Тёмный

Somali Music Intee aaday ayaantaan Song by ☆Farxiya Fiska☆ 

Farhiya Fiska
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 277 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@abdiqaliqmohamedelmoge1555
@abdiqaliqmohamedelmoge1555 2 года назад
Markii ay wax kasta oo Nolosha kugu adkaato. Ha is dhibin. Hana niyad xumaan Cidlana ha dareemin iyo in uusan qof ku caawinaynin. Dhibka ku helaa u adkayso. Ogoowna in qof kasta ay kula mid tahay oo aduunkaan laga helaaynin qof waxkasta heeysto oo dhamaystiran..
@abdulaahiahmed9125
@abdulaahiahmed9125 2 года назад
Saxiix 💯
@maxamedsky4759
@maxamedsky4759 Год назад
Sax wllhi
@munaahmed0119
@munaahmed0119 Год назад
Intaad so qortay ayn daremaya, allah qalbiga i qabojiyo.
@maxamedsky4759
@maxamedsky4759 Год назад
@@munaahmed0119 samir oo adkeyso maal mahii wacn weyso socdan🙏 insha Allah
@munaahmed0119
@munaahmed0119 Год назад
@@maxamedsky4759 mahsanid wll
@bakasahuqa86
@bakasahuqa86 Год назад
The queen of Africa.much love fro from Kenya.
@FAAD21
@FAAD21 Год назад
Queen of voice Fiska
@avv.muzamilll.m8390
@avv.muzamilll.m8390 2 года назад
Fiskaay cod waad haysaa balse heestan waa u xoog sheegatay oo ma aadan keenin, xitaa uma dhawaan. Balse waxaan ku leeyahay horay usoco. Legend
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 5 лет назад
heestan marki lasaaray laxa qarnigan joogno xasuus ifalisay waxaan.noolahaya labo qarni al xandulilaah
@ALLin-one1
@ALLin-one1 4 года назад
Weeh fiskaaaa
@rossocade2022
@rossocade2022 2 года назад
Fiska nce voice 🙏🙏🙏🙏
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 4 месяца назад
Hastan dhamaystiran wayay
@zalmiinapea930
@zalmiinapea930 Год назад
Wewe in 2022 🤗🤗🤗
@DaaCad-eh6bb
@DaaCad-eh6bb Год назад
Wakahaya
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 11 месяцев назад
The pest song 🎵 farxiyo 🎉
@haniyussuf6409
@haniyussuf6409 2 года назад
Heestan warda karama ayeey kuficnani laahed
@MaryanMandeeq
@MaryanMandeeq 8 месяцев назад
Fiskaay maxad wiil uso wadan wayday hesta talantaliga ayey ku macaneyd
@MelissaLopez-f5z2m
@MelissaLopez-f5z2m 19 дней назад
9041 Johns Estates
@akyow
@akyow 11 месяцев назад
Great voice. She needs to do this more. Autotuning her voice doesn’t do justice to her.
@ahmadhassan4026
@ahmadhassan4026 3 года назад
I love fiska
@faroumabilan3204
@faroumabilan3204 7 лет назад
fika
@calafcalafcalaf3845
@calafcalafcalaf3845 7 лет назад
It is very hard to sing this song let alone to match the iconic voice of Luul Jeylani.
@maanso6583
@maanso6583 5 лет назад
Very true luul jeylani made a very iconic song. Extremely hard to match.
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 4 года назад
@luujiyo studio who is fiska?? No one can sing better than luul.
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 4 года назад
@luujiyo studio hhhh sis in terms of banadiri songs,and thier melody,luul is better,lets all accept this,and actually jeylane is more popular than fiska, Only 2000s kids would make such comparison,but sincerely speaking am abig fan of fiska,her Voice is a mazing.
@naabuu777
@naabuu777 Год назад
​@Maanso
@dr.naimaomargaras4965
@dr.naimaomargaras4965 2 года назад
Wuu tagay asaage imaanayo wiil tagay
@amranabdi2693
@amranabdi2693 Год назад
Fv
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 года назад
Heestan qof cod weyn kuma soo baxaayo sorry farxiya fiska
@ZajiHaji
@ZajiHaji 6 месяцев назад
Maxaa heestaan kaagalay Hana sheegan maqaar yahay mursade matihid qurunside aatahay
@SacdiyoCabdirisaq-w9u
@SacdiyoCabdirisaq-w9u 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@hakeemciise4767
@hakeemciise4767 Год назад
Tan heesta wee ku dheeshe ka qabta cod xumo iyo wax lagaraneen ku dardarte
@jarohusein2651
@jarohusein2651 6 месяцев назад
Fiska markad cod xuma ku shegayso ya cod macan ciyaalo niiko tahe mxd cod ka taqn
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 6 месяцев назад
@@jarohusein2651😂Boqoradda codka fanan hore iyo mid dambe ma gaaran usheegbo❤🎉
Далее
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
Просмотров 773 тыс.
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Просмотров 678 тыс.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 3,8 млн
Luul Jeylaani galad
4:53
Просмотров 1,8 млн
farxiya fiska  2013
5:43
Просмотров 521 тыс.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Просмотров 15 млн
FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019
5:58