Тёмный

Somaliland oo war cusub ka soo saartay MOU ga Itoopiya iyo fashilkii heshiiska 

ELSAR MEDIA PRODUCTION
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @elsarmedia
★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / abdirahman.elsar
➜ / elsarmediapr
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
chat.whatsapp....
WhatsApp: #+252634333309
#Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 29 дней назад
SOMALIYA ETJOIPIA WAXAY KU LEEDAHAY, SOMALILAND INAANU XUKUNO NOO AQOONSADA!!!!!!!.BADANA QAATA!!!!!!.XOGAHA LA HELAYO AYAA AH, IN TAASI AY KEENTAY IN LAGU KALA KACO SHIRKA!!!!!.
@shaapshaap5140
@shaapshaap5140 29 дней назад
Walahi muuse aduunkii wuu ka yaabiyay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 29 дней назад
Way dhaqaaqday sland horumar sinaan CADAALAD ugu soo Abgaal jam sland❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 29 дней назад
Guul Somaliland inshaAllaah Cadowga Somaliland Alloow jebi
@princesshawd6859
@princesshawd6859 29 дней назад
Guul Somaliland ❤❤❤
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 29 дней назад
Somaliland. is. not. easy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caliibraahim3761
@caliibraahim3761 28 дней назад
Cabdi raxmaan waartii
@dulmar9139
@dulmar9139 29 дней назад
Guul somaliland insha Allah Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 29 дней назад
NINKAN DHEXDH3XAAD MA AH WILLKA REER SOMALILAND SI FICAN BUU KUGU JAWAABEY XABSHIDA REER KOONFURBA WAAY KEENSADEEM MAXAA ANAGA NOO DIIDAYAA
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 29 дней назад
Ethiopia iyo Somaliland Guul isha alla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 29 дней назад
SSC KHAATUMO IYO SOMALIA GUUL
@abdiali319
@abdiali319 29 дней назад
Dubai ayaa Finance-garaynaysaa Saldhiga Ethiopia.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 29 дней назад
ABDI SHAKUR MAANTA IGU KAA HOREYSAA WAXAD U EEGTAHEY NIN DHINACA AH
@wacayskooshin
@wacayskooshin 29 дней назад
Cabdiraxman kan nacnaclaha ha u jawaabin ma sugayo jawaabtaada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 29 дней назад
HADAN MAQLEY ABDI SHAKUR INAAD TAHEY REER SOMALILAND LAKIIN WAXAD TAHEY KABA QADYASHA KOONFUR DALKAGA DIFAAC DALKAAGA WAA SOMALILAND
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 29 дней назад
KA SHEEKEE SCHOOLKII ABAARSO IYO MAKHNUUD ANDERSON NDERSON COOPER
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 29 дней назад
Adigu is waydii Mr Cooper waakii Aqal kaaga joogay ee muxuu ka qabanayeyy
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 29 дней назад
@@fadumogedi7423 ANAGU SSC KHAATUMO, DIINTII NEBI MAXAMED BAANU HAYSANAAYE NOOMANA IMAANE,, KA SHEEKEE WAXAAD U LEEF LEEFAYSEEN ANDERSON COOPER, MA NINKA FUTADA UU KU XAARO HAYSAN WAAYAY AYAA ICTIRAAF IDINKA GALAY
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 29 дней назад
Miyaad illowdeen Abiy inuu hore u yidhi: Itoobia waa inay ku heshaa badd Xoog amba Xeelad. Badda Somaliland ayuu doonayaa. Madaxweyne Muse waa inuu ka ilaaliyaa Abiy inuusan cagaha saarin xeebaha Somaaliland. Anigu waan dilayaa xabashiga aan ku arko xeebaha somaliland.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 29 дней назад
CABDIRAXMAAN WAA CARUURTA CIILKA IYO CUQDADA LAGU KORIYAY EE DADKA DHEGAHOODA HAKA WASAKHAYN
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 29 дней назад
Badda Somaliland waa ka xaaraan Itoobia.
