Тёмный

SOMALIDA WAA IN MOBILEDA📱LAGA ARUURIYA🤣| WAABA DAD WADA FORTEMBO AH WLHI😂 | SHILALKA TALEEFONADA ON🔥 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 846 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 522   
@NaciimoCali-y1p
@NaciimoCali-y1p 10 месяцев назад
Inta markay xnaqdo wasiirka qosol u so raadsata 😂😂
@CabiRisaaq-s9r
@CabiRisaaq-s9r 10 месяцев назад
Me😂
@Maazimcade1
@Maazimcade1 10 месяцев назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@deeqo123
@deeqo123 10 месяцев назад
😂😂😂
@mahadadan1988
@mahadadan1988 10 месяцев назад
Anakamidaax
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 10 месяцев назад
Hada ka dib ayan sameyn dona😂
@DhaaycadeKilas
@DhaaycadeKilas 10 месяцев назад
2015 marki igu horaysay aan telephone qaato ayey aheyd waxan watay Samsung yar yaraa OO baterida ka dhici jirtay 🤣 Malin baa charge ka Soo qaaday anigoo so socda ayey iga hor timid gabr aan gaad gaadi jiray Gabadhi wan isa salanay🤝 Asadow telephone kaga keen aan ku arko ayey dhahday Hoo marka dhahayeyba Dhulka wab 🤣 Bataridi iyo asagi way kala dhaceynba 🤣 Hala shida ma ohoo kii hada buuxay asaga maba aha 1% buu shegayaba 🤣🤣 Ani wxa shego baan garan wayey gabadhi inay si qalocan I fiirisay ayeyba Iska baxday 🤣🤣 Gabdha inta ka salamayaa hooyo waaye hada 2 Cunug baa u jogto 🤝
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 🙏🏻♥️ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ habeen wngsan ❤️ team qalbi majoogaan 😂❤
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 10 месяцев назад
Aan kuwada salino nabigeena maxamed scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤😢
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 10 месяцев назад
Salallahu caleeyhi wasalam
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 10 месяцев назад
scwscwscwscw ❤❤❤❤
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 10 месяцев назад
Allah is One☝️PropHeTt moHameD sCw❤😊
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 10 месяцев назад
Allaah ❤
@Maazimcade1
@Maazimcade1 10 месяцев назад
❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@mariaadow9704
@mariaadow9704 10 месяцев назад
SCW SCW SCW ❤
@Dan.aep88
@Dan.aep88 10 месяцев назад
Kusaliya nabiga SCW ❤
@macaaneycali1850
@macaaneycali1850 10 месяцев назад
Scw
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@BULBUL77777
@BULBUL77777 10 месяцев назад
Allah is One ❤prophe Mohamed SCW❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 10 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mariaadow9704
@mariaadow9704 10 месяцев назад
SCW SCW ❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 месяцев назад
Wa barnaamij cajiib ah Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤❤
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 10 месяцев назад
Oof bilaa intro maxaa ka asalsan straight to the point weeye.
