Тёмный

Somalida Oslo oo waddidii taxi-yada uga gudbay shariikad Taxi-yada ah 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 9 месяцев назад
Maansha Alla . Hereri Media waad mahadsantihiin. Reer Norway horumar la taabankaro ayay gaareen. Eurotaxi mahadsanidiin. halkaa ka sii wada.
@cumarxasan9902
@cumarxasan9902 9 месяцев назад
Maasha Allah waa shaqo fiican oo ku dayasho muddan Allah haydiin Barakeeyo Ganacsiga inshaa Allah 👍🏻👍🏻👍🏻
@AbdiHaji2103
@AbdiHaji2103 9 месяцев назад
War sxiibadee Kamaal dheere iyo maxamed odayaashiii hore waa idin salaamy shaqo wacan
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 9 месяцев назад
Yasiin saaxiibkay guul baan kuu rajaynayaa hore u soco
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 8 месяцев назад
Maasha Allah Allahuma baarik Somalia 🇸🇴
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 8 месяцев назад
Herery media is legend, educator and motivator. Long life herery media
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 9 месяцев назад
Masha Allah ku so dhaawoow cabdisalan Hereri dalkaa Norway lkn Bergen ee dalkaa Norway madaan imaan Waan ku so dhaaweyn lahaa guuleyso 😱😱😱😱
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 9 месяцев назад
MaxaaTulaadas quruntay laga soo doonaya?
@younesmohamed6317
@younesmohamed6317 9 месяцев назад
​@@abdullahimahamudbile😂😂
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 9 месяцев назад
@@abdullahimahamudbile waa siida aay adiga ku laa tahay wll 🙏🏽🙏🏽🙏🏽😅😅😅
@Jinac79
@Jinac79 9 месяцев назад
Asc waxaan rabaa inan u mahad celiyo Cabdi salan Hereri booqoshadii uu nagu soo booqday Oslo iyo shirkada Euro Taxi ahanba. Mahadsanid.
@user-cr2ef6ru3x
@user-cr2ef6ru3x 9 месяцев назад
C.salan hereri inzha allah nustaqpalka Wan kulmi doona anigoo ah wiil uzoo barabaraya dalka somaliland gaar ahaan magalada burco waxan dhigta medicine dental markaa Inzha allah inaad waraysi iga qado udiyaar garoobaya good job adeer❤
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 8 месяцев назад
Saaxib soo bar baar hana niyad jabin adigaa youtube furan karto oo waxaa baratey soo bandhigi karto Dental 🦷 industry waa shaqo wanaagsan guuleyso bro 😎
@user-cr2ef6ru3x
@user-cr2ef6ru3x 8 месяцев назад
@@wdwscommittee1915 zxp Kuma niyad japinayo lkin My futurekayGa ka hadLay waxan dawaday dad padan oo hanti Leh ama goop shaqo haysta inuu warsysi ka qaaday zi hadhow gooptas dadka udhow wax uga iipsadaan macnaha waa xayaysiis
@icemanb5065
@icemanb5065 9 месяцев назад
Great entrepreneurs. Masha Allah. Guuleysta
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 месяцев назад
Masha alllah oslo waa magaaalo ad u quruxbadan
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 9 месяцев назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Yaasiin Cali Max,d ERO TAXI 🚕.
@abdirashiidshirwa8426
@abdirashiidshirwa8426 8 месяцев назад
Asc reer Oslo Norwey mansha allah shirkada EuroTaxi ee soomalidu leedahay horay u socda, wax xun Alle idima tuso🇳🇴🇸🇴🚕
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 месяцев назад
Masha alllah ilaaahay how barakeeeyo
@IsmacilCali-ng1eh
@IsmacilCali-ng1eh 9 месяцев назад
Masha allah guulaysta wll
@saidhassanhassan4638
@saidhassanhassan4638 4 месяца назад
c/salaan sxb canada caasimadeeda toronto nagu soo baqoo
@abdikariimdhagayste1470
@abdikariimdhagayste1470 8 месяцев назад
Guuleysta wllyaal❤
@khadaroomaar
@khadaroomaar 9 месяцев назад
Masha allah
@ab7289
@ab7289 9 месяцев назад
Masha Allah
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 месяцев назад
Masha alllah guuuul
@juujuu8788
@juujuu8788 8 месяцев назад
Msha allaah
@Huda.999
@Huda.999 9 месяцев назад
Masha Allah Somali dedaalaysa dunidana la dedaalaysa 😅
@niyasan5241
@niyasan5241 8 месяцев назад
Guul ayaa la gaara markii wax lawado qabsado. Hereri is a great Journalist .
@user-ql8iu6qc6i
@user-ql8iu6qc6i 8 месяцев назад
Yasiin Ali wa nin adag aan ku aqaanay inuu horumar ka sameen karo dalka uu ku nool yahay waayo aad baa u garanayaa si lama filaan ah baa ku arkay barnaamijkaan guuleeso saaxib.
@rocky4066
@rocky4066 9 месяцев назад
Musiga kabanka ayaa aad uqurxinaaya muuqaalka
@euroafricatravelsomalia5208
@euroafricatravelsomalia5208 9 месяцев назад
Hello Hereri
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 8 месяцев назад
Magaceyga waa Ali waxaa u shaqeyaa company caafimaad ka qeybta mental health London Lambeth waxaa rajeynaa in Adeer Abdisalam Hareeri mar na soo booqan doono xafiiskeena South London oo wareysi naga qaadi doono
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg 9 месяцев назад
Waanidikuducaynaynaa
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 9 месяцев назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 9 месяцев назад
Gawaarida cusub ay shirkada leedahay . Interest miyee ka bixiyaan maadaama ay ku so qaatayn dayn
@vandufle3242
@vandufle3242 8 месяцев назад
Ani waxa laayapa ninka la wareysanayo ninkale agtagan 90ka camirada uu dawo socda manah la wareysanayo kaliye wu suranyahay mel ka muuqo ama ka maqnaw hore somali uguma maahmaahin wu iga qosliye runti kas from baadiye to norway wye umalenah😂
@mustafaabdi9713
@mustafaabdi9713 9 месяцев назад
I am first one watching this video 😅
@youngblood6606
@youngblood6606 9 месяцев назад
This guy with the glass 👓 can't speak somalia 😂😂😂😂😂wtf
@hamsehassan-we5wy
@hamsehassan-we5wy 9 месяцев назад
Haa 😢
@CaafiTiens
@CaafiTiens 9 месяцев назад
Been Wuu ku hadlayaa.
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 8 месяцев назад
which one ☝️ they both wearing glases 😅
@youngblood6606
@youngblood6606 8 месяцев назад
​@@wdwscommittee1915Euro Taxi owner
@Jinac79
@Jinac79 9 месяцев назад
Masha Allah
@asadaliyuusuf6232
@asadaliyuusuf6232 9 месяцев назад
Waraa waaku jirataa
Далее
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 867 тыс.
Nuruddin Farah in conversation with Tom Odhiambo
31:33