaba Alloow iidhowr oo laabta burcad isu mari way duloo beene😭😭😭😭
@naftauroon3824
@naftauroon3824 6 лет назад
Aamiin Yarabi
@filsancawad208
@filsancawad208 6 лет назад
Runtii markaa arko heesta wn ooya walaalyaal aniga somaliland ayaa u dhashay hadana wlllhy billhy wxn jecelahy somali hal calan leh oo ah dawlad awood leh oo muslima aniga somali baa ahy waana jecelahy somalinimada wxn kuseexda kusoo toosa inay iman doonto hal subax oo dsdkayga iswada heestan gacmaha cadowgana oyayaan alle ayaa ka sugaya maalinkaa hada gaadhi wayaana ubadkeena gaadhi anaga walaalnahy isu af isu jinsi isu diin iswada dhalay sikasta oo isaaq dhib lo9gu geestay hada qofka muslimka ah waa inuu cafiya walaalkiisa muslimka ah ee qaladka kagalay waayo hadafkeena waa in aan jano wada galno ilove somali wlllhy dhiigayga tihiin waana ku faana plz madaxda wxn ka codsanaya inay dadkan israba isu sii dayaan wxa sugaya intay muqdisho nabad ka noqonayso. Qaarba igu sheega nacas se aniga ma ihi nacas muqdisho wn tagay mar waa dad aad u wcn qalbi fiicn ayaga isu xun oo islaaya se somalind wllhy dadka u dhashay way jecelyihiin iam from burco somaliland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ruunmohamed7976
@ruunmohamed7976 6 лет назад
Wa sax midaas adiga ne qof wacan ba thy maasha Allah wadaninimadu wa sidaaa bro
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 6 лет назад
. Soomaalidu waa (Lo' gisi mise Lo' duur saad u taqaanid. Dhul weyn oo daaq fcn leh Ilaaheey dajiyay taasoo awooyaashod usoo halgameen kana difaacdeen Dhurwaayada (Waraabe) Kooda Gaalka madow iyo kan Gaduudanbo ku riyoodo in uu Lo'daan iyada isku maqan ka dhex faa'ideesto. Runtii taasina wey dhacday Nasiib darro. Waa kuwaan maanta Xeen walibo Mooro oodatay. Iyagoo Iskusii kala saaraya. Dibiland , Weylland iyo Qaalinland. Waraabihina meel walbo kasoo hareeyay. Bad iyo Birriba. Inay usku yimaadan majecla ay Cudud mid ah noqdaan. Inay kala go'aan majecla oo xitta Waqooyi aqoonsi hesho. Xamar inay Alshabaab ka adkaato ma ogola. Inay qabsato ma ogola. Wabo inooma ogola. Maamul walbo waa sacbooleey Badahooda xitaa ma difaacan karaan. Diyaaradaha reer Dhurwaay way ina dulheehaaban habeen iyo Maalinba.
@hodaa2823
@hodaa2823 6 лет назад
Maashaa Allaah filsan Qalbigaaga wanaagsan Allaha kuu xifidiyo adigoo Kalena somali dhan Allaha ka dhigo the xabiibti💕
@hanad6666
@hanad6666 6 лет назад
Filsan Cawad Allaha inorumeyo taaas wa midakaleya oo qofkasta kumamo khasatan dhalinyaradena arkidona Inshlh 1🇸🇴👈 walashey dalka iyo dadkuba wa hal
@cabdiraxmaancabdilaahi9737
@cabdiraxmaancabdilaahi9737 5 лет назад
filsan cawad alla yacizak somaliya waa mid qudha wlh aad ban u jeclahay somali meel walbo ay dunida ka jogto siiba walalahen reer hargeysa
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 лет назад
Masha allah safiya tusmo codkeedu inaba caadi maaha like ii saar intii safiya u qirtay in ay tahay fanaanada ugu codka quruxbadan somalida ani waan aamiinsanahay
@xamdicabdulahi9135
@xamdicabdulahi9135 5 лет назад
Inanka xaamud ah iyo ani waxn nahy isku career lab technichian soo barbaar wlalo waa shaqo wcn all somali iyo intii ka qiirotay qalbiga 😍😍😍😍 aad baan ugu mhdcelinaa ubadkaan walidkii soo barbarshy ee fikrada wcn iyo wadaniyada ku dhehy
@anisaabdi4593
@anisaabdi4593 6 лет назад
Am proud to be somali
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 6 лет назад
Why? ?????