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 10 месяцев назад
Waziir caawa qac baa iga yeedhayy cawa dhan vedioga waa dhafdhafinayey saan ubilowdo show sanuba ku furnaa😂😂🥺
@abdullahisaleebaan4358
@abdullahisaleebaan4358 10 месяцев назад
Ani waa igu shacday lakn markan arkay isagoo iakasocdan soobilaabay😂
@tutu2524
@tutu2524 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@zainoabdala-sy8dk
@zainoabdala-sy8dk 10 месяцев назад
Wlhi waan kla qabaa😂😂😂
@qalbi-kalooriin
@qalbi-kalooriin 10 месяцев назад
Wasiir wxa igu dhacy xili aan jamacad dhiganyy baa waxa maaro isaga wayy macalin jamacada dhigi jiray lkn markas classkena waxba noma dhigi jirin semesterkii xigay buu maado nogu qorna maadadaasna wanku dhibana kadib ayn xariirkisi aqbalay xariirkisa si an examka qish uhelo examkii finalka ahy markii la gaaray buu iso diray examkii oo sidiis ah oo iska aqri li dhahy ana intan ardaydii uwada diray ban raxeesta dhahy cabaar sheeko kadib oo ardaydii ifoodeneso ban groupkii ardayda is iri cod ku duub markas ban groupki ardayda iyo macalimiinta ay ku wada jireen intan galay baan iri waryada iga dhamada macalinkas xun oo bidarta leh ani marabo oo semesterka wuba dhamady maado kalena noguma qorna wajiga ayn ubadalana intuu examka ka saxayo uun igu soo ogaada kadibna meelaaha ano iska waregayo ba liso wcy oo naa mxd sheegtay li dhahy hdan dib isu baaray ban ogady oo wan tirtiray codkii xariifki intu dhagestay baa shib li dhahy examkii oo markas hal malin ka dhina intu badalay banan la iisheegin intasna xuman liima tusin oo wuuba iisheekenayy subaxdii examki intii liso wcy baa li dhahy xabibi good lucky examka awalba wad hesatye walwalka iska daa hye ban iri meshii hadan tagnay mxaaba iidhibaty ardaydii dhan hal mar aya liso firiyy ma iyadaan ceeb iga raacin😂😂😂 waliba intas la iiguma simine ardaydii kle oo dhan intay baasen baa kaligay re-exam liiso dhajiyy anigoo in an ooyo wax yar iijirto ban examki kle isku so diyariyy anigoo kaligay xafiiski fadhiyo oo examki ka shaqenayo intu iso galay baa li dhahy "xabiibi iska wrn examka aad kaliga ufadhiso maxa wye wan ka xumahy" adigu si kale uma taqaanide qac ba liga yeersiyy
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 10 месяцев назад
Wlh jab ayaa ku so gaaray sorry xabiibi
@qalbi-kalooriin
@qalbi-kalooriin 10 месяцев назад
@@AsliMclnyare aniga ayba dhiiqa socoto ah inta aan shil galay xisab mlhn lkn kan aya iigu darna
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 10 месяцев назад
@@qalbi-kalooriin hhhhh sorry mcney
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 10 месяцев назад
😂😂😂manooli hppii kaligaa inaa exam ufadhiso waan ka xumahay maskiin😂dacad baan uqoslay dacadiii
@qalbi-kalooriin
@qalbi-kalooriin 10 месяцев назад
@@seibaahmet1821 caadi ayuu iigu baashaalay😆😄
@YaassirMohamouth
@YaassirMohamouth 9 месяцев назад
Wasiir gabar ayaanbalansaday kadib xgeedi ayaan aaday alen inta dhaxda kusiijiray hooyo isoo wacday kadibna markaan gaadhay gurigoodii ayaan isdhahay wac gabadhii aleen hooyo wacayba markay qabatayba horaan hasiidhahay xbbti albaabka taagnahay kulahaa hooyo mawaalatay fiiriyay waaba hooyo yaab dartiis cararay😂
@Salafi4433
@Salafi4433 10 месяцев назад
Waan ogahy kolay hadaad tidhi waan ka soo fikiraa inay cadayn utahy inaad inkirayso😂😂😂😅
@namelos2963
@namelos2963 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 Anuu hadaan storygayga soo qoro hebelba qarxayo waan ka booday😂😂
@tyrickmitchell03-d3n
@tyrickmitchell03-d3n 10 месяцев назад
team TV comment like ta hala saaro ku xumeyn macnaha 😂😂❤
@Bisharcumar
@Bisharcumar 10 месяцев назад
Wakuwataa Wàziir ❤❤❤
@AsiaJama-v2p