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 29 дней назад
Faqash .way jabtay....fiqi walaalki ayaanu hargeisa ku gawracnay 1988ki .dagaalki hargeisa
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 29 дней назад
Turkey ma laha hantida laga shirayo. Somalia ma laha hantida laga shirayo. Ethiopia ma laha hantida laga shirayo. Somaliland oo leh hantida laga shirayo... qeyb kama aha Somalia najtijada kaliya ee ay ka rabto waa Habsaamin.
@caliibraahim3761
@caliibraahim3761 28 дней назад
Somaaliya ha aqosato somaliland hadaay diidaayso itoobiya
@caliibraahim3761
@caliibraahim3761 28 дней назад
Jabuuti mabaahi baakataagan
@abdirizaosoble2627
@abdirizaosoble2627 29 дней назад
Weriye iska sax waxaad tiri safiirka jarmalka u fadhiyey Masar" waxaa lagaa doonayey in aad dhahdo safiirkii hore ee masar ee Jarmalka
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 29 дней назад
Xaadidin idaa xasada
@mcnncm1318
@mcnncm1318 27 дней назад
CBB cayayaanka HUWAN HEERYO XUN
@mahamedhusein594
@mahamedhusein594 29 дней назад
Asc.Aad baan u hambalyaynayaa doodiina fiican .su,aasha aan waydiinayo Mr Shakur waa maxay khasaaraha adiga kuugu jira aqoonsiga Somaliland?
@dulmar9139
@dulmar9139 29 дней назад
Shakuuraw waxed yahay nin jeebka loobuu xiyay kuna hadlaya inadholi,i dhegli,i ee yaakuu jeebka buuxiyay😮😮
@ahaiban1
@ahaiban1 29 дней назад
Itoobiya waa laga kireyey oo Itoobiya Airline ayey 30% ka siisey Somaliland. Dekeda Berbera joint venure-ka maamulaya ayey DP World 50%, Somaliland 31% Itoobiya 19% = 100%.
@abdiali319
@abdiali319 29 дней назад
Cabdishakuur walaalkii waa Safiirka Somaliland ee South Africa. Somali Italia do not trust this guy.
@MoudDara
@MoudDara 29 дней назад
Damaca itobia ayaa ka fajacay
@Sirad47
@Sirad47 29 дней назад
Reer Soomaalilanoow halla doodina dadka u sookacay inay idinka mashquuliyaan danihinna. Idinka leexiyaan hadafkiinna, maxaad ka dhegaysanaysaan hadal aan faa'iido ku lahayn. Maxad ka dhegaysataan dadka sid a duurgaleenka u nool. Reer Soomalilandoow hadafkinna yaan la idinka leexinin iska daaya beerka xuunshada eed leedihiin.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 29 дней назад
CHINE DHISYAA BASKA IYO TRAINADA BA
@KhadarAhmed-xt5rh
@KhadarAhmed-xt5rh 29 дней назад
Ninkan Mac Haye waxaan Leeyahay Qof Deldelan oo Dhimasho iyo Geeri qarka u saaran Ayaa meesha yaala wax kasta oovlagu maarayn karo Waa La Samaynayaa Umadan Soomaaliyeed Eed Sheegaysaa Waa kuwa Del delay Dalkaa iyo Dadkaaba ee Ku Daaaawanaya kuna Qoslaya Adigu Iyaga Daalimiinta Danaystayaasha Soo Raaac..
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 29 дней назад
SSC KHAATUMO GUUL, ABAARSO HA DHACDO
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 29 дней назад
The djibutian dictator guelleh has always been siding the regime in muuqdisho since the M.O.U. was signed between Somaliland and Ethiopia and guelleh even took several steps further by officially saying that from now on he guelleh will make sure that he will destabilize Somaliland by not only inciting but training and arming some disgruntled elements to start a gorilla war in Borama so as to kill or burry Somaliland,s hope of bieng recognized. And we all heard him talking to a close Aid about his plans. As we speak, he is training young Somalilanders from that region to invade and destabilize the peace prevailing in Somaliland in general.