@anisaabdi4593
@anisaabdi4593 6 лет назад
@@hamsesuldaan1428 is that a question or an answer
@brawaaqoindhoroon2579
@brawaaqoindhoroon2579 6 лет назад
@@anisaabdi4593 good answer kkkkkkk
@studio4o9
@studio4o9 4 года назад
Tnxeadkr
@fadumaofficaill1068
@fadumaofficaill1068 6 лет назад
Heestan waan ku qiiiroodaa manshallah so barbar caruurteen somali
@abdiwelimohammed6179
@abdiwelimohammed6179 5 лет назад
Wwwwow ma
@gazudingutale482
@gazudingutale482 6 лет назад
mazna inta ka heshay like ta ha ii saarto
@Bashinur
@Bashinur 6 лет назад
Gazudin gutale waa laguu saaray sxb bal adna saar
@princesszagal23
@princesszagal23 6 лет назад
wlhi caadi ma.ahan somali museum dhaqnki xataa wa la dhowrayaaa iyo hidihiii somalida msha allah allah hadaayo. dhamn cidii barnaamijkan soo abaabushay😍😍
@samiramohamed359
@samiramohamed359 6 лет назад
Masha ALLAH .ALLAH SWT dalka yaga nabad ha nooga dhigo ,xaada aya i dubaxisay .Safiyo habibti adigana qorta qarso niman badan ba mesha jogane .
@SM-km1or
@SM-km1or 6 лет назад
How come we miss it every year? You guys need to do more advertisement!
@nurmohamedhalane5518
@nurmohamedhalane5518 Год назад
Hhhhh this so amzing wlhi maa shaaa Allah so proud to be Somalian
@cabdiraxmaancabdilaahi9737
@cabdiraxmaancabdilaahi9737 5 лет назад
masha alh wlshen filsan cawad allaha ku sharfo sida u jeceshahay somali ine mid qudha wada noqoto
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 лет назад
Muwah ubixii dadkena allaw carurta no badi oo no barakey viva somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👑👊
@faizaabdulahi3423
@faizaabdulahi3423 6 лет назад
Wax inuu diinta Ilaahy ugargaaro oo inuu Mucalim quraan ama imaam noqdaa kuma jiro😢😢. Waa shay aad looga xumaado. Waxaa fiican ina diinta lagu barbaariyo caruurta. Markaan saas leeyahay kama soo horjeedo inay Mucalim iskuul iyo doctor iyo artist doqdaan ee ina laisku dhaxwado ayaa fiican.
@Qalbi_uroon
@Qalbi_uroon 6 лет назад
Masha Allah caruurta somaliyeed ilahay ha xifdiyo 😘😘😍😍
@queenvanilla7224
@queenvanilla7224 6 лет назад
Aniga daadihiya barnaamijkaan baan aad uga helay masha allah allaha idin dhowro dadkeeyga❤🇸🇴
@ayanyusuf9518
@ayanyusuf9518 6 лет назад
Mashallah ilahay caruurata hano xifatiyo somalilay toos isku tirasada guul somaliywan 😗😘😍🖐🖑👭👬👫👪💑
@bashirmahamud9468
@bashirmahamud9468 6 лет назад
Wlh heesta mesheyda ayee dhigeen sadax daan qof cod koda ayaa u qalanto inee ka qadaan mel walbo hesta luga bahan yahay inyi ila araktay like isaara ✋
@ayaanhassanturyare578
@ayaanhassanturyare578 6 лет назад
Ax ax ilahow Somali midee carurtenana waqti ay dowlad kuarkan tus anaga dowlad lan kukorne😥😓😪
@haliimadiini557
@haliimadiini557 5 лет назад
mansha aalh ciyaalka soomali markan arko ayagoo hami leh waan farxaa somali hanoolaato inta somaliya like isaar
@NNN915
@NNN915 6 лет назад
Dad laga dhashoo dadka ugu xun uguna fiican illahoow somaliada ada u maqan👉🏾😭😭😭😭
@rahmahassanali8686
@rahmahassanali8686 6 лет назад
Mansha allah ilahow somali qalbigeda isku fur yarabi somali nabad kadhig
@kacaanfamily1505
@kacaanfamily1505 6 лет назад