@AsiaJama-v2p 10 месяцев назад
Aynu ku wada salino nabigeen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤🎉❤
@mariambahdon5849
@mariambahdon5849 10 месяцев назад
Waziir somali ma qori kari ee ugu qado 😂😂 D'abord, j'avais deux mecs avec qui j'étais en relation amoureuse, mais j'aimais l'un d'eux et l'autre m'aimait. Donc, un soir, j'avais rendez-vous avec le mec que j'aimais. Je suis partie et on s'est retrouvés devant son bureau pour qu'il me ramène chez lui en voiture. Cependant, en cours de route vers la maison, ma mère m'a appelée et j'ai décroché. Le problème, c'est que le téléphone était en haut-parleur et il a dit que ton mec t'attend et qu'il est à la maison. Je lui ai répondu que je n'avais pas de mec. Ensuite, ma mère m'a passé le téléphone et le mec m'a dit qu'il m'aimait et pourquoi je l'ignorais... En fin de compte, le mec que j'aimais m'a déposée de la voiture. Et j'avais pas l'adresse qui m'a déposée 😂😂😂😂😂😂😂😂
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 10 месяцев назад
Hda luqadan mxay ahyd😂😂😂
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 10 месяцев назад
​@@najmoapdalle470 turky waye😂😂
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 10 месяцев назад
​@@najmoapdalle470 ama swedn
@anfacdowla-ev4lp
@anfacdowla-ev4lp 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂 wlee waxbaa kugu dhacay
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 10 месяцев назад
Waalaaley laba wiil miyaa isku waday😂
@souhaibyacin7612
@souhaibyacin7612 9 месяцев назад
Wasiiir shilkii ugu xumaa aan galo wuxuu igu dhacy habeen dhawayd oo aan lasocday Qoftayda anaga oo jawi iskaga jirna ayaa sodohday na aragtay kadibna Qoftay ayaaba caadi indha UQabatay iyado dhahaysa Eedo maxa dhacaydeee kkkk hada waa hooyadeed
@shaaficinuur3011
@shaaficinuur3011 10 месяцев назад
Wasiir shilkii iigu xumaa oon galay waxuu ayaa 2020 barigaas waxa kacsanaa cidankii dowlada madaxwene farmaayo galab kamida galbahas waxan kabaxay shaqada cabar hadan socday waxan galay meel baris kajirto baristune madhib badno oo waa mid iska caadiya talefon ayaa isoo dhacay kama qoban markale ayuu igu Soo celiyy kama qoban askarigiii wax barayane waa ela socdaa markii sadexaad ayuu isoo wacay askarigii inta soo boday oo yiri oqo teelka wadhaq dhaqaq qaldane hasameen samecadane fur oky ayaan iri waa qobtay waana mid saxbkey ah oo ega Soo horbaxay kulahaa war askartii inkarned ayaa wax baree eeka waregso oo yaan lagu qoban markaas ayaa xoriyad iigu danbesay jirdil iyo igu raadi shababka kabaxsaday askarta kadib dhib badan kadib waa kasoo dhamaday xaladaas waana kii igu naxdinta badnaa
@Barawaanimusic
@Barawaanimusic 10 месяцев назад
Bismila. Aniwaaye iiduceyaa❤
@aishacige8317
@aishacige8317 10 месяцев назад
war wasiir ani tayda laga shekyn kro 😂😂😂 qalas cida meshda ku bdan😅😅😅
@FadhuuleNuux
@FadhuuleNuux 10 месяцев назад
Saki binu xaajow zxp barnaamijkan waan ka hella sidad u tabiso ku waan soo wado shilal way dhaafen casharka si fican u tabi
@omaamir1444
@omaamir1444 10 месяцев назад
Macalimiinta dhinaca shukaansiga iyo omore nimada aad ayey ugu dheereeyaan
@caanogeel99
@caanogeel99 10 месяцев назад
wazir shil KY gu wuxuu ahaa anoo class kujira ayan mobile ka istimaalayy kadibna waxaan geeyay heestii sharma boy ee indha adeeg wee kubaaranee 😅 kadib mobile ki wandaminkarwaayey asaaan tuury gabigiisiiiba😂 ardaydii oodhan iyo maclin ba hal mar ayay isdhoodhooreeen😅😅😅 saraaa kiiisha iyo wasiirkaba waaan salaaamy❤❤❤❤
@mankanur7758
@mankanur7758 10 месяцев назад
Wlh maalmo ka hor ayaan ka fikiraaye barnaamishka talefonada maxaa ku dacay anibo waan rabaa inaa sheeko wax yaalo badan oo iku daceen