@ahashi7828
@ahashi7828 29 дней назад
Marna wuu la shiraa marna waxuu leeyahay Xamar laga maamulo maayo HARGEISA!
@user-ij8lu8ud7z
@user-ij8lu8ud7z 28 дней назад
Yuu la shiraadee Nio hargaysi xamar hoostagi mayso abdkeed 😂
@abdiali319
@abdiali319 29 дней назад
Cabdishakuur walaalkii waa Safiirka Somaliland ee South Africa. Somali Italia do not trust this guy. Wasiir Ciise Kayd-na waa qabiilkiisa hoose.
@mohmednuur237
@mohmednuur237 29 дней назад
Dee waxaad tahay dhashii faqashta
@Hsseinsh.HassanBokh
@Hsseinsh.HassanBokh 26 дней назад
Warin taadu mafiicna
@mcnncm1318
@mcnncm1318 29 дней назад
Yusra yuusa xaalkeedu waa niiko
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 29 дней назад
Waa oromadii oo afka soomaaliga baratey iyo basaasiin ayaa kala fläckar 😂😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 29 дней назад
ETHOPIA JABUUTI WAAY OGTAHEY IN SOMALILAND KU SOO DUULEY SABABTA HASHIISKA ETHOPIA IYO SOMALILAND
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 29 дней назад
Your tittle is wrong
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 29 дней назад
Hooyadabaa laga kireyn kuwani waa kuwii xabashidu dhashey badana reer awdal ayaaleh kanadifaaceysa itoobiya iyo kuwa aydhaleenba
@Sirad47
@Sirad47 29 дней назад
Iska naso yaan waduhu ku kicine biyo qaboow cab.
@museibrahim2796
@museibrahim2796 29 дней назад
Waa su,aal jaban taasi Aduunku dano, dhaqaale iyo mid Amni ba waa layska kaashadaa, Bas Amnina waa layska kireeyaa,
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 29 дней назад
Waar Ethiopia waxay uga baxday 19% waxay ahayd dawladii Farmaajo oo dagado badan ugu balan qaaday si ay uga joogsato maalkashiga somaliland. markaa saaxiib ninka daadihinaaya barnaamijka aw ma waxaad rabtaa in ay somalia siiso dhulka ay somaliland ilayn waa sida ay rabto e. Kkkkkk
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 29 дней назад
SAX DHAQAALE BEEY U WADEY
@goodman5831
@goodman5831 29 дней назад
warya adan adan ku hadlayn macquul hadad dan mowday inay ku yimadan anan danban modnay tada ka tali tiinu rer konfureed wa doqonimo xasid nimo indinka way idin qabsaden anagu heshisbsnu lagelaynaa wa laga yaba in waxnsga qaldanyahiin lkn idinku waxba mahaysan
@abdulraven4970
@abdulraven4970 29 дней назад
Ethopia oo badda cas saldhig ka sameystaa waa qoraxda oo galbeed ka soo baxdo.
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v 29 дней назад
HOOYADAA SOMALILAND WASTAY HADHAAGII FALAASHADA WEEYE HABAR AWAL WALIBA SACADMUUSE OO WALAAHIYA MAAHA SOMALI IYO ISAAQ TOONA
@Sirad47
@Sirad47 29 дней назад
Falaashadu malaha adiga ayey ku dhashay...maxaa ku baray..durriyadda reer sh.Isxaaq lama kala guri karo.
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v 29 дней назад
@@Sirad47 anagu reer sh isaxaaqbaanu nahay
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v 29 дней назад
@@Sirad47 manihin abagadhe
@gaal2466
@gaal2466 29 дней назад
Aamus jazuz yahudi a tahay
@abdallaali8054
@abdallaali8054 29 дней назад
Dad ku faanayo ineey dalkooda iyo dadkooda ineey dalkale qaaataan Somali qabkoodii wuuw dhintay, shame on you guys,
Далее
Что думаете?
00:54
Просмотров 790 тыс.