Mashallah allow idin dowr viva somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saprinomar4762
@saprinomar4762 6 лет назад
Masha Allah hormar wcn ilaahay hanii xafido caruurteena I love you so much all of Somalia
@nacimomohamednoor8210
@nacimomohamednoor8210 6 лет назад
Mansha Allah carurtena Allow no dhowr
@nadiiraahmedmahamedgelle8881
@nadiiraahmedmahamedgelle8881 6 лет назад
Wallhy been sheegi maayeeh waan ooyey😭😭 safiyo tusmo hore soco axsan cod 😍
@frozen8291
@frozen8291 4 года назад
Somalinimada dadka kga sareenaa 🇸🇴❤✊🏻
@hafsamohamed962
@hafsamohamed962 4 года назад
Soomaaliyeey tooooso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙
@awoahmed2337
@awoahmed2337 6 лет назад
Cute kids Masha’Allah
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 6 лет назад
Awo abyo subscribe isaar
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 6 лет назад
Masha Allaah qurux allow caruurteena no dhowr
@razaanruun5247
@razaanruun5247 6 лет назад
😘😘anigaa ka maqnaa xaflada Waan aadi lahaa but mashqul ahaa abayo io Ayeeyo aaden 💖salama rer Minnesota 🎶❤❤❤
@mohaniabdi2779
@mohaniabdi2779 6 лет назад
Wlhi wan iLmeyay 😅😭😭😓 Alow dhawr ô somali mid qudha ka yeeL 💞
@cabdimalikcadaan5159
@cabdimalikcadaan5159 6 лет назад
NadiiYa Abdi isleenahay Dadaal dheh social worker wadanka ubahanee ✊
@cawlmedia6406
@cawlmedia6406 6 лет назад
Somaliland Somalia NFD DDS DJibouti Allow dhowr❤
@hodanadam9602
@hodanadam9602 6 лет назад
Masha Allah allow dhoore Somali meelkaste ee jogaan
@kaltuunahmed5804
@kaltuunahmed5804 6 лет назад
masha allah😍😘
@maryanissa6457
@maryanissa6457 3 года назад
Wooow ma sha Allah
@ibronuxka1192
@ibronuxka1192 6 лет назад
Cute somali....I loved mazna.
@MsLiongirl
@MsLiongirl 6 лет назад
Love abdi janan voice 😍 ilaahow ii da
@odaydaad7539
@odaydaad7539 6 лет назад
Doctor somaali jecelaa waa loo bahanyahay ilaah how runeeye
@hindahasan9202
@hindahasan9202 6 лет назад
Runti hesta calanka markan maqlo wn ilmeyaa somalia ha nolatoo allow somalia cadowga ka qabo
@ilhandhaqane6543
@ilhandhaqane6543 6 лет назад
Allow somalia nabad ka dhig ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢
@galadinho3212
@galadinho3212 5 лет назад
Amin ya rabi 😢😭
@guuleedmaxamed993
@guuleedmaxamed993 6 лет назад
mnsha allaah illaahay caruurta ha inuu daayo amiin
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 6 лет назад
soomali ilahow isku keen ilmadii naga dhamatay tadkan ilahow soo jeedi wawada hurdayane 😥😥😥😥
@kamadage2
@kamadage2 6 лет назад
Aamiin wlll qlllih
@khaliil1407
@khaliil1407 6 лет назад
Allow ada noo maqan wllhi wan ilmeyey cawa 😭😭😭
@ubaxmaxamed8189
@ubaxmaxamed8189 6 лет назад
Love you all Somalian
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 6 лет назад
Ubax abyo SUBSCRIBE isaar
@marktuan8692
@marktuan8692 6 лет назад
Somali ✔ Somalian❌
@teamdirisle2880
@teamdirisle2880 5 лет назад
@@marktuan8692 soomaliland
@deeqolifestyle9033
@deeqolifestyle9033 6 лет назад
Masha Allah lkn eraygan la adoonsadaa nahay laga bixiya fcn Maxa yelay hada xor baanahay
@nuraali7610
@nuraali7610 5 лет назад
Heesta kuma jirto la adonsadi.wayo somaliya lam adonsan
@safiyaseydomar3914