@CabdiWahab-k9g
@CabdiWahab-k9g 5 месяцев назад
Waar wasiir waa ku salamy ./shilkii igu dhacey waxuu Ahaa 2021 /gabadh baanu is jeclyn kabadi subixii Ayeey itoosi jiRtay maalin malmaHa kamiDa Ayey isoo wici wyday kabacdi waxaa isoo wacay Aptigeey oon kabaqi jirey kadib waan qabty baan ku dhahy hee xabibi mcn kulahaa yaa waar maxaaD leedhy😂telfonki waajarmi waayey waan ku damiyey😂😂
@Mohamett.3
@Mohamett.3 10 месяцев назад
Shilkii igu dhacay wuxuu ahaa 2021 anigoo 10:30 habeennimo salaxa ka imaaday oo wici rabo mid aaan sxbnahay baan wacay aabo waxaan ku dhahay hadda salaxa markaa ka Soo socnay qoftii naga hor imaanaysay AA beri aadi rabaa ee schoolka waa u gambineynaa markaas uu aabe qolka Ii Soo galay baaa qeylo iyo feer iyo faralaab la isku key daray baa subixii anoo lo` u eg Soo kacay Ilaa hadda ma iloobin 😂😂😂😂😂
@BabiinAhamad
@BabiinAhamad 10 месяцев назад
😂
@abdallabro11
@abdallabro11 10 месяцев назад
Barnaamij funny ah weeyan waziir😂😂❤
@axmedkayse6353
@axmedkayse6353 10 месяцев назад
Aniga shilkii iggu darnayd waxay ahayd malin anoo naagta wada socono call kula jira ayay extaydii igu dhahday inan wax kubsheego rabaa aniguna waxan ku dhahay qofba iska seexinayaa isug kadiba show waxaan u diray extydii mahaa tii aan wada soconay markasay igu dhahday waar yad seexnaysaaa Anna ita isku naxay ba ku dhahay saxiibkay awooowgiiba ba xanuusan oon u heesynaa oonu seexinaynaa wanan badbaaday malinta 100 jeer ban alhmdulilah dhahay
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 10 месяцев назад
Wax naga aruriyo alle hasahlo😅😅😂
@kaamilwarsame
@kaamilwarsame 5 месяцев назад
Waziir walahay shilkaas waan iska ilaaliyaa
@muhiimasheikh3915
@muhiimasheikh3915 10 месяцев назад
Gabdhow noogaleexda macaliminta jmcda waa xaaaskoodoye anagaa usolabisane e joojiya kahelitankooda 😂😂😂 adkaatay qaali zakiyow😂😂
@ahmedjama8879
@ahmedjama8879 10 месяцев назад
Hhh
@faadumomaadey5327
@faadumomaadey5327 10 месяцев назад
Wasiir haq aya naga gashay raga nogama hadlin khiyanadoda lakin ragi waa uu hilisay
@astaghfirullah4406
@astaghfirullah4406 10 месяцев назад
XAARAAM XAARAAM XAARAAM. ALLAH HALAGA BAQO.
@caaliyacabdi3248
@caaliyacabdi3248 10 месяцев назад
Allaa wasiiiiir mxd sidaaa noogu tidhi oo aad tidhi, waan ku jeclahay ka bilooow ax kadaa sxb
@c.m.cjecelow1812
@c.m.cjecelow1812 10 месяцев назад
Macalinka isn't easy 😕 😂😂😂😂😂
@Weeklystoic1
@Weeklystoic1 10 месяцев назад
Waziiroow hada ka hor aa waxa ugu dhacday inaa la sheekaystay 5 gabdhood anugooo dhamaan lawada hadlaayo (chating) aa waxa dhacday in aaa waxaa qoraayy isku khaldo aa mid u diray xalayba wa inagii isla joognye caawa klay aa kulanee taan saa kuleeyhy wa mud aa 7aad lee is naqaaano 😂 Intee eegty kadib jawaaba la imasiinin ilaa hada qoraal a ka sugaya 😂😂😂
@ahmedosman8802
@ahmedosman8802 10 месяцев назад
😂😂😂
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 10 месяцев назад
Waykugu sugtay 😂😂
@zainoabdala-sy8dk
@zainoabdala-sy8dk 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@zainoabdala-sy8dk
@zainoabdala-sy8dk 10 месяцев назад
Wy kugu dhacdy 😂😂
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 10 месяцев назад
Tolow taas waa ani cml😂😂😂
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 10 месяцев назад
8:55 😂😂😂😂waziir adiga fortempo bixi gaaray sirtada waad lalabatay the end ayd kuso afjartay😂😂😂kusoco
@AmalYawarow
@AmalYawarow 10 месяцев назад
Aniga ugu horeeyo comtiga
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 7 месяцев назад
Wsc wll alla sakiyo itaxaansanidaa
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 10 месяцев назад
Wazir maficantahay.