@safiyaseydomar3914 6 лет назад
Ma sha Allah
@amranyasin6840
@amranyasin6840 6 лет назад
Manshaa allah alaha no xafido caruurta kuwii dalkoga hagajin laha alaha ka yeelo
@leyloabdinuur6160
@leyloabdinuur6160 6 лет назад
masha allah cururtan alle ha xafido
@keepscrolling1767
@keepscrolling1767 5 лет назад
Hafid wants to be a singer😂 my jaw
@iam_yaass
@iam_yaass 6 лет назад
Soomalia illahayow nawad ka dhig😭😭😭😭😭
@Kingdom22222
@Kingdom22222 6 лет назад
I love you somalia
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 5 лет назад
Masha allah guul somaliya
@ugaasokhaliifa5828
@ugaasokhaliifa5828 6 лет назад
Mnsha allh guuul ❤❤❤
@leyloabdinuur6160
@leyloabdinuur6160 6 лет назад
viv Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴nabad $guul
@maryanjeelle
@maryanjeelle 6 лет назад
Masha Alla♥♥♥♥♥
@mohamedisse7895
@mohamedisse7895 5 лет назад
Proud to be Somali
@abwanzame599
@abwanzame599 6 лет назад
Mcha allah
@abdirashidafrah337
@abdirashidafrah337 6 лет назад
I love this song ❤️💕💕
@mumumaow9779
@mumumaow9779 6 лет назад
Somalia guuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜
@mbyofficial583
@mbyofficial583 6 лет назад
Ilmihi waaa laluminaya sbbto ah waxey ihid gabdhaha in loxijabo ayey ihid ssbto ah hidiyad idhaqan somali waa xijabka
@aarka8204
@aarka8204 6 лет назад
Erayda heesta calanka hadaa raaci laheen wlh sacan meeshan ma joognen Indhaheyka ilma ka qubato markan maqlo heesta calanka😪
@studio4o9
@studio4o9 4 года назад
Ramyzunnf
@أختمسلم-خ6ز
@أختمسلم-خ6ز 6 лет назад
Waxaa dhahdaan cabdi xaafid
@haniabdulahixaji1278
@haniabdulahixaji1278 6 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 😭😭😭😭 somali tooos
@rahmamohamudabdullahi7379
@rahmamohamudabdullahi7379 5 лет назад
wa jclhy Somali MASH Allah crurtena allow nodaa
@moabdii
@moabdii 6 лет назад
mnsh alllh ❤❤❤
@ilhandhaqane6543
@ilhandhaqane6543 6 лет назад
Masha allah
@ayaan-177
@ayaan-177 6 лет назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭 somaliyeey toos
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 лет назад
Ilaahii naftaydu gacantiisa ku jirtaaan ku dhaarteeH markiiiH heesta calanka la qaadaY jidhidhicaa igu jajabtaY muwaaadin baaan ahaY 😂Somalinimadu macaana
@aminablock2990
@aminablock2990 6 лет назад
Aamina Abdi markuu yiri wan iskunaxay waba yaabay anaa is mooday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asmaaahmed5648
@asmaaahmed5648 4 года назад
🤣🤣🤣
@qaliosman4128
@qaliosman4128 5 лет назад
Illahayoow adaajoogto ee dhibka nagasaar aamiin amiin .dhurwaaydii nagumaysanjirtay ayaa maanta shaati cad noosoogashatay margaasay dadkeenii isticmaashay sabtaas waxaytahay waxay isticmaashay dhalinyaradeenii ayay habaashisay siyasadeenii ayay habaajisay odayaasheenii ayay habaajisay culamadeenii wax karadkeenii oday dhaqmeeydyadii isamadii malaaqyadii boqodadii ogaasyadii fanaanidii haweeynadii kuli ayay hawaajiyeen hadaysaas ahayn intaas maxay?isku kenkeeni waayeen meelkasto oo aanjoogno gudaha iyo dibadaba waan dhibanahaye intaas oo aan soomagacaabay waxaan karajaynaynaa in ay nabad dhaliyaan midnimo iyo guul ayaan noorajaynayaa.