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 10 месяцев назад
😂😂😂😂 quen hadi lagu seve gareyo numperkayga waba bahadil cadi ah
@ShukriMaxamed-wi5no
@ShukriMaxamed-wi5no 10 месяцев назад
Allah is one
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 10 месяцев назад
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam
@NajiipsaedMoha
@NajiipsaedMoha 10 месяцев назад
Wasiir shekaba shekay kentaa habeen habenada kamida qof dariska ah oo Aan lahadli jiray oo Habar yarteed lajoogta oo aan habarta aad Isugu dheer nahay kaaga daranta numberka aan wato hooyo ledahay Baan Isiri wac codkaa lay gaabiyay habeen kodhan warka intii layga dhuray baa laygu yiri inihebeloow arortii Walidkaa isukaaya keen😂😂😅
@fathahkhatoumo1836
@fathahkhatoumo1836 10 месяцев назад
Zcm zxb salaan kahormari mahadsanid❤
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 10 месяцев назад
Salaamtu waa sunee lkn wcs ayaa waajib lkn ajar bey ledahay wana suna wajiba kenta
@saqawadiin4855
@saqawadiin4855 10 месяцев назад
WasirkA BarnamishkaN After modo dheer Wel com back 😂 Reply
@Ilyaas-lc1ib
@Ilyaas-lc1ib 10 месяцев назад
Wasiir qeeb labaad kasameey tan true history
@SenyoritaSalihiya
@SenyoritaSalihiya 10 месяцев назад
Ilaahay jeclaa inantaas laba dhabalka lala damacsanaa😊
@faraxsan9365
@faraxsan9365 10 месяцев назад
Ani wxa ku haysta rol number one iyo English ka intaas ha naga ilaawin wasiir Barnamij mid taxane ah ha ahaado Iskudirkana jooji wasiir hablaha durba khashifaysa kulaha lanbar quen ku qoran tahay hada aragto 😂😂😂 wasiir ina dacalad samayso alle haku garansiyo
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 10 месяцев назад
Finally my favorite barnamij shilalka
@mariaadow9704
@mariaadow9704 10 месяцев назад
Allah is one ❤prophe Mohamed SCW ❤❤❤
@HodanMoha-ug3wu
@HodanMoha-ug3wu 10 месяцев назад
Macalin zaki binu xaji wan ku wataa kabtan
@boqoradacommentska5812
@boqoradacommentska5812 10 месяцев назад
Wasir tv baa kadawadaa lkn like ta iyo comments ka Mobile ka ayaa usoo adaa wana kuwayaa
@habonqurxey
@habonqurxey 10 месяцев назад
Macalinka ogu qosol badan
@MuniraMahamed-jw3is
@MuniraMahamed-jw3is 10 месяцев назад
Wasiiir ku waa ninka kaliyee na qalbi fahma❤😂
@KylianMbappeLottin-ly7sx
@KylianMbappeLottin-ly7sx 10 месяцев назад
Wasiir madan maqal sheekhdii qalbi
@farduuselmi948
@farduuselmi948 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@Supr93
@Supr93 10 месяцев назад
I’m going to 😢 Comes across as being too conservative for me and also being a little cautious myself because I'm busy with running around the table but it's 😢
@Maazimcade1
@Maazimcade1 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hanadofficial422
@hanadofficial422 10 месяцев назад
2 Gabadh ba la hadli jiray masage ban kula hadli jiray habnba mid ka mida igu tiri wan kuso wici hye ban iri midi kle baa iso wcdy mid i ag jifay ban ku iri ku dheh uu hanusanayaa uu ku dhahy cabaar ka dib ban intan is ilaway ba istatuska dhigay jacyl iyo heeso waxy isoo qortay wali miyaad hanusanysa naxdinti baan u qoray haa wan hanusanaya hyeh ayay i dhahdy hbenkas hay igu xumeed😅😅
@abuhachimi
@abuhachimi 10 месяцев назад
Wasiir nacala ingiriis kuyaal😂😂 Captain para dhib kuqabna maad naga dhaaftida saraakisha dulqadku wuu kadhaman rabaa😅😅
@nuuhdaudii1266
@nuuhdaudii1266 10 месяцев назад
Wazir waxa igu dace anigo jamacad aqrista gawar ayn guur kubalanay ana waxan kuyiri sug jamacada aan boge Marka waqtigi lagare ayn waxa isku diyari inaan gurigotha atha Markan xafada sogale carurti oyin iyo qosol aye isku Daren aniga yaban ayn maqle gawada hoyathed oleh amusa uun Allah wye 😂 ilada single ayn ahay
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 10 месяцев назад
Walee wasiir barnaamijkaan waa u xiisay🤣🤣
@casiir21
@casiir21 10 месяцев назад
First comment from saraakiisha😊😊😊
@ShucaybKhadar-u6q
@ShucaybKhadar-u6q 10 месяцев назад
Kkkkkkkkk wllhi zxb zaki isla midnahay
@DRSDhool-vs4gn
@DRSDhool-vs4gn 10 месяцев назад
Wasiir sheekada qalbi soo qaado😢😂
@AishahersiDhabaney
@AishahersiDhabaney 10 месяцев назад
Ka gaar
@MohamedOmar-nv3yz
@MohamedOmar-nv3yz 10 месяцев назад
shilkii iigu weynaa gaber aan balansade meshan ku balane ayaan aabeheed ugu tegay
@farduuselmi948
@farduuselmi948 10 месяцев назад
😂😂😂😂 wixii ku helaa layaabaye
@falisabdirahmen7046
@falisabdirahmen7046 10 месяцев назад
See dareenty😂😂
@mapdy4969
@mapdy4969 10 месяцев назад
Waziir cidna shil kuma gelin Lkn aniiga maalin isku galay mobile aan ku hadlayey baan saacad dhan raadinayey🙆‍♂️😅 intaab raadinayey na waan ku hadlayey😂
@marishmualim7885
@marishmualim7885 10 месяцев назад
😂😂😂 wxas wa been oocad
@mapdy4969
@mapdy4969 10 месяцев назад
@@marishmualim7885 wllahi waa run🤌
@deeqomuumin5202
@deeqomuumin5202 10 месяцев назад
Wasir wan ku wata ❤
@nimconfg
@nimconfg 10 месяцев назад
😂😂😂waxaa dhihi lahaa yaan ladag dagin
@Tribalaaa
@Tribalaaa 10 месяцев назад
Haa walhi in leska hubiyo ama fortenbo lagala
@YusufYoukay
@YusufYoukay 10 месяцев назад
Asc waziir marka hore magaceyga hashegin mida xixta hada kahor waxa igu dhacay tephonka aya waxa isarna automatic recoding voice call xabat ayan lahadlay waxan Donald wan shegay Mid yaro an aabo u ahay intu iga qatay telka marva wax su udhagay sanayey ayey dubisti sogashay Hoyadis intu ula tagay buyi hoyo codkan yawaye Tan igu dhacday lagama shekeyn karo talefon la'an oo walajibiyey 3 malmodna hadal majirin war maxa kugu dhacay sib war se wax ujiran war telka maxad iga jibisay
@Anzalsheiq1234
@Anzalsheiq1234 9 месяцев назад
Waziir ani iyo too saxiptey ah Baan xifaltan messi iyo ronaldo kujirnay marka qoral iyo vedio le ku xifaltamene ano isleh dofarfan sticker far eh udir ban wil aan azxap ehen udiray😂markasu eso qoray hhh warya ceyb mcnei😂 naxdinta naxay 😂
@kingmoha2166
@kingmoha2166 10 месяцев назад
Waziir wanku slamay nio jab kii ugu weyna Ano igu dhacay 😂 2022 labo nag isku shukansa nayay mid see wllhi from Sweden ah iyo mid muqdisho ila jogto marka Ani waxa ahay dadka mar hade hurdan wexe raban ku hadlan qoftan 12:00 ano jiife iso wacday markasa waxa rabo ku hadlay kadib aali dhahay qofka kula hadlayo ma kase markasa dhahay nolosheyda qof ma kgu qalda iqro moho tii rer muqdisho ehed magaceda shegay markasa wishka igu yeray Rajan laha rajadi luntay 😂😅
@qumeiniahmed6437
@qumeiniahmed6437 10 месяцев назад
Libaax Meelkle AllaH Hakaatuuro😂😂
@HalimaCabdicasis-zd1zt
@HalimaCabdicasis-zd1zt 10 месяцев назад
Waxd kaso hadasha gabadha tahriibta ka shekeyneysa qalbi la dhoho so qaaado plz plz
@OogYar
@OogYar 10 месяцев назад
Wasiir waxa igu dhacday in habeen ano whatsapka iska isticmaalayo waagii dadka la isku shere garayn jiray ayaa wiil aan isku savegarysan nahay wiil kale ii so shere gareeyay wuxuuna ku soo hoos qoray aduu ku rabaye la hadal anna waagaas waan ku cusbaa moobilka saa wiilkii wiilka kale i so shere gareeyay baan habeenki dhan ku haystay wiilkan muxu igu falayaa kii la ii so shere gareyayna wa la hadlo asna iima so jawaabin bari danbe ayay wx ii baxeen😂
@MoHaMeTh_19
@MoHaMeTh_19 9 месяцев назад
Kaagan aqrinaayo mxaad hysaa😅
@hibo111
@hibo111 10 месяцев назад
Waa fardi baxay kaasi😂😂😂😂
@AbdimalikBile-uf3xi
@AbdimalikBile-uf3xi 10 месяцев назад
Alla somaliya shaqo la'aan wilh qof kasto comments qorayan marka away waqtiga wax barshada iyo cabadada
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 10 месяцев назад
Legend Waziri ❤🙏
@oskajuud9500
@oskajuud9500 10 месяцев назад
Inta iskaabulada ah waan salaamay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saafiali3547
@saafiali3547 10 месяцев назад
Wasiir masheegee marka inaa qeybta waa ku jeclahay ka jilcanahay😂
@saqawadiin4855
@saqawadiin4855 10 месяцев назад
Zaka binu zaka first onE 🤓
@Gaana__siin
@Gaana__siin 10 месяцев назад
Asc inta samaha jecel ❤
@sharmaakeali3212
@sharmaakeali3212 10 месяцев назад
Waziir wan kusalaamay 😊
@shukrishu7309
@shukrishu7309 10 месяцев назад
Sheekada macalinka funny waye
@IfrahBintJamal
@IfrahBintJamal 10 месяцев назад
Wasiir dhinac bad ka rarantay ka waran ragiina khad bad usamysay dumrkiina waa ku foorarise amuur😂
@onesomalitiktok759
@onesomalitiktok759 10 месяцев назад
Waxaas waan ka indho La ahay Waziir😂😂😂😂
@cubeydproproduction
@cubeydproproduction 10 месяцев назад
Waziir asc wazir waxaan kaa rabnaa waxaad ku heysato gabadha la dhaho قلبي ee sheekada mcn tik tokta la timid waxaad ku heysato inoo sheeg mise maxkamad ayaan kula aadnaa wazir naga soo gar bax
@Assad98
@Assad98 10 месяцев назад
Maalinba waxa dhacday gabadh Aan aad isku Ixtiraamno ayan massege u qoryey Waxay ahayd subax any shaqo u baxaysay waxan u qoray Saaka wad kalahaysaa yacni waad kala haysaa ayey ufahantay iyaduna tiidhacday ilaa hada gabadhii ma wada hadlno 😂😂
@Mahad_Fort
@Mahad_Fort 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@maxamedxariir575
@maxamedxariir575 10 месяцев назад
😮😅😢
@apdirahiimmahamoud9819
@apdirahiimmahamoud9819 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂 dhib badnidA