@sagalsomalianolovesseoul2381
@sagalsomalianolovesseoul2381 6 лет назад
Who the hell is cutting onions in my room when I heard that Somali song
@hodanidirizabdi3537
@hodanidirizabdi3537 5 лет назад
allow dalkena nabadee horay usocda😍
@soo7971
@soo7971 6 лет назад
Masha allha allha hanooxfido ubaxa dalka
@ruuruuujama2691
@ruuruuujama2691 5 лет назад
Soomaliyeey toosa miyaan laga ilbaxinba toosi waydee biyo halagu shubo bad inay kacdo
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 5 лет назад
Ya salaam jecliyaa dalkay iyo dalkyga
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 4 года назад
Cute waxa lagu yirahdo af Somaliga garan Mayo balse wa cajiib iyo qurux guleysta dadkeygow.
@roxantajaceylkaitsme4143
@roxantajaceylkaitsme4143 6 лет назад
Heestan markey qadeen nahabereen uf ikhtiyar nin lodidoo la adoonsadan ahey
@ademhassan5215
@ademhassan5215 6 лет назад
❤️❤️❤️❤️ my people 👸👸 king
@yacqubabdi870
@yacqubabdi870 6 лет назад
Aaway caruurtii culamada noqon lahayd aloow culimo nooga dhig caruurta
@istahilelisabeth2105
@istahilelisabeth2105 5 лет назад
Mashalla awlaada iyo waliidkoodaba
@sharafsaninamoh7652
@sharafsaninamoh7652 5 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 6 лет назад
Alxamdullah for being 🇸🇴❤️🙏🏽☝️💕💕💕
@queenaamina744
@queenaamina744 6 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴viva somalia
@mahdysamatar9968
@mahdysamatar9968 4 года назад
Caruurtii waad dhaanteen 1 mid oo raba majiro daaci amasheekh
@hamdihasan547
@hamdihasan547 5 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@dalmaryare9838
@dalmaryare9838 6 лет назад
Somali horumar
@sharifadan5683
@sharifadan5683 5 лет назад
Somali gud
@أختمسلم-خ6ز
@أختمسلم-خ6ز 6 лет назад
Xaafid noo xaafid waa الله
@fastfoodking.6448
@fastfoodking.6448 2 года назад
You haven't even mention at one time at any one of kids who want to be scholars of Islam.
@ismahanabdirashid5720
@ismahanabdirashid5720 6 лет назад
ilin ba igatimid wlh😢😢
@zamzamdhool2268
@zamzamdhool2268 6 лет назад
MashaAllah
@nasradaganofficial9142
@nasradaganofficial9142 6 лет назад
Wlh ileeen baa iqabataaay
@SabreJamesOfficial
@SabreJamesOfficial 6 лет назад
Mashaallaah mooi kinderen 😚😚😚😚😚😚
@dr.fathidaher8186
@dr.fathidaher8186 5 лет назад
from China somali Djibouti hi
@fahiimafaarax4288
@fahiimafaarax4288 5 лет назад
Lab tech😍
@Somali-One
@Somali-One 6 лет назад
Somaliyeey haanu ku tashano inaanu madaxwaynayaal ka noqono geeska Africa sida ethiopia, Eritrea, kenya iyo yemen. Waayo intaaba degaan ayaanu ku leenahay cid naga hortaagana majirto. LKN oodba sidey u kala sarayso ayaa loo kala guraaye, dawladeena dhexe haanu taageerno oo qabyaalada tuurno.
@neecaawm8583
@neecaawm8583 6 лет назад
HEESTA AYAA U SHEGEYSA IN LA RABA IN LA ADOONSADO IN LAKALA QEEBSHAY YAA UGA TEGAY WACYI GELINTAN AWOOWAYASHEEN SI AAY U ILOOBIN LAKIN MAXEEY SAMEEYEEN IN AAY GOBAL GOBAL ISKU SOO XIRAAN
Далее
Somali Museum Night 2018 , Ciyaaro Dhaqameedka Arooska
14:10
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,1 млн
ITZY 예지한테 AI 메이크업하기💖 #shorts
00:23
12  Somali
8:31
Просмотров 7 тыс.
Dancing with Somali People in Minneapolis
9:03
Просмотров 873 тыс.
GULLED SIMBA | Muna | (official video) 2017
5:53
Просмотров 15 млн
S O M A L I A | 2018 AFRO CARIBBEAN NIGHT
13:50
Просмотров 2,2 млн
nimco dareen 2012
5:39
Просмотров 5 млн
Somali Museum Dance Troupe - 1,000 Who CAIR
14:08
Просмотров 126 тыс.
CNA-Q Somalian dance
9:31
Просмотров 100 тыс.
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,1 млн