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 10 месяцев назад
bisinka io yasinka kuma duceyn sidan uqosly😂😂😂😂
@cabdikhaaliqcodey395
@cabdikhaaliqcodey395 10 месяцев назад
Waa igaaday wasiir caawa 1 daqiqo hordhaca iska baaci baan is iri mise maba leh😂😂
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@mankamk2175
@mankamk2175 10 месяцев назад
18 Jir xiso leh somali baa lagaaa helaaa 😂
@Forex.Tŕadeŕ-s6g
@Forex.Tŕadeŕ-s6g 10 месяцев назад
War rule number threegaagu ma dhamaynaayo miyaa
@iqrahassan842
@iqrahassan842 9 месяцев назад
Waziir Waxa jiray mid aan xirir lahay gabar aan sxb ahayn qarabana ahayn baa inta ii timi itiri ninka waku tijabina lambarkisa isheg ana maba kala jeclen lambarki baan u qoray waqtigas musan aqbalin xooga bu is adkeye hbnki ano jiifan rabo inta ii timi bey tiri ninka ana kaga war keenayo isug isbuc kadib waxaa ka war helay heblayo laso donana o xarifki laiga kor qaaday baaba so doontay 3 carur u hesa hada😂😂😂
@NajahOsman-ib3cm
@NajahOsman-ib3cm 8 месяцев назад
Bisnka m.a😂😂😂😂
@nimcocali7487
@nimcocali7487 10 месяцев назад
Why I can’t believe every man😂😂
@ayanmohamed11
@ayanmohamed11 10 месяцев назад
Ani malin dhawayd igu dhacay shilalka telefonada
@Sabnaaa712
@Sabnaaa712 10 месяцев назад
Qayaa noole waan kumaqlaa aniga hada ha isku sameynin
@muudahir7081
@muudahir7081 10 месяцев назад
Shilkii igu xuma wuxu ahy malin malha kamid wiil xiiri nag dhaxeen jiray lkn markas kala tagnay iso wacy igu dhahayo sxpy talo aya karaba lkn marks wiilka asxp marmar xld iska waresato aya eheen inaa waji kawaji uwada fadhiisano telephone kuma dhamen karno hye aya ku dhahy biri glbti aya ino balan ah lkn markas waxa lahay xiriir wiil marka isla daqiiqadi telka kabaxy ayu iso wacy kulan ayu iga codsady waa kadiiday malintii kle markle iweydiye mya iska so jaray waa dalanhy hda jammcda kaimd wuu iga ogolady wiilki kle ex ahaay aya iso wacay anigo isdiyarinayo igu dhahay intee isku aragna meel ima diyarsanen waa ku so qoraa aya dhahy mid walashy aya weydiye magalda ayantn inte ugu shidan marke isheegty fariinti aya udiray meshas heblayo iskugu imanenaa qeebta kore aniga waa sida umaleeyo lkn waxa udiray wiilki xiriirka naga dhaxeye xoga kadib ex wiilki aya iso wacy wali ima so dirin ayu idhahy ana qadka culus aya isdhahy afka ugu sheegy xooga anago wada joogno sheeko nobaxeso wiilki aya idhahy wiilka aad ayuu ku firinaya mataqan marki arkay wajigiis xanaqa,maseerka , aniga qalbada caadi ijabtay qac💔 naxdin,dhidid, malintas kg badan wuu iga go'ay waa huba , wiilki aya dhahy cawa kuso waca ileen qof sidaas lofiirinayo oona naxsan talo qaldan lee kabaxeso😂 wiilki uimow raaligili usheeg waxkasta inuu waxba wiilka naga dhaxenin maalmo aye igu qadaty wuu aminiy. waligy mailawayi naxdintas🥶
@MohamedAdenTahlil-zu6bs
@MohamedAdenTahlil-zu6bs 10 месяцев назад
Ani xil marabo xaawo lee rabaah 😂
Далее
